CODKA UBAX: Caweyska Boorama

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025
  • Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Daawasho wacan!

ความคิดเห็น • 45

  • @ikraanmohamed4320
    @ikraanmohamed4320 ปีที่แล้ว +21

    Gorman codka ubax la wadagi doona qisadyda
    Allah ku sharfo horay usoco

    • @cabdulaahigargaar5844
      @cabdulaahigargaar5844 ปีที่แล้ว +3

      Comments ahaan hadaad noogula wadaagto kawaran sister 😂

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 ปีที่แล้ว

      @@cabdulaahigargaar5844 fowdada daaa cabdala

    • @asmamohamud8136
      @asmamohamud8136 ปีที่แล้ว

      Xagee kaala soo hadlaa ma sugi karo intaa soo gubinaysee

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 ปีที่แล้ว

      ​@@cabdulaahigargaar5844saas dhan maa uwar jeceshay😂😂

  • @Maanka_elHaaji
    @Maanka_elHaaji ปีที่แล้ว +7

    Dalka qatar 🇶🇦 ayan ku nooLahay Codka Ubax waa podcastiigii iigu horeeyay ee Somali ah ee aan dhagaysto maantana TH-cam ayan Kala socda Mansha allaah wiiL dhalinyaro ah oo keligii nooL ayan ahay dhul aan dhulkiisi ahay markan hawl qabanayo waxan 2da dhagood wadaajiya barnaamijkan CODKA UBAX mahadsanid sxb ismaiL hore u soco meeshan iyo Meel ka Saraysa ayan ku Leeyahay ❤️🫡

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 ปีที่แล้ว +2

      Isku mid ayaan nahay Saudi Arabia ayaan jogaaa waqtiga shaqada wan gaystaa waliba inta an dhagaysanayo firfirconi ayaan daremaaa aaad ah

    • @Maanka_elHaaji
      @Maanka_elHaaji ปีที่แล้ว

      @@iqromaxamed5430 fariid waLaashay waa run Dareen gaara ayuu leeyahay dhagaysiya CODKA UBAX

  • @ikramfadan1976
    @ikramfadan1976 ปีที่แล้ว +9

    in badan baanu suganay codka ubax masha alah cawaba iskeen

  • @S.aidiid
    @S.aidiid ปีที่แล้ว +7

    Ninkan waH Misanka Culus waaw hore usco ismaacilow 🖤

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 ปีที่แล้ว +4

    Waa run in hooyada Fanka ay tahay Boorami, walaashay ayaa markii 1aad ay borama u safarto waydiiyay sida ay tahay boorami yada o kaftamaysa ayay igu tidhi haddii adoo indhoole ah lagu keeno magaalo aanad waligaa arag o aad maqasho heeso iyo codka tigaha iyo jawi qabaw waa boorama....

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs ปีที่แล้ว +6

    Ismalilow wllo 🎉Barnaamijyada noso badi qisooyin badana waanu kuu haynaa Abwaano badana waanu kuu haynaa.
    Hadaanu Reer Borama nahay madaxyy ❤🎉

  • @Hobaal_Tech
    @Hobaal_Tech ปีที่แล้ว +3

    Allah is one

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +3

    M.a codka ubax xaqiiqdi waxyaabo badan yan idinka faaiiday noo soo badiya fadlan videoska 🤗👍🙏

  • @SamiyaAhmed-1234
    @SamiyaAhmed-1234 ปีที่แล้ว +3

    Woow cawa iyo borama my sity ❤

  • @farxaanxidig1668
    @farxaanxidig1668 ปีที่แล้ว +1

    Xadirban ahaa habenkan

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd ปีที่แล้ว +1

    Ismaaciilow waxa aad ino soo qabtaa cabdale jamaal ❤

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiqani Mandela kelmaddiisa u dambeysa waa cajiib. Waa run waynnu ku daalnay wararka iyo wareegtada siyaadda. Waynnu u baahannahay barnaamijyo innaga mashquuliya.

  • @nasrudiincali7402
    @nasrudiincali7402 ปีที่แล้ว +1

    Cabdilahi ubax ma odaygii xildhanka aha ba ku dhalay indwr

  • @farxaankhaliifxasan7557
    @farxaankhaliifxasan7557 ปีที่แล้ว +3

    Horey usoco qisooyinka soo badly zxb

  • @samarassan6
    @samarassan6 ปีที่แล้ว +2

    Ismaciilow anigu waxaan codsani in abwan xamse xadaari mar ino soo casuumto insha allah

