DAYAX SHOW | EPISODE FOUR | ISMAACIIL AARKA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2022
  • DAYAX SHOW | EPISODE FOUR | ISMAACIIL AARKA.

ความคิดเห็น • 824

  • @mowli420
    @mowli420 ปีที่แล้ว +90

    Dayaxow Next khadar keyow rabnaa 100% igu raaca asxaabey

  • @abdikariimmohamedhassan3452
    @abdikariimmohamedhassan3452 ปีที่แล้ว +126

    Labada fanaan ee xamar ka taageero yaa ila mid ah only love 😍 ❤

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว +2

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

    • @sharmaakecali7461
      @sharmaakecali7461 ปีที่แล้ว +2

      Aniga talye

    • @nuuraadan4946
      @nuuraadan4946 ปีที่แล้ว +2

      Aniga pro onelove

  • @najahcllaahiaxmed3777
    @najahcllaahiaxmed3777 ปีที่แล้ว +74

    Nagu soo noq ismaacil aarka waanu ku xiisanay hadanu nahay reer Hargeysa welecom mar labaad walakay ❤️🙏waanu ka qaaday Salaanta Boqorka jacaylka Dayax dalnuurshe 🙏

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 ปีที่แล้ว +256

    Next cabdiwali kingeero ka dhig dayaxow inta igu raacsan like dhac kusiiya🥶✌🥰

  • @cabdinur770
    @cabdinur770 ปีที่แล้ว +68

    Masha allaah wiilkaan wa qof qalbi wanaagsan xamdi bilaan walasheen wan kusalamay

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @dekamohamed5102
    @dekamohamed5102 ปีที่แล้ว +28

    Oofcalayk mansh Allah nabadgalyo korkooda ha ahato kuwaa dareemadeena akhiriya ee rabitanadeena ino fuliya hamda bilan mahadsanid ❤
    Salan iyo kalgacal badan ban idinak soo dirayna hargesia gacalkow ❤💎

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +69

    2 legends Ismaaciil aarka iyo dayax dalnuurshe 💙

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 ปีที่แล้ว +22

    Maasha Allah wallo walahi qaf waag San baatahey guulaso in sha Allah

  • @kazoowjuniorofficial1581
    @kazoowjuniorofficial1581 ปีที่แล้ว +38

    Legend 👏 Wlh Wan Ku Waata Respect Ayaan Ku haaya Ismail

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @farhiaabdulkadirdel6424
    @farhiaabdulkadirdel6424 ปีที่แล้ว +11

    Aarka Maasha'Allah Adiga iyo Dayax Dalnuurshe Labadiinaba waan idin taageersanahay, Aarka Markaad tiri waxaan dunida ugu jeclahay SWITZERLAND waan ku faraxey waayo waxaan ahey Hooyo KU nool Dalka SWITZERLAND waxaana ku kulaney Showgaadii Ciida soonfureed ee 2022 aad Nairobi ku qabatey Mahadsanid Maamii Labadiinaba Guuleysta

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah Ismail Aarka Nasabnimadi oo qof ah Abaalki hargeysa iyo hoyga funka an ilaawin We Also love you walalo nolow intay nololi jirto ismacilow marwalba Madaxa ayad noo saarantahay walee gobeey liic oo ha Jabin♥️😍😘🙏

  • @inamohamed6352
    @inamohamed6352 ปีที่แล้ว +33

    Fananiintayadii dayax iyo aarka alle ha idin barakeeyo huuno from somaliland 💚🤍❤💚🤍❤

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

    • @user-xu6nv9db4d
      @user-xu6nv9db4d 22 วันที่ผ่านมา

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok ปีที่แล้ว +5

    Walhi aarka wan la dhacay interview gi dayax ka qaaday, waxana kusaleyey aarka inu yahay wiil hablaha Somali qiimeya. Su,aashi udanbesay jawabtedi Personality gisa bn ku qiyaasay in ku jawabi dono hala ilaliyo dumarka sharaftoda masha Allah waliba wadaniyada na wu raciyey well said S.aarka🥰

  • @axmedmuxidiinhilowle4341
    @axmedmuxidiinhilowle4341 ปีที่แล้ว +139

    2 legend 👑

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

    • @Proffessor.
      @Proffessor. ปีที่แล้ว +3

      Tow lagends✌✌👑👑🤴🤴🤴🤴🤴🤴

    • @qadiijomaxamed-rf2eo
      @qadiijomaxamed-rf2eo ปีที่แล้ว +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

    • @mohamedcabdi573
      @mohamedcabdi573 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@Proffessor.ò😊

  • @maftuxcabdulaahi7234
    @maftuxcabdulaahi7234 ปีที่แล้ว +4

    lagend Ismacil arka Tagera buuxa ku ahay sayid hesatan ada ubax igu dulberay waxay i thy xasuus qaliya wan ku farax sanahay inad halkan gow kaga siisay horay u soco bro sido kale dayax show keep goin ban leyahay👍

  • @nimcuushsheikh1862
    @nimcuushsheikh1862 ปีที่แล้ว +50

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed صلى الله عليه وسلم ❤🕋🥰🥰🕋

  • @munocadey8638
    @munocadey8638 ปีที่แล้ว +21

    Masha allh abawan nagu qali ah abwan bashi mahamud macalin allha u naxariste 😭😭😭

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @xamdaidiris8644
    @xamdaidiris8644 ปีที่แล้ว +20

    Walakay ila dhashay dayax dalnuurshe iyo hodan iyo hodan wan idin jecelahay walhi my family w
    Qurux badan keep going 🥰🥰🥰💋

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @nuuraadan4946
    @nuuraadan4946 ปีที่แล้ว +15

    Sharaf lagu daray sharaf labo legend 🥰🥰💝

  • @hassanmucalim
    @hassanmucalim ปีที่แล้ว +12

    Dayax show another level keep going adiga iyo sxbka Ismacil Yare

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 ปีที่แล้ว +19

    saaa u sugaayey wanba daaley Wariyeheena Dayax mahadsanid yqy

  • @munasardheere8961
    @munasardheere8961 ปีที่แล้ว +7

    The legends aaan tageero wlhi waa idin ku fanaa faxarda Igu nolada inta nolol jirto walalahayga aan jeclahay ❤️🥰🥀

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 ปีที่แล้ว +6

    Warda happy markuu yiri ismaciil aarka waxbaa iiga soo baxay meeshaas waa arkay ineey tahay sxbtiisa nolosha ama mustaqbal kiisa

  • @faizabeautysalon605
    @faizabeautysalon605 ปีที่แล้ว +7

    Legend ismaciil arka shaki kuma jiro inu yaryahay 🎉lkn sanadkaan raga sidi dumarka ay is yareyaan😊

  • @shugrixasanismaan7599
    @shugrixasanismaan7599 2 หลายเดือนก่อน

    Maaha allah ismacil arka wa wiil waqti fiican haysto mel fiicana maraya hambalyo labo wiilo lagu faani kara tihiin dayax iyo ismaciil heesaha qabyalada fashiliya so badiya codsi cudurka wadanka hoos u dhigaya dhinac walba wa qabyalada wa mahdsantihiin horay u socda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ marwo farxiyo qurux wa salamaya

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 ปีที่แล้ว +53

    Dayax wa fawdo socto Da'da wuu fashilayaa😂😂 Legend AARKA io Wariye DAYAX salama🥰🙏

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

    • @saaadaqfaarax4628
      @saaadaqfaarax4628 ปีที่แล้ว

      Immaculate is a 20:16

  • @nimcoliina997
    @nimcoliina997 ปีที่แล้ว +35

    Thanks wll ismaciil aarka nin abaalka yaqaana from hargayza 💚💬❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +4

    Keep going my brother guuleso waligaa fanankena Somaliyed guul dayax sxb qali wad mhdsnthy

  • @shaaticade8418
    @shaaticade8418 ปีที่แล้ว +6

    Ismacil arka fanaan aan tagera kip going

  • @nasronalka8399
    @nasronalka8399 ปีที่แล้ว +14

    Alla ismaciil maiskufac nahay ina ader manshalaah lawa libax isheshe❤❤💖💖💖♥️🥰🥰♥️nolada ina aderke and ina abtige

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @ilhaanxasan2661
    @ilhaanxasan2661 ปีที่แล้ว +3

