Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 828

  • @ameinzead6472
    @ameinzead6472 2 หลายเดือนก่อน +38

    Ma tahay sidayda oo kale dadka intey heestu socoto comment mucashaqinta ❤😂 akhriya 🫡🙏 hadad iga danbeyso Like 👍 hayla dhafin

    • @the_kaarto
      @the_kaarto หลายเดือนก่อน +1

      Ultra legend ba tey😂😂😂

  • @user-vg1dc5kq6o
    @user-vg1dc5kq6o ปีที่แล้ว +74

    After 8 years relationship waqti adag kadib manta waa xaaskeyga 8 months pregnant waye alx love is life never give up tomorrow is another day ❤❤❤❤

    • @ahmedadan9865
      @ahmedadan9865 11 หลายเดือนก่อน +5

      ❤❤❤❤ilahay ha is ku kiin daayo adiga iyo intii kaleba

    • @omarmohamud7830
      @omarmohamud7830 9 หลายเดือนก่อน +3

      Guul wacan bro waxan rajaynaya dumashi in ay nabad kudhashay insha allh o aad tihin hada hooyo & abe illhay swt ilmihina ha idin daayo wan jeclhy dadka jcyl uskugursada isuna samra

    • @user-vg1dc5kq6o
      @user-vg1dc5kq6o 8 หลายเดือนก่อน +3

      My bro thnks wey dhashay waxan u bixinay Rayaan nolosha waxay rabtaa adkeysi xiliyada adag waan kaaga mahad Celina my bro

    • @omarmohamud7830
      @omarmohamud7830 8 หลายเดือนก่อน +3

      @@user-vg1dc5kq6o masha Allah rayan waxan leyahay ader sobarbar Noqo ti dalka dadka & diintaba anafacda insha allah

    • @user-dc8yl6og3d
      @user-dc8yl6og3d 3 หลายเดือนก่อน

      Guleeysta saaxiibyaal
      Nolosha waa dhabar adeeg🙏🙏

  • @axmadnurcabdi8113
    @axmadnurcabdi8113 3 ปีที่แล้ว +210

    Heestaan waxaa uqaadi jiray qoftii iigu horeysay sandkii 2009 ayay aheyd mar mugdi yar nasoo dhex galay lkn hadana naxaiistii janno hasiiyo wali sidiiban ubah kugu salamaa jannada noo balama insha allah

    • @mohamedabdykadir5028
      @mohamedabdykadir5028 3 ปีที่แล้ว +8

      Sxb miyey geet yooty alaha unaxariisto

    • @deeqaciise5804
      @deeqaciise5804 2 ปีที่แล้ว

      Allah u naxaristo wll adi ma guursatay 😭

    • @Volcano9981
      @Volcano9981 2 ปีที่แล้ว

      Đŕr

    • @abdikarimmohamed9915
      @abdikarimmohamed9915 2 ปีที่แล้ว

      Ayy darematig

    • @fataaxcali6599
      @fataaxcali6599 2 ปีที่แล้ว +1

      Mar Aan Faasiq Ahaay
      Mar Aan Xabad
      Shidan Aan ku Qabasaday
      Oo la kalay meel Mugdi Ah Alla
      Waxaba ka Dhacay waxan oqaaday
      Anigu Wali sidiiba jagta kuugu Gorayaa wanii Salaamay inta fìirsanaysa 🙏2022🍷 🌠ciid Adxa🍾 Haween mac❤

  • @abdullahiissackaden6450
    @abdullahiissackaden6450 3 ปีที่แล้ว +167

    Heesta aaan heeshaha ugu jeclahay, waan salamay dhamaan mucashaqinta.

  • @abdiazizhassan8826
    @abdiazizhassan8826 ปีที่แล้ว +88

    Legend Abdiqadir jubba aduun iyo cajiibkii mudo badan kahor baa iigu dambaysay heestan aadbaan ujeclaa waagii hore sanadadii 2007/ilaa 2009 baan aad udhegaysan jirey caawa baan halkan imi si aan udhegaysto Old is Gold qofwalba oo sooraadiya heestan waa legend dadku waa mid heestan wakhti hore dhegaysan jirey iyo mid ay hada ku cusubtahay dhalinyarada dambe waaku cusubtahay heestani iyo sidookale fanaankuba abdiqadir juba waa mid kamida fanaaniintii somalida soomaray kuwoodii ugu cajiibsanaa ee mar la araga ahaa wakhtigaad sooraadisid heestan waxaan kuu hubaa inaad hees mcn sooraadisay iyo fanaan ultra legend ah

    • @nimcaan7626
      @nimcaan7626 ปีที่แล้ว +1

      Waa run sxb xasuus baa galaysa markad kaliga dhagaysatid

    • @Naruura4
      @Naruura4 ปีที่แล้ว +1

      Aad aad

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 ปีที่แล้ว +1

      Waa sidaad ka dhawaajisay lengd waa fanaaninta mar la araga ah anigo cawa yutobeka iska dhex wareegaya ayay heeskani iga soo hor baxdey cajiib cajiib

    • @QuenKawsar
      @QuenKawsar 9 หลายเดือนก่อน +1

      Imika so radiyay❤🙌

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 8 หลายเดือนก่อน

      Old is gold 😢

  • @maankamaanka-zl9jl
    @maankamaanka-zl9jl ปีที่แล้ว +41

    Anigu wali sidiibaan Soo dhawoow ku leeyhy waxaan dhageysanayaa 2023/1january 3sacadu waa 11:00 Rabi sanadkaan ha iiqurxiyo riyadeydane allah iirumeeyo 😔🥲

  • @alimahmoudyoussuf4258
    @alimahmoudyoussuf4258 2 ปีที่แล้ว +195

    A relationship begun our first class in high school with happiness and joy, that was continued in 10 years, finally once we both finish our universities, everything lost urgently.
    She preferred to respect money and she left me. Alhm after i have done my university, soonly i got a high salary job, and my pocket become strong enough to get married but unfortunatly untill now i didn't get marry, couz she had a huge impact to my heart.

