CODKA UBAX: Qays Qeyser

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 4K

  • @NajmoCumar-k6s
    @NajmoCumar-k6s ปีที่แล้ว +2750

    Sidii wiilkan camal Ayaan mar walba dalxiisay jiray Laakiin maalin Ayaan gaari shilku galay Laakiin maalintii wixii ka dambeeyey waxaan noqday qof lugaha naafo ka ah Maalintii wixii ka dambeysay, waxaana noqday qof guriga fadhiya Noloshaydu keliya waxay ku soo koobnaatay inaan guriga fadhiya Hadda waxaan noqday qof noloshiisa qof kale ee ku xiran tahay oo caawinaad u baahan Laakiin ma aqaanno gortan ka bixi doono Laakiin ma is dhihin maalin ayaa sidaa noqon doontaa Mar walba waxaan ku ducaystaa inaan ka baxa noloshan 😢😔😭😢😭😭😭😭🥺🥺

    • @samiyamahamed6274
      @samiyamahamed6274 ปีที่แล้ว +101

      walalo illhey cafimad tama haku siyo sabrkgana badi qadar rabi weyan😢

    • @sundusladan7971
      @sundusladan7971 ปีที่แล้ว +34

      Inshallah wllo waad caafimaadi doontaa❤

    • @hoodohussein-kb9ou
      @hoodohussein-kb9ou ปีที่แล้ว +13

      Inshalah wllo waad kabixi doonta ale ya shafi

    • @Saxarlaaaa5489
      @Saxarlaaaa5489 ปีที่แล้ว +16

      Ilahay caafimaad taama haku siiyo hadad naafo noqotay micnaheedu maaha in aad riyadaadu naafawday

    • @apdirixiimmohammed9427
      @apdirixiimmohammed9427 ปีที่แล้ว +7

      part 2

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 ปีที่แล้ว +353

    Hooyo mcn iga dhimatey iigu soo duceeya in allah u naxariisto hooyo la aan waa mugdi iyo murugo 😢😢😢

    • @munaadam5844
      @munaadam5844 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Allah ha unaxariisto hooyadaa abaayo mcn

    • @wardanasir8240
      @wardanasir8240 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hawnaxariisto wllo

    • @xiiranechanel9856
      @xiiranechanel9856 ปีที่แล้ว

      allah yaraxma wl

    • @ramaazruuxi173
      @ramaazruuxi173 ปีที่แล้ว

      Allah unaxristo wllo aniga kula daremo Wlh 😢🤲🏽

    • @guleedcabdisalaan5626
      @guleedcabdisalaan5626 ปีที่แล้ว

      Ale ha naxarisato wllo😢😢😢😢😢

  • @sawaraanuush-tb8kv
    @sawaraanuush-tb8kv ปีที่แล้ว +199

    😊 Dagananta barnamijka Iyo qaabka Loo kala Helayo Hadalka Iyo shekeysiga Profect 😮🎉❤masha allh

  • @bintumaxamad1693
    @bintumaxamad1693 ปีที่แล้ว +6

    Qes qesar nin legend wax badan fahansan nin wax bartay motivation badan baan ka helay waxadba moodaa xaladeyeyga qaar inoo toos u abaarayo so we need another part 😊😊 this guy is more intelligent and interest

  • @apdilaahiapdiapdilaahi9299
    @apdilaahiapdiapdilaahi9299 ปีที่แล้ว +148

    Waxa qurxuinaya vedio waqtiga dheer ee waa suaal waydiyahan qabiirka ah waa mid kamid podcast aan ugu jeclahay ubax podcast ❤

    • @Giftgiver511
      @Giftgiver511 ปีที่แล้ว +1

      ismaacil caadi maaha waxad ka baranaysa cashiro aan caadi ahyn

  • @muxyodiincabdiqani646
    @muxyodiincabdiqani646 ปีที่แล้ว +45

    Garan maayo waqti aan qof Soomaali ku hadlaya aan hal saac daawaday oo xidhiidh ah. Qays Qaysar ma ahayn dadka ku xidhan barnaamijyadiisa, lkin waxan daawaday barnaamij ay ku jirto aqoon, dedaal, hammi, adkaysi, dhiirigallin, maad iyo dadnimo. Big respect bro.

  • @cawoayaan9445
    @cawoayaan9445 ปีที่แล้ว +82

    Walahi waa wax run Ah odaygayga wuxuu igu guursaday sidan ugu naxris badnaa isna waxan ku guursaday siduu iigu naxaristo ilahay haysku keen daayo aaminta ii raaciya walal Alhmdulilah nolol mcn ban ku noolnahay

  • @Easyfish9
    @Easyfish9 9 หลายเดือนก่อน +9

    This guy is going somewhere far, may almighty protect him from the bad. He's genuine, clever and very hard worker.

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 ปีที่แล้ว +136

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🧠

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 ปีที่แล้ว +34

    Waa runtii naxariista waa shalay qaliya anba ninkayga naxariis ku guursaday😢 allow idaaa❤

  • @guuleedmuuse7388
    @guuleedmuuse7388 ปีที่แล้ว +73

    Mid bad katagten wana akhiro iyo alle ka cabsiga kuso dar sualaha akhiro maxad usi shaqeysatey fadlan wll nabigana kusaliya scw😢

    • @ahmeddeknoor9275
      @ahmeddeknoor9275 ปีที่แล้ว +1

      34.00 dhageyso saliga Nabiga NNKH aad ku qaraabaneysidna jooji

    • @salmafaarax-qx2sw
      @salmafaarax-qx2sw ปีที่แล้ว

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 ปีที่แล้ว +2

      Akhiro maxa u shaqaysatay ?kkkkkk ma isaga xisabinaya.adi akhiro wax kaga shekeya mowcidada vidéo yadoda doondoono.somali war jecla xata qofki bay ka raban akhiradisa😂

  • @Saeedisse
    @Saeedisse ปีที่แล้ว +9

    Codka ubaxa waa meesha kaliya ee somali leedahay aan toos ugu xirnahay ismaaciil waa qof aad professional u ah. Manshallah

  • @bashirmohamed9022
    @bashirmohamed9022 ปีที่แล้ว +38

    Dagananta Codka ubax Aad baan uga helaa aniga Barnamijka Horay usoco zxp ismail Codka ubax podcast 🙏🏿

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials ปีที่แล้ว +17

    Barnamijka dhamyso isma lahyn lkn daqiqadpa daqiqada ka dambeyso weyba kusii cajabineysaa♥️🔥Thnks codka ubax iyo Legend of the legends Qeys qeyser🎉

    • @saafisuleiman6434
      @saafisuleiman6434 ปีที่แล้ว +1

      Walhii isku mid nahay aniga xitaa 😂🥰🔥

  • @Soomaal3933
    @Soomaal3933 ปีที่แล้ว +114

    to be honest this was the only and only somali podcast i listened to completely and still felt it was short. this was indeed a good one.

    • @updysaidjama5869
      @updysaidjama5869 ปีที่แล้ว +4

      Please part 2⃣ aad buuba iigu socdey wada sheekeysigu

    • @ayanothman4963
      @ayanothman4963 ปีที่แล้ว +2

      ​@@updysaidjama5869haa anna sidoo kle. Masha'Allaah

    • @AbdalleMohamed-mr4bc
      @AbdalleMohamed-mr4bc 11 หลายเดือนก่อน

      Am feel same whalhi only the reason is that qeys is two legends in one man🎉

  • @Easyfish9
    @Easyfish9 9 หลายเดือนก่อน +2

    I had to comment again on this content. Bahda ubax you know how to choose and pick the good, genuine, humble people with great thinking capacity. Qays is very wise and you will only understand that if you are really someone who's not close minded. All I can say is that you guys are very good speakers. Love the conversation❤. Bless.

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 ปีที่แล้ว +15

    Wiilkan hooyadis keliya kuma faanayso somali mxamed oo dhan baa ku faaneyso he smart proud of you bro keep it up❤

  • @Noon129
    @Noon129 ปีที่แล้ว +44

    Qays waa nin khibrad leh, waxbartey oo dalmareen ah, horay usocobaan ku leeyahey dhinacaa Mashallah . Balse , ninyahow xaga haweenka ka taxadar masuuliyad isa saar ! Allah ha ina xafido dhamaanteen 🤲🏾

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +56

    Qeys qeysar allaha garaadka kuu siyaadiyo wllo wllhi waa ku taageeraa xaqiiqdi 👏🖐

    • @malcom161
      @malcom161 ปีที่แล้ว

      Commentiga hadaad la dhafi leheed wuu xanaaqi lahaa 😂😅

    • @Tasnem_tasmah
      @Tasnem_tasmah ปีที่แล้ว

      ​@@malcom161😂😂

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa-allaah Was barnaamij qiima badan oo qosol badan leh waxaan idin leeyahay sii wada waxaa kujira xikmad badan waxaanse orphan kartaan waa barnaamij ah fan iyo xariir iyo waaqac qays aad buu nooga qosliyay wariyuhuna wuu matalay shacabka maskaxdooda, halkaa kaasii wada bulshadu way ubaahantahay waraysiyo noocan oo kale ah oo wax laga faa'iidayo
    Thanks codka ubax

  • @mohammedhussein73
    @mohammedhussein73 ปีที่แล้ว +50

    Mahadsanidiin, marka an dhanka wanagsan ka eegno aadbay runtii u tahay kabasho iyo bedelid nololeed oo dhamaystiran wada sheekaysigan, waxbadana wan ka dheefnay, wan jeclan laha inad qeyb kale inoga so samaysan. 🙏❤️💯

  • @suwyeda6981
    @suwyeda6981 ปีที่แล้ว +102

    Runtii waa ku saxanyhay gabdhu inay abahed ag jogto gabdhii haysata abo fcn walhi dunida gabdh ka nasiib badan ma jirto 😢hadu Nolan laha waan uu mahad celin laha rabi Haa naxristo abo hada jogi lahyd malin kasta walhi waan ku mahad celin laha sababto ah geysigeygii abbo aniga io walshay samiira waxaad no dortay hooyo ay dadka wada haysan waxaad no dortay hooyo diin io dhaqan leh ka dhalatay dad wangsan leh wallo io hooyo abo garabkeeda tagan abbo walhi salad kasto tukado walhi mahad celinta 42:17 badalkeeda waan ku duceynaya la jar rasulkii udgonaa io asxabdii alle idimkiisa ☝🤲🤲☝ runti abah waa inu walidkisa uu Dora hooyo hogamin wacan leh wilow gursoo gabdh aad aragto inay tahay gabdh ilmaha ku xaneenyso kareysa waayo waa nasiib ina haysata hooyo wangsan hooyo Allah no deysto wayo badan hooyo kasta janada Allah geeyo☝🤲🤲🤲

    • @Yahye.QaysMustafe
      @Yahye.QaysMustafe ปีที่แล้ว +1

      Wllshyy. Inan. Kula. Sooxidhiidho reebo. Ayaan. Rabaa 😭💞

    • @suwyeda6981
      @suwyeda6981 ปีที่แล้ว

      @@Yahye.QaysMustafe diyar waye

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 9 หลายเดือนก่อน

      Adna ilamaha u nqo sida camal abayo❤

  • @safasalleban
    @safasalleban ปีที่แล้ว +6

    Masha allah mahadasanidiin waan ka heley sida daga naanta leh aad ukala heleysaan hadalka
    ismaaciil codka ubax and qays alle ha idin sharafo
    Alle caqaliga ha idiin siyaadiyo
    Ismaaciil inoo soo badi wll wax badan baan idin ka faidey 2 .3 baa sugeynaa
    Waxaan dhageystey 7:08 8:32 subaxa nimo
    Waxayaabahaan ka faidey qeys qeysar wareysiguu bixinaayo hadaan soo koobo ....
    1: qofka inuu isku day sameeyo noloshiisa suu ugaaro guulo badan isku dayo inuu horumari naftiisa
    2:qofka inuu wax uun sii bilaabo uusan isku haleyn shahaadooyinkiisa jamacada ama kuwa kalaba ha ahaatee suusan markuu dhameeyo jamacada uniyada jabin uu horey u sii socodo
    3:samee waxaad jeceshahey naftaadana hoos ha udhigin Waligaa
    4:

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 ปีที่แล้ว +29

    Love this podcast
    Maashalaah
    The art design
    The tone of the podcast itself
    The calmness, yaa
    No over talking
    Maashalaah
    Cod ka Ubax-Qudhiisa mar hala faaqido lol😂

  • @darkgirl7724
    @darkgirl7724 ปีที่แล้ว +12

    Part 2 so sameeya laba legend laba walalo ❤❤ barnaamijka danbe codka ino dheereeya aad baan u jeclaysty wada sheekaysigiina qabow oo wada xikmada ah mashallah ❤

  • @almaba755529
    @almaba755529 ปีที่แล้ว +80

    The best podcast I ever listened…. So proud to be members ❤❤

    • @najaxcabdullahi4197
      @najaxcabdullahi4197 ปีที่แล้ว +3

      Qays waa nin wax badan og dumarow ninkani waa khabiir lama gaadi karo lasocda

  • @domedynamo
    @domedynamo ปีที่แล้ว +116

    Qeys Qeyser is more than just a TH-camr, His infectious smile and kind heart are a reminder that we all have the power to bring joy and help those in need. Keep up the amazing work, Qeys! Your vlogs and charitable acts are not only making a difference in people's lives, but also inspiring others to do the same. Together, we can create a better world, one act of kindness at a time.

  • @deeqacumar9657
    @deeqacumar9657 ปีที่แล้ว +31

    Codsi ku socda walalkay Ismaaciil ubaxa , Khabiir mahadsnid Sida tolmoon ee Aad waxa Noogu soo gudbiso , Ninkan dhalinyarada ah ee soo qabatay Aad baan ula dhacay , Waraysiga Aad ka qaadee ,
    Waraysiga Kan xiga waxad soo qabta ,Omar inshar mulkiilaha ogaansho channel .
    Insha Allah Codsiga noo tixgali Hadaad Awoodo 😊

  • @asiaali6085
    @asiaali6085 ปีที่แล้ว +30

    Mancha Allah inanka podcast leh waa Qof caqli badan 👌🏾💕

  • @ibrahimadam1776
    @ibrahimadam1776 ปีที่แล้ว +43

    Barnaamij qurux badan . Waxaan aad uga helay daganaanta iyo hadalka sidaad isula jaanqaadeen . Codka ubax 👍
    Part two na waan idinka sugnaa

    • @ikramfadan1976
      @ikramfadan1976 ปีที่แล้ว +1

      Guru dambays Yada maxaa Abdirahman loogu bixiyaa horta 😂wiil baa noogu yar anaga Abdirahman na waa la dhahaa

  • @maxamedzalaame1557
    @maxamedzalaame1557 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah waan dhamaystay waxaana u sabab ah xiisaynta aan u hayo iyo waxaan ka faaidayo ilahay haku sharfo ismail inooso baddi I.a waanu kaa sugayna dad badan oo wax laga faaidaayo inaan noo keento sida qays ilahay ha sharfe ❤

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤balu fiirsada wariyuhu su aalaha sida uu u waydiinayo wlhi wan jeclaystay waayo qaab muhiima iyo ilbaxnimo leh ayuu ula sheekaysanaya qays keep going wll dhamaan codka ubax