    M.a keep going dayax dalnuurshe 🥰 iyo ismaacil aarka guuleysta❣️

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 ปีที่แล้ว +26

    Walaahi Dayax su.aalaha aad dadka aad way diineeso walaahi waa su.aaalo aad iyo uu adag oo uu macaan bro hore uu soco waxa ku hayaa ixtiraam wanag san wane jeclahay in aan malin aan kula kulmo marka aan imaado xamar insha allaah Aniga oo socdo Ayaan ku imaan dona

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +42

    Keeps goings my brothers dayax show and ismacil aarka go forwards another's levels best voices 💯💪💖

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

    • @degmocumer1673
      @degmocumer1673 ปีที่แล้ว

      saan usugayaya wlhi wanba daalay labo legends

  • @wacanjaamac1335
    @wacanjaamac1335 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waragsigaan waaa ku haystaa masaha alah fanaan aan jeclahy ialahy haydin xifdiyo❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 ปีที่แล้ว +10

    Wow amusing that you are getting to the bottom right now with your own personal and business experience with your company and the company you work for and would like 👍

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 ปีที่แล้ว +9

    aarka legend Baatahy zxp
    OP heesta abdi tahlil sidad uqaadayba idishay 👌
    dayax the only one greated u brother🙏guleyso

  • @bilananshuur4429
    @bilananshuur4429 ปีที่แล้ว +9

    Aarka iyo dayax wareeysi qurux badan masha Allah 🥰🥰

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 ปีที่แล้ว +11

    Waaaw laba fanaaan oo aan jeclhy dayax iyo aaarka noolaaada😍😍😍

  • @saynabyusuf685
    @saynabyusuf685 ปีที่แล้ว +10

    Two legan keep going dayax dalnurshe and ismacil arka ❤❤

  • @kaahaahmed39
    @kaahaahmed39 ปีที่แล้ว +9

    Kashayda adiga daweeeyah, our aaar😇 tnx waa fv songkayga #dayaxshow❤

  • @mahamedmuuse2218
    @mahamedmuuse2218 ปีที่แล้ว +6

    Our gold singers dayax dalnuushe and Ismail aaska wa idin salamay qalbiga idinka jeclahay❤️💯

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 ปีที่แล้ว +8

    Dayax tu es une personne formidable et Ismail un artiste hors paire Machllh

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว +1

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @yasminapdi8469
    @yasminapdi8469 ปีที่แล้ว +11

    Dayax family kiisa tagero no one itahay frome🇸🇱😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @Maly-io4in
    @Maly-io4in 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dayax warkaa iska keynee inaad telekee hortiisa ad ka tiirah do warda happy hadalkii ubu ilaah run gadhiigeye❤

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 ปีที่แล้ว +3

    Ismacil arka masha Allh waraysiga xararad ayuu usameyay dadka sidaa ufurfuran oo bashashka noso badi dayxw Alaha idin xafido muqalkan wan kuraxystay dhagysigiisa

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 ปีที่แล้ว +1

    Dayaxow waad nagu yareysay aarka suaalo badan baan sugaynay noosoo celi ishaalaah aarka waa boqor wlhi alaha noo xafido mashaalaah

  • @abdiabdinasir1428
    @abdiabdinasir1428 ปีที่แล้ว +17

    @xamdi Bilan
    Waa poqorad wllhi xiliga cawinta u bahan tahay qofkii ku cawiya lama ilabi karo wllhi 💯💯💥❤❤

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN...
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @shukriibrahimceynte4555
    @shukriibrahimceynte4555 ปีที่แล้ว +2

    Wlh wa fuuray 🤣🤣🤣 dhulka isku jafay dayaxow dhiga ugu sharaf badanaw 🥰🥰🥰

  • @haniafrah3791
    @haniafrah3791 ปีที่แล้ว +46

    A such great show thanks u and keep going for the good work masha Allah 👌🏾✌️👍

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

    • @hamacade
      @hamacade ปีที่แล้ว

      Hani Adan Salaama

  • @ifraaxyusuf8349
    @ifraaxyusuf8349 ปีที่แล้ว +8

    Farxaan qaroole Allaha u naxaristo 😭😭😭💔💔💔

  • @hayatkawrahhoussein4756
    @hayatkawrahhoussein4756 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waxan ad u jecelahay wil kasto hablaha u naxarista waxa tihin laba fanan o ad an ad u tagero nolada❤😍😍😍

