NAJMA NASHAAD IYO ISMAACIIL AARKA | JACEYL LA HILMAAMI MAAYO | OFFICIAL VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2020
  • CODKA NAJMA NASHAAD IYO ISMAACIL AARKA
    ERERYDA XAMSE XADAARI
    LAXANKA IYO MUSIC MAFTUUX CADCEED
    Copyright@Hawraar Music
  • เพลง

ความคิดเห็น • 682

  • @mustafeabukarmahamedmustaf7660
    @mustafeabukarmahamedmustaf7660 3 ปีที่แล้ว +68

    Inta saliga nabiga jcl like yesan ila dhafin ilah bn idin dharshe azxabey

  • @jubbafilms1838
    @jubbafilms1838 3 ปีที่แล้ว +583

    Ismaciil arka inta taageeryaasha ismacil ii moojiya walalayaal shukran

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 ปีที่แล้ว +439

    Waxkasto macn waxa kamcn quraanka

    • @deeqsanabdirahman8969
      @deeqsanabdirahman8969 3 ปีที่แล้ว +2

      waa la ogyhy wll in qur aanka uu wax walba ka mcn yhy lkn meel shaydan ka faa idaysanayo ha ku soo qorin quranka

    • @deeqsanabdirahman8969
      @deeqsanabdirahman8969 3 ปีที่แล้ว

      ayaad sheegaysana

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      Deeqsan Abdirahman walal Subscribe isaar

    • @hanikhaliif4496
      @hanikhaliif4496 3 ปีที่แล้ว

      Wan kutaageer sanhy taasi waa run waxkast quraanka kamcn

    • @zuhaybofficial7512
      @zuhaybofficial7512 3 ปีที่แล้ว

      Waarun wll

  • @habona7238
    @habona7238 3 ปีที่แล้ว +174

    Najma nashaad inta ila aragtay inay qureesh u eegtahay like ha igala bakhaylina ♥️♥️♥️♥️

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว +2

      Habon A walal Subscribe isaar

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 ปีที่แล้ว +1

      Qureysh mxa kwada ma qoomki reer qureysh ? 😂🤔

    • @sahlendukane7153
      @sahlendukane7153 3 ปีที่แล้ว +1

      Qureesh weey dhaaftaya wallhi

    • @habona7238
      @habona7238 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aziiz94 waxaan ka wadaa inay wuruxbadan tahay she is very cutie 🥰

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +392

    Najma nashad inta tagerta is muuji❤🙏

  • @hodanelmi5891
    @hodanelmi5891 3 ปีที่แล้ว +154

    Erayada 100%100
    Codka 100%100
    Laxanka 100%100
    Style 100%100
    Music 100%100
    Adiga argaya 100%100
    Hesta hadal ma kardo waa wali 🥰🥰🥰ismaciil arka
    Najma nashaad waan wada 😘😘

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 ปีที่แล้ว +486

    Fadlan Saliga Nabiga Iyo wax Diinta Kusabsan Yaan Like Lugu Raadin wllyal ❤🙏

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 3 ปีที่แล้ว +52

    ismaacil waa codkii fanka somaliyeed
    najma waa quruxdii fanka somaliyeed
    guulaysta dhalinyaro

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 3 ปีที่แล้ว +118

    reer somaliya iyo somaliland is muujiya.. ❤🌹

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe 3 ปีที่แล้ว +665

    Heesta adigoo daawanaya
    Haddii aad commentska akhrineysid
    Liketa ha ila dhaafin❤🙏🤣🤣

  • @hamzehjibril2626
    @hamzehjibril2626 3 ปีที่แล้ว +100

    Markaad IskU KaY HalaYseY
    Anaa Nafta Ku Hibeeyey🥰✌✌

    • @abdinasir5846
      @abdinasir5846 3 ปีที่แล้ว

      Wooooooow 💪💪💪💪💪💪💪

    • @abdinasir5846
      @abdinasir5846 3 ปีที่แล้ว

      Najma nashaad iyo ismaciil aarka woooooow 💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋💋💋💪💪💪💪💪💪☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @maanjama
    @maanjama 3 ปีที่แล้ว +41