  • @asmafarah1229
    @asmafarah1229 ปีที่แล้ว +100

    Qaysar it’s easy to understand a woman, 😅 just be dominating enough but don’t be rude or selfish. Women hate extremism 😅 Understanding a woman requires active listening, empathy, and a genuine willingness to appreciate her unique experiences and perspectives❤

    • @nicemhr1935
      @nicemhr1935 ปีที่แล้ว +2

      Dominating waxa laga wado horta mataqaan qoyaney mase wad iska tidhi

    • @naazlineon2692
      @naazlineon2692 ปีที่แล้ว +1

      ​@@nicemhr1935waxanay fahamsaneyn bay la boodeysaa qoyan waa un qoyan

    • @asmafarah1229
      @asmafarah1229 ปีที่แล้ว +1

      @@nicemhr1935 go check google 🙄 of course a man can dominate his wife

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 ปีที่แล้ว

      @@nicemhr1935 maskiin laso brainwashed lagu sameyay baa tahay, men are dominators while women are feminine

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 ปีที่แล้ว

      @@nicemhr1935 💀💀💀💀💀💀💀

  • @MHY89
    @MHY89 ปีที่แล้ว +16

    Hab waraysiga Ismaaciil baan aad uga helaa anigu. Isaga ayaa barnaamijka qurxiya baan aaminsanahay. I can't stop watching Codka Ubax.
    Ismailoow, Abwaan weedhsame in aad soo qabato ayaan jeclaan lahaa.

  • @fatmahsaeed4137
    @fatmahsaeed4137 ปีที่แล้ว +8

    Qays Qeyser is always so insightful and YES PLEASE we want part 2 from this interview ASAP💓🎧
    Keeeeeeeep igniting 🌟

  • @Farxiyaaaaa
    @Farxiyaaaaa ปีที่แล้ว +9

    Nolosheyda waa marki ugu horeysay aaan 1h daawado qof hadlaya wxn amisnahy wxa jira dad anigo kale ah inay jiraan o rbaa inay nolosha hadaf ka gaadhaan❤😊

    • @Farxiyaaaaa
      @Farxiyaaaaa ปีที่แล้ว

      We need prt 2 weydi inu xidhiidh leyhy😅

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah qays qayser sifiican ayuu noogu sheekeyay ismaciil codka ubax walalo mahadsanid🙏🏽❤

  • @princesseleen1910
    @princesseleen1910 ปีที่แล้ว +7

    Products inaba cadi mahan wa mesha kaliya Aad aqoon io nafisad, dhirigelin pah ka helaysa so proud wlhii ❤🥰

  • @saacidabdullahi2871
    @saacidabdullahi2871 8 หลายเดือนก่อน

    Weliga ma anan dawanin vedio 30minutes kabadan lkn maanta waanba aamini la ahay inaan 1 hour ka badan aan daawaday weliba somali i can't believe that one love ❤ubax podcast ❤

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 ปีที่แล้ว +83

    Barnaamijka aan ugu jeclaa, iyo Qof aan aad u jeclahay walaalkey Q.Qeysar, siduu u dheeryahay barnaamijka ayuu hadana u macaanyahay noo soo sameeya part two, waan idinla caweeyay labo qof oo caqliga u saaxiib Ah mahadsanidiin…🙏

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin ปีที่แล้ว +46

    Anigu kuwa jecel baan kamid ahay lkn jcylka aan u qabo waxaa igala wayn barnaamijyadiisa iyo dadnimadiisa waana ku taageeri doonaa insha allah intaan noolahay❤❤❤❤

    • @NaciimoJano-bz7wp
      @NaciimoJano-bz7wp ปีที่แล้ว +1

      Anba wan jeclhy ❤🎉qays qayser nolow wll❤

    • @sucaadsiciid9092
      @sucaadsiciid9092 ปีที่แล้ว +2

      Nin lawada jecelyahow yaad jeceshahay waa suaale😂

    • @Isaac088
      @Isaac088 ปีที่แล้ว

      @@sucaadsiciid9092adiga 😂

    • @ainanshenour2883
      @ainanshenour2883 ปีที่แล้ว

      Shoodhihiisaan ahee qudhaydaa jacaylkaa u baahane 😂😂😂😂 yaah

    • @abdulqanicismaanibrahim2279
      @abdulqanicismaanibrahim2279 ปีที่แล้ว

      Fariid❤

  • @naimamohamet1378
    @naimamohamet1378 ปีที่แล้ว +20

    Codka ubax meel aan ku nafiso 100% alle hydin karameyo🥰

  • @issahussein2633
    @issahussein2633 ปีที่แล้ว +20

    We need part two of this podcast 😊

  • @shukriyey1590
    @shukriyey1590 ปีที่แล้ว +18

    Shaqsi marka uumeel joogo inta lajoogta iyo isaguba aad ufaraxsan weeyi maansha allaah alle hadhowro walaal yar oon taageero weeyi qays qaysar

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 ปีที่แล้ว +62

    Part 2 noosoosme wll ismaciilow inta igu raacsan like ku muujiya

  • @HanaQalbi-c8h
    @HanaQalbi-c8h ปีที่แล้ว +3

    manshaAllah wllhi wiilkan aad baan ula dhacy fikradihiisa , Aaminaadisa iyo xikmadaha badn ee ku duugan maskaxdisa waxn aaminsany Hadi Madx Wayne lol doran laha Inu wax bdn ka badli laha hab nololedkena o uu wx cusub kusoo kordhin laha 💯, ILAHAY waxn kaaga baryaya Inu ku gaadhsiyo halkad ku haminyso io hadafkaga🤲

  • @Nihaalhassan8179
    @Nihaalhassan8179 ปีที่แล้ว +5

    Illhay ubadka aad ku raafaadeyso qaar khayr qaba oo idinka idin anfaca Allah ha idiin dhigo my family aad baan idiin jeceley😊 ❤

  • @fiigsaneyt8480
    @fiigsaneyt8480 ปีที่แล้ว +69

    We need part two this podcast very smart. I never watch in my life❤🙌. Aad bad u mahadsantihiin Qays iyo codka ubax waxaan jeclaan lahaa inaad su'aalahan weydiisan qays 👉
    1: Maadaama qays yahay wiil dhalinyaro ah wixii u soo barteyna aanu ku shaqeyn Maxaa ka saacidey dhaqaalaha ku baxaya safarada dalka dibadiisa iyo gudihiisaba ?
    2: Qays qayser passport nooce ah buu ku safraa?
    3: Imisa Luuqadood buu ku hadlaa Qays qeysar?
    4: Dhanka shukaansiga waxa soo badanaya in uu qof u arko qof kle inu noloshiisa dhan uu badali karo horumarna gaadhsiin karo Muxuu kula talin lahaa ?
    5: Sidee loo xaliyaa gabdhaha badan ee kusoo invite gareynaya si ay xiriir kula sameeyan ?
    Sido kle waxan u mahad celinaya Wllkey ismaciil oo su'aalaha barnaamijka aan kusii dhex milmeen ka hadalkooda sido kle Waayo aragnimadiisa wax nooga sheegey wallow ay nagu yar tahay.🙏
    Salaamulaah dhalinyaro 🙌

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว +3

      1= iska ilow horta
      Nina musharkii lama wayidiiyo
      Gabdhna da'deed lma wyd..😂
      5=1m gabdhood ayaa soo invited taa iska daa
      Waxkale ok weeyaan suaalo ficn 👍

    • @fiigsaneyt8480
      @fiigsaneyt8480 ปีที่แล้ว +4

      @@SUHAYBJOKEF2021pk saaxiibkayow hay hor cararin mushahakiisa maan weydiin sido kle Wxan weydiiyey sida loo xakameeyo gabdhaha raba iney xiriir kula sameeyan dhibkaasna Anaa meel aan ka maro la' xalkeedana raba 🙏

    • @fawsigaraad4237
      @fawsigaraad4237 ปีที่แล้ว +1

      Your questions are a personal question but the last one is a question that requires a lot of perspective and stability and it’s just important!

    • @SacduushAbdi-vu1hb
      @SacduushAbdi-vu1hb ปีที่แล้ว +1

      Ilhow indho ku garaad Le ha iga dhigin😂❤

    • @jamaabdi4355
      @jamaabdi4355 ปีที่แล้ว

      Barnaamijyo badan oo fiican ayuu inanku soo gudbiyaa waana ku amaanayaa. waxanse kula talin lahaa inuu timaha iska hagaajiyo si dhalinyaro kalena ugu dayato ku dayasho fiican.

  • @hamdishukri2318
    @hamdishukri2318 ปีที่แล้ว +17

    Million subscriber hadaan siin karo , wan siin laha codka ubax.
    Janadka jaceyl iyo codka an laga dalin allaha kubarakeyo wallo

  • @muunailyaas7269
    @muunailyaas7269 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allaah Qays qaysar qof nolosha wax bdan ka fahansan guulayso labada daaroodba🥰

  • @quizknowledge0
    @quizknowledge0 ปีที่แล้ว +4

    I love the way he's talking
    Such a gentleman!! Elegant, gorgeously breathtaking,😭😭🫶🏼
    Y'all I'm not obsessed w him just support him

  • @khadraaxmed5944
    @khadraaxmed5944 ปีที่แล้ว +89

    Waxaan dhagaysiga bilaabay 4:00 5:30 gaalnimo.
    Aad baan uga helay wax badan waan ka faaidey oo buugayga Ku qortey Qaybta 2aad baanu sugu insha Allah kusoo dara qays aad baad umahadsantahy codka ubax mahadsanid adna♥️💯

    • @c.raxmaanmohamud8711
      @c.raxmaanmohamud8711 ปีที่แล้ว

      Ok

    • @hassanomar607
      @hassanomar607 ปีที่แล้ว +7

      Maasha allah waan naxay mar aan aqriyay ereyga gaalnimo hadene waxaan ogaaday inaad ka waday galabnimo m.a aniga just baan daawanaya I'm enjoying really ❤

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal ปีที่แล้ว

      Wlhy daacad Ayan ahaaa gaalnimo Moday zubxanalallg

  • @Kha29147
    @Kha29147 ปีที่แล้ว +7

    Qays Qaysar is a TH-cam bar that I like to watch since the beginning of TH-cam. He is a legend and a role model in many countries that I have ever seen.

  • @RuweydoMahamed-tr2su
    @RuweydoMahamed-tr2su ปีที่แล้ว +14

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw 🫀🧠🧠

  • @hamdih9551
    @hamdih9551 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah qaye ,qays. waa Nin culus. Waxaan aad uga helay kalsoonisiisa & daacadnimadiisa .Habaryar waxaad ku hanan kara Naag karti baden waana wax wanaagsan ah inaad sheeg titid qofkaad aad tahay. Waxaa sheeegi karo waxa oow tahay Nin geesi ah oo kaliya. shuushow bax. Love habaryar ❤❤❤

    Somaalidu
    Waxay jecelyihiin in Been loogu seeshkeeyo

  • @kalidbilli2030
    @kalidbilli2030 ปีที่แล้ว +12

    Honestly igot alot of motivation
    Thank u codka upah proudcast and qays qaysar your age and your mind is different you are thinking like old man
    Plz part 2 🙏

  • @alinasto5083
    @alinasto5083 ปีที่แล้ว +38

    ninka wariyihii takhasus high level ah ayuu interview qaadista uleeyahey cajiib anigu halkaa waan ku khalkhali lahaa keep going pro 🎉🎉🎉

    • @cabtoyisnacay7438
      @cabtoyisnacay7438 ปีที่แล้ว +2

      Soo maaha walaal anigu waxaan ka helay sida ay hadalka isku weedaarsanayaan ismail best best.

  • @xamiida20
    @xamiida20 ปีที่แล้ว +8

    Maansha Allah, halka wax aan kugu raacsanhay Qeys Qeysar walaal waa gabdhahaad dhali doonto Saad ujeceshahay inaad xafidato walaale Allaha ku xafido Allahumaa Ameen ❤ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 ปีที่แล้ว +7

    Waraysi aad ufiican what a podcast PARTY TWO ICANT WAIT 😢

  • @zaamchannel
    @zaamchannel ปีที่แล้ว +30

    This guy deserves one billion not million billion subscribers ✅️

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +5

    Wadan Asian ah oo sidaas u dad badan hadaad kusoo noolaato, waa xaqiiqo wax badan ayaad kasoo baran waa hadaad maskax furanatahay, khibradaasi waa mida hada kusaaciidaysay qays qeysarow,midna waligaa iska ilaali siyaasada qudhunka ah ee soomaalida.. keep going brother

  • @queenzuzan3307
    @queenzuzan3307 ปีที่แล้ว +39

    Plz part two😢😢😢🙏it's first day i watching this amazing podcast
    And finally am include ubax podcast thnx term good job 🙏keep going

  • @HazzannMohamud-eb2ds
    @HazzannMohamud-eb2ds ปีที่แล้ว +2

    Qeys wlhi aad utageera waa qof horumarka umada izka jecel zogudbiya muqaalo aad uqurx badan zidaaz oo ay tahy bulzhada ukasii dhex muuqanaya❤️✨️

  • @zinebabdirahman9830
    @zinebabdirahman9830 ปีที่แล้ว +32

    Honestly it’s was a great episode I would like to hear like these more those are the real podcasts thank you for all your great advice Qays keep going man🤍

  • @Ak2Ziyal
    @Ak2Ziyal ปีที่แล้ว +202

    Aan kuwada salino xapiipkena scw ❤

  • @Abdoo.king1
    @Abdoo.king1 ปีที่แล้ว +18

    I like the way this Podcast goes and qays making his legacy around the somali community keep up legend we love you

  • @Egehyare
    @Egehyare ปีที่แล้ว +22

    You gained a subscriber, because of this podcast. Waiting part 2

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah , best Somali interview podcast 🥰👋 waraysi podcast somali ah wali intaas oo Waqti ah ma daawanin waa mid cajiib ah.

  • @haboondeeqa3959
    @haboondeeqa3959 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allah qays qaysar waa youtuberka aan xooga u daawo waayo wixi i baray dalkaygi hooyo iyo dunida meelo ka mida,xata wiil yaro aan dhalayba isagoo 5 yrs tageera oo jecel,hore u soco indr qaaali

    • @Isaac088
      @Isaac088 ปีที่แล้ว

      waa fariid ❤

  • @Zir-Qanyyy
    @Zir-Qanyyy ปีที่แล้ว +17

    cajiib bilaabey daawashada 9:08 dhameystay 10:28pm, its very impressive inform that motivated viewers and podcast audience thanks for preparing mr @codkaUbax and dear guesst @qaysqayser. we need a part two pls.

  • @Guroonjire.01
    @Guroonjire.01 ปีที่แล้ว +13

    Legend, Qays! Awal waxaan ku moodi jiray dadka madhan ee baraha bulshada uun iskaga soo dhex booday, hadase qof wax ku jiraan baad tahay. Afkaar badana waan wadaagnaa.

  • @arafatadam8492
    @arafatadam8492 ปีที่แล้ว +6

    Wax kale oo dhan dhalin yaro nimo ayaan ka dareemayaa hadalkiina lkn qays qayser runtii waan daawadaa waxaanan u daawadaa caruurtayda ayaa aad u jecel oo daawata afsomaliga dartii ayaan ana ugu dhiiri galiyaa inay dawadaan hadii aan dalka imaaadana isaga iyo dhakhtar insha allah inaan la kulan siiyo ayaan rabaa insha allah codka ubax adna mahadsanid duubistaada.
    Barayahaba ma daawan barnaamij afsomali ku baxaya oo saacad gaadha e ,
    Talo maadama aad dhalin yaro tihiin mustaqbalka inaad malo awaal sida uu adiga kuula eegyahay usawirataa ood bulashada usoo bandhigtaa waa wax laga fiican yahay tusaale qays qayser inuu sheego wuxuu gabadh ka aaminsanyahay inay saamayso mustaqbalkiisa ayaa laga yaaba markaa ,
    Sirtu waa nolasha qayb ka mida ilaa halkaa lama gaadho waa ku talaxtagid ,
    Calafna waa sida aad sheegtay ee hakala qaadin micnaheeduna waa qadarrabi ee maha adiga doorashadaa taana waxaa laydin waydiin markaad xaasas yeelataan inkastoo aydaan ka jawaabayn hadana cida allah kuu qadaray ayaad guur wadaagaysaan ee maaha sida aad adigu doonayso awood kasta ood ku bixiso hadii aan rabi kuu qadarin ama kuu calfin helimaysid , calaf kumaad lahayn intaad maqasheen micnaha aad saaraysaan malaha ereyga calaf
    Nasiib wacan adiga iyo qaysba insha allah

    • @Yahye.QaysMustafe
      @Yahye.QaysMustafe ปีที่แล้ว

      Wllzheyyyy. Makulsooxirhidhkaraa

    • @arafatadam8492
      @arafatadam8492 ปีที่แล้ว

      @@Yahye.QaysMustafe runtii waan qoslay markaan qoraalkaa arkay xumaana hayga qaadan la arkee in qoraalku kaa qaloocday ,
      Marar badan way dhacdaa in wax aanad doonayn kaa dirsamo .
      Hadii aanad u kasina mgacayga inaanad akhriyinba u badan !
      Malaha umaad soo badheedhin hadaad sheekadayda akhriday nin caruur leh walaashay e ' ?
      Si ay ahaataba hadaan xaga togan loo akhriyin waan kusoo dhawaynayaa wlle

  • @nimcomuse183
    @nimcomuse183 ปีที่แล้ว +29

    Caruurtu inay ku jecelyihiin ban ku sheegyaa wiilkaygag xoog buu ku jeclhayay waayo waxad soo daysaa wax caruurtu ayna ku caajisayn oo xiiso badan mahadsanid wllo wanan jeclan lahaa in aad sii wadan barnaamijkan

  • @falizey9600
    @falizey9600 ปีที่แล้ว +21

    codka ubax my favorite podcast ❤

  • @abdiqadiromar1072
    @abdiqadiromar1072 ปีที่แล้ว +34

    We need part two 🙌💯

  • @Nasra_Macalin_Cumar
    @Nasra_Macalin_Cumar 2 หลายเดือนก่อน

    Wallee Qeeys Qeeysr Meela Badan Iskaga Dabeecad Nahay Allaahu Akbar Barakoow Walaal Qaaliya❤🥰

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 ปีที่แล้ว +11

    Wada sheekaysigan Saacad iyo dheeradka ah aad bu i cajabiyay wali man arag video one hour iyo something ah ano dhamaysty Runtii Muqaal i cajabiyay weyan ❤

    • @cabtoyisnacay7438
      @cabtoyisnacay7438 ปีที่แล้ว +1

      Saaka markaa tukaday salaada subax ayaa arkay wllhi anoo sugayey oo waxaa ku arkay istgramka qays play ayaa dhahday goor uu dhamaaday waa garan waaye waa cajiib hadana waa markii 2aad aan daawanaayo😂

  • @qadanabdillahi6744
    @qadanabdillahi6744 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaa what amazing progress ❤❤❤❤❤ mansha allaah wlhi waa haybad illaaahay hadal yaqaaanimadu keep going wllo qays qeysar ❤❤❤❤

  • @mounash9853
    @mounash9853 ปีที่แล้ว +15

    C’est un meilleur podcast je me suis beaucoup instruit. c’était très intéressant et j’aimerais regarder une deuxième partie inch’Allah.
    Qays qeyser et la voix du fleur part2😎

  • @abdiyussuf6892
    @abdiyussuf6892 ปีที่แล้ว +2

    Good job Qays. Please keep up the good work. You are a happy, amazing person with an infectious smile! This is a gift from Allah.

  • @harrisjama9983
    @harrisjama9983 ปีที่แล้ว +85

    Runtii Mawduuc Sidhaba Utaabanaya Qofka Dhalinyarada Oo Dhiirigalin Ugu Filan Weeye Insha Allah Part 2 ❤

  • @chamaapdyofficial4162
    @chamaapdyofficial4162 ปีที่แล้ว +11

    Part 2 baanu Ubahanahy hooooooooooooy😂 wax Fara Badan Oo Iga Dhinaa Ban Idinka Faiday Thnks shodhayaal❤🎉

  • @nawaalcalixaydar8179
    @nawaalcalixaydar8179 ปีที่แล้ว +21

    adban oga helay hala so badayo ❤ part 2 iyo 3 ba wan sugeyna 😂

  • @khadarahmed5131
    @khadarahmed5131 ปีที่แล้ว +1

    Laba nin o an inbadan isla rabay inay isaso hor fadhistan aya jiibta iyo jaanta isla helay manzha allah. Hab su'aaledka toolmoon e ismail iyo hab dhegaysiga ayanay jirin wax loo dhigaa cajiib😍🌎

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 ปีที่แล้ว +37

    Waa barnamij aad iyo aad u wanagsan qof aan taagero oo legendary ah waa kenteen ❤codka ubax ✍️she,aal baa qays qayser waydinayaa party tow waxaa noo waydiina markii aad wax barashada ku jirtay wadanka aad joogtay wax yaabihii ka yabiyay ama ku soo jiitay ✍️hal talo oo dhalinyara yadan dambe aad na siin lahay next part ka soo dhig plz hadan ku dhaho ka waran barnamijkaa dhan ee 1:11:23 maraya wlhi waxaa u haystay inuu 30 minutes socday 2 su,aal wax aadan awoodin lkn hadaa awoodi and lahayd aad samayn lahay oo shaqadada un ah 😍waa ku tagera sxp keep going

  • @cabtoyisnacay7438
    @cabtoyisnacay7438 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan dhoho ma aqaan very interesting wllhi thank you qays, ismail, codka ubax.

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel ปีที่แล้ว +6

    Wax fiican ayaad samaynaysaa ismaaciil hore u soco.

  • @62faisa
    @62faisa ปีที่แล้ว +9

    Thank you both of you for the wonderful advice you made release a lot about love❤ so many true words hope there are many guys like you in this world 😊

  • @HassanWali-nx7el
    @HassanWali-nx7el ปีที่แล้ว +5

    Aad ayeey uwanagsan tahay inaad naftaada iyo dabeecadahaada taqaano Qeys qof qalbi fican baa tahay Barnamijyadadana aad baan uxiseeya 😍🤩

  • @nageeyaali609
    @nageeyaali609 ปีที่แล้ว +20

    Qaysqer isn’t only TH-cam ❤good Motivator 😢

  • @haboonabdi1482
    @haboonabdi1482 ปีที่แล้ว +18

    #Codka ubax ha lagu yaaco ❤❤❤❤❤from borama ❤❤❤ #qays qayseer lenged baad thye

  • @AliMohammed-cf2fj
    @AliMohammed-cf2fj ปีที่แล้ว +9

    Thanks ismacil for your amazing work we need part two as soon as possible Thanks again codka ubax podcast

    • @slc821
      @slc821 ปีที่แล้ว

      Also me part 2. And for the next abdalla jamall pls and thank you.

    • @slc821
      @slc821 ปีที่แล้ว

      Dhakhtaar kuuso daar

  • @XafsoclaahiMaxamad
    @XafsoclaahiMaxamad ปีที่แล้ว +5

    The best person ever the most knowledge able adn most shine created prophet Mohamed scw ❤😢❤

  • @UbahMohamed-xs5mp
    @UbahMohamed-xs5mp ปีที่แล้ว +4

    Bismiallah Masha Allah illahy ha ku barakeyo hbo runti wax i so jiitay kalmada ah inantyda mann u direen dibad si ay jamacad u so barato inta u garanayo isago wiil yar ah bay aabo yaal badan o somaliyi garan wayeen wax u fahansanyy in ay gabadhu qiimo badn ledahy sida awgeed in ay tahy in la ilaashado

  • @yassinjr5600
    @yassinjr5600 ปีที่แล้ว +27

    Golden voice Codka ubax 🔥

  • @najiibxorre1891
    @najiibxorre1891 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaaah Qays Qaysar Waa nin aad u maskax badan wuxuu mar maqlo ama arko aan ilaaabin Hadaladiisa ayaad ka garataa inuu nin aad u maskax badan yahay Waxna Bartay Waaa nin Aad Hadalka U Dhuuxa Inta caqli galka ahna ka Qaata We need part Two

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 ปีที่แล้ว +5

    Aad ba umahdsandthy wll ismaciil marka koobad 🤝👍
    Zidokleh wxaan aad ugu farxay markaan arkay waraysiga laga qadayo Qays Qeysar ❤Waa mid kmida role,model kayga 👏
    WE NEED PART2❤🎉

  • @AyanDiriye
    @AyanDiriye ปีที่แล้ว +7

    I am new to this podcast and yes we need a part II. Salaam from the U.S. 🙏🎈🫶🧕🏽

  • @AbdiweliDahiye
    @AbdiweliDahiye ปีที่แล้ว +4

    We need a continuation of this. It was lit and very educative. Thumbs up

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi ปีที่แล้ว +2

    Labado qof ee isu qalma amaba qalbiga wangsn leh inata badn dunida nolol mawadaagan sidaas oo ay thy qof waxaa jiro leh tilmantaa uubixinayo wllkei qeys qeysar ani anh savarka waan jeclahy lkn sidaa qeys cml saaid uma jecli kistoo waan ka baqdaa dhibaato inay dhacdaa cml❤