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 ปีที่แล้ว +5

    M.a ninkan ismacil ara malin walba hada noso qabato o no wareysatid kama cajiseyno run ahanti aniga adban u tagera adna waku tagera allah idin sharfo boqortoyo walalahey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khalitqays7274
    @khalitqays7274 ปีที่แล้ว +7

    Afsomali lagu wada hadlaYaa hdana tusale iyo sharaxad La IsasiinaYaaa isTaqfuruLLa 😂😂😂❤

  • @samiaharago2182
    @samiaharago2182 ปีที่แล้ว +15

    Wwww legends ismaciil aarka iyo dayax dalnuurshe💯❤💯🥰

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @maryanabdi1147
    @maryanabdi1147 ปีที่แล้ว +6

    masha allah aarka wey kaa muuqataa

  • @lisamax5563
    @lisamax5563 ปีที่แล้ว +10

    Dayax my question here is why you so Defensive when it comes to your age you should be proud of it doesn't matter how old you are as long as you're healthy and you're happy and you still alive age is just the number but you should be happy about your age it doesn't matter if your 100 years old or if you 50 years old or 20 years old. It's shocking to see when someone said to you there are around you age or younger then you you face changes. My advice to you don't question and be proud of your age as long u a live and healthy thank Allah. Peace and love brother.

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 ปีที่แล้ว +7

    Legend arka waa nin ad fani u aha 🤩😁

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 ปีที่แล้ว +31

    Ayy what a show❤️✌️

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN.
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @mogadishomovementsmedia4781
    @mogadishomovementsmedia4781 ปีที่แล้ว +15

    Dayax one qnd only legend ❤

  • @hodoaxmed2073
    @hodoaxmed2073 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wllky Arka waanu kaqabnaa wllo💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-hh3vw8mp6j
    @user-hh3vw8mp6j ปีที่แล้ว +1

    Fanaan fanaankale wareysanayo waa heer ubaahan dadaal dayax always legend

  • @maahiribarhim853
    @maahiribarhim853 ปีที่แล้ว +11

    Wax kale Dayax iyo ismaciil aarka waxba laidinkama qaban Karo Sharaf bay iithy inaan noqdo qofki ugu horeyay ee comment soo qora ✅💯

  • @khadrayusufmuhumed5523
    @khadrayusufmuhumed5523 ปีที่แล้ว +2

    Best person wlhi nin wax badan og dabeecad mida ugu wanagsan ayaad hysata legan aarka ❤😊😊

    • @khadrayusufmuhumed5523
      @khadrayusufmuhumed5523 ปีที่แล้ว

      Alle haku sharfo wll waxan aad utageraa codkaga dagan best man

  • @maryamamohamud8383
    @maryamamohamud8383 ปีที่แล้ว +3

    2 funny masha allah dayax hore usoco abowe❤

  • @amranabdi4012
    @amranabdi4012 ปีที่แล้ว +1

    Wwww legend Dayax iyo aarka
    Keep going 🤗 wllky Dayax

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 ปีที่แล้ว +11

    Waawa wallo guulaso in sha Allah horya usoco

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @fartacadey8662
    @fartacadey8662 ปีที่แล้ว +14

    Two legends🤴🏿

  • @mulkishiiq3710
    @mulkishiiq3710 ปีที่แล้ว +2

    Dayaxow najma nashaad iyo xamdi bila soqabo wall
    Keep going pro🥰🥰🥰

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaaha waa runtaa qofka lawa wajilaha waa munaa faq

  • @haniali6680
    @haniali6680 ปีที่แล้ว +6

    Ismail aarka wlh waxaa dhihi karnaa waa fanaanka ugu shidan somali oo dhan respect🥰🥰🥰🥰

  • @caashaxuseensabaax6342
    @caashaxuseensabaax6342 ปีที่แล้ว +18

    dayaxoow fanaan aan se qalbeya aan ujeclahay♥️♥️♥️💋💋💋💋

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @maxamudcabdi7192
    @maxamudcabdi7192 ปีที่แล้ว +7

    Ismaaciil aarka legend Wali barnaamij ma dhamesan lkn aarka funny

  • @hashimcade9797
    @hashimcade9797 ปีที่แล้ว +13

    Dayax bro guuleso adig iyo famly kaga🙏🥰🙏🙏

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @nasro__abdullahiofficial7724
    @nasro__abdullahiofficial7724 ปีที่แล้ว +1

    Dumashigey Dayah marna fanaankeyga aan utaganahy io fanaankeyga Kale ismacil arka full respect ❤️👑 Sharaf io karoh 🙏 walaladeey tageeroh number one wllhi 🥺❤️🙏🙏🙏

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 ปีที่แล้ว +11

    MASHALLAH, ismael ce un homme pure et en or

    • @AsadaadamIbraahim
      @AsadaadamIbraahim 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caamir6094
    @caamir6094 ปีที่แล้ว +1

    Labo nin oo qayma badan alle haydin xafido aduun iyo aaqoraba my brothers🙏

  • @yasminamoha7681
    @yasminamoha7681 ปีที่แล้ว +10

    Aarka&dayax🖇❤❤🎉🎉🎉😘😘😘😘

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanidiin from hargaisa

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah dayax wa muxtaram

  • @aishaali6448
    @aishaali6448 ปีที่แล้ว +1

    Gabar Sheekhal loobage tolweyne Wanku salamay dayaxow inaAbo 💙

  • @mwenyenimarcos9228
    @mwenyenimarcos9228 ปีที่แล้ว

    @DAYAXSHOW Waa Loo Bahnaa ♥️ 2 legend

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare ปีที่แล้ว +13

    2 legend aarka and dayax kal iyo laab axsaabteyda

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah 2 legendary here in this night 💯💯👏👏

  • @fartaxaaji6511
    @fartaxaaji6511 ปีที่แล้ว +12

    The legend 1hour iyo 3.8k view amazing 👏

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @mohaapdulahi2989
    @mohaapdulahi2989 ปีที่แล้ว +3

    legends ba is helay cwa barnaamijka aad ayow u xiisa badanyahay inkastoo aad nagala soo daahday

  • @wllhakimimohacade3034
    @wllhakimimohacade3034 ปีที่แล้ว +4

    Dayax wllkei mcn khadar iprahim keenyow izo qabo wa ig cudsi♥️

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ismacil arkaa iyo dayax shaw

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh ismaciil aarka dadbaa is helay wlh

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali2935 ปีที่แล้ว +1

    Dayax illhy haybado bdn buu siyay fanaanimadii warinimaa usii raacday
    Fvv singers Aarka &dalka nurkiisa ❤️

  • @daacad837
    @daacad837 ปีที่แล้ว +2

    dayax nin rag wakii soo mar jab pro wan ku wataa waxaan ku jiraa mal mehegii xumaa ii soo ducey pro😥😢😭

  • @Taqwa829
    @Taqwa829 ปีที่แล้ว

    Labada qof eeen sida Wayn u Taageero
    Ilahay haydin xafido 🖤🖤🤴🏻🤴🏻

  • @khaliifweynekhaliifweyne9849
    @khaliifweynekhaliifweyne9849 ปีที่แล้ว +7

    2Legend aya cawa is helay wlhi keep going dayax💯❤️🤟

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 ปีที่แล้ว

      MUSTAQBAL BARAFEYSAN..
      th-cam.com/video/AhbrqBzcXn0/w-d-xo.html

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyh ปีที่แล้ว +5

    👏👏🙏salam we love u guys
    So funny ismael aarka 👍👍

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +1

    Wariye and Alfanaan dayax show hrgysa kaaly o fanaaniinta hrgysa su,alahaa wydii Bro

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 ปีที่แล้ว +19

    Mashallah beautiful and well organised show.

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 ปีที่แล้ว +4

    Laba boqor ❤🤴🏽🤴🏽🙌🏽 taageera buuxa 🖤

  • @xaliimosaciid4342
    @xaliimosaciid4342 ปีที่แล้ว +1

    Walakey dayax fikradii waad qaadatay aniga dad kale ba ay kula wadaageen
    😊

  • @hudacabdilaahi1257
    @hudacabdilaahi1257 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi cod ba ku dhan ismail aarka ❤️

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah laba qof oo aad uqalbi wanagsan

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah wall hore uusooco next kahdr keenyow