    Nashaadi hirgashaY🥰
    Waqalki hirgalaY🥰👑
    Aarki loo istaagaY💕
    Hotelki hotelada diamond💛
    Abwaanki abwaanada xamse xadaaRi🥰👑
    Hoygi fanka iyo quruxda hargaYsa❣😎
    Guul iyo gopanimo❣🙏

    • @abdinasir5846
      @abdinasir5846 3 ปีที่แล้ว

      Najma nashaad iyo ismaciil aarka woooooow 💪💪💪💪💪

  • @fadximuxumed2480
    @fadximuxumed2480 3 ปีที่แล้ว +7

    InTi nabiga jacel alle qapriga ha u nuuriyo
    Scw scw

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 3 ปีที่แล้ว +55

    markaad isku kay haleysay anaa nafta kuu hibeeyay❤ intaan isla hayno guusha jcyl la hilmaami maaYo❤
    hal ruux weeye qudheenu❤intaas iga gadan

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @adnaanbilaal4277
    @adnaanbilaal4277 3 ปีที่แล้ว +52

    Najma nashad best fananad liketa hlygu dhacsiyo guyz🤗

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 ปีที่แล้ว +14

    Hargaysa markad timado noc kale ayad noqonysa wlhi ismaciil aarka iyo nashad❤

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +31

    Intaan ii hiilineysid
    Anaa uhoreyn filkeyga
    ❤❤❤❤

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 ปีที่แล้ว +14

    Xamaraawigii nalaga Xadayy
    Wiilkeenii Arka 👑💋💘💪🎧
    Waaku wadanaa Ciyaal Xamar💙

    • @Shankaroon_991
      @Shankaroon_991 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh o yaa ka xaday 🤣hhh wuxu caqli xuma naa isga markay waxba u kala kici waayeen hoyga fanka orod ku imid hargeisa lama huraan weeyi wlhi lama gaadhayo

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 3 ปีที่แล้ว

      Ya xaday isaga so dawarsi iyo xikmad doontaye waaka qaraxquutayaashi u noqonwaaye

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 3 ปีที่แล้ว

      😂Naaa cidna idinkamay dhicin asaga yimid fanan la, aan nama hayso hhh miskiin way uso Kala kici waysay Waka Kala kacay imka 😏

  • @sheeymaakchannel375
    @sheeymaakchannel375 3 ปีที่แล้ว +4

    Cadi ma ahan Cod,macaana wiilkan yar msha Allah dadki hore soxasusta 💯❤❤👌👌👌👌👈 keep going

  • @libanhususabdi9095
    @libanhususabdi9095 3 ปีที่แล้ว +13

    Intaad ii hiilineysid
    Anaa u horeen filkeyga
    😘👌❤️ Pest of the pest 💯

  • @ilyashassanabdirahman7177
    @ilyashassanabdirahman7177 3 ปีที่แล้ว +23

    Najma Nashaad iyo Ismacil Aarka.. hobolo aan taageero💕💕💕💕

  • @yemenfikiri8171
    @yemenfikiri8171 3 ปีที่แล้ว +45

    Najmo nashaad calafkeeda ayeey cuntay hhhhh caqiiq liisma xastee ismail arka dhuun xalaal ah baa ku xiran waxaasi wlhi waa fanaan is huba

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @sds9082
    @sds9082 3 ปีที่แล้ว +22

    Najma Nashaad ineeY Aishwarya-da somaliyeed tahaY ma ila aragteen 🙄🤛👍

  • @fadumoduranfudumocdy1960
    @fadumoduranfudumocdy1960 3 ปีที่แล้ว +14

    Najma nashaad love ayaan ku ahay 😍👑🇸🇴🙋‍♀️

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 3 ปีที่แล้ว +32

    Aarka Iyo Nashaad Waa La Yaaabay Best Song, Hawraar Koriyaha Fanka, 👍💯

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @ahmeddahir832
    @ahmeddahir832 3 ปีที่แล้ว +1