    • @coolvids5549
      @coolvids5549 ปีที่แล้ว +3

      That's life.

    • @coolvids5549
      @coolvids5549 ปีที่แล้ว +15

      She left you. NO problem.
      Move on
      Allah will bless you with another woman.

    • @hodanomar4591
      @hodanomar4591 ปีที่แล้ว +2

      Move on bro everything will be fine 🙂

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 ปีที่แล้ว +12

      Waxaa laga yaabaa iney qayr kuu ahayn Allah knows the best

    • @billaldhaqane7533
      @billaldhaqane7533 ปีที่แล้ว +2

      I hope now inuu qalbika ku dagay waliba hore uka siisocoday sxb never give up ✅💯👌

  • @zeynabahmed2658
    @zeynabahmed2658 3 ปีที่แล้ว +181

    Waxan ku rajeena inaa malin un ogaandoontid jclkan ku qabay iyo qimaheeyga 😢😢koley kuma ilaawi dooni waxaan xasuus uheesan doona gawdheena 😭😭

    • @umalkhayrabdirahman263
      @umalkhayrabdirahman263 2 ปีที่แล้ว +11

      Alle qakbuga Haku qabojiyo qali badal khayr qaba kurajaynaya I.a

    • @abdifatahfarhan611
      @abdifatahfarhan611 2 ปีที่แล้ว +1

      Oh my Gott

    • @ahmednurabdi5763
      @ahmednurabdi5763 2 ปีที่แล้ว +3

      Zeynab Ahmed.
      Walashey wlh aad ayaa kula danqaday.
      Am so sorry.

    • @alimuse9650
      @alimuse9650 2 ปีที่แล้ว +5

      Ax dareen qalbi taabad ah bay ka hadashay inatan alle hakuu booga dhayo wllo.

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll alla qlbiga kuu qaboojiyo waad iga nixisay🥺

  • @CaliCabdi-b2i
    @CaliCabdi-b2i 27 วันที่ผ่านมา +6

    Gawadha aan u qoray wey i diiday sanado xanun badan kadib mid ka qeyr badan ilaah igu badalay oon guursaday Alx ilaah lawa caruur oo qurux badan iga siiyay waana ku faraxsanahay alx lkn iyada wali waa single soo taagan😊

    • @HassanAli-lh7mp
      @HassanAli-lh7mp 9 วันที่ผ่านมา +1

      xasidnimo waye wll u ducay kana soco

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      U duceey wll iyadana adigane alla haku barkeeyo reerkaada 😊

  • @CadaaaweYareWanaagsane
    @CadaaaweYareWanaagsane หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxaa kuso xasuusanaya gabadh aan aad u jeclaa markaa kala xumaano oo aad ukala xanaqno ayaa dhageesan jire jcl xad dhaaf ayaan kasii qaadi jire nasiib wngsn dib baa u midowi jirnay ...lkn nasiibka iyo calafka nakala waday my love Raxmo Abdullahi Ibrahim ... Farxad ku nolow waligaaa ❤❤❤

  • @abdilaahiabdi3221
    @abdilaahiabdi3221 2 ปีที่แล้ว +106

    Waxa laga yaabaa dhaman dadka halkan faalooyinka ka bixiyay inay u tahay heestani xasuus gaara oo ay ku xasustaan lamaane wakhtigu kala diray lkiin anigu intaaba waan ka duwanahay oo waxan ku xasuusanayaa wllkay ahna garabkayga oo iga xanuusanaya oo meel iga fog ku maqan oo aan aad isu jecelanahay kaliya maaha wllkay maaha zhpkay waa aabahay xataa isagoo wllkay ah ayaan dhahaa aabo isna sidoo kale mubaarik osman ahmeth wll waxan kuu hurayaa tayda shuruud la aan wlhi wllo alle haykaa caafiyo wll igu duceeya wllkay inuu alle Mar labaad garabkayga keeno oo aan is eegano 2.7.2022

    • @faraxxasan6513
      @faraxxasan6513 2 ปีที่แล้ว +2

      ale haku cafiyo wllo qlih

    • @fatimasaed1162
      @fatimasaed1162 ปีที่แล้ว +2

      ilhey haku caafiyo wll

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 ปีที่แล้ว +2

      Allaha caafiyo bukaanka adin qalbigaada allaha kuu dejiyo

    • @abdilaahimano6787
      @abdilaahimano6787 ปีที่แล้ว +1

      Saxiib ilaahay wllka iyo dhamaanba umada islaamka ah wixi xanuunsanya caafimaad sareecan ah ban uga baryay inu siyo sxp

    • @caydaruusmuumin4582
      @caydaruusmuumin4582 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa isoodirtay qoftii qoftii aan kala guuray wlhay waan xusuustaa

