Halkebay shariikada dhismaha ee Rodol marinayaan dhismayaashii layaabka laha ee Nairobi ay ka wadeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hereri ciyaarta ragga Maseyga si fiican buu ula giijay!

  • @NaaaMore
    @NaaaMore 8 หลายเดือนก่อน +3

    Herari walaqalday ninkaan hasan waa tuug walashe ayoo dhacay ninkaan iskailaliya somaliyeey

  • @jakuukakin1024
    @jakuukakin1024 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah❤❤❤

  • @opaltravel114
    @opaltravel114 8 หลายเดือนก่อน +1

    mansho allah rodal company waa campani runtii cusub marka loo fiiriyose mashaaricdiisa aad loola dhacay
    nabsho allah

  • @Cabdiqani-k5b
    @Cabdiqani-k5b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib !! Nio nairobi ma soomaali baa leh maxay u dhisiwaayeen dhulka ay dagaan ??

  • @universeboy6304
    @universeboy6304 8 หลายเดือนก่อน

    The best journalist from Somali speaking people

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd 8 หลายเดือนก่อน

      somali speaking ? what's that? are there any non somali people speaking somali language anywhere in the world? English speaking,French speaking... is usually used when some people use a foreign language as their primary language due to Colonialism.

    • @universeboy6304
      @universeboy6304 8 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamedismail-sb6pd Somali speakers lives five different countries

  • @io7008
    @io7008 8 หลายเดือนก่อน +3

    Camerada ha lagu aadiyo 11ka dabaq oo la dhameeyey.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sowdigii ciyaartoyga kubada koleyga ahaa maad mar boodid oo ka dhax mudhtiraadid nimanka hayaabaane

  • @FarahFarah-g8q
    @FarahFarah-g8q 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤Masha Allah Abti hassan shaqo wacan❤❤❤😊

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 8 หลายเดือนก่อน +1

    Poor cameraman. Guryaha laga hadlayo ma tusayo dadka.

  • @CabdiraxmaanXasan-t6l
    @CabdiraxmaanXasan-t6l 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankiina dhista

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri waa weriye wacan oo aan somalia ka dhagaysto

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah horumar wacan

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somali dhul ay lahayn unbay dhisayaan illahay dhulka yaga nabad nago dhig

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 8 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Xasan kuuriya.

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedomaraadan1545
    @ahmedomaraadan1545 8 หลายเดือนก่อน

    Qiimaha 3 qol waa imisa?

  • @yasinkijaandhe6630
    @yasinkijaandhe6630 8 หลายเดือนก่อน +1

    Harari wararkana Soo daa oodadka ku xidhan warka Jasiira iyo idaacada ku ale I Soo turjun

  • @rashiid187
    @rashiid187 8 หลายเดือนก่อน +1

    Invest in your country

  • @habonahmed2645
    @habonahmed2645 6 หลายเดือนก่อน

    How much money is this house 1 2 3 4 homes

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gurayahaan Nairobi laga dhisaayo safe ma aha wey dumaan

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 8 หลายเดือนก่อน

      Who told you??????If you had that,it is propaganda from tiktok you had .

  • @ZaksVillage
    @ZaksVillage 8 หลายเดือนก่อน

    there is no transparency when it comes to somali walahay. maxaa udiiday inay qiimaha sheegeen. doesn't matter what contract term is. they should be able to say how much they selling the apartments. you have to reach out to your customer not the other way around.

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 8 หลายเดือนก่อน

    wadan aad laheen dhis maalgisho duqonimo wayn waye Hada neh afirca ah aan sharci kaa celiyo aan laheen dadkaas

  • @farxiyoabdi5371
    @farxiyoabdi5371 8 หลายเดือนก่อน

    Waxwalba boqolkiba 90 waa benti iyo dadku waa kufaraxsanyahay yusan idindagin

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 8 หลายเดือนก่อน +1

    8miyan inta 7ka ku nool + 4 milyan Ogaadenia+ 1milyan Djibouti + 2milyan NFD + 1Milyan Qurbaha= 16 milyan.🇸🇴 60 kii 30 milyan baynu ahayn 30-16 = 14 milyan. Tusaale ku qaata Nigeria 60kii innagaa ka badnayn, maantana waa 400milyan. Markaynu Fanka iyo Suugaanta U qoraynay isla yaaba oo Xisaabtama Somaliweyn🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @abdikassim9299
    @abdikassim9299 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida nacasnimo may ka tahay mise waa u dhaqan in dal kooda burburiyaan dalal kale na maal geliyaan islamarkaana aad u qurxiyaan

  • @joker-fo6rj
    @joker-fo6rj 8 หลายเดือนก่อน

    Hassan tuug

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @CabdiraxmaanXasan-t6l
    @CabdiraxmaanXasan-t6l 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankiina dhista