CODKA UBAX: Foosiya Rindai

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @princesshappy235
    @princesshappy235 11 หลายเดือนก่อน +61

    Pls hamda hussein kusoo casuub podcast wll 🎉inta iga racsan like

  • @hamdanourhassan5434
    @hamdanourhassan5434 11 หลายเดือนก่อน +11

    Gabadha imankeda ayan ka yaabaey markaste kalmado fiacan ayay isticmalaysa masha allh❤

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 11 หลายเดือนก่อน

      Lkn waa wey qaawanthy maxaa ku kalifay
      inay is asturto ayaan jeclaan lahaa

  • @BarkhadXigmad80-sf4cv
    @BarkhadXigmad80-sf4cv 11 หลายเดือนก่อน +8

    Ereyo kuscanaya cabsida Eebbe ayey soo qaadanaysaa inantu hadana,nin xaaraan ka ah oo aan murximkeeda ahayn wakaalkeedna ahayn Aabaheedna ahayn ayey ku hor fadhidaa qaawanaan weliba dumarka cawradoodu waa timaha, waxan jeclaan lahaa intaasi inay hadalkaa wanaagsan Asturaad iyo Hagoog inoogu darto🙏

  • @maxdar11
    @maxdar11 11 หลายเดือนก่อน +13

    Omg😢
    Ma foosiya inantan waxyaabo badan ayaan wadaagnaa oo ay kamid yihiin jacayl ka heesaha khadra daahir iyo axmed gacayte❤
    Maalin ayaan muuqal yar oo ay qaadayso heesta khadra daahir ee isha sacabka mari Facebook soo galiyey runtii boqolaal kun ayaa daawaday waana la yaabay

    • @abdelrashidfarah2962
      @abdelrashidfarah2962 9 หลายเดือนก่อน

      wll ha rumaysan masha waxa ayaa ku dhexa qarinaysa
      Feminina iyo Kristen ayaa amisana thy iska ilaali ayaa lugu khaladina bror waad aragta qabka ayaa udhigayaso

    • @maxdar11
      @maxdar11 6 หลายเดือนก่อน

      Waxaad ka hadlayso maan fahmin maxaad ku caddaynaysa waxaa aad sheegayso ​@@abdelrashidfarah2962

  • @warsameHasan-on1zf
    @warsameHasan-on1zf 10 หลายเดือนก่อน +2

    dad waa dadkii hore fan waan fankii hore kolka saas baa aaminsanahay inanta intaba wadaagna

  • @Balanbaalis26
    @Balanbaalis26 11 หลายเดือนก่อน +2

    Foosiya aad baan wax badan oo dabeecada ah isaga eegnahay waxaase aad ii yaab geliyay dookha fanaaniinta khadra daahir maxmed Mooge axmed mooge iyo axmed gacayte waa inta aan jeclahay weliba siday iigu kala horeeyaan bay u sheegtay
    Codka ubax waa barmamij tayo leh qaybta podcast ku taxnahay 🎉

  • @munimarvisuals
    @munimarvisuals 10 หลายเดือนก่อน +2

    Beautiful gentle soul she is ma sha Alalh 💕💕💕

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 11 หลายเดือนก่อน +2

    She’s so positive ❤

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 8 หลายเดือนก่อน +2

    Farxad weeyn ayeey ii tahay inaan arko gabar somaliyed oo le macuno hilibka xayaawanka iyo dhamaan wixii kayimaada xayawaanka.Waan ogaa inaad tahay hoobal laakiin maan ogeeyn dadnimadaadu iyo fahankaagu inuu heerkaas gaarsiisanyahay . Wll waxaan kuu rajeeynaya cafimaad iyo inaad farxad ku noolaato.

    • @kowsarragee7357
      @kowsarragee7357 7 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you huuno! Adigana sidoo kale! 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @ahmeddirie8132
    @ahmeddirie8132 7 หลายเดือนก่อน +1

    Foosiya, geedkaygii ayaan kaaga soo gurayaa foox, kkkk

  • @abdi-qnimohamet1016
    @abdi-qnimohamet1016 11 หลายเดือนก่อน +4

    Xiisahaasi yaanu jahanama ku gayne isku noqo inan yahy.Ninkanaad hor yuururtaana dee kuma qabee iska astur. Bisinka😢

    • @user-uo2hb8uc7i
      @user-uo2hb8uc7i 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 war inta ka xishoo isagaa dalbaday iney hor yuurursato eh

    • @abdi-qnimohamet1016
      @abdi-qnimohamet1016 11 หลายเดือนก่อน

      @@user-uo2hb8uc7i mxn ka xishoodaa ma nin baa odhanaya iska kay astur,niyaduuba ka rabaaye. Teeda kale saw iyadiiba may garan waayin Ilaahii ku abuurtay ka xishood oo ixtiraam mxn anigu ka xishoodaa. Danteedaan wadaabee.....

