Waxan ku So dhoweyn Mogadishu Nin Cadan oo reer Denmark Ah Welcome To Somalia My Friend JONES

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ‪@ADVENTURE-JONES‬ ‪@Bilaal_bulshaawi‬ #foryou #vlog #tourism #vacation #somalia #mogadishu

ความคิดเห็น • 48

  • @amira_somalia
    @amira_somalia  3 หลายเดือนก่อน

    Fadlan share & subscribe 50k igarsiiya mahadsanid 🙏❤️

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 หลายเดือนก่อน +7

    War qabiilka naga jooji ninkaan cadaanka soomaalid isku mid ayey u yahiin nacal shaydaan ku yaal dadka ajnabiga markay caasimad xamar imadaan ha u sheegin waxaad aamin san tahay oo 50 sano aad horumar u gaari waynay tus wax fiican oo soomaslida ka farxiya gabadh ayaa kaa fiican mashallah good girl 👧

    • @jahaazipoy7757
      @jahaazipoy7757 3 หลายเดือนก่อน

      Wlhi sxb it's what you have say

  • @dahirciise1009
    @dahirciise1009 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maxa qaldan. Qabiil maxaa kenay

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 3 หลายเดือนก่อน +3

    Siilka hadiinka sawero waa kii hargeysa dumarka xumeyey

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan calaamadaha ku yaal fiiriya ama TATTOOSka waxaan filayaa waa kuwa sheeydaanka caabuda.

    • @darishore814
      @darishore814 3 หลายเดือนก่อน

      Somali tattoos leh ayaa jira.lakin Adiga wadankooda inaa ku noolaato oo ceerta ka qaadato ceerta oo ah canahurta Laga qaado sharmuutooyinka iyo qaniiayada jirkooda ka ganacsada inaa ceertaas ku noolaatana waa rabta

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy 3 หลายเดือนก่อน

      @@darishore814 dadka Ceeyrta qaata ama Qurbaha jooga Ayaad la hadleeysa koleey anigu Kuma Jiro dadkaas, ninkaaas waa Gangster weyn, wadamadooda ayaga ayaa u tashadaan anaguna keena Waa in aan u tashanaa oo cidda imaaneysa iyo ujeedkooda ogaanaa.

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan cadawga shabaab ayuu naga celinayaa. Gabarta keentay ninkan waxay leedahay ninkan waa saaxibkey. Xijaabne waa la wataa. Diinta Islaamka ayey been ka sheegaysaa.

  • @mohamedhusseinahmed8939
    @mohamedhusseinahmed8939 3 หลายเดือนก่อน

    Digniin Somaliyeey ninkaan ujeed kale ayuu usocdaa. Qaraxyada dadka wado waa noocaan oo kale halaga taxadiro. Dowlada somaliya ninkaan wasida ugu dhaqsiyada badan halugu qabto.

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tanna ma noo danbaysay ar dumarkaan yaa dhalay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 3 หลายเดือนก่อน

    Amira Masha-allah Keep Going My Sister Nice Video I Have To See My City Mogadisho Always

  • @mohamoudabdideria2469
    @mohamoudabdideria2469 3 หลายเดือนก่อน

    What?? Saxiibkay!!!😮😮😮

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

    Naa rabiga ka baq gabar kubad waa ka xaaran' Gaal ajanabi kaa ah oo ragga sxpkeywaye ceeb caleyka.

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somali sal fudeyd baa diley, war dadka idin imaanaya soo dhaweeya, balse inaad isku dhadhajisaan oo aad dhexda gashataan oo si laablakacnimo ah uqaad qaadaan iska dhaafa.

  • @cabdirashiidnuur6592
    @cabdirashiidnuur6592 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah wlhi waa hoog in gabdhahii ay is asturi waayeen alle hortii maxaad ku sheegi doontaa marka lagu weydiiyo

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 3 หลายเดือนก่อน

    Kan wa basaasinta ay soo dirsadaan reer galbeedku

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 หลายเดือนก่อน

    XOOLO GUDAYOOW BAL NOO SHEEG NINKA CADDI MUXUU YAHAY?DANTA LAGAA LEEYAHAYSE MAXAY TAHAY? NEEFOOW❤❤❤😂😂😂

  • @bario1091
    @bario1091 3 หลายเดือนก่อน

    Hotel kiisa ayuu galirabaa wey isku dhamatey kulahaa sidii yaanyuurta inad iska wad wadatan miyaa rabteen

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 3 หลายเดือนก่อน

    Naagtan iska qabta waa shedaan

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 4 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilaah nin gaala ama cadaana wadankiisa sahal magu kdhaan lkn mexee thy saan wllayaal

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

    sidaasaa Naagihiii u danbeesey ala ciiil wyanaa ma saa Diiintii iyo Dhaqankii looga tagay

  • @mohammedqadarabdi4847
    @mohammedqadarabdi4847 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah muqaal hagaagsan

  • @darishore814
    @darishore814 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naaya jalbaab weyn aya wadataa maxay tahay ninka aad warewjineeso hotel ka Ii raac in lagu dhaho qof sugeysa u ek thy

  • @SimeeRi
    @SimeeRi 20 วันที่ผ่านมา

    muuqaalka inta ugu fool xun waa marka nin ka loo sheegayo qabiil

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 4 หลายเดือนก่อน +1

    quf Gaalah lagayabo in saan loo xayeysiiyo waa nasiib daro

    • @ShankaroonAxmed-si3hj
      @ShankaroonAxmed-si3hj 3 หลายเดือนก่อน

      walal qofka martida kuu ah waa lawanajiya adoo ka foojigan in labuunbuuni mahan lakiin in wanaga islaamka iyo nimcooyinka uu alle nasiiyo inaa kufaano ee arkaan kuwa marwalbo hoosnoodhigo oo wadankeena ceebeyo wee fiicantahay

    • @user-fc8kb8mv7v
      @user-fc8kb8mv7v 3 หลายเดือนก่อน +1

      In gabdho cowradooda bannanka keenaan ayadoo laleeyahay bsnooniyey ciyaaraayaan wanaag islaam miyaa soomaaliya wey lunsantahay ee ilaahey hasoo hanuuniyo

    • @ShankaroonAxmed-si3hj
      @ShankaroonAxmed-si3hj 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-fc8kb8mv7v
      Walal gabdhaha cowaradooda inee soo qawiyeen wanaag mahin wadad qaankar ah iyagane isqabiye cidne kuma qasbin walidkood ayaa lagarabaa inee kacalshaan anshaxdarada hadeesan iyaga garan anaga
      wadankeena kamajirto dowalad diinta kudhaqmeeyso marka waa qofwalbo yeelkiisa Alla xisaabinaayo

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 3 หลายเดือนก่อน

    NIN DAMBE HA GEENIN. Dumarkeena gaalo ineey firsadaan rag Ajaanib kuma qanacsanin waa ceeb iyo xaraam

  • @cabassan3793
    @cabassan3793 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaqsn xumo oo soo guurtey miyaa Allah na amaanso
    😢😢😢😢😢😢😢

  • @off473
    @off473 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa Yahuud ee iska ilaaliya

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 หลายเดือนก่อน +1

    War waa jaajuuse iska illaaliya

    • @darishore814
      @darishore814 3 หลายเดือนก่อน

      Adigana wadankooda ceer ku qaadataa pasport ka qaadatay lax iska hadashay u ektahay

  • @AmalAbdalla-nw2pd
    @AmalAbdalla-nw2pd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah xamar way hor martay ❤

    • @user-dg9rb6ku7s
      @user-dg9rb6ku7s 3 หลายเดือนก่อน

      Gaal cadan ah oo gabdhaheeni qaqawiyay miya Horner ah

  • @osmanibrahim5734
    @osmanibrahim5734 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaaah ilaah kabaqa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

    bal sida gabdhahaas loo bahdiliaayo kawran shiiit... war dalkaan halkee loo wadaaa

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w 2 หลายเดือนก่อน

    Qashin kasta wax weyn dadka ha'uga dhigin

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 3 หลายเดือนก่อน

    nin ajnabi ah ha odhan saxiibkay.
    It's wrong to call a man "saxiibkay".

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle 4 หลายเดือนก่อน

    Shaqada wad

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 3 หลายเดือนก่อน

    Acudu. Bilaah

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 หลายเดือนก่อน

    saxiba naa yuu kuu qaalan

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m 3 หลายเดือนก่อน

    No No No.

  • @badhan3120
    @badhan3120 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah xukuumadii wadanka ka talinaysay aaway iyo wasaaradii diinta 🤢🤮

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 หลายเดือนก่อน

    Waxaan dhaqanka qaniisiinta ayuu wadaa rer galbeedka badankood din muslim fake ayey ku soo ganbanayaan hala iska ilaaliyo fadlan dhaqanka iyo diinta islamka waa lama taabtaan