- 116
- 5 085 370
Codka Ubax Podcast
Sweden
เข้าร่วมเมื่อ 2 พ.ค. 2020
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 4
Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!
มุมมอง: 32 615
วีดีโอ
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 3
มุมมอง 27K3 หลายเดือนก่อน
Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 2
มุมมอง 27K3 หลายเดือนก่อน
Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 1
มุมมอง 40K3 หลายเดือนก่อน
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Nimcaan "Qays Galbeed"
มุมมอง 15K6 หลายเดือนก่อน
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 8
มุมมอง 31K6 หลายเดือนก่อน
Waa barnaamijkeennii Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
มุมมอง 53K7 หลายเดือนก่อน
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Daawasho Wacan.
CODKA UBAX: QORAALKA & DHAQANKA
มุมมอง 13K7 หลายเดือนก่อน
Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Barnaamija Caafimaadka
มุมมอง 6K7 หลายเดือนก่อน
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Daawasho wacan!
Khilaafyada Soomaalida
มุมมอง 5K8 หลายเดือนก่อน
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Daawasho wacan!
Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
มุมมอง 29K8 หลายเดือนก่อน
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Daawasho wacan!
Khalad-fahanka Baraha Bulshada
มุมมอง 13K8 หลายเดือนก่อน
Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 13
มุมมอง 52Kปีที่แล้ว
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Dhuusamareeb
มุมมอง 12Kปีที่แล้ว
Magaalada Dhuusamareeb waxa aannu kula sheekaysannay Prof. Axmed Salaad Kulmiye. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Hadhiwaa
มุมมอง 105Kปีที่แล้ว
Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi
มุมมอง 18Kปีที่แล้ว
CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
มุมมอง 13Kปีที่แล้ว
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
CODKA UBAX: Halista Qaabnololeedka Soomaalida
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
CODKA UBAX: Halista Qaabnololeedka Soomaalida
CODKA UBAX: Qofkii Dembigiisa Qirtaa Doqon Maaha
มุมมอง 7Kปีที่แล้ว
CODKA UBAX: Qofkii Dembigiisa Qirtaa Doqon Maaha
CODKA UBAX: Gaalkacyo - Isbaaradu Waa Qalbiga
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
CODKA UBAX: Gaalkacyo - Isbaaradu Waa Qalbiga
2/1/2025 daabanaya
Waa markii lixaad ee aan dhageysto sheekad best story ever heard ❤❤
Wxn wajiga vampires 🧛 ya leh naga hor qaada 😅
Khaliif farah xayir wll anan waligey iloobi doonin oo malin an u baahna gabar Walhi gabarki ugu wanag sans i siyey 2015 ilaahay aduun iyo aakhiro ha ku liibaano yaa Allah ♥️♥️♥️
1/1/2025 ❤🎉 Sanad quruxbadan
Wlhi Runtii Qiso ayey ku Banantahy Runtii😊❤
I wish that in may life
Sheekadan aadka umacaan waxaa dhameestay 31/12/2024 ilaahay waxaa idinkaga baryaaya cimri dheer iyo cibaado suuban iyo awlaad badan oo barakeesan oo jacayl lagu dhalay inuu idin siiyo 🤲🫂❤️ anigane ilaahay qof aan nolosha isku fahamno oo awlaad qeer qabta nakala siiyo ilaahay ka baryaaya allahayow ducadayda aqbal waa maqribee 6:05pm🥹🤲
Waxan daawanayaa program kan 31/12/2024. Time:130 duhurnimo
Masha allah jacaylka guulaystay❤
Wll plz Noo zoo Badi sheekeeyinKa zaan oo klE ah 😢
2024😮
Jacaylkii guulaystay ogow guurku waa muhiim
really uguna nxrir badan walhi🥺✅️
Sheekadan waxan dhamaystay 22/12/2024 2025 baa la galayaa Illhy wixii qalbigayga ku jira hay sahlo
Axdigi lahubiyaa sow mar uun hirgeli maayo Qofki helay qofki uu heeybin jiray ama uu u heesayay Sow intuu hurdada toos ledo hadalka deeyn maayo ❤❤❤❤
Mnsh Allah beautiful family allahuma barik 🤲
2024 /12/23/ haben salaasa waa 21:40 wax kale ma qabanayo dareenkaygana kama hadli karo lkn waa ii xasuus comment gasi ❤🥹waan daawadsiin doona hady iso laabato waan xasuusan doona haday iso laban waydo iyadu waa hoodo aden 🫀💕
Dec 2024
Wlll isamaacli ubaxw wll please isheg cisbitaalka jecalka waxan hay dhaawace 😢😢😢
2024 december 12 / Thursday 😢
Codka ubax makaanka daganaanta
Maxay udhamaatay
54:24 54:28
Dadku waa Roland iyo messi Iyo ciyartoyada kale
M.a abdi risaq wa qof qalbi wanagsan ale ha ku xafido abwankayga💯💯💯
Wll sheeko kale oo nocan ah noo bilaw adoo mahadsan
Ismaaciil waa psychology
Barnaamijkiba qaysba la wareeegay
Allah haunaxariisto abwan hadrawi😢
Mar labaad ban so wada dhagaystay taxanahan ka dib markan so arkay lamaanahan sidan aan garanaayo ayay micno weyn I samaysay barnamijkan❤️ allahumma barik lmanaha
Inta soo dhamaysatay Taxanaa waalayga guursaday kuna cusub Taxanahan❤
Waykn😂❤
@SumayaEprahim ma ila midbaa tahay sameeyay 😀❣
Anuu waxaan dhagaystaa Taxanaha waalayga guursaday
Akhiro tukagashekaysa adna ifka sidawaye
Barmaamujkan waxan dhagaysanaya iyado uu yalo mudo 4sano ah tariikhdu maanta waxay maraysa 02/12/24 waxan ku jira shaqo lkn waa shaqo anan niyadaydu dhex joogin qofkan jcla waxan kala maqanay mudo 84 hbeen ah runti 3bilood ee ayamaha la’I wan ka jari laha wakhtigayga haday ii samaxayso dadka is jcl Alle haysku daayo 😢
Jacaylka inkaar Alle haku rido midba mahe 😢
ogow hadal dalable iyo dhaaxan dood jaban maqloo anigu uma dudo si fudud waxaad daaha saartay iyo beer nugaylku ima duroo dareenkaagaan ogee jacayl dumar yaa ku baray dulqaadkuba waa sadkaa dalaalimo waa caqliga wixiise adiga kuu dana daleed kama soo heshid jacaylku wuxuu dagaa kashii kula duubantee dookhaaga anaa iska leh. ........ Waa Jawaab Waafiya......
Mash allah walalo gul gul noloshad ❤❤❤❤❤❤❤
K😂o😂ooooooooeooooo😂oooooooo
Qof qof laguma daweyn karo walaashey anigaa kula arkey
Waan jeclaan lahaa inaan hello meel aan kala xiriidho codka ubax
Amigu gabadha iney daahir guursato waa ku taageersanahay, anoo waliba nin ah, maxa yeelay nin aan waqti ku siin, isagoo kaa maqan, maxaa soo ordisiiyay xafladada qalin jabinta, dhabhaanti wuxu maqley ina ninkle u doonanthy intaasa soo ordisiisay, wuxuuna rabey in uu halka kugu hayo, ka tasho dheh, sheekada wiilkana gabadha uga tagtey mu wax isheegto oo sugan wayse maysan rabin awalba, dhalanteed iga dheh, mar hadi banaan la kala joogo xiisaan arka jacayl ma arko xasuus ma arko, mar hadeysan jikada igalin quraac maxaan isiin xasuus iguma reebin, mar hadaan arag ayado baatiga kula wareegeysa guriga dhexdisa soojeed kumaan riyoon, mar hadaan laabteyda aan galin marka seexanayo habeen maan tabin, Ati high school iyo guur hort iyo jacayl isku kayqaban mayso, mana xasuusto dhoocilihi high schoolka iyo teenagerka.
Mashaallah
ilahay danb dhaaf Hakaga dhigo wll
Ovvvv m.a Lagama amuusi karo wlh ❤️🔥❤️🔥
C UBAX waxa nolosha kuso qabataa cabdiraxmaan qoslaaye thnks
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Masal alla 🎉🎉😂❤❤
Qays qayser best TH-camr 🎉
Alaa laso dhakhsadaah 😢😂❤