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 6 หลายเดือนก่อน +6

    I still love you walaahi ❤
    ILAAHAY ha ina mideeyo 🤲
    jaceylkii nafteydow Noolow Gob baa tahee .. I obsessed with this song 2024 rejo cusub ❤

  • @somaliboy8942
    @somaliboy8942 2 หลายเดือนก่อน +3

    Im reading the comments while listening to this wonderful masterpiece from the legend himself Juba🙌🏽anigu wali sidi baan...one of the greatest somali songs ever❤

  • @mohabilal1413
    @mohabilal1413 2 ปีที่แล้ว +15

    Xusuus time 2002 waxba maan samayninee nasiibkaa sidaan ahaa 😭weli sidii bn Ku xasuustaa qofkii ugu horeeyey oon dareen jaceyl u qaadey calafka isu kaaya diiday 🥰❤️🙏

  • @garuuntech
    @garuuntech 8 หลายเดือนก่อน +8

    2-nov-2023 Roob ayaa da'aya waa galab, Heestaan ayaa iga soo horbaxdey, jaceyl waligey ima galin hadaneh waan ku raaxeesanayaa dhageysigeeda, fanku waa nolol, Old is Gold mar walba. Inta iga danbeesa waan salaamayaa

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 ปีที่แล้ว +67

    Legends hestan dhagayzanaya nolol wacan idin rajaynaya oo pila buqa like 👍 hayla dhafina

    • @canabm3126
      @canabm3126 ปีที่แล้ว +4

      Adna guuleyso abid oo farxad waarta ilahey Haku siiyo bro accidentally ayan ku arkay Heestan waaba sad song 😢

    • @mubashirmuhammad4440
      @mubashirmuhammad4440 ปีที่แล้ว

      @@canabm3126 ha pro 🙂

    • @astralaviationmgq3026
      @astralaviationmgq3026 9 หลายเดือนก่อน

      @@canabm3126😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @anisawarsame7136
    @anisawarsame7136 3 ปีที่แล้ว +46

    Heestan waxaan ku xasusta walalkey mcn ina habredkey hada wu iga hoseya rabi janada fardowso hageye wa hees aan ku xasusto😭😭

  • @hassanadam1373
    @hassanadam1373 3 ปีที่แล้ว +46

    Originalka Khadra Daahir iyo Daa'uud Cali Masxaf ayaa qaaday, Jubba asna Muusik iyo Cod macaan ku qaaday, old is Gold waxa hadda socdaa Matag ama Hunqaaco.

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 ปีที่แล้ว +9

      Kadaa been abuurka suugantu waa dhaxalgale waxaa wada qaaday Xeefoow iyo Aamina Cabdullahi Xirsi waana riwayadii isuma qado ee uu curiyay AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub 1984-86. AUN Daa'uud Cali Masxaf iyo Khadra daahir waa copy ilaa 1989 melahaas qadeen

    • @hassanadam1373
      @hassanadam1373 3 ปีที่แล้ว +16

      @@yusufsaid2730 sorry sxb been abuur Fan igama ahayn ee waan umaleeyey maadaama aan arkay ayaga kaliya oo wax kaga horreeyey aaanan arag. Waan jeclahay Fankeennii Dahabiga ahaa iyo Qofkastoo igu Aqoon dhaama inaan wax ka dhagaysto, jajuub iyo sidaas maaha waxba ma taraane hadday sax tahay ku mahadsanid kun jeer wll

    • @abdikarimmohamed9915
      @abdikarimmohamed9915 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanadam1373 nin rageed 💯👌

    • @abubakarmohamed9416
      @abubakarmohamed9416 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanadam1373 rag rag dhaly ✊🏿

    • @amaadin12
      @amaadin12 2 ปีที่แล้ว +3

      @@hassanadam1373 aqiyaar tahay bro, allaha ku sharfo

  • @queeenqueen4843
    @queeenqueen4843 3 ปีที่แล้ว +51

    Still 2021 😰 Anigu Wali Sidii Ban so Dhawoow Ku Leyahay

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 3 ปีที่แล้ว +75

    Wxaan salamayaa dhaman mucashaqiinta inta commentga kaso dhiiptay😭😭

    • @morwaanilkacase2119
      @morwaanilkacase2119 3 ปีที่แล้ว +1

      Nasaraaay anigu wli sidi baan . ....... .

    • @waxaro-raacchanale250
      @waxaro-raacchanale250 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga wali sidii baan ku ahah

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว +1

      Haduu seego khayrkey kusiyey calafkii waxba maad sameeyne nasibka sidaa dhala , 🤣

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 3 หลายเดือนก่อน +1

      Boqordeyda kumanan comment bn ka dhex arkay way🥺🫶💋

  • @user-tm4jm4yy5r
    @user-tm4jm4yy5r 9 หลายเดือนก่อน +5

    Erayadii Aun abwankii waynaa Ee maxamuud cabdullhi ciise singub

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 8 หลายเดือนก่อน +19

    20 November 2023 lets see how many legends are still watching this masterpiece song one of the famous songs ever even after 3 year❤😊

  • @mohamed.mowlid5804
    @mohamed.mowlid5804 3 ปีที่แล้ว +88

    Heestaan hadaa adoo jaceeyl ku heyn aad dhageysato xataa jaceyl aan laguu ogeyn ayaa ku galaya

    • @apo4417
      @apo4417 3 ปีที่แล้ว +7

      Wlhi hdu ihaya wxan jcelhay ma aqan ma jinba muxiba uqaba

    • @mafrica101
      @mafrica101 3 ปีที่แล้ว +3

      @@apo4417 jaceyl hawo ayaa ugu daran addunka kkkkk

    • @user-bp6vk1nh8u
      @user-bp6vk1nh8u 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa anay xasus igu tahay

