Mzha allh Odayaasha amase Cuqaasha amase Waxgaradka wakhtigeenan nooli aad bay ugu yartahay un la soo helo qof sidan oo kale u fikiraya , u xogogaalsan una fikiraya oo miid ah. Sababtooo ah hadda intii waaweynaydna Siyaasad iyo Qabiil kalkaal ayey ku muud baxeen, dhalintiiba Social media iyo khuraafad aan meel gaadhsiisneyn ayey ku moogan yihiin. ODAY Axmed alleh ha ky sharfo❤
Qiso Jacayl oo aad u xanuun badan noloshayada. Faraxadyade intaba gallafatay ayaa igu dhacay waxana laga joogo 6 sanno ilaayo haddana qalbiga ayaa aan ku hayaa waana ilaabe kare la ahayn. Waxa aan ka codsan lahaa in aad garab iga seeso si aan dadka ugu sooo bandhige lahaa xanuunka iyo ilmada aan wahelka la noqday 😢😢😢😢
44 minutes oo aan wax badan ka faaiiday walal ismail waad ku mahadsantahay shaqo fiican baad haysaa . Professor Ahmed Waa nin aqoon badan oo dhaqanka ku saabsan leh.
Kusoo dhww magaalada dhusamareeb dhulkeygi🥰❤️
Mzha allh
Odayaasha amase Cuqaasha amase Waxgaradka wakhtigeenan nooli aad bay ugu yartahay un la soo helo qof sidan oo kale u fikiraya , u xogogaalsan una fikiraya oo miid ah. Sababtooo ah hadda intii waaweynaydna Siyaasad iyo Qabiil kalkaal ayey ku muud baxeen, dhalintiiba Social media iyo khuraafad aan meel gaadhsiisneyn ayey ku moogan yihiin.
ODAY Axmed alleh ha ky sharfo❤
Waad ku mahadsan tahay inaad noo soo bandhigto bulshada dadka qiimaha ku dhex leh ee fikirka wanaagsan .oday ahmed aad baan u salaamayaa
Mnzha Allaah waadku mahadsantiin khibrad wadaaga
Masha allah khabiirka wax badan ayuu noo iftiimiyay allaha xafido.
Qiso Jacayl oo aad u xanuun badan noloshayada. Faraxadyade intaba gallafatay ayaa igu dhacay waxana laga joogo 6 sanno ilaayo haddana qalbiga ayaa aan ku hayaa waana ilaabe kare la ahayn.
Waxa aan ka codsan lahaa in aad garab iga seeso si aan dadka ugu sooo bandhige lahaa xanuunka iyo ilmada aan wahelka la noqday 😢😢😢😢
Waa nin garashadisa iyo fikir kisu dheer yahay illahay caqliga cimriga ha u dhereyo mansha allah
44 minutes oo aan wax badan ka faaiiday walal ismail waad ku mahadsantahay shaqo fiican baad haysaa .
Professor Ahmed
Waa nin aqoon badan oo dhaqanka ku saabsan leh.
Omg codka ubax xaqiiqdi wax aan daawadaba caawa magaaladeydi miyad Iga soo salAantay allaha ku xafido wllku ismaaciil🤗✌👍
Kusoo dhawoow dhusamareeb❤
Ma.abtio ilaahey haku xifdiyo runtii dhaqamada galbeedka aaadbey ugu soo badanyaan alle hanoo soo celiyo dhaqankeenii suubana ee diinta kusalysnaa dhuusomareeb iyo guriceel anigoo aad uyar baa iigu dambeysay waxaan umalaynaaa waxgarad kiiba kudambeyaan gobalada
Nin wax badan og wax garad alle haku barkeeyo
Masha Allah geela caanahiisa waa waxa ugu fiican ee ay dhaqdaan reer Gal Mudug.
Masha Allah
Anigo dhararayoo dhamaday dee cashana waalii dhaha lkn iyada ookale inaa naqdaan rajeynaa iyo kafican 😁🥰
Adan sahan falad noogu soo xeji❤❤❤
Haa wll❤❤❤
Alle hadaayo profka- waa nin bulshadiisa ku dhex jiro.
Wareysi top ah weeyeh❤
Mahadsanidin dr axmed iyo ismaciil
Wa kugu so dhaweynaynaa magaladena wll
Masha alaah waa shakhsi aad uqiima badan
Ay ay Soodhowow Sxb
Kusoo dhawaaw dhuusamareb wll qaaliya
masha Allah
Waayo arag wax badan baa faa iday
Cod🎉upax waxan ku biray 31_12_2023_ time:8:15PM🎉
City of Galmudug 😊❤samareeb🥰🩸
❤😊
Rer samareeb ninkan waa dumashigiin soo dhaweeya😂😂
Magaca dhuuso mareeb taariikhday ku baxday kama run sheegin
Ismacil wad imaty
dhuusamareeb miyaad kasoo degtay ismaciilow
❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅️
❤😂
Inaderow garowe maa timado
Bilee oo aad dishaan
@@nuurnuuraan8624 xaasha wall kan anigaa idin ilaalinaya haka war warin😂
@@Princesssenaco horta ma wariyaha ayaad sheegaysay mise ninka la waraysanayo
@@nuurnuuraan8624 wariyaha hhh
Masha Allah