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 ปีที่แล้ว +2

    Fankuba waa boorama show

  • @Zaamimohamed
    @Zaamimohamed ปีที่แล้ว

    CODKA Ubax is the best ❤

  • @CABDIWAHABShide
    @CABDIWAHABShide ปีที่แล้ว +1

    Ma codka ubax podcast waan qayb gali laha lkin maan ogayn

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha idin dhawro Amiin

  • @SukarnoYarey
    @SukarnoYarey ปีที่แล้ว

    Ismacilow gormaad iwaraysan dontaa ❤ wxan iska rabaa inan barnamij kula sameeyo aad igusoo tuurtid sualo yaroo shidan kkkk Ala walalow wn ku taageraa horay usoco dadka aad usoo saartay codka Ubax bn kamid ahye ❤️❤️❤️❤️

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 ปีที่แล้ว

    Barnamijyada codka ubax waxu turjumaa mar dareen qoff walba so maray iyo qiso qof wlba iska dhex arko marna waa dhirigalin iyo dawo qofku nafsiyan uu ka helo barnamijka dawashadiisa 😮❤🎉
    Marka ma la dhihi karaa codka ubax wa daawo iyo mala awal ay dadku ubahnayeen 😮

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 ปีที่แล้ว

    waxa kalee oo u ilaway sxpkaaay somali gabdhaha afka somaliga ku hesaa dhankaa jilitankaa ruwayadaha fananadi ugu khatarsanayd iyo sido kale dhankaa hesahabaaa kuwa ugu fican ku jirtay allaha u naxaristo amina abdillahi xiirsi hodan hooyaded sido kale kooxdi general daud ee hargaysaa laxan sameyihi iyo heesagi ugu khatarsana ayu ilaway abdirahman aw cisman maxabe abdiraxman dheeere hodan abehed iyo waliba walalki maxamed dhere

  • @nasriinbadal6993
    @nasriinbadal6993 ปีที่แล้ว

    Ismaciil waxan jecelahay miisanka suaalihiisa iyo suduu u daadihiyo barnamijyadiisa Wana dawada aadban ugu xidhanay

  • @iadam4038
    @iadam4038 6 หลายเดือนก่อน

    Taas baa igu darnay d walahay

  • @nasriinbadal6993
    @nasriinbadal6993 ปีที่แล้ว

    Aad ban u tageera codka ubax

  • @gobta1
    @gobta1 ปีที่แล้ว

    Wlhi laysma caasiyeen codka ubax ninkani waa wariye buuxa ama saxaafada ayuu si fcn u yaqaanaa

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +2

    Su'aashaa aniga maa la iweydiiyo anaa xoog kuu aqaane😂 Walaal isbuuciiba 2 barnaamij noo soo geli.

  • @asmaomer1173
    @asmaomer1173 ปีที่แล้ว

    Codka ubax kuso dhawoow gobolki wad shidey❤

  • @ahmedsoomaali8409
    @ahmedsoomaali8409 ปีที่แล้ว

    Goorma ayqad jigjiga imaanaysaa

  • @nasriinbadal6993
    @nasriinbadal6993 ปีที่แล้ว

    Ismaciilow xilimad imanaysaa jigjiga waxad ka mid thy dadka aan jecelahay la kulan kooda please noo imo wll

  • @anisahusseinali4520
    @anisahusseinali4520 ปีที่แล้ว +1

    Heesta cusub oo Ismail danaan xagee laga helaa

    • @MrBasey-rq8eo
      @MrBasey-rq8eo ปีที่แล้ว

      Wll Twitter baad ka heli 🤒

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 ปีที่แล้ว

    😊😊😊😊😊😊

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 ปีที่แล้ว

    waar niinkaaa waxbadan ayu khaldaay 1 allaha u naxariste abwaan hassan sheikh mumin gorod ayu aha wuxuna aha abwaanka kalinta koobad kaga jiray fanka somalida waxana lo yaqanay abahi abwanada somaliyed wayo 1 abwaan suugantaaa sameya ayu aha qaybahega kala dun dhaman 2 faylasof ayu ahaaa 3 research man ayu ahaaa

  • @afathahahmed327
    @afathahahmed327 ปีที่แล้ว

    Wax dhagayso aad xog heshide❤
    Maanso jacayl ah oo cida akhrinaysa xataa aanan garanayn oo cod kaliya ahyd mudo 3 daqiiqo ahna socota ka waran hadaan caawa helay waar walaal ismacil ubax aad baad u mahadsantahay

  • @Supr93
    @Supr93 ปีที่แล้ว

    Hashi guursan libtan aduun ubax oysay wacadrhi 😂

  • @IqriitoAbdilaahi
    @IqriitoAbdilaahi ปีที่แล้ว +1

    Ismailow goorma hargeisa ku qabanaysa

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil oow ninkan xamse barnaamij kasoo qabo hargeisa

  • @ahmedsoomaali8409
    @ahmedsoomaali8409 ปีที่แล้ว

    Goorma ayqad jigjiga imaanaysaa