    • @user-bp6vk1nh8u
      @user-bp6vk1nh8u 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apo4417 kkkkkkkkkkkkk

    • @ibtisaamqurux1634
      @ibtisaamqurux1634 ปีที่แล้ว

      @@mafrica101 kkkk ha wlhi

  • @Joya11
    @Joya11 ปีที่แล้ว +57

    😥🥺 Heestaan Inta Jamaal oo dhageysanaya maqashay E so raadisay Sidayda Aad baan Idin salamayaa 🙌

    • @__xa781
      @__xa781 ปีที่แล้ว

      Wan kaa qaadey 😅😅❤️😭

    • @Joya11
      @Joya11 ปีที่แล้ว

      @@__xa781 🙏🤎

    • @amizaamiza5875
      @amizaamiza5875 ปีที่แล้ว +1

      Wakaqadnay

    • @beerlula598
      @beerlula598 ปีที่แล้ว +1

      Waa commentga aan islahaa qor wlhi waan kaa qaaday

    • @Joya11
      @Joya11 ปีที่แล้ว

      @@beerlula598 🙏 welcome 😁

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxa Iigu horeysay 1996 iyadoo dhulku barwaaqo yahay anigoo safar ku jirey ilaa maantiis ilaa iminka kama xiiso gooyo heestan ❤️❤️❤️❤️💖💖💝

  • @hodanisaac4205
    @hodanisaac4205 2 ปีที่แล้ว +20

    2022/02/14 manta oo ah malinta jecelka adunka ayan dhageysanaya. Waa hees aad u macan oo macno leh❤ anigu weli sidiban so dhawow ku leyahay. Jecelku xuma marka ow kali yahay ama hal dhinac 😪

    • @abdirisaq3105
      @abdirisaq3105 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa walhi dilaala qalbiga Ruud dameerle muxuu doqonomo badan

  • @benyaminkadar5699
    @benyaminkadar5699 ปีที่แล้ว +8

    😢😢😢 jacel aan❤ dhamad laahayn, wehel baan kaa dhiigan jiiray hessta 😢 heesta niinki soo raadshow 2023 like taa haa iila dhaafiin a

  • @ilkacase2143
    @ilkacase2143 2 ปีที่แล้ว +17

    Xasuustayda weli kama aysan bixin
    Calafku xuma intuu iskiin baro baa hada kaaga baxaya
    2020 / 12 / baan calfan wayay boqordi aan dunida ujeclaa ayaduna ijeclyd blse xag famliyga nin looga daray
    Waxayna ahyd Gabadhi igu horaysay aan jacyl uqaado
    Umalyn maayo inay si fudud xasuustyda uga baxyso
    Allag ha ubarakeeyo reerkeda

  • @suldaanaided1119
    @suldaanaided1119 2 ปีที่แล้ว +11

    Ax ax wlhi xasuus heestan inkabadan 2009 ilaa 2020 jacayl aakhirkii guul dareystay hadii aan awood uleyahay 11sano noloshayda wan kamasixi lahaa😭😭😭😭

  • @abdulahimohamedjama4182
    @abdulahimohamedjama4182 3 ปีที่แล้ว +83

    Waxaan rajay nayaa inay og tahay inaan wali si dhab ah u jeclahay

  • @siciidcismaan7994
    @siciidcismaan7994 2 ปีที่แล้ว +9

    1/3 2022 ayaan dhagysanayaa waxad modaa in lay sameeyay aniga heestaan asma maxamad wxba maad samaynine nasiibkaa sidaa dhala ale hakuu bra keeyo qoskaaga cusub ana ale qalbiga haygakaa reebo😭😭😭

    • @queensiman4183
      @queensiman4183 2 ปีที่แล้ว +3

      Sorry 😓wllo qalpiga allaha kuu qaboojiyo

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein1616 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa dhagaysanaya 26/05/2024 hestan markay so baxday ayaan ku dhagaystay Jowhar 1995 old is gold music gaan xata hada on xili casri ah joogno lama tumo👍

  • @SahalMohamud-wp7lq
    @SahalMohamud-wp7lq 8 หลายเดือนก่อน +5

    1/10/2019 4:15
    adiga gadaashaa dumar dhan waka go'oo kasaahiday Amineey😭😢😢😢💔💔
    Waan kusugi doona sababto ah
    qofkale majeclaan😰💔
    Anigu wili sidii baan ubax kugu sidaa😭✋❤ 2:45

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 ปีที่แล้ว +93

    Still my fav song 2023🥺

  • @asmaabdulle9510
    @asmaabdulle9510 ปีที่แล้ว +36

    Still my favorite song 🎵 ❤ 😭2023

  • @miskimiimi6090
    @miskimiimi6090 หลายเดือนก่อน +2

    19/11/2021 malinkan si dhaba wax ujecladay noloshy 29/04/2024
    Rajadi iyo hilowgi iyo jacaylki intaba wan wayey waxana dhaxlay xanuuno is taraya 😢ma ilawayo qofkaas san ujecladay iyo sidu iigalay wuxu isiiiyay dhaxal xanuuuna❤️‍🔥💔

