DEG DEG Shirkadda Dhismaha Royal Oo Fursad Qaali Ah Uhayso Macaamiisha Iyo Dadka Guryaha Raba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • This video is about DEG DEG Shirkadda Dhismaha Royal Oo Fursad Qaali Ah Uhayso Macaamiisha Iyo Dadka Guryaha Raba

ความคิดเห็น • 11

  • @Kaaraamardhatv
    @Kaaraamardhatv  5 หลายเดือนก่อน

    +254722 393 875
    +254 718 888 104
    Nambaradan Kala Xiriira Shirkadda Dhismaha Guryaha Ee Royal Modern Homes

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 5 หลายเดือนก่อน

    Khatar weeye hadii dabgalo ilahaay mageliyee sidee looga
    Miinayaa dhaadheeraa dhowr iyo toban dabaq alloow musliminta ku nabad geli allhuma amin

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 5 หลายเดือนก่อน

    KHTAR WEEYE HADUU GUBTO WAXAASI

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 5 หลายเดือนก่อน

    Beeca guri sheega sheeko lee ha inoo sheegine

  • @adanabsiye2957
    @adanabsiye2957 5 หลายเดือนก่อน

    Asc waar ordoo dhulkii hooyo dhista rag kale guryahooda ha u dhisinee

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 หลายเดือนก่อน

    XAYEYSIIS KENYA MARABNEE ORODOO WADANKII INOOGA DHISA DHAXALKA KANI DHAXALKII CARUURTEENA MAAHANE

  • @adanabsiye2957
    @adanabsiye2957 5 หลายเดือนก่อน

    Anaga ha noo xaysiin dhul shisheeye hadii maanta wax dhcaan miyaa u yeesheen taayiro lagu jiido oo qofwaliba gobolkii uu u dhashay ku gaysan karo
    Waa ogahay burbukeenii sida keniya uga faa,iiday waxay ahaayeen dad hurda oo indhaha loo furay
    Anaga qudheebu waa ka faa,iidnay waayo waxaan aad u farxaa markaan arko rag iyo dumar diinta islamka fidinaaya hadana dee in dhulkaagii la ilaawo maaha

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน

    YA MUSLIMIIN KU NOOQDA WADANKIINA DHUUL GAALO WA HOOG HOOG HOOG.

    • @Mohamedmobilestore
      @Mohamedmobilestore 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaan maqlay 40sano ka Dib dowlad kenyaa ayaa qaadaneyso guryahaan

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน

      @Mohamedmobilestore kulay dhuulka ma iibiinayan, ingariis oo kale dhuulku wa 100 sano free hold, aamba waad iibsanaysa oo gurigu iis ku qiimayahay haday kaa iibiyanba. Walicas dadkani dhuul hooyo bay layiihiin.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 5 หลายเดือนก่อน

    Kenya waxba haka gadanina xoolo baat tihiin adeerayaal somaliya gurya ka gata dal aj abi ah ayaad qurxi eeysaa. Kiinina kudaafad bujnoqday haka iibsa. Guri kenya garbahaareey iyo kismaaya xamar dhisa