CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!

ความคิดเห็น • 164

  • @InaAyeeyo-r3g
    @InaAyeeyo-r3g 5 วันที่ผ่านมา +74

    soo laabasho wacan ismail armaa qisadaada nooga sheekayn kk
    inta ila tuhunsan like

    • @InaAyeeyo-r3g
      @InaAyeeyo-r3g 4 วันที่ผ่านมา

      Mash allah dad badan isku fikir nahay

    • @Bilane-gd3dv
      @Bilane-gd3dv 3 วันที่ผ่านมา

      Yes 😍

  • @asiyasaeed7823
    @asiyasaeed7823 4 วันที่ผ่านมา +11

    Wllshay Rooda Caalin waxaanu isku malcaamad ahayn mudadii aanu yar yarayn, waxay ahayd qof wangsan, xishood badan, quraanka si fiican u taqaana, qurux badan. Farxaan nasiib buu ku helay 😍

    • @mahizey22
      @mahizey22 4 วันที่ผ่านมา

      wlhi nolol barqawo leh urejeynayaaaa❤

  • @mustalifomohamett4719
    @mustalifomohamett4719 5 วันที่ผ่านมา +17

    Ohhh sa usugayay leee walayga guursaday ba qalbiga na xanujisayyy wa is guursanay wa sugayay🎉❤

  • @nimcosagal955
    @nimcosagal955 5 วันที่ผ่านมา +20

    codkaga san ujeclahay iyo sidad wax u tabinayso masha allah 😢❤

  • @user-Nemao
    @user-Nemao 3 วันที่ผ่านมา +4

    Aad ban uga farxsanhy walalhig Farxan iyo Rooda ina ka mid aha Dhalinta oog mar wlib xidhiikoda halku so maray iyo Halku kaso bilabay iyo Marxaldahu kaso gudbey wan ku faraxsanhy inu manta noqdey mid guuleystay ❤❤

  • @user-xf8ix1qg9w
    @user-xf8ix1qg9w 5 วันที่ผ่านมา +11

    Dee wll waad la habsamysaa qaybta laabad ee so dhakhso 😂 mhdsanid❤

  • @Bashir_Ali001
    @Bashir_Ali001 5 วันที่ผ่านมา +8

    Inta Sugaysay Waa layga guursadey 😂❤

    • @Awoaden137
      @Awoaden137 5 วันที่ผ่านมา

      😂🙌🏽

  • @Naruurajama
    @Naruurajama 4 วันที่ผ่านมา +3

    La soo dhaqsoo qaybta labaaad fadln waad nagu kala kartayee 😊

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wll codka Ubax in badan ayaan sugayey qaybtan dadka isguursaday.

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 5 วันที่ผ่านมา +1

    Intaas oo dhan intuu naga maqnaa barnaamijku inuu saan dhan noogu yaraado meey aheen.
    Waan bogaadinayaa qaybtaa cusub waanay xiisa badan tahayba❤

  • @filsanabdi7002
    @filsanabdi7002 4 วันที่ผ่านมา +2

    Soo laabasho wacan said banu ugu xiisanaye baranamijkan.😍

  • @yahyamohamoud2954
    @yahyamohamoud2954 5 วันที่ผ่านมา +32

    Ismacil 2 gool buu inaga dhaliyay
    1. Marku single ka ahaa jaceylka fashilma ayuu xooga saarayay(goolka koowaad)
    2. Marku guursaday ka dibna jaceylada guulaystay ayuu bilabay inuu inooga sheekeyo.
    Hanbalyo sxb ciyartu waa laba iyo eber

    • @ikraanyuusuf6411
      @ikraanyuusuf6411 4 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂 Wlhi waa Runtaa Isku maskax baanu nahy 😂 ismaciil wanu ku fahanay hawshaa😂😂 iyada ah 😂

    • @nihaadaahir6375
      @nihaadaahir6375 4 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@ikraanyuusuf6411😂😂😂 iskumaskaxnahay wlh

