GURYO IIBA JIGJIG 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มี.ค. 2023
  • Ku soo dhawoow guryaha cusub ee #newjigjig waxaad halkan ka ogaan kartaa qiimaha iyo dhulkay ku fadhiyaan iyo inta qol ee ay ka kooban yihiin,
    Qaybta 1 aad
    Guri G+1 oo 10 qol 4 suuli Ah
    qiimahiisu waa 170.000 kun USD lakiin qiima dhimis ayaa lasamayn hayaa bisha ramadaan waxa uuna noqon hayaa waxa uuna noqon hayaa 164,800 USD
    Dhulka u ku fadhiyo waa 400 kaare parkin kisa waxaa galaya 4ilaa 6 gaadhi
    Qaybta 2aad
    guri 8 qol iyo 3 suuli ah oo villa ah waxa u maraya 130.000 USD
    waxaa lagu siin qiima dhimis waxaana lagaa siin hayaa 123,600 USD
    Dhulka Uu ku fadhiyo waa 450 kaare
    Qaybta 3aad
    Guri 4 Qol ah iyo laba suuli qiimahiisa waa 70 kun USD
    Qiima dhimis waxaa lagaa siin hayaa 66,950 USD
    Dhulka u ku fadhiyo waa 400 kaare
    waxaa ay leedahay xaafadu
    iskuulki garomadii ciyarta ciyalka
    majaajidki
    madarasadii quraanka
    molki laga adeganayay
    wardiyihii o xaafadaha camiroyin laga arki karo guud ahaan amaankooda ayaa lagu xidhayaa inshaa allaah
    hadii guri dhisan aad qadanayso waad wada shubi lacagta hal mara
    hadii laguu dhisayo oo hada lagu bilaabahayo guriga lacagta 3 jer ayad kala bixinaysaa inshaa allaah
    Xaafada ay ku yaalaan waa aaga madaxtooyada
    Wadada kolki Garoonka loo socdo madaxtooyada intaada gaadhin burta garabcase ayay dhinaca madax tooyada kaga yaalaan xaafadu laamiga ayayna saaran tahay.
    Emalka ku soo dir magacaaga oo sadaxan iyo telkaaga hadii aad guri ka iibsanayso xaafada .
    Emal.Alidhaanto571@gmail.com
    Whatsapp .+46760297979. +251915071414
    Xafiiska soo wac malinta xiliga shaqada +251252780893
    • ALI DHAANTO CALI DHAAN...
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com
  • เพลง

ความคิดเห็น • 47

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 ปีที่แล้ว +4

    Nosheg ibka guryah Thank you

  • @khayrmaxamuud9019
    @khayrmaxamuud9019 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wa qurux

  • @shukriyaaxmed3656
    @shukriyaaxmed3656 ปีที่แล้ว

    masha Allah guryo cajib ah

  • @mahadbarre4022
    @mahadbarre4022 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc. Ali dhaanto wnku salamay guriga u horeeye 4 qole jiifka iyo fadhiga iyo 2 qole irid bananka lacagtoda isheeg 7:04

  • @smartabdi655
    @smartabdi655 ปีที่แล้ว +1

    Qiimaha inoo soo raaci

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว

    ABWAAN
    Alfanaan Ali Dhanto 👍👍🤝

  • @abdirahmanmohamad2995
    @abdirahmanmohamad2995 ปีที่แล้ว

    Wra Alli bashirow Ana rabe xagen kala soxarira

  • @ZakaMister-kh3le
    @ZakaMister-kh3le 11 หลายเดือนก่อน

    0:57

  • @dhexdhexaad514
    @dhexdhexaad514 ปีที่แล้ว

    Qiimahaa muhiima in la ogaado

  • @ihubsomalia
    @ihubsomalia ปีที่แล้ว +2

    Qolalku ma 2 ama 3 mitir baa? Yar yaraa.

  • @jamalfaisal1724
    @jamalfaisal1724 ปีที่แล้ว +1

    Xagee laydin kala soo xidhiidhi walal?

  • @demasabdisamad4565
    @demasabdisamad4565 ปีที่แล้ว

    Kkkkk m a aniga ay rab sxb ali danto

  • @muniirabdullahi8091
    @muniirabdullahi8091 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk hadaa ubahantahy dhagaha Hana xanujinin e inaaderow nalaso xiriir kulaha cali dhaanto waa qosol socda😂😂

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 9 หลายเดือนก่อน

    caliyow soo ddadaji qiimaha guriga iyo sida loo bixinayo qofkii halmar bixinaya iyo qofkii 2ama 3 jeer u bixinaya

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 10 หลายเดือนก่อน

    Qaab kaas yuu uhadlayaa markaas yuu rabaa inuu ganacsade kunoqdo hanadaalin taas uu dhahay yaa hadalkiisii iyo xayisiintiba halaysay
    Haduu qofku dhibsado su Alaha taas macneheedu waa inay khiyaane jirto Lana rabo dad masaakiin aha in guryo aan tayo lahayn laga gado oo qaali aha

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 หลายเดือนก่อน

    Rer Abtigay, Guri noocan Garan maayaane Geela Ayay ku
    Xerayn 😂😂😂😂😂 .

  • @mohamudmuhumed1645
    @mohamudmuhumed1645 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah wll xaafaday kudos yaalaan?

    • @AliDhaanto
      @AliDhaanto  ปีที่แล้ว

      new jigjiga polka Garab case ladhaafo madaxtooyada ka soo horjeedkeeda o Dhaka magaalada ah

  • @UgbishSuuro-vo8qo
    @UgbishSuuro-vo8qo ปีที่แล้ว

    Xage lag l so xadhihi lah

  • @deqdarajo7265
    @deqdarajo7265 ปีที่แล้ว

    Ingneerkaa korontodaa mad isid heee kenya Ayan jogaa😊

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql ปีที่แล้ว

    Qolalka aad bee u yar yihiin . Wayna ku ciyaarayn Dhismaha .waxaa door bidi lahaa inaan Dhulka iibsado aan gooni u dhisto 😅

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 3 หลายเดือนก่อน

    SINGLEDA MARAYKAN LABA QOL BAY RABAAN OO AAY KU NASTAAN EE SHANQOL HAGAAJINTODA MA RABAAN EE QOL IYO LABAQOL MA NALO DHISO . ABTIYAAL.

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 ปีที่แล้ว +2

    Qiimihiisu waa meeqa

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 ปีที่แล้ว

      Me to

    • @oamaer
      @oamaer ปีที่แล้ว +2

      @@aniwaaye484 Hargesia is not safe for non-Isaaq people anymore...SAD, I loved that city before the SSC war!

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 ปีที่แล้ว +3

      @@oamaer
      This is not hargeyso
      Is jiigigo I thinking
      Thank you v

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 ปีที่แล้ว +2

      @@oamaer
      Guul iyo gobanimo Inshallah SSC ❤️❤️❤️❤️

    • @oamaer
      @oamaer ปีที่แล้ว +1

      @@aniwaaye484 okay, that is better-jijiga in Ethiopia is way better!

  • @Abgaal
    @Abgaal ปีที่แล้ว +1

    Asc Ali dhaanto waxaan joogaa jabuuti waxaan ahay dhalinyarada
    Deeegaanka soomaalida waxaan
    Rabaaa guryahay iiibka ah

    • @AliDhaanto
      @AliDhaanto  ปีที่แล้ว

      wa laga iibinayaa ee soo dhawow sub

    • @abdifatahhusein9554
      @abdifatahhusein9554 9 หลายเดือนก่อน

      @@AliDhaanto
      Asc xog badan keen iyo qimaha waa halkagiye dhagaha Anu ka xanujine illen Wax Ana Ku qancin lacagtana uso diyarsan ma insan kare

    • @abdifatahhusein9554
      @abdifatahhusein9554 9 หลายเดือนก่อน

      Emial aan xogta isku waydarsano Soo dusi ama ciwaan aan qimaha iyo guryaha ka firino noo sheeg

  • @UgbishSuuro-vo8qo
    @UgbishSuuro-vo8qo ปีที่แล้ว

    Xage lag hela wlo wan rab

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Waa guryo wanagsan marka fahfahin dher it’s sid a mesha ay ku yalin & war bixin dherada sid adhaqalaha guud & in sarif jiro side warbixinta oo dhameystiran ka dalacan karnaa sida website iOS hirkadani leedahay kuma warbixineyso guryaha qimahoda & sida lagu bixin karro & waqtigaba.
    Shirkad use magaceed

    • @AliDhaanto
      @AliDhaanto  ปีที่แล้ว

      waan so galainaynaa kol dhow inshaa aaaah

  • @khadarshukri3406
    @khadarshukri3406 ปีที่แล้ว

    Fadalan Qiimaha Soo Sheeg guryaha LG Ah ee dhismahoodu socdo

    • @AliDhaanto
      @AliDhaanto  ปีที่แล้ว

      Ku soo dhawoow guryaha cusub ee #newjigjig waxaad halkan ka ogaan kartaa qiimaha iyo dhulkay ku fadhiyaan iyo inta qol ee ay ka kooban yihiin,
      Qaybta 1 aad
      Guri G+1 oo 10 qol 4 suuli Ah
      qiimahiisu waa 170.000 kun USD lakiin qiima dhimis ayaa lasamayn hayaa bisha ramadaan waxa uuna noqon hayaa waxa uuna noqon hayaa 164,800 USD
      Dhulka u ku fadhiyo waa 400 kaare parkin kisa waxaa galaya 4ilaa 6 gaadhi
      Qaybta 2aad
      guri 8 qol iyo 3 suuli ah oo villa ah waxa u maraya 130.000 USD
      waxaa lagu siin qiima dhimis waxaana lagaa siin hayaa 123,600 USD
      Dhulka Uu ku fadhiyo waa 450 kaare
      Qaybta 3aad
      Guri 4 Qol ah iyo laba suuli qiimahiisa waa 70 kun USD
      Qiima dhimis waxaa lagaa siin hayaa 66,950 USD
      Dhulka u ku fadhiyo waa 400 kaare
      waxaa ay leedahay xaafadu
      iskuulki garomadii ciyarta ciyalka
      majaajidki
      madarasadii quraanka
      molki laga adeganayay
      wardiyihii o xaafadaha camiroyin laga arki karo guud ahaan amaankooda ayaa lagu xidhayaa inshaa allaah
      hadii guri dhisan aad qadanayso waad wada shubi lacagta hal mara
      hadii laguu dhisayo oo hada lagu bilaabahayo guriga lacagta 3 jer ayad kala bixinaysaa inshaa allaah
      Xaafada ay ku yaalaan waa aaga madaxtooyada
      Wadada kolki Garoonka loo socdo madaxtooyada intaada gaadhin burta garabcase ayay dhinaca madax tooyada kaga yaalaan xaafadu laamiga ayayna saaran tahay.
      Emalka ku soo dir magacaaga oo sadaxan iyo telkaaga hadii aad guri ka iibsanayso xaafada .
      Emal.Alidhaanto571@gmail.com
      Whatsapp .+46760297979. +251915071414
      Xafiiska soo wac malinta xiliga shaqada +251252780893

  • @mohamedamiin606
    @mohamedamiin606 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Hadadn wax ibsan raabin hanadalin kulaha Mr Danto

  • @abdullahiabdi3299
    @abdullahiabdi3299 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll cali waxa fcn guriga inad qimihisa ad so racisi markas cidi rabta way ibsan cidi kalena qimaha way arkayano kuma sualayan wll

    • @AliDhaanto
      @AliDhaanto  ปีที่แล้ว

      waan u sheegaynaa qofkii raba qiimaha walal

  • @sulemanmohamudmohamed9762
    @sulemanmohamudmohamed9762 ปีที่แล้ว

    Sidii aan uagayay baa bidar nagashay waxba mahaysana

  • @abdulaahimaxamuudnuur
    @abdulaahimaxamuudnuur ปีที่แล้ว

    Anaaraba ilasoo xidhidhi sxb