  • @Muna39660
    @Muna39660 ปีที่แล้ว +6

    Anigu wali sidii baan kugu duceeya Ahmed Mohamed Ali. Haduu seego kheyrkeey ku siiyey calafkii waxba maad sameyninee nasiibka sidaa noqday. Farxad iigu noolow waligaa ❤️🫂

  • @nallawadaagfariin7885
    @nallawadaagfariin7885 3 ปีที่แล้ว +21

    😪😪😪anigu walli sidiiban kugu baah nahay tan iyo 20012.... jacaykaygiii horaay kama marmin

  • @maxamedcali209
    @maxamedcali209 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow waa hesaha aan ugu jclhy
    Anigu weli sidiibaan
    Soo dhowow Ku leeyahay
    Anigu weli sidii baan
    Ubax kuugu salamaa

  • @abdilahimuse4142
    @abdilahimuse4142 2 ปีที่แล้ว +7

    heesihii qarniga e ku hasawi jiray back in the days 2009Abdul kader jubba Legend MAcalin abiihiis

  • @abdimaalikabdirahmaan9818
    @abdimaalikabdirahmaan9818 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan ethiopia aan kudhsgeesanjiray anigoo 16jir.ah 1999 aad ayaan ujeclaay walaahi waa xasuus. Mararkii kadambeesay waagii shukaansiga aan kutuuran jiray. Fanaan iyo nus

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 ปีที่แล้ว +9

    Caalamku heeskaan cml weeyka qadeen Lkn Somali uunba heysata ✅✊🏽

  • @tomir5
    @tomir5 3 ปีที่แล้ว +35

    Wali wan ku jeclhy lkin kuuma soo socdo wlhi wan kaa samri karaa leee qimahyga kaa wayn adiga 🤧

  • @ibrahimbaros463
    @ibrahimbaros463 3 ปีที่แล้ว +5

    Uskusonoqod wanagsn..yan urajeeynaya..xaskeygi hore..nasib ka xuma mararka qaar kadeed waye

  • @raaxoaxmed9611
    @raaxoaxmed9611 ปีที่แล้ว +15

    Hestan waxan dhegeysa jiray wiil lagu magacabo munaser cbdikarin waxan isku baranahy 13/8/2018 Malin an school ka imaday afarta darjino ee Suuqa bacad waxan Isla qadanay jecl Qurux bdn xirir anan Weli horay u arak. Naxaris anan qof ku arak hooyo mcn Moye wacan isguursanay 13/8/ 2021 waxn kale taknay isla 25/11/2021 💔 weligey xita ma ku fikirin wakala tegeysin. Ama xita WA isku dheceysin Hal haben xanq. Maku Kala jifanin waxan Isla qadanay waqti Maka ugu Qurux bdn lkn calaf aya. Nala geyey asag hada xaas ayow leyahay ilahey ha barakeyo anig ila hada jecl iska dhafe xirir Inan sameyo xita wey igu adeg tahy xasusah qaar wey xanun bdn tahy 🥲💔 cawa WA haben qamis eh 14 /12/2022 10:10

    • @ayaanleshire9907
      @ayaanleshire9907 ปีที่แล้ว +1

      Sorry noolosha iska sidaa wll isha allah waxa khayr badan filo

    • @fatimakhadar1433
      @fatimakhadar1433 ปีที่แล้ว +1

      Wll ilaahay qalbiga hakuuqaboojiyo ducaan qoorta kuusudhnay huuno noloshada horay uwado heerna waad gaadhibari

    • @raaxoaxmed9611
      @raaxoaxmed9611 ปีที่แล้ว +1

      🥺🥺🥺 inshallah kher Ayan rejeyha

    • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
      @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 ปีที่แล้ว

      Raaxo sorry abayo mcn aniga ku daaweynaayo alle ha ku xafido alle u noqo 2 rakac duko oo alle qalbiga ha iga saaro dheh fiiri ka dib ee ha rajo dhigin abayo mcn wx qeeyr badan haku siiyo

    • @raaxoaxmed9611
      @raaxoaxmed9611 ปีที่แล้ว

      @@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 wlhi si walbo oo qof Loga go I karo WA sameyey lkn wan ku guul darestay

  • @sahralovely3042
    @sahralovely3042 3 ปีที่แล้ว +21

    Dacad ban uhadlaya wan jeclaahy 3 sadex xas haduleyahay xata afar ban ku noqonaya

    • @g9rocky560
      @g9rocky560 3 ปีที่แล้ว +2

      🥺 nasiibka sidaa dhala🥺

    • @khadramohamed4168
      @khadramohamed4168 3 ปีที่แล้ว +5

      CID ku jecel oo kuu qalanta ayaad helaysaa Inshaa allaah

    • @kawsarkawsar6413
      @kawsarkawsar6413 2 ปีที่แล้ว

      😭tolay jacylow mxaad qalbiyd gumysaa

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 2 ปีที่แล้ว +11

    It's Hard to found love some one who Can't be yours💔💔 nasiibka sidaa dhala Asma wll Qalbigayga marnaba kama bixi doontid niemals 💝🤔💔

  • @user-bp6vk1nh8u
    @user-bp6vk1nh8u 3 ปีที่แล้ว +8

    Axx hestani mel bay iga tabata wllhi markan dhulki hoyo jogay warqad ayan ku qori jiray wllhi axxx igada ciyarta jubo❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭talefan lacag man haysan o wa laydiday mantana ana is mamula alajaceyl xanun badana

    • @moulitdabaare7442
      @moulitdabaare7442 2 ปีที่แล้ว +1

      Sida camal ayaan ahaa aniguba lakiin imika Alhamdulilah

    • @assadabdullahiali8103
      @assadabdullahiali8103 2 ปีที่แล้ว

      Nolosha way wajiya badan tahay.
      Wajiga wanaagsan Rabbi hanagu soo aadiyo

  • @abdirahmanjoordan558
    @abdirahmanjoordan558 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa hees Macaan badan 💜🖤💚
    Anigu wali sidiiban samo kuugu taliyaaa
    Haduu seego qeyrkey waxba mad samayninee
    Nasiibkaa sidaa dhala.

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 ปีที่แล้ว +7

    1994 ayaa iigu horaysey maqalka heestan anigo fasax ku jooga Toronto, Canada xaafada Dixon . Dareen fog oo xiiso jacayl ah ayey igu abuurtay. Yartaanu isjeclaynna waxay deganayd Ottowa iyado xaas iyo hooyaba ah.

    • @farhaandawladofficial7950
      @farhaandawladofficial7950 ปีที่แล้ว +2

      Togdheer man Waxaan kasoo salaamayaa magaladaadi burco inader Imika ma heshayna qoftaas mise weli ma haysid?

    • @najmaadey
      @najmaadey ปีที่แล้ว +1

      Legend wayn baa thy hadaa 1994 dhageesan jirty heeso😊

    • @ilhancadey7950
      @ilhancadey7950 ปีที่แล้ว

      🥲🥲🥺

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 ปีที่แล้ว

      @@ilhancadey7950 ay tidhi wannax.😅

  • @babailiyaas169
    @babailiyaas169 2 ปีที่แล้ว +8

    very nice song beautiful song wly ....i am oromo first and somali.

  • @Yartii12345
    @Yartii12345 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxaan dhagaysan jiray mudo sadex sanaa madaama aan waayay qofkaan jeclaa calafkuna iga kaxeeyay manata sadex sano kadib ayuu isoo laabtay qofkii Isagoo noloshu kusoo. Xumaatay Ana still aan sidii u ahay farxad iyo murug iswadata weeye inshaa allah alle waxaan ka barayaya markan inuu nasiibku igu hagaajiyo 🤲💔🥹

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qofka tagay nolalal dhiistay waliga marlabad 2 gasunie nabi scw waxu dhahay muslimka 2 jeer god luguma qanino ogaaw qofka ka tagay in 2 3 45 katagi doona abyo

  • @wardamuhamed5454
    @wardamuhamed5454 ปีที่แล้ว +6

    2019 aan bartay wllhi ilahay wuxu markhati ka aha inu jacyl kisa ugu qimaha badan isiyay ana aan garan wayy midhas o imika ka qomamonayo😢

    • @mahadgacal252
      @mahadgacal252 ปีที่แล้ว

      mar kle ka fiirso apayo😪😪

  • @hodanisaac4205
    @hodanisaac4205 2 ปีที่แล้ว +14

    Legend heesaha qar cadi ma aha . Best song ever

  • @user-kc1wc1hz9k
    @user-kc1wc1hz9k 6 หลายเดือนก่อน +2

    Still my fav song 2024 oo cawa ah sanad cusub muqashaqiinta❤

  • @updalelampard8211
    @updalelampard8211 ปีที่แล้ว +2

    mucaashaqiinta heestan safarada dhageysta halkan ayaan idiinka salaamay

  • @Yazmin121
    @Yazmin121 หลายเดือนก่อน +1

    I love this song because it reminds me of someone who is very dear to me and it makes me cry every time I listen to it❤❤❤

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 ปีที่แล้ว +23

    I'm still waiting for her...👍🏾🤦🏽‍♂️😔

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 ปีที่แล้ว +7

    2023 wali wan dhageystaa heestan💔😢 mucashaqiinta one love🔥

  • @xismuqtar7348
    @xismuqtar7348 ปีที่แล้ว +5

    3daxsano kadib wali qalbigeyga wu kuu danqanaya😰dhibatoyinka ad gashay nabsigeyga dartiis alle haka dulqaado wyo wali dhibkaqa wu I danqayaa😭🫀😑😭

    • @diinisaalah5406
      @diinisaalah5406 ปีที่แล้ว

      Mxa ku dhacay sxb ?? Please no sheeg thanks 🙏

  • @Fasilo
    @Fasilo 2 ปีที่แล้ว +41

    WaaaaW Im Ethiopian how i love this music 💖

  • @SagalYusuf-rq7kx
    @SagalYusuf-rq7kx 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan salamaya dadkii 2024 jecel la xanunsan💔💔😭😭😭😊

  • @yahyeyusuf620
    @yahyeyusuf620 2 ปีที่แล้ว +2

    Raas Caseer iyo Raas kambooni.
    Soomaalida waa hal (1) geed ku yaal geeska Afrika. Bada Soomalia, Bada Cas iyo labo (2) wabi ayuu Illahay nasiiye.
    Hadana gaajaa qabnaa gacmaha ayaan horsanaa. Gargaar ayaan warsanaa shisheeye.

  • @najiibhashim9243
    @najiibhashim9243 9 หลายเดือนก่อน +18

    When you don't understand the lyrics you enjoy the song but when you understand the meaning of the lyrics you feel sad 😢❤❤

    • @ranialaurrent1234
      @ranialaurrent1234 8 หลายเดือนก่อน

      that's true micnaha heesta qalbiga ayay ku tabanysa

    • @hamzalucky3381
      @hamzalucky3381 2 หลายเดือนก่อน

      Yeah really 😢

  • @amranhashim6049
    @amranhashim6049 ปีที่แล้ว +13

    Hadi qof ladalban karo
    Qofna lasoo ceshan karo
    Qofkeeygii baan soo ceshan lahaa
    Jaceylkiiygii koowaad❣❣❣❣
    Waxaan uxiisay dulqaadkaadi
    Sidaad iiga dambeen jirtay
    Iyo jaceylkaad iimuujin jirtay
    Waxaan weli qalbigeeyga ka go'in hadalkii aad itiri oo ahaa
    Xitaa hadaad garoob noqoto
    Ani waxaan kaa dhiganayaa
    Marwadeeyda😭
    Jaceyl kaas kamacaan ma moodayo inuu dunida yaaal👌
    Alle calaf ha iigu kaadaro🤲

  • @jabriilyasin-oi5dc
    @jabriilyasin-oi5dc หลายเดือนก่อน +2

    2024 dadka dhageysan doonow like ha ilabina❤🎉👋

  • @user-ne8mk6fw2s
    @user-ne8mk6fw2s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jecelkeygi 2008 an is weyney abaaa Dib isku cafiney😢😢😢 xasus

  • @abdulahitimo2278
    @abdulahitimo2278 ปีที่แล้ว +2

    2009/9 ma ilaawi doono habeenki aan heestaa khasab uxifdiyay allaw kuu naxariiso my ex weli ma arkin qof ka qalbi wnaagsan

  • @ShowShowle
    @ShowShowle 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa galab isniin ah saacadu waa 6:47 sanadku waa 2024 waxaa iskugu kay kulmay kampala iyo kadeedkeed ninkii garanaaya ayaa garanaayee iyo xasuustii layla oo jacaylkayagu 2sano gabi dhaclayn ah aanu wada soconay ismaan-dhaaf nadhex maray iyo muran waxaaba moodaa in aan anigu haysta qaadaayo.
    *Anigu weli sidii baan ubax kuugu salaama
    *anigu weli sidii baan samo kuugu taliyaa

  • @rajosamme3744
    @rajosamme3744 ปีที่แล้ว +2

    27 apr 2023
    heestani waxay ka mid tahay heeso an nafta ku dajinayo kadib muddo billo ah o an sabab la'aan ku kala maqanahay boqoradii naftayda Babe plz come back🙏.

  • @israMaxamuud
    @israMaxamuud ปีที่แล้ว +2

    00:7 haben isnin sogalyso 😢 2/5 2023. 😢 waxan jiray shaqSi an nafTa uhibeyy balse an qalbGa igLa miD eHen😢😢 angu wali sidiii ban hurdada ugagaslala😢😢

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +8

    🤪oo maanwaalaney inaan qof xidhiidhkeyga jarey weli sii xasuusto wlaal been hayskugu sheekeyn , kaligaa dunida kamaad soo hadhin dhakhaatiirta jeceylka dhaawiicsa dhayaa waa buux muush.😷💔💗💞

  • @AliKey-fm5dl
    @AliKey-fm5dl หลายเดือนก่อน +1

    2024 yakujura heestan 2024 jun

  • @OmarAhmed-tn5xq
    @OmarAhmed-tn5xq 3 ปีที่แล้ว +6

    Ax Ax Ax adduunyo In my life wlhi blhi kuma hilmaami doono

  • @aliag1730
    @aliag1730 8 หลายเดือนก่อน +1

    One of my favorite Somali songs . Hands down one of the best .❤

  • @fanff_sa_ff9517
    @fanff_sa_ff9517 7 หลายเดือนก่อน +2

    Anigoo ah hoyo soomaliyet wan ku tageraa ilaa yarenteyda asc❤

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +36

    What a legend Abdulkadir macalin juba 🔥🔥❤️❤️

  • @amiinabdullahi3326
    @amiinabdullahi3326 ปีที่แล้ว +2

    Anigu wali sidii baan ku jeclahay kuna jeclan dona kama bixi dontid qalbikega 🥰🥺😢🌹(A)

  • @nabaddoonkaahin9254
    @nabaddoonkaahin9254 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa 1996 heestaan subhana Allah, waqti orod badana.

    • @hersi273
      @hersi273 3 ปีที่แล้ว

      Anigana 1997 Berbera

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 ปีที่แล้ว +3

      Nabad Doon Kaahin ha qaldin heesta sooyaalkeeda waa 1986 iyo riwayadii isuma qado ee uu curiyay AUN abwaankii waynaa Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub waxaana wada qaadi jiray Xeefoow iyo Aamina Cabdullahi Xirsi. Waxaa dib wada qaday AUN Daa'uud Cali Masxaf iyo Khadra daahir Cige Khdra Dhool 1989 melahaas.