    Intaa jawi wacan kudhagaysatay 💯👍👍

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhiga ma hawaysan dookhu
    Hilbiha jiidhkiyi laftada
    Hal weyn qudheenu 💚💚

  • @mdhego5400
    @mdhego5400 3 ปีที่แล้ว +67

    NAJMO Qurux cod macaan buu ilaahay isugu daray ❤️❤️❤️❤️❤️ %%% inta igu raacaan LIKE iisaara 😍😍😍😭

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 ปีที่แล้ว +9

    Ismaciil aarkii hirgalay walee cod baa ku dhamaaday wilkaan 🥰❤

  • @hamdamahamed1069
    @hamdamahamed1069 3 ปีที่แล้ว +13

    I like this song incha Allah jaceylkeyga dawadsiinayaa markuu safar iga soo laabto wow

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @bigshark4659
    @bigshark4659 3 ปีที่แล้ว +12

    Inta baabuurka ku dhex shidaysa o wado dheer socda is muujiya🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💙💛💛💛💛💛

  • @hamdaabdi4272
    @hamdaabdi4272 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh hees shidan iyo muqaaal aan caadi ahayn ismaciil aarka iyo najma.nashaad fananiin aad ucod macaan

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +171

    Adaa hanka ila wadaaga
    Adaa himiloyinkeyga
    Hamiga udhameeyay laabta
    Intaan isla heyno guusha
    Jeceylna hilmaami maayo
    Inta intaan ka heshay liketa iyo subscribeta yeysan iga hilmaamin

    • @Wardaofficl
      @Wardaofficl 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallky ismaaciil iyo walshy najma nashaad

    • @cadceedmediapro6142
      @cadceedmediapro6142 3 ปีที่แล้ว

      Shamso heestan waa top sow maha

    • @ahmethzakihvarhan177
      @ahmethzakihvarhan177 3 ปีที่แล้ว

      Waxa isku beegmy hesta io commentigaga😂😂

    • @Queenberlula
      @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cadceedmediapro6142 haaa waa top

    • @Queenberlula
      @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmethzakihvarhan177 saaas waaye wllo

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 ปีที่แล้ว +50

    Isma cil aar 🔥🔥 Najma Nashad 🙏

  • @fathiahmedabdikarim887
    @fathiahmedabdikarim887 3 ปีที่แล้ว +4

    Ada hanka ila wadaaga
    Ada himiloyinkayga
    Hamiga u dhabeyey laabta
    Intan isla hayno guusha
    Jaceyl la hilmaami maaYo❤🤴👸

  • @khadaaro10
    @khadaaro10 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaad ii hiilinaysid anaa u horayn filkayga
    Best song, Ismail Aarka Nin codka raga leh❤💯✅

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 3 ปีที่แล้ว +12

    Wooooow another level weeye 🔥

  • @mohamedkiiko3836
    @mohamedkiiko3836 3 ปีที่แล้ว +6

    Fankii layaqaanay wakaa
    Erayo culus iyo Amaan
    Wngsn Afka Hooyo weli
    Waa Hodan Hargiesa
    Abwaan Murti curaya
    Ugu kalay from Nin
    Kudhashy Hrgiesa🙋‍♂️

    • @somalilandermidnimo3980
      @somalilandermidnimo3980 3 ปีที่แล้ว

      Xamse xadaari dhaladkii Borama weeyan zhip ee Hargeisa maha abwaanku

  • @daarali
    @daarali 3 ปีที่แล้ว +7

    Cadceed big respects 🙌 🙏 👏

  • @munasar1434
    @munasar1434 3 ปีที่แล้ว +9

    Qofkiii kowaad ayan ahay tageero buixa ayan ku ahay 💥

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 ปีที่แล้ว +3

    Najmo nashaad gabar Yar ban umaleyn jiray 16.jir ileen qoftu mayara balse aaad iyo aad beey uqurxoonthy m.a

  • @haadabcan9794
    @haadabcan9794 3 ปีที่แล้ว +9

    Frist Jacyl U Qabo hawraar 💖

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 3 ปีที่แล้ว +7

    Anaa xiska kuhadiyey
    😘🤩😘 hees iyo badh
    Muuqalka kahelay qaabka loga soo shaqeye faradahable #hawraar production
    Keepgoing 👍

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @cuddoonjamac346
    @cuddoonjamac346 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees cajiiba
    Weli fankii muudhamaan

  • @SOOME29
    @SOOME29 3 ปีที่แล้ว +9

    hawrar production another level ✌🏻🥵

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +3

    Axsan Hees ❤ Ismaaciil Aarka & Najma Nashaad 🔥

  • @hamdahiis9052
    @hamdahiis9052 3 ปีที่แล้ว +1

    Weeeweeee ishcalaa heees alla yaa icazak Boqorka codka allaa boqore aarka my ina adeer allaha ii kaa daaye iyo najma nashad nolada yaqeey wn rabay in aad hees soo wada qadan ❤❤❤❤👌👌👍👍❤❤❤💯💯💯💯💯❤❤

  • @buubshestudiomelbourne9034
    @buubshestudiomelbourne9034 3 ปีที่แล้ว +2

    Najma nashaad hees walba wee kusoo baxee ma sha alah cod halaasi keep it going

  • @user-to2nw6jk3w
    @user-to2nw6jk3w 3 ปีที่แล้ว +5

    Amazing Voice Hees Dareenkeeda Wadata Keep Going Guys😘👑✨👋

  • @barnimahamudgure8844
    @barnimahamudgure8844 3 ปีที่แล้ว +5

    DadkaN laBa fanN magcoodu waka wynyhy lapa fanaN iyo bar ♥️

  • @mohamedabdillahi2304
    @mohamedabdillahi2304 ปีที่แล้ว +1

    Woow legend always legend the song of the year it wll be .

  • @maryammathow5529
    @maryammathow5529 3 ปีที่แล้ว +11

    Boqoradhaa codkaa najmoo iskajeclahy ❤️❤️💯

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @khadaraanioslo
    @khadaraanioslo 3 ปีที่แล้ว +14

    The one and only aaarka and nashaat✌❤

  • @ahmedilyas3621
    @ahmedilyas3621 3 ปีที่แล้ว +2

    Ismaciil arka iyo najma Djibouti🇩🇯 ayaan niga tageera💪❣ wll

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow Quruxda Fanka Najma Nashaad Keep going wllo 🌹❤

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 3 ปีที่แล้ว +7

    Msha alh laba fanaan oo aan jeclahay arab iyo abgaal isla.heesaayo waaba dab iyo holac😁❤🥰

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว +8

    Intaan isla hayno guusha🙏
    Jacayl la hilmaami maayo🥰
    Inaba caadi maaha❤

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 3 ปีที่แล้ว +148

    😂Cadarka iNta qoorta aan iskaga shubin sidayda ismuuji 🖐

    • @fatiabdi7784
      @fatiabdi7784 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 3 ปีที่แล้ว +8

      cadarkey marsatay waxa layidha nuura waa cadaradi hore ee mamoyinki hore kabiyaha ah waa no name imika waxa lamarsada cadarada superka ah arabian oud oo very nice sweety oil perfume kuwa biyaha chanel guggi armani etc......

    • @axsanosman7292
      @axsanosman7292 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sihaamhassann8413 waaw

  • @apdiqanimohamettali7240
    @apdiqanimohamettali7240 3 ปีที่แล้ว +79

    Inta jiifka ku dawanaza like iisar

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +5

    Woooow najmo nashaad and Ismail Aarka❤️❤️🙏

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 3 ปีที่แล้ว +1

    Hawrar musique 🎵 caadi maahan walee hore u socoda bro somaliens kor ayaad u qaadan ralexmusic and raggemusic ayaad tumeysa africa inaga ayaa ka horeyna 👏👏👏👏👏👏👏 goood job

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +3

    Female artist of the year🥰❤🥀👑najma nashaad❣💕❤

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 3 ปีที่แล้ว +6

    Intaan. Isla. Heyno. Guusha. Jceyl. La. Hilmami. Maayo❤️💯🙏

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 ปีที่แล้ว

    Somalia maxamed waxa iga codsi waxa yar ii dhiman ii sara suscribe

  • @abdirisak4958
    @abdirisak4958 3 ปีที่แล้ว +4

    CADCEED ANOTHER LEVEL

  • @abdijocker4047
    @abdijocker4047 3 ปีที่แล้ว +2

    Markaa isku kay halaysay
    Anaa nafta ku hibeeyey
    Markaad boga ihanaysay
    Anaa xiska ku hadyeeyay
    Adaa hanka ilawadaaga
    Adaa himilooyinkayga
    Hamiga udhabeeyey laabta
    Intaan isla hayno guusha
    Jacayl lahilmami maayo
    Intaa ihafeeftiraysid
    Anaa halgan kugalayaa
    Intaad iihiilinaysid
    Anaa uhorayn filkayga

  • @bashiirkynan3720
    @bashiirkynan3720 3 ปีที่แล้ว +8

    Hye hye Aarka iyo nashaad
    Dhalinyaro keep going

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +2

    Najma nashaad fanaanadiH sanadka
    &🎵😍
    IsmaaciiL AarkaH codbaa ku dhan ...
    *Hawraar music production 📸📹*
    Intaan isla hayno guuusha
    JacaYl la hilmaami maayo waaw×

  • @kingbaashi4097
    @kingbaashi4097 3 ปีที่แล้ว +15

    Hawraar heer kale💪❤hadad jiifka ama fadhiga ku dawaneysid liketa isar😁

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว

      Wll isaar subscribe
      Alaha ku dhowre 🖤🎤

  • @hhhhhh6818
    @hhhhhh6818 3 ปีที่แล้ว +3

    12 minutes 2.5k new record keep it wlshy najma nashaad we love you ❤

  • @werzema-apdy
    @werzema-apdy 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta tageerta Najma Nashaad Ha la Idin Arko💘💔🥶

  • @hodanbea9045
    @hodanbea9045 3 ปีที่แล้ว +3

    The only musician lady I support najma nashad ♥♥♥

  • @queenallisa5107
    @queenallisa5107 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadceed in the building 🙏

  • @sahrasharif508
    @sahrasharif508 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah aarka wa fanan buuuxa nolow wlll 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว +7

    qurxdi Hablaha najmo nashad 🥰❤

  • @mahadabdullahi9520
    @mahadabdullahi9520 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah ismaaciil aarka walal ilahi haku xafido sidoo Kale najmo nashad

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +3

    *Nashaad & Aarka fankaa idin baahan* 🎸👏

  • @mahbuubaj9046
    @mahbuubaj9046 3 ปีที่แล้ว +3

    Codka 100%100
    Ereyada 100%100
    Laxanka 100%100
    Music 100%100
    Stylka 100%100
    Soo jiidashada Muuqalka 100%50
    ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว

    Najma Nashaad Gabar Somalia Ka Qurxoon For My Life Ma Arkin Maashallah . Salaan From Mogadishu

  • @hamsefaysalahmedhamsefaysa4381
    @hamsefaysalahmedhamsefaysa4381 3 ปีที่แล้ว

    Waa hesti ugu horaysey ee igu madhaxsaned najmanshadey

  • @momaameshchannel8450
    @momaameshchannel8450 3 ปีที่แล้ว +1

    Laandhere ina ahay ogaada hawraar media abaalmarim ha sugaya

  • @sumayocusmansumayo4325
    @sumayocusmansumayo4325 3 ปีที่แล้ว +3

    Axax waa hees jacayl❤❤❤😭😭😭😭😢wlhi jacayl keygan so xasusuu taya😭😭😭😭❤❤💋💋💋

  • @hoodomaxamed1523
    @hoodomaxamed1523 3 ปีที่แล้ว +3

    intaad ii hiilinaysid
    ana u horeyn filkayga
    my ❤ 3 nov 2020

  • @ayancali3046
    @ayancali3046 3 ปีที่แล้ว

    Waan wataa labada fanaan nacabku darjada ha waayo Allah daayo ismaaciil aarka iyo najima nashaad

    • @ayancali3046
      @ayancali3046 3 ปีที่แล้ว

      💥💥💥💤🙏

  • @dietrichdietrich7763
    @dietrichdietrich7763 3 ปีที่แล้ว +7

    The scenery is goals. Lavish life!

  • @luuzhamoha418
    @luuzhamoha418 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta izla heyno guuzha jcel❤la hilmaami mayo the best song 🔥🔥🔥njmo nazhaad io aarka🔥🔥🔥🔥👌

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel 3 ปีที่แล้ว +3

    Markaa najmo nashaad so arkayy saa u soo orday ley intaa saas ila ah
    #like🙏
    isaar
    plz

  • @asmadegen723
    @asmadegen723 3 ปีที่แล้ว +2

    War baal iso duceya xanuun la yedha kuduudiya baa igu dhacay

  • @Mustavekiiko
    @Mustavekiiko 3 ปีที่แล้ว +1

    Weweee Hawraar&Cadceed
    Hore u socda wlal Aidrous ismail iyo Maftuux cadceed

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 ปีที่แล้ว +9

    Two artist in one song ..masha Allah🙏🇸🇴❤

  • @xiinfiniinxiin154
    @xiinfiniinxiin154 3 ปีที่แล้ว +23

    Heeskn ninkeeda inay la soosaarto fiicnayn

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 ปีที่แล้ว +40

    Wiilka reer mudug dab🔥 yar ma shidayo hesta barteda Ayuu dhigay 😂😂😂

    • @jetli2086
      @jetli2086 3 ปีที่แล้ว +10

      Waa rer Mogadishu

    • @inaabdi511
      @inaabdi511 3 ปีที่แล้ว +5

      Waliba ina adeerky wyan❤ reer muqdisho asal

    • @shankaron4736
      @shankaron4736 3 ปีที่แล้ว +1

      Mudug dheeeeeer xaa ugeynee
      Reer Xamaraawi dheh nh😊💙

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 3 ปีที่แล้ว +4

      War waaa wacaysle cade reer ceeldher ah

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shankaron4736 markii luqada reer mudug Ku heesayay Aya is iri waa reer mudug 😂😂

  • @suhaypboy7902
    @suhaypboy7902 2 หลายเดือนก่อน

    Jaacayl❤❤ la hillmami karo❤ waa intaa is jheecel❤❤❤

  • @saciidxasan7701
    @saciidxasan7701 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaniin puyxda walipa aan tageero farst one like

  • @shangax
    @shangax 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw inaba caadi maahin najma nashaad fanaanad qaali ah iyo fanaankeena aarka

  • @inaabdi511
    @inaabdi511 3 ปีที่แล้ว +9

    Daarod io Hawiye is hely dhul isaaqn ku heeesy❤

    • @sundusahmed7837
      @sundusahmed7837 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalinimo'🤩

    • @geenyojoogdheer8222
      @geenyojoogdheer8222 3 ปีที่แล้ว

      Soomalinimo naga badan

    • @stopbeenta7040
      @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว

      Najmo waa isaaq hoyadeed ayaa cumar maxamud

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 3 ปีที่แล้ว

      Najma waa isaaq

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 3 ปีที่แล้ว

      Najma waa isaaaq waa ureer abti darod kkk stop teda faanan qabiil maha 🚫

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 3 ปีที่แล้ว

    Aarku waa fanaan 100% Keep GoinG

  • @abedad2297
    @abedad2297 3 ปีที่แล้ว

    Nashaad la jan qaad xarifkan waa nin sare u soo guur casimada muqdishu

  • @xassannuur9412
    @xassannuur9412 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiil codkisa runti aad ayn u jeclhy

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 3 ปีที่แล้ว +3

    Najma inaay dhaqaqdy ayaa ila arkay like igu dhac siya