“Dacwadii Maxamed Abiib waanu laalayna, Fadhigii goluhuna wuu baaqday.” Gudoomiye Cali Xaamud Jibril

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 46

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f หลายเดือนก่อน +4

    Geeesi xalaala cali xamud geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa waxan kugu dooranay geesinimadu

  • @thetruth1924
    @thetruth1924 หลายเดือนก่อน

    Masha-Allah calankii Soomaaliya ayeey labada is wareeysanayabaay ku labisan yihiin

  • @hamse3021
    @hamse3021 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii macal loo qaaado Golaha Mucaaradkaa ku badan oo aqlabiyada haysta waligeedna lagama qaadi karo Maxamed abiibna waa madaxwaynaha Cirro ku Xiga Guuul

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

    60 Xildhimaan oo mucaarad ah waxa kasoo baxaya waa lawada ogyahy❤ Cali Xaamud Jibriir Legend🙏

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 หลายเดือนก่อน +2

    Subhaanalah dad nacaybku jarbuu kaa tuura

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Munafaaq baa tahay

  • @Qarandhise
    @Qarandhise หลายเดือนก่อน +3

    Luqmaan waa wariye munaafaq

    • @wareegmedia1064
      @wareegmedia1064 หลายเดือนก่อน

      amuus warya aadiga munaafaq haa

  • @qodaxaalehufanehufane8070
    @qodaxaalehufanehufane8070 หลายเดือนก่อน

    Geesi cali xamud

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 หลายเดือนก่อน

    Subxaaan allah Waa Godoomiyi ku xigeenka goalaha waliilada Somaliland !

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Reerkiin kaa fiican

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 หลายเดือนก่อน

    CALI. XAAMUD. SAMAROON. WEY. KIBREEN. WAXAASE. KARBAASHI. DOONA. MUUSE. BIIXI

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc หลายเดือนก่อน

    Cali waa xoolo xaaraana

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 หลายเดือนก่อน

    Jilicsantani maxay ahayd reer galbeed hadalka habaarbaa kaga dhacay

  • @JIGARGaming-nu6st
    @JIGARGaming-nu6st หลายเดือนก่อน +1

    Gudoomiye wxii dulmiya inan diidna ino blana dadkii dowlad nimada iyo dimuqradiyada dhisey In lo dowlqdeyana wa ingaa mam nuuc

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o หลายเดือนก่อน

    Waa run dadkaa gi ayaad lajoogtaa cali cidna waxba kaamaqadayso taa ogow guuul guul g,cali xaamud

  • @user-bd3yt1mx3u
    @user-bd3yt1mx3u หลายเดือนก่อน

    Goluhu Haduu Qaran dumiska Garab Siiyo ,Ogaada oo iga qora Kacdoon Dadwayne Iyo Gadoodbaa Aqalka Lagaga Soo Dareerin Ama Waa La Kala dirayaa

  • @IsmailHassan-w9n
    @IsmailHassan-w9n หลายเดือนก่อน

    kani waa iska dameer

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah หลายเดือนก่อน

    Cadawga Gudaha (Cali Xaamud)

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl หลายเดือนก่อน

    Bal eega umadyahay waxalaleeyahay sharci ilaaliya eewaliba shirgudoon sheeganaya wuxuu kuleeyay waanu laalaynaa meesharcigii uusheeganayay

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye Cali Xaamud mooshin ka kakeen Duqa maqaar Saarka Ah oo Kursiga Qabso Adaa U qalmee

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน

    Waa run hadalka cali xaamud, Faratoon ma Sool buu tagi karaa maxaa beenta laiskugu sheegayaa, mushahar buu ka doortay dadkiiisi

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Dee cali xaamud waa runtaa mee reerkiisi xagee joogan dhulbahante waa la hayste camoobey cina ma matalo faratoon yuu matalaa waa camoobay iidoor baa waalay

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 หลายเดือนก่อน

    Kalsoni darri ba ka muqata hadalki hore ayu dhex fadhistay marka hadeer tiyoo kalu ka baqaya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    XANUUD WAAD BUKTAA KALMADA TADHI EAAY CADEY KALMADA WABIIL BAAY AHEYD WAXEY AHEYD FARTOONOW DHULBAHANTE KA HADHEY ANIGU SANROON KA HADHI MAAYO KOLKAA SAXIIB NOOGA TAG GOLAHA QARANKA PRAD BIRMA XILDHIBAN DRGMO KA DOORO MA MATALI KARTID QARANKA ADOO SIDAA U BUKAA OO CYQDADA QABIIL KAA BUUXDO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    XANUD WAAD HURDAA FARTOON LAGAMA WAADI KARO XILKA HADII LAGA QADSNA NIN DHULBAHTE AH UUN BAA KURSIGAA LEH SAMROON KA DHEER

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 หลายเดือนก่อน

    Dibjir

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Reerkiin wad tuug iyo dibjir

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    KAN WAA NACASKA UGU WEYN CADAWAGA GUDAHA GOLAHA QARAN DUMISKA IYO QABIIL U ADEEGAHAA KU BADAN

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

    Fariidka day! Meesha qabso oo odaygan raqda ah guddoomiyinimada ka tuur. Ka dibna Muuse, si uu Saylici u noqdo mdxwne inta doorasho dhacayso... Doorashadana waxaad dib u dhigi 2 sano. Si uu Gadabuursi u helo inuu xukunka isku balaadhiyo muddadaa 2da sano ah.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ku xidhan iidoor beri hore waashay baa wax ah waa mayadh may faratoon waxba hawey diin camada waalan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

    Eeg waanu laali doqoniinadiisa wuu isku sii cadaynayaa in wax sharciyiba jirin gole nijaaska. Haduu caqli leeyahay isagoo sirtooda dhaga raysal iyo waxay yeelayaan u worshaysa qorshaysan tahay buu odhan lahaa golaha ayay taal 82 kaaa Mudane waxay codeeyaan bay noqonaysaa. Cali xaamud oo nin aaad u caqli liita ahi wