ADAN GALAYDH | OONTIRA | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 มี.ค. 2020
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.th-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA:TALASAME
    LAXANKA : ADAN GALAYDH
    MUSIC : CABDIFATAX ZIP ZIP
    CAMERA & EDIT : CABDIQANI ADDISON
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR
  • เพลง

ความคิดเห็น • 108

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 3 ปีที่แล้ว +23

    Ninkan waxan ku bartaY heestisa tidha ustaadki jcYlka lay aqoon san laha😂uu capdi hani codka kaso xaday😂kadib qar kle u leyahay ayaan radiyay mise tan ayaba hadana iga soo horbodaY😂😂inta ila midka like ta hayla dhafiNa nacala shaydan ku yale😂

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 4 ปีที่แล้ว +8

    Hees waadhaaftay sidi guifurey oontiranasiyay adan galeydh laandhere keep going pro👍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +2

    Heesaha K a MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 ปีที่แล้ว +2

    Esh calaa hees al fanaan aadan galaydh keep going pro 💯💯👑👑❤❤🇭🇺🇭🇺

  • @hamzikmahamed2867
    @hamzikmahamed2867 3 ปีที่แล้ว +5

    Ustadkii jacaylka intii dhageysatay ee xagan soo aaday like ta 😅

    • @alimahamed4852
      @alimahamed4852 3 ปีที่แล้ว +1

      amba wxan islaha aad so xaqiijisid inay iskucod yihiin c/hani xaashi wali wan yabanhy isumaba dhowa wllhy

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 ปีที่แล้ว +8

    Adan GaLaydH RaGii GopoLka RaGGa LaHaa
    💚💭❤

  • @kingcaptanqarad3639
    @kingcaptanqarad3639 ปีที่แล้ว

    adaan galaydh maa lahaya fanaan ka codka dahabiga aha 😢😢

  • @abdirisaqahmedkoronto1797
    @abdirisaqahmedkoronto1797 4 ปีที่แล้ว +4

    Aadan Galaydh fanan Maca Laxameste Masrixiyadiisa Wata noolow walaaal
    Codka 100%
    Music 100%
    Laxan 100%
    Vedeo 100%
    Style 100%
    Acting 100%
    #TUSMOFILMS 😘
    SHOWLESS

  • @mustafekamaal3053
    @mustafekamaal3053 4 ปีที่แล้ว +2

    Iga wlee hees iga dheh
    Musica ayaaba i cajabiyay
    Woooooooooooow

  • @eritreatiktok2013
    @eritreatiktok2013 4 ปีที่แล้ว +4

    i come from eritra 🇸🇴❤🇪🇷but i love somali people🌹🌹🌹🌹🌹

  • @khadarqoor6175
    @khadarqoor6175 4 ปีที่แล้ว +3

    Ustag badaney ikhlaaq xumidaa 😲😲
    Nin wax badan og iga dheh

  • @xuseensanaa1575
    @xuseensanaa1575 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going asluub badaney anshax badinaaa

  • @ademfareg8965
    @ademfareg8965 4 ปีที่แล้ว +1

    Inuu abdi hani u cod eegyahy inta igu raacday 👍dhac kusiiya hala dhaafine😎😅

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว

    Woooow caadi mahan

  • @xamdamaxamed4472
    @xamdamaxamed4472 3 ปีที่แล้ว

    Aadan gallydh wn kuraageera wllky cade qurux io cod .mcn naagtii hezhaa naziip lleh😍😍😍😍😍😘😘😘

  • @khadaryuzuf333
    @khadaryuzuf333 4 ปีที่แล้ว +1

    Hala hala faanku ragan oo kale ayuu bahanyhy 😎wll tusmo Toronto kugu ogaaye hargeysa na ma ka qarabtaa😂🥰kaftan yar 🙏hooray u socda dhalinta somaliyeed meel walbo eeeey jogaaan🇸🇴🤲🤲

  • @hamdafaarax9409
    @hamdafaarax9409 4 ปีที่แล้ว

    Aadan galaydh faanan jir horay u soco masuul

  • @kubadacagta4329
    @kubadacagta4329 4 ปีที่แล้ว +2

    Another One From Tusmo Films 🔥🔥🔥

  • @alimohamud6792
    @alimohamud6792 4 ปีที่แล้ว

    Adan galaydh sxb nice song ..aad ayanan kusalamaya

  • @amaadin12
    @amaadin12 4 ปีที่แล้ว +4

    beautiful music

  • @waqalgroups1818
    @waqalgroups1818 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta hooyo macaan jacayl Like ii sara

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 2 ปีที่แล้ว

    Axsan fanaan

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 3 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful

  • @HanadmaxamedShire
    @HanadmaxamedShire 10 หลายเดือนก่อน

    Adan galydh fanaan dhamystiran

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 4 ปีที่แล้ว +7

    Wacadala waa hees Waxaan aad ugu Helay Music Waxaaba Soo xasuustay Musigii uu tumi jiray Jimmy Musiga macaan waa kan iska daba dhaco oo kaligiis bilaa Cod Haduu yahay xitaa dhagesigiisa kugu baxaayo.

  • @mohayuzuf8487
    @mohayuzuf8487 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah aadan galaydh fanan dhaba

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaw hees iyo badh weeye like sar

  • @kaamalziciid430
    @kaamalziciid430 4 ปีที่แล้ว

    Msha alah hees macn

  • @xulproduction7735
    @xulproduction7735 4 ปีที่แล้ว +1

    aadan galydh abdiqani tusmo and adison guulaysta

  • @naimaomar1123
    @naimaomar1123 4 ปีที่แล้ว

    Qofki ugu horeeyay

  • @haboonmohamut8383
    @haboonmohamut8383 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco shoodhe😍

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +1

    𝐢𝐧𝐭𝐚𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐢𝐧 𝐀𝐲 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧𝐢 𝐆𝐚𝐝𝐡𝐚𝐲𝐬𝐨 𝟓..𝟑𝐌
    𝐋𝐨𝐯𝐞𝐤𝐚 𝐡𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐟𝐢𝐧𝐚𝐚
    𝐇𝐞𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐬 𝐱𝐚𝐝𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡

  • @akrammedia3735
    @akrammedia3735 4 ปีที่แล้ว

    ME FIRST HAYE WAXKA DHEH INTA TAGERTA TUSMO HORE HAISOCDAN KEEP GOING FANIINTEENA SOMALIYEED AANKU FAANOO ❤💋👌✋

  • @jabacjabac9467
    @jabacjabac9467 4 ปีที่แล้ว

    Aadan gallayed full respect pro well done
    TUSMO

  • @normaxamed1982
    @normaxamed1982 2 ปีที่แล้ว

    Music ayaa inaba caadi aheen kaba daran miraha heesta 💥💥💥

  • @hamzeabdiawga6690
    @hamzeabdiawga6690 4 ปีที่แล้ว +1

    Tusmo films ugu kalaay heeso mcn oo aad ku raaxaysato😎😎

    • @muhiyadiin9624
      @muhiyadiin9624 3 ปีที่แล้ว

      War aamu wax ku hadli mayside Hees lagu raxaysta miyaa neefow

  • @samirhassan5866
    @samirhassan5866 4 ปีที่แล้ว

    Awoow ax ya aa hees

  • @sabrinaabdulahi6349
    @sabrinaabdulahi6349 4 ปีที่แล้ว +1

    New song💟

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 4 ปีที่แล้ว

    waw ech cala hees

  • @sumayaahmed9271
    @sumayaahmed9271 4 ปีที่แล้ว

    Nafta naftay aadmi ka aamintoow 🌹💋

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 4 ปีที่แล้ว

    Aadan galaydh best

  • @suugantasanadka8107
    @suugantasanadka8107 4 ปีที่แล้ว +1

    What a music Abdifatax zib zib 👏👌

  • @mukhtardiini5362
    @mukhtardiini5362 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninki ugu horeyay dawada
    Like ta dhac
    From barlin ♥️💋

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Mukhtar Diini subscribe iisaar

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 ปีที่แล้ว

    Waaw heesti heesaha

  • @dawakhchannel9975
    @dawakhchannel9975 4 ปีที่แล้ว

    tusmo hormar wacan oo lagu faano ayaad muujisay tusmo flims channelka kaliya een daawado horay usoco

  • @Ahmed-3-Abdi-
    @Ahmed-3-Abdi- 3 ปีที่แล้ว

    axyaaa fanan jiitaaay hhhhhh, Adan Galaydh , keep going sxp qali

  • @Maandeeqeey
    @Maandeeqeey 4 ปีที่แล้ว

    Qof ayaa isoo diray heestan waan dhagaystay waana ka helay dartii baana u download garaystay 🥰😂

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 4 ปีที่แล้ว

    Www qof ki uu hore ayanahy like isar

  • @ibrahim908yare2
    @ibrahim908yare2 4 ปีที่แล้ว

    Aad kal iyo lab waaye ereyada

  • @imancapdi6931
    @imancapdi6931 4 ปีที่แล้ว

    hore usoco

  • @adiljama5162
    @adiljama5162 4 ปีที่แล้ว +1

    Adan galydh fananka sandka kusalamaya 2020

  • @Msckiller
    @Msckiller 4 ปีที่แล้ว

    oontira bes song 2020 adan galyr fanan dagan✋👍

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 3 ปีที่แล้ว

    2:00 what a action 😉😀

  • @zadaam_official3953
    @zadaam_official3953 4 ปีที่แล้ว +1

    First view wlal shot out may samayn karta ❤🙏

  • @abdiburaomuvies7746
    @abdiburaomuvies7746 4 ปีที่แล้ว

    Alphanaan adan du ale best voice

  • @najahabdulahi3922
    @najahabdulahi3922 4 ปีที่แล้ว

    Adam galaydh hees

  • @mss_kookie4121
    @mss_kookie4121 4 ปีที่แล้ว

    Virst coment♥️🥰like ♥️🥰

  • @naemaahmed4005
    @naemaahmed4005 3 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @liibaansahardiid8918
    @liibaansahardiid8918 4 ปีที่แล้ว +1

    Tusmo films sida aad dadaalka ugu jirtaan soo saarista muuqalada quruxda badan anigu waan idinka mahad celinayaa waxaanan idin rajaynayaa in ilahay miisaanka xasanadka idinku daro wllyaal guulaysta

    • @deeqsaneydeeqsany9668
      @deeqsaneydeeqsany9668 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa danbiye xasanadka shegaysa mxay tahy

    • @Dibadyare
      @Dibadyare 3 ปีที่แล้ว

      deeqsaney deeqsany
      𝐃𝐚𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐪𝐨𝐬𝐥𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐢 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨
      𝐒𝐢𝐝𝐮𝐮 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐮𝐜𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐚 𝐦𝐨𝐨𝐝𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐧𝐢𝐦𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐃𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐤𝐡𝐢𝐫𝐨 𝐚𝐣𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐮 𝐬𝐨𝐨𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧
      🅢🅤🅑🅗🅐🅝🅐🅛🅐🅗

  • @gacmoofficiall1383
    @gacmoofficiall1383 3 ปีที่แล้ว

    Sowkanaan kiilalahaa clhni ucodkee lalahaa

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 4 ปีที่แล้ว

    Heestaan abwanka leh oo ka maqan yhy heesta lasoo hormaray ama waa la daahy😂

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 3 ปีที่แล้ว

    🅗🅔🅔🅢🅣🅐🅝 🅦🅐🅐🅚🅤 🅗🅢🅨🅢🅣🅐🅐

  • @saeedgarad
    @saeedgarad 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh kana ma fanaanba illahy amaradiiis

  • @qadariofficial2533
    @qadariofficial2533 4 ปีที่แล้ว

    Keep gooin
    tusmo
    sher subscreb

  • @ayaanleabdi9079
    @ayaanleabdi9079 3 ปีที่แล้ว

    🌹🙏🤗

  • @rid9160
    @rid9160 4 ปีที่แล้ว

    Music folxun😑cod macaan🎶

  • @adnaabdi1151
    @adnaabdi1151 3 ปีที่แล้ว +1

    Naag la,aan ma heesi karo miyaa ruuxaan

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 3 ปีที่แล้ว

      Manta hees cusub lasoo gelinayay naag kula jirtay wlh waa ka yaabanahay

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว

    Abwaankan talasame la yidhaa ninka sameeyay heesta guled simba ee janno dunyaa waaba abwaan isku tuntay
    Hadaad igu raacsantay like fadla

  • @kingfaysalofficial7722
    @kingfaysalofficial7722 ปีที่แล้ว

    Shaydaan wayn 🤣🤣🤣🤣

  • @heegoproduction7467
    @heegoproduction7467 2 ปีที่แล้ว

    Raxma randa ayaan arkaa

  • @souhaiblove7956
    @souhaiblove7956 4 ปีที่แล้ว +1

    👍👏👏👏👏🇩🇯

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 4 ปีที่แล้ว

    Wll Like Hadaa iisaarto maxaad Nowon

  • @mataankafarxada4480
    @mataankafarxada4480 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalka ilaahay nagaqabto Corona virus fadlan waxan ahay TH-camr cusub oo joogo dalka Bangladesh anigana halaisoodhaweeyo chanalkeyga soobooqdo waa codsi

    • @liibaansahardiid8918
      @liibaansahardiid8918 4 ปีที่แล้ว +1

      Waanu kuu saaraynaa boqole adna soo kaxee uun Dee hh

  • @xamdaqaaliofficiall6777
    @xamdaqaaliofficiall6777 4 ปีที่แล้ว

    ALLE WALAAL CUDURKA UMADDA KAGA CAABAADIYAY HAYNAGA BADBAADIYO FADLAN SUBCRIBE ISAAR IYO LIKTBA

  • @HALYEYMEDIA
    @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

    Inta Tusmo Film ku xiran subscribe iisaara walaalyal

  • @sumayaahmed9271
    @sumayaahmed9271 4 ปีที่แล้ว

    War inanka codkiisu cajiibsanaa waxkle

  • @mukhtardiini5362
    @mukhtardiini5362 4 ปีที่แล้ว

    Y

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว +3

    Naagta qaabka daran xaguu ka so watay dharkay xidhanthay xitaa ma shidna heestibay qaab xumaysay

    • @yaasinabdi5977
      @yaasinabdi5977 4 ปีที่แล้ว

      Waligaa aadimigu ha kaa amaan galo walal🙏

    • @hamdafaarax9409
      @hamdafaarax9409 4 ปีที่แล้ว

      Ina xishoodta muhamii adiguba nnaag tahya maxa naag cayday

    • @edebsanofficiall446
      @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว

      @@hamdafaarax9409 xishoodku ma meel magaceed miyaa takle hawl aan wxba ka galin ha ku wareerin xishoodka noo tilmaamimayside inay videoga ku foolxuntahay miyaad diidantahy

    • @hamdafaarax9409
      @hamdafaarax9409 4 ปีที่แล้ว

      Oo abyo quruxda aad sheegayso xge ki taal waa su aal

    • @edebsanofficiall446
      @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว

      @@hamdafaarax9409 doqonimaa ka hadlinaysa mesha wa TH-cam dhilooy comments dadka reply lagu ma ahaa dee xor u noqo nafta yaa ina dhilo

  • @Supr93
    @Supr93 11 หลายเดือนก่อน

    Victim exhale

  • @sumayaahmed9271
    @sumayaahmed9271 4 ปีที่แล้ว

    Nafta naftay aadmi ka aamintoow 🌹💋