    • @hanaqaadtube1461
      @hanaqaadtube1461 3 ปีที่แล้ว +3

      Heestan Waxay Qayb Ka Ahayd Ruwaayadii Isuma Qado Ee Allaha U Naxariisto Ee Abwaan Maxamuud Cabdilahi Ciise Singub Waana 1986 35Sano Kohor

    • @HUSSEINMohamed-ck8dk
      @HUSSEINMohamed-ck8dk หลายเดือนก่อน +1

      Waa jubba 1995

  • @starlynmoha8114
    @starlynmoha8114 2 ปีที่แล้ว +10

    2022 may anyone? Still a hit!🔥

  • @feysalmuqtar-nq2md
    @feysalmuqtar-nq2md 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hesaha abdiqadir juba hesta ugu jaceyl lahay Malin islin 2:45 30/10/23 Malin igu qali🥰

  • @khadarokms1103
    @khadarokms1103 2 ปีที่แล้ว +3

    Ax wan ilmeeyay wlhi qalbiga ku dabcaya siiba ahan marka aad wada joogtan jacaylkaga 🤒🤒😭😭😭ax

  • @FarxaanmuqtarCali
    @FarxaanmuqtarCali 20 วันที่ผ่านมา

    Long team Juba ..😢..........Hestan marbaan kuwalnanjidhay waaa hesti ugu horeysy eeaan inaan uqaady lkn hada waa xaas keyga 🎉❤.....dhalinyaro ...Hadaf kina kadhabeya .guul ayaan udin rajeynaya ❤

  • @qarasta21
    @qarasta21 ปีที่แล้ว +2

    Jamaal o hestan dhagesanayo darteed ba halkan u imaday🥱😂

  • @Axmed_Hobyo
    @Axmed_Hobyo 11 หลายเดือนก่อน +5

    I'm here because, Juba said all i ever wanted to say. M.S.K, youll forever be in my heart. It's being years now and i haven't still meet anyone like you. Because no one will ever replace you 😢😢

  • @abdirahmansalaad5234
    @abdirahmansalaad5234 2 ปีที่แล้ว +4

    😭😢🥺 aniga wili sidiiban qof adoo kale u goobaya maadama adiga kuheli wayay oo waqti nakala geeyay ❤️✊🏽

  • @HiboGaabo-gt2tw
    @HiboGaabo-gt2tw 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu wali sidiii Baan Qalbigu Safi kugu yahy😢😢😢😢2019 2024sidii ban ku jeclahy M❤

  • @duqbilow
    @duqbilow ปีที่แล้ว +3

    DUQBILOW ❤😂 Abdiqadir Juba 😂ma hayo Alle ha u naxariisto 2026😢

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 ปีที่แล้ว +2

    Abdulqadir Sidiisa kale tagera weyn u ahey Heestan waqti jaceyl daran i hayey ayey wehel ii aheyd Khadra Dahir Iyo Daaud Allaha janeyo labdooduba way inaga hoseyane
    Cajalada baa ka shidan oo qaabkii heesta lo sameyey baa lo dhameys tirmaysa. Lamane
    Dhalinyaro sugantu waa wehel
    28/07/023 jimce

  • @osmanbezani5669
    @osmanbezani5669 3 ปีที่แล้ว +15

    Xaqiiqdii waa hees Aad u mcne oo dareemi karo qalbi laga tage 🔥💃🏼

  • @zhaawabff4336
    @zhaawabff4336 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan filaa iney wali sidii ii thy lkn hada farxad haku noloto😘

  • @ugbaad7733
    @ugbaad7733 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu wali sidii baan samo kuugu taliyaa, wali sidii baan kuu sugayaa, wali sidii ayay iigu nooshahay rejada, Anigu wali sidii baan ku jeclahay Ruuxii 🥹❤

  • @abdisamadofficial5492
    @abdisamadofficial5492 5 หลายเดือนก่อน +1

    Still my favorite song 2024❤

  • @amirabdirahmanmohamed3681
    @amirabdirahmanmohamed3681 3 ปีที่แล้ว +14

    Still 2021 wan dhageysta heestan😢

  • @abdulazizibrahim5527
    @abdulazizibrahim5527 ปีที่แล้ว +3

    Legend mudo hada laga joogo 20sano gabar aan safar iskala so galnay gaariga abeheeyga leyahay shirka gaariga sarneyd. Heestaan nooshidneyd aadbeey ujecleyd ana sidokale. Waan isla dhageysan jirnay hada meelna kuma sheego lkn weli mailaawin mana ilaawidoono❤

  • @xasanfarax5984
    @xasanfarax5984 2 ปีที่แล้ว +14

    Still my fav song 2022

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 ปีที่แล้ว +1

    Haduu seego qayrkay uu ku siiyay calafkii waxba maad samaynine nasiibka sidaa dhala cajiib cajiib heestan qof waxa dareemi kara qof uu mudo badan jecla calafku kala geeyay isago iyada murugadedu dhibayso ayuu hadana niyada u sii dajinayaa hada waaba iyado qof kle ka raacdey gobanimada lagu sheegaya wataaasi qofkaga ha kula joogo ama kala taga mar walba waa inuu boosku ku joogay ku jooga ee hdu calaf idin kala kaxeeyo inaad colaad u muujiso maha erayo dareemo badan oo jira ka hadlaya 🥰🙌

  • @noorabarkhad5526
    @noorabarkhad5526 3 ปีที่แล้ว +18

    Wxn rajaynaya inu Sidii ii jecel yahay 🌝

  • @mrYre58
    @mrYre58 5 หลายเดือนก่อน

    Waxba ma aadan sameyn, Quruxey, Nasiibkaa sidaa dhala. Wali sidii baan ❤ ku leeyahay. {Xlma Qeys }. Legend Juba always my fav fanaan.

  • @King_AkTV
    @King_AkTV ปีที่แล้ว +1

    Legend 5 fanaan aan jeclahay in aan la kulmo ayuu kow kayahay
    Juba ❤
    Shey Mire Dacar ❤RIP
    Tubaac ❤RIP
    Abdi baadil ❤
    M.Siciid BK❤