    • @yahyamohamoud2954
      @yahyamohamoud2954 4 วันที่ผ่านมา

      @@ikraanyuusuf6411 markii kowaad ee Aan arkay ciwanka barnamijka ayay igu soo dhacday

    • @Asli256
      @Asli256 2 วันที่ผ่านมา

      isagaba marka jacayl ba ka xumaday kolay wuu inogu dhex qariyay shekadisa iminka jacaylkisa gulaysty bu inagu dhex qarin doona😂

    • @yahyamohamoud2954
      @yahyamohamoud2954 2 วันที่ผ่านมา

      @@Asli256 dhinaca kamaba fikirin.
      Waa macquul

  • @Abdikarim12
    @Abdikarim12 5 วันที่ผ่านมา +3

    Allaylehe bagaynu buugii murugada iyo guuldarada u laabnay ❤

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 วันที่ผ่านมา

    Finally waa leynaga badaley Qalbi Xanunkii Lasoo dhakhso qeybaha kale ustaad

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 5 วันที่ผ่านมา

    Dhinii fashilmay ay guurka dhaxo hadan soo dhagesanay dhinac guleysay wa sugeenay tnks masul👑🫡

  • @dahabo319
    @dahabo319 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wax is waayay un ba naga indho bate no so badi qisoyinka noocana🥰

  • @AmiiraCasowe
    @AmiiraCasowe 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alla codka ubax la arag wax qabyo ahna la arag laso carar wll

  • @raxmacalijama9089
    @raxmacalijama9089 3 วันที่ผ่านมา

    Codka ubaax inshllaaah waxa tahay qofkaa qudhee an jecalahay inan uga shekyo qisadayda JACAYL ee 10 sano soo socotay dhawan markay gulaysto inshllaaah inan is helan rajayiin

  • @IlhamHassan-o9e
    @IlhamHassan-o9e 3 วันที่ผ่านมา

    Waw so noqosho cajiibad inoola so noqotay , maqnaashagaahii inaga kaafisay mahdsanid .

  • @shravandirri9087
    @shravandirri9087 4 วันที่ผ่านมา

    Soo laabasho wacan codka ubax xalqada kale noola soo dhaqso

  • @sundusmohamed3659
    @sundusmohamed3659 4 วันที่ผ่านมา +1

    All maxan uheesay programka 😢 welcome back❤

  • @madoo199
    @madoo199 3 วันที่ผ่านมา

    Wooow, waad nagu yaraysay ismaciilow ee ta dambe soo badi. ❤❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 วันที่ผ่านมา

    Abwaan Farxaan iyo Rooda sheekadoda xogaa baan hore u maqlay Allah ha isu barakeeyo e

  • @warsan11
    @warsan11 4 วันที่ผ่านมา

    Abwaan Farxaan iyo Rooda Alleh ha isu barakeeyo.

  • @HodaHoussein
    @HodaHoussein 4 วันที่ผ่านมา

    MashaaAllah version kan opposite ka ah wan suganay in badan ayan ku niyad jabsanayn version hore good idea

  • @sagalhaibe4431
    @sagalhaibe4431 5 วันที่ผ่านมา +3

    Magaladaydi gar-adag iyo barnaamijakygEi❤

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 5 วันที่ผ่านมา +3

    2021 up to 2024 waa layga guursaday lee maqli jiray😢 markaanna waan isguursanay😂❤

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 4 วันที่ผ่านมา

    Aad baan usoo dhaweynayaa, bilaabashada Kalka 10-aad, Ismaaciilow soo dadaji qeybaha xiga 🙏

  • @Abdirashid_Gumburi
    @Abdirashid_Gumburi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa waaye labadan qof ee biciide ee nolosha horumarka ka gaadhay.😅
    Guulaysta ilmaadeerayaal

