Barnaamijka Cabdiqaasim Salaad Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024
  • www.universalsomalitv.net

ความคิดเห็น • 68

  • @kanxgdgsa
    @kanxgdgsa 6 ปีที่แล้ว +33

    Nin wanaagsan buu ahaa, ilaahay khayr badan ha siiyo.
    *From Hargeysa*

    • @kanxgdgsa
      @kanxgdgsa 5 ปีที่แล้ว +2

      15 november 2019. 10months ago 😎

    • @arafatsahardid1870
      @arafatsahardid1870 9 หลายเดือนก่อน

      Maxay ku taallaa haddan lagu badbaadin doorashadiii

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 8 หลายเดือนก่อน

      @@kanxgdgsahadda ma jogta

  • @abdulaaahi6748
    @abdulaaahi6748 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha cimriga ku barakeeyo wa madx weyne an jeclahy codkar ah diina leh

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +14

    C/qaasim madaxweyne aan jeclahay allaha xifdiyo

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 7 ปีที่แล้ว +15

    masha allah waa nin fiican ethopian waa cadaw somaliyeed

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 3 ปีที่แล้ว +5

    Anu 3 nin baan madaxwaynayasha ka qadariya, Waa Abdiqasim waa C/rishid cali sharmke wa Aaden Cade ilaahy dhamantod ha uwada naxariisto. Waxan ahy Ree Puntland lkn ninkani waa legend tarikhdiisa dib uraadi waa ninka kaliye Titelka hero aanu siin karno 🙏

    • @muqtarcali7826
      @muqtarcali7826 ปีที่แล้ว

      Walaal cabdi qaasim ma dhiman wuu noolyahy

    • @amalali9763
      @amalali9763 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@muqtarcali7826abwe gorme ladorte maishegi karta ne

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah allaha xafido

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nabad = Amaan = Peace = Salam

  • @ismailahmed3445
    @ismailahmed3445 6 ปีที่แล้ว +13

    His excellence president Abdikassim is a man of truth and patriotism, but all need to heed his commendable advice which is that we should all repent to the almighty Allah swt, and that's the way out of our state of nation political turmoil, besides that all Somalis are obliged to disdain tribalism, nepotism and corruption and should stick to the robe of Allah hence we'll have durable solutions to our problems! May Allah swt guide all of us to the righteous path, in order this to be accomplished we should adopt and apply the Islamic Sharia as our constitution, even that we make us more sufficient, more reliable upon ourselves, because Allah swt is with us! Allahu Akbar!

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว +1

    Madaxwaynihii qaranka somalia💞

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin dhan walba Ka wanaagsan ayuu ahaa. Waa madaxweynaha kaliya ee qab soomalinimo leh wixi burburka Ka dambeeyay.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 ปีที่แล้ว +1

    VIVA MATDAXWEEN QQAASIM SSALAAT XASAN IYO KAN 2022 EE AWIYE!!!

  • @kafiyamahamudjbhovshshsjdb8822
    @kafiyamahamudjbhovshshsjdb8822 8 ปีที่แล้ว +17

    he was good leader but we lost a gold chance

  • @kadrakarie9866
    @kadrakarie9866 6 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso wadani waxaan kuhu jeclahay wadaninimada

  • @zahroclaahi249
    @zahroclaahi249 10 หลายเดือนก่อน

    Madaxwayne Dr abdiqasim nolosheyda sameyn buu kuleyhy malinkuu madaxwayne noqdey baa aduunka kusobiiray allha kuu naxariisto 😢🤲

    • @amalali9763
      @amalali9763 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaba waqtigas dhashte lkin madhiman madaxwenaha cabdi qasin wu nol yhy

    • @saalimkey3284
      @saalimkey3284 5 หลายเดือนก่อน

      Bishee ladoete horta 2000 aheyde

    • @faadmahhussein8232
      @faadmahhussein8232 14 วันที่ผ่านมา

      Same me tuu

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 ปีที่แล้ว

    somalia Alaha israciYoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 ปีที่แล้ว

    PRESIDENT OF REPUBLIC OF SOMALIALAND 2078 VIVA SOMALIS!!!

  • @abdiaziizkaatun8038
    @abdiaziizkaatun8038 6 ปีที่แล้ว +7

    waa hadal xaqiiqa runtii qabiilkii ayaynu diin ahaan u aaminsanahay war soomaalay aynu kala saarno siyaasada iyo qabiilka waxaynu wadaagnaa oo inaga dhaxaysa diin waxa inaga dhexeeya af iyo dhaqan waxa inaga dhexeya calan iyo astaan qaran waxa inaga dhexeeya midab iyo sinji war aynu isku tashano oo qabiil ka korno wixii colaadee ina dhex taalana aan ka heshiino oo iska xaal marino

    • @DjWageone
      @DjWageone 3 ปีที่แล้ว

      Aad oo wayn

  • @hasanhashi4418
    @hasanhashi4418 7 ปีที่แล้ว +12

    wale ninkani waa geesi wana ninka kaliya ee ethiopia sheega iney cadowtahay

  • @marriasharifhussein837
    @marriasharifhussein837 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabduqasin salad xasan kaliya waxa dhahden 2000 Aya ladortay lkn bishi ladortay iyo malinta MA. Adan sheeken

    • @amalali9763
      @amalali9763 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaba ina ogade rabe wayo dorashadisa dhashte abyo

    • @aishamohamed8359
      @aishamohamed8359 2 หลายเดือนก่อน

      27 Agusta 2000

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 6 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu ahaa hogaamiye daacad ah ilahay ha ka ajarsiiyo wanaagiisa

  • @abdirahimali.a
    @abdirahimali.a 3 ปีที่แล้ว +4

    Suuqaxoolaha ayaa Saam ku qarxay xilligiisi kadib bu yimid 7 bari ayu joogay halki Saam-ka ka qarxay ilaa u ka qaday lidki diyaradaha

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 7 หลายเดือนก่อน

    Abdiqasim waxuu ahaa wasiirkeygii w.howlaha guud iyo guriyeynta ma aha nin xun.

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 7 หลายเดือนก่อน

    Wadaadada waxaa lalaay todobatan iyo shantii Jane Ari.

  • @geeljireewithattitudeaka1280
    @geeljireewithattitudeaka1280 9 ปีที่แล้ว +1

    He got grilled over with though questions......he did cos agree to be interviewed with all those question.

  • @abuiqraadam2871
    @abuiqraadam2871 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabd Qaasim runtii wuxuu ahaa nin caaqil ah oo ay reer galbeedka ka nexeen markey arkeen rajada uu soo celiyey waatey durbadiiba soo caleema saareen sharwade ina yuusuf yeey

    • @DjWageone
      @DjWageone 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay ka baq ruux dhintay dambi ha ka gelin

  • @abdiaziizkaatun8038
    @abdiaziizkaatun8038 6 ปีที่แล้ว +3

    hereri legend!! well done allah keep you were ever you're

  • @IbraahimDaahir-mn9kd
    @IbraahimDaahir-mn9kd 7 หลายเดือนก่อน

    Fursad ayuu naga lumiyey

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 9 ปีที่แล้ว +3

    When I look, AbdiQasim gov, they were not given a chance, and yes his government had no means of revenue,

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 6 หลายเดือนก่อน

    Co-federal ayuu qabay in dalku kushaqeeyo madaxweyne c qaasim,ilaa hadda oo 2024 la joogana wax sidaas udhaamaahi ma jiraan aragtidayda.

  • @GargarFoundation
    @GargarFoundation 5 ปีที่แล้ว +1

    i love owoe

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 หลายเดือนก่อน

    NABADSOKEEYEH AYUU SOO DHIDBAY

  • @geeljireewithattitudeaka1280
    @geeljireewithattitudeaka1280 9 ปีที่แล้ว +1

    wan in berbera hargeisa laka xuukumin.... his way of the mark.......

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ii sheegi kara sanadkee la.doortay iyo b8shee will wllkee ah baa isla sanadkaas dhashay????

    • @c.qadirjabey9635
      @c.qadirjabey9635 10 หลายเดือนก่อน

      Elected August 27/ 2000 ended October 24/ 2024. I think so

    • @zahroclaahi249
      @zahroclaahi249 10 หลายเดือนก่อน

      @@c.qadirjabey9635malinkii mataqaan wll

    • @amalali9763
      @amalali9763 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@c.qadirjabey9635wll bishe ehedne ma bisha 1 bane

  • @cheyyene
    @cheyyene 11 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi Fiican oo aad u Cilmi iyo Khibrad badan, balse sideetameedyadii waa lafahmi waayey sababta Sirdoonka Soomaaliya maalin gurigiisa kasoo saareyn Tuutayaal Ciidamada Ethiopiya, isagoo Wasiir ahaa.

  • @Motivated23
    @Motivated23 7 หลายเดือนก่อน

    Waagaas libaax labadiisa dhagood baa loo dhiibay cabdi qasim xasan 🤣🤣🤣🤣

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 7 หลายเดือนก่อน

    Ciidamadii hore markii ay soonoqdeen Soo dowladdii cabdiqaasim kama doorbidin ciidamadii qabiilka sida ciinkii una diilaaf.

  • @abdiwasaabdirashid6615
    @abdiwasaabdirashid6615 4 ปีที่แล้ว

    Ethiopia ayaa somaliya lugta qabatay 😭😭😭😭😭

  • @puntlander10
    @puntlander10 9 ปีที่แล้ว +1

    Dhulku wuu kala hooseeyaa??? Petrol ku ma wax sida biyaha dureeraa? hhhhh

  • @rashidseid701
    @rashidseid701 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ku had laa yan maqal waa xaarami xaarami dhalay aabihii oo aderadey dilen baa dhaxal loo siiyay wasiir maxad taariikhda ka taqaa naan wuxuush yahay caada qaato qabiili ah waaye ma rd kii jabuuti laga soo doortay wuxuu sameeyan og nahay markey dad kiisa ka soo hor jeesten buu daacad iska dhigayaa adeer waa ku na qaanaa waxad ka samey san tahay daacad ha isaga keen dhigin reer xaaran ma aamino inaan rarano mooyaane

    • @rayulcaamtv621
      @rayulcaamtv621 5 ปีที่แล้ว +2

      Adeerradaa inay aabihiis dilaan miyuu xaaraami ku noqday janna gale

    • @mohammednoor7509
      @mohammednoor7509 5 ปีที่แล้ว +1

      @@rayulcaamtv621
      Wuxu ku hadlaayo isma oga hadana dad ayuu wax ka sheegaya isma og badana somalina

    • @Jiniyojaan
      @Jiniyojaan 2 ปีที่แล้ว

      @@rayulcaamtv621
      "Janno-gale"
      🤣😂🤣

    • @xasancali1298
      @xasancali1298 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh ciilbaaku haya gaalkii afka weynaa ee ladileybaa adeerkuu ah 😂