  • @user-ml3th5wv6f
    @user-ml3th5wv6f 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs. Abayo. Xijabka alah. Qalbiqag. Haku so. Galiyo allow. Kusohade❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 11 หลายเดือนก่อน +4

    Fadlan noo soo qabo aadan khadar cali aadan sahanka ❤❤❤

    • @maxdar11
      @maxdar11 11 หลายเดือนก่อน

      Jaw😂

    • @munamohamed470
      @munamohamed470 11 หลายเดือนก่อน

      🤔🤔🤔

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 11 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @munamohamed470
      @munamohamed470 11 หลายเดือนก่อน

      @@yoyo-tf7eh 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 11 หลายเดือนก่อน +3

    Codkay kuhadleyso xata waa qurux m.a

  • @MastikoVlogs
    @MastikoVlogs 8 หลายเดือนก่อน

    Her voice is golden 😮

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 4 หลายเดือนก่อน

    ♥Old is gold 🔥🎤

  • @aminaosman1196
    @aminaosman1196 11 หลายเดือนก่อน +2

    She is amazing ❤

  • @XaliimoDufle
    @XaliimoDufle 2 หลายเดือนก่อน

    Pls zxp hamda xussein maxad ku heysanata

  • @Upthisalan43
    @Upthisalan43 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa layga guursaday ban uxisay 😢

    • @husseinahmed7265
      @husseinahmed7265 8 หลายเดือนก่อน

      Soon insha allaah baan kuugu ducaynayaa

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh 11 หลายเดือนก่อน

    codka ubaxoow maanta unbaad lagand keentay plz waxa sida riyaha u ciyaya ee hargaisa iyo xmar ba jooga haku daydaan gabadhan

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 8 หลายเดือนก่อน

    ❤fawsiya🎤🙏🌹🌹🌹🌹

  • @AbdirahmanHusein-oj7mo
    @AbdirahmanHusein-oj7mo 6 หลายเดือนก่อน

    So cute

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wariye wan ku salamy wana ka helay meel an kala soo xariiro ayaan rabaa 16 malmood ayaan ilahay baryayaaa inan mar ii fududaato helidada mahdsnid

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaad faadi ahayn dhib malahan adoo mahadsn msg ireeeb xataà idheh gabarey maya wax uun ireeb

    • @mohamedomar8783
      @mohamedomar8783 11 หลายเดือนก่อน +2

      Ma waxaad rabtaa inaad sheeko la wadaagtid Ismail

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedomar8783😂😂😂

    • @marwoabdirahman6018
      @marwoabdirahman6018 11 หลายเดือนก่อน +4

      😂😂😂😂Illhy hku siiyo qof aanad raadin oo kusoo raadsada

    • @Hhyqqwo
      @Hhyqqwo 11 หลายเดือนก่อน +1

      🥺🥺aamiin alle ha siiyo miskiin🥰🥰@@marwoabdirahman6018

  • @najkayare9832
    @najkayare9832 11 หลายเดือนก่อน

    Legend bd tahYe inzozo wad dee Peo

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 11 หลายเดือนก่อน +1

    Markay Leedahay Amaanta Soo Maalidu Cadceeda Ayay Ku Tilmaamayaan Waxan Xasuustay Heestii Ahmed mooge Miiraale Siduu Jawiga U Sawirayo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ma cuno oonta xoolaha, taas malaha waa dhaqan shusheeye filayaaa .

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 7 หลายเดือนก่อน

    She is philosopher. She also hard very deep down sense of humanity, my only suggestion is : please … Add all this good stuff to cover your hair . Not my choice but Allahs command.

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 11 หลายเดือนก่อน

    Manshala ❤gabadh cod mcn💯

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 11 หลายเดือนก่อน

    Gabdhan Hadday Single Tahay hala igu soo xidho 😅❤

  • @user-hl7jl1db8w
    @user-hl7jl1db8w 11 หลายเดือนก่อน +1

    Codka ubaxa❤❤🎉

  • @maxamedsahal7392
    @maxamedsahal7392 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh waa diinta cilmaaniyada ayay si dadban ufaafinaysa kulaha xoola waan unaxay

  • @najkayare9832
    @najkayare9832 11 หลายเดือนก่อน

    IsmaiL codka ubax

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 4 หลายเดือนก่อน

    Waxay naagtan qawani

  • @user-gq5kg8ft1i
    @user-gq5kg8ft1i 10 หลายเดือนก่อน

    Pro zu aalahagii adkaa ma mooda inaay wax yar oo fudud noqdeen😂😂

  • @AbdirahmanOmar-cm7qf
    @AbdirahmanOmar-cm7qf 9 หลายเดือนก่อน

    Arwelo

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 8 หลายเดือนก่อน

    Ruuxdii fanka ayad soo qabatay.

  • @hodanmuhumed6814
    @hodanmuhumed6814 11 หลายเดือนก่อน

    Codka ubax ❤❤❤

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wixi ilahay ku xalaleyay hdad iska xarantinimaysay aday kuu tal
    Anna 24saacba hadanan labo ama sadexjeer cunin hilib maba gam'o😅😅

  • @mohamedsaeed5803
    @mohamedsaeed5803 2 หลายเดือนก่อน

    Vitamin B 12 deficiency ayaad khatar ugu jirta caafimadka wax ha yeelin waa nimco eebe ina siye.

  • @awiljama5234
    @awiljama5234 10 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan SNM miyaa? Daaroodka way diiddan tahay.

    • @museadan9335
      @museadan9335 10 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk

    • @museadan9335
      @museadan9335 10 หลายเดือนก่อน

      Daroodka ma ilkacase qays kkkkkkkkkk

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 11 หลายเดือนก่อน

    Rooda kayf soo qabo fadlan oo waliba dhagaysi qudha ka dhig si aanu u maqalno heesaheeda aad dhextaal ka uga dhigayso.
    Seasons kii hore ee dhagaysiga ahaa way macanayeen oo xiiso gooniya ayay lahayeen sababtoo ah Heeso dhextaala baa ku jiray. Fadlan soo celi

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 11 หลายเดือนก่อน +1

      rooda keyf fanaanad maahan waxaasoo kalena gabadha ha soo ag dhigin ply back meesha laga hadli maayee

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 11 หลายเดือนก่อน

    Vegan 😅😅