    • @Haa-980
      @Haa-980 2 วันที่ผ่านมา

      😂😂

  • @phartunbintuahmett8291
    @phartunbintuahmett8291 5 วันที่ผ่านมา +1

    Coming back Codka ubax we miss you❤🤗

  • @SacdiyoGodey-cn6si
    @SacdiyoGodey-cn6si 2 วันที่ผ่านมา

    Omg sida an u farxay le wan jeclahay shekoyinkan sidan lo so jediyo❤

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 2 วันที่ผ่านมา

    Wa qiso aad u macan❤

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 4 วันที่ผ่านมา +1

    Bil baad nasasho ku jirtay, waaxay la soco qaybta labaad. Maanad isheena ka baqeen. Anigoo barkinta dhinac hadba u leexinaya marna laabta gashanaya oo dhadhansanaya sheekada, ayaad iska soo jartay "LA SOCO QAYBTA LABAAD".

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX วันที่ผ่านมา

    2009 hady sheekadan bilabatay labasanaan kawaynahy sheekadan i aamin❤

  • @NajahBashiir-p9t
    @NajahBashiir-p9t 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wan idin xiisnay runtii♥️

  • @mahadabdi1382
    @mahadabdi1382 5 วันที่ผ่านมา

    Waan soodhaweyyna, waan is guursanahy ❤🎉

  • @Crahin
    @Crahin 4 วันที่ผ่านมา

    M.a wn ku salamay marka hore
    Waanad nagu raagtee

  • @AyaanyaasiinIbraahin
    @AyaanyaasiinIbraahin 4 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah wllkay iyo wllshy farxad kuwaara❤

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin9719 4 วันที่ผ่านมา

    La soo dhaqso walaal ilaahay baan Kugu dhaarshee ✋🏻

  • @HibaaqAxmed-pw5uw
    @HibaaqAxmed-pw5uw 4 วันที่ผ่านมา

    Caruurtii walalday dhaleen isku waaro ❤

  • @DamloAliid
    @DamloAliid 5 วันที่ผ่านมา

    Fav podcast ❤

  • @asmaCraxmaan-hj3ys
    @asmaCraxmaan-hj3ys 4 วันที่ผ่านมา

    Wellcome. Back Codkq ubax🎉❤

  • @SamiiroAdem
    @SamiiroAdem 4 วันที่ผ่านมา

    Waw soo laabasho wacan wllo❤

  • @Mahdaapdirsak37
    @Mahdaapdirsak37 2 วันที่ผ่านมา

    Codka ubax mai fv products ❤

  • @IkhlasMohammed-mg7ud
    @IkhlasMohammed-mg7ud 4 วันที่ผ่านมา +2

    Magaladaydii 😂❤️

  • @isranouh6415
    @isranouh6415 5 วันที่ผ่านมา +1

    In bdanbaanu ku rafaadnay dad calafka io waayuhu kala kaxeeye hda wxad noo bilowdy page kle hanbalyo codka ubaxa❤❤

  • @AbdiQaniMohamed-ge2if
    @AbdiQaniMohamed-ge2if 4 วันที่ผ่านมา +1

    Bi'idmillaah waan dhamaysan doonaa taxanahan

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d 5 วันที่ผ่านมา +1

    Alla bayey cidi mayarkosa ana ugu horeyaay😂

    • @Awoaden137
      @Awoaden137 5 วันที่ผ่านมา +1

      waan kUu jeeDnaa 😂❤

  • @fadxadaud3526
    @fadxadaud3526 4 วันที่ผ่านมา

    Farxaan deris baanu ahayn Hal guri noma dhaxayn Aan ka ahayn jago banaan reer kaas respect baan u hayaa reer wanaag la saaxib ah Bay ahaayen ehelu diin ah halkan baan ka salamayaa Hooyo hodan Axmed jama farxaan maxed caydaruus maxed cadnaan maxed cabdi naasir maxed marwaan maxed cabdi Shakur maxed iyo Abti maxamed jaama Hiirad salaama cid deris lala noqdo cidii ugu mudnayd baad ahayden Alle haydin barakeeyo Hana idin xiftiyo insha Allah gar Adagna nabad qab in aad ku timaadaan baan idin rajaynayaa🤲❤️🫡

