CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Daawasho wacan!

ความคิดเห็น • 23

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 ปีที่แล้ว +10

    ❤❤runtii cofka ubax wlhi waa genius waayo waxa daadihiya wariye dhamays tiran ilbaxnimo, daganaan, aqoon iyo dadnimaba keep goimg team codka ubax lkn wll hanaga caajisin bilaa caleeg si aan naan u niyad jabon ananan 🙏🙏🙏

  • @abwaanmaxamedawcalicartanh8260
    @abwaanmaxamedawcalicartanh8260 ปีที่แล้ว +7

    Silsiladdan Muxubbo Heellood dad badan oo naafada jacaylka ah baa dhayme ka dhigan doona, dad kalena way weheshan doonaan.
    Waad wada mahadsantihiin

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว +3

    Somaalay Su‘aal:
    1-Jacaylka ma wax laga xiiso dhacaba?
    2-Ma cimri hadii la gaadho aanu jacaylku dadka ku dhicin baa jirta?
    3-Qof kaad jeclaatay hadii aad calaf ku yeelan waydo ma ceeba?
    Abwaanku wuxuu yidhi dhalinyarada xisaysa.

  • @abdilahiabdi93
    @abdilahiabdi93 ปีที่แล้ว +2

    Ismaaciilaw wxn kaa codsanaynaa inaad Abwaan Mubaarik Qoorbaxay aad noo keento insha Allah

  • @najmaamien8275
    @najmaamien8275 ปีที่แล้ว +4

    Qisoyin no bilaba 😭💔

  • @RidwamoHameTt-tl5eq
    @RidwamoHameTt-tl5eq ปีที่แล้ว +3

    JacayLkU CajiiBsana Hadan CalaFkusheegO Kaan Is CalmanO Wlhi JacaylkayagU inUsan HaLdaqiiqO xata isbadalEn Ee Markaste MuxibO Ayan Kuwada Jogidona🥰 ilaHow Farax an isJeclanO isahaL😩❤️
    WAN uJeda inad akhrineysid Qoralkeyga ee amin iidheH wll😂

  • @user-pq7vv3ne9l
    @user-pq7vv3ne9l 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aadbaan walhi silsiladan u raadin jiray ismaacil aadbaan ugaga mahad celinaya marnaamujkan waxaan silsiladan dhagaystay 2012 anoo kalaska 7baad

  • @ismadhiba5683
    @ismadhiba5683 ปีที่แล้ว +2

    Dawazhda codka ubax laga dhargi maayo❤😻

  • @saamiyomohamud5282
    @saamiyomohamud5282 9 หลายเดือนก่อน

    Yaazalaam codka ubax❤❤❤❤❤😊

  • @aliishomoha9493
    @aliishomoha9493 ปีที่แล้ว +1

    Wn ku slmy Abduqadir qalinle no keen waan u xiisnay

  • @EngAbdirixiim-hp6zq
    @EngAbdirixiim-hp6zq ปีที่แล้ว

    Abwaankayga maxamed Aw cali Carten guulayso

  • @saamiyomohamud5282
    @saamiyomohamud5282 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mt1ey2xd9c
    @user-mt1ey2xd9c ปีที่แล้ว

    Wax kale allahayoow cajiibsanaa.❤

  • @hudaciise3812
    @hudaciise3812 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka iyo qalbiga❤😂

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil4559 ปีที่แล้ว

    Muxibo heelod gabay qalbiyada taabanaya❤❤

  • @feisalhassan2628
    @feisalhassan2628 ปีที่แล้ว +1

    Codka ubax waa loo xiisay

  • @hamsemohamed1462
    @hamsemohamed1462 ปีที่แล้ว

    Cajaaib 😮

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @munasaleban7660
    @munasaleban7660 ปีที่แล้ว

    💔😢

  • @khalidabdi9476
    @khalidabdi9476 ปีที่แล้ว +1

    Tayada codku hoos bay u dhacdee inaga tiiri libaax 😂