    • @user-Nemao
      @user-Nemao 3 วันที่ผ่านมา

      WXay Hayen qoys ka mida Qoysaski Degmad ugu wangsn AllH ha Barkeyo dhamtood 😢

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 2 วันที่ผ่านมา

    Wan isguursanaa wataa ani waalayga guursada waa qalbi xanuun😢

  • @NazraMohamad
    @NazraMohamad 4 วันที่ผ่านมา

    Welcome back wllkey CoDka upax ❤️
    😂❤De Nola zo Dhaqzo part2

  • @abdinasirdek5300
    @abdinasirdek5300 4 วันที่ผ่านมา +1

    BarNaamiJkaan inAd BiLowO waxan SuGaaYe in MuDoAh

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ku soo dhakhso waayeee yanaan ilaabin imakeee 😂😅

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 4 วันที่ผ่านมา

    La soo dhakhso part 2

  • @SadiiqmoFaarax
    @SadiiqmoFaarax 5 วันที่ผ่านมา +1

    War waa la iga guursadye baanu ogyne waaxay waan is guursanye 😅

  • @nuuralqamr376
    @nuuralqamr376 3 วันที่ผ่านมา

    Shekada dhamee waa sheeko khatare 😊

  • @newsomali1
    @newsomali1 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waan hanbalyeeynaya Codka ubax Oo Aan macmiil Ka Ahy Waxaan Codsan lahaa Inaad Naga Yara Khafiifisaan Mudada Aad Inoso Gudbinaysaan Shekoyinka🎉

  • @ilyaasmuuse5760
    @ilyaasmuuse5760 3 วันที่ผ่านมา

    I aamin roodi waa haayada😂❤

  • @AmalAhmed-sz6my
    @AmalAhmed-sz6my 3 วันที่ผ่านมา

    La soo dhakhso qaybta xigta

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 4 วันที่ผ่านมา

    Soo laabasho wcn

  • @RaaqiyaH
    @RaaqiyaH 3 วันที่ผ่านมา

    Soo dhaqso wllo waad Naga daahisaaye❤😅

  • @Princesse1.1
    @Princesse1.1 4 วันที่ผ่านมา

    Waa leyga guursadan sugeyne😂 dhib male hada no kentay wn is guursanany ❤

  • @hamsemoh7598
    @hamsemoh7598 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kalmadaa La soco qaybta labaad inaan nacaaban ka baqayaa.😂

  • @ahmed_muniir
    @ahmed_muniir 5 วันที่ผ่านมา +1

    Alla saan u sugaaye iyo saan bar go' nooga dhigtay 😂 bal wll qeybta kale la soo dheqso mahadsanid

  • @ikranfanah
    @ikranfanah 2 วันที่ผ่านมา

    Allow ii soo celi oo calaf iigu dar.

  • @hamdasagal9549
    @hamdasagal9549 4 วันที่ผ่านมา

    La soo dhakhso oo daqiiqadaha noo dheere qaybaha kale

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waalayga guursaday baa xiiso badnayd.😂

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 2 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaan qof aan jeclaa ku waayey kalmada wallkay oo kalaad tahay😂💔😢

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail 5 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiibsanaa sheekoyinka jacaylku part2 baan Sugayaa ismacilow

  • @HodanAbdi-m3c
    @HodanAbdi-m3c 4 วันที่ผ่านมา

    COdKa Ubaxa welcome back zaxip barNaMiJkaNa aaDbaN UjEcLaHy aDna waN kU taGeera isMaIL❤

  • @AbdirahmanMuhiadin
    @AbdirahmanMuhiadin 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waad noo badashaye tana kusoo dhakhso waanu sugaynaa uun😂

  • @quruxsan7486
    @quruxsan7486 4 วันที่ผ่านมา

    Its too clear the names and the places it is officialy defined and can be tell

  • @Mss.dhawrzan011
    @Mss.dhawrzan011 4 วันที่ผ่านมา

    wlhi wan sugaynay inbadane solabasho wcn❤😢

  • @FatimaAhmedcumar
    @FatimaAhmedcumar 4 วันที่ผ่านมา

    Isma8low waala iga guursadey marki hore adi miyey kugu socotey😂❤

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 4 วันที่ผ่านมา

    Xagaa la gaa helaya zxp

  • @Herrrr486
    @Herrrr486 4 วันที่ผ่านมา

    It would have been so much better if the episodes were longer, 13 minutes is too short for podcast please consider this thank you ❤

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 4 วันที่ผ่านมา

    Bagaad catawgii naga weecisay 😩❤️

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 4 วันที่ผ่านมา

    Hore u soco sxzp

  • @marinathussein2532
    @marinathussein2532 5 วันที่ผ่านมา +1

    Garanaya garanya ibrahim yare😂❤

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 4 วันที่ผ่านมา

    Qeybta kale lasoo doqsoo oo soo dheere daqiiqadahaa sxp🙏

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 4 วันที่ผ่านมา

    Soo Laabasho wacan.

  • @cabdalezaed7923
    @cabdalezaed7923 5 วันที่ผ่านมา

    Waa duni kale 😮

  • @queenisro3707
    @queenisro3707 5 วันที่ผ่านมา

    Wax badn ban ku sugay ❤

  • @sacdiocadey7298
    @sacdiocadey7298 4 วันที่ผ่านมา +1

    Malin un Qisayada halkan wad ka dawantotan

  • @XamseGuulane
    @XamseGuulane 5 วันที่ผ่านมา

    Waa lagu sugaayay ✌

  • @munnaxawadley2392
    @munnaxawadley2392 5 วันที่ผ่านมา

    Alhamdulillah 😢 barnajmiyadena saxda ahaa waa kanaa😒

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 4 วันที่ผ่านมา

    La soco qeybta labad maxad kawada wey nagu socotey bahashuye

  • @zainabmilaano2011
    @zainabmilaano2011 5 วันที่ผ่านมา

    Tabintaada hagaagsan ayaaba sheekada ii sii maaceysay ee La soo dhaqso Qeybta 2aad.
    Mahadsanid

  • @NastehaAbdikafi-ju2ip
    @NastehaAbdikafi-ju2ip 4 วันที่ผ่านมา

    Ismail qisadaada rabnaa anagu😅😂

  • @niciimaawil8726
    @niciimaawil8726 4 วันที่ผ่านมา

    2009ana dhashay wow🤭😅

  • @galadohoussein9362
    @galadohoussein9362 5 วันที่ผ่านมา

    Part waan is gursannay 🎉

  • @SalmaSacad
    @SalmaSacad 4 วันที่ผ่านมา

    Way oo way sidaan ugu xiizay😢

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 5 วันที่ผ่านมา

    Fast one loved

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 4 วันที่ผ่านมา

    hora sual shekoyjnkan marunba😊

  • @user-pz9fy6ko7u
    @user-pz9fy6ko7u 4 วันที่ผ่านมา

    codka ubax is back

  • @LuulaNaasir
    @LuulaNaasir 5 วันที่ผ่านมา

    We miss wlhi barmaajigan😢❤

  • @AyaanMaxamuud-ot6wh
    @AyaanMaxamuud-ot6wh 5 วันที่ผ่านมา

    Wan sugaynay barnamijkan cusub ❤

  • @Hasla.wabi.tore.0
    @Hasla.wabi.tore.0 5 วันที่ผ่านมา

    First one 👏

  • @abdiqadirofficiall2893
    @abdiqadirofficiall2893 5 วันที่ผ่านมา

    Nio video Daaaa nagaaaa so dhereeeeee

  • @fatimasultan3347
    @fatimasultan3347 4 วันที่ผ่านมา

    Qaybta labaad meel xun baad ku jatay noogu soo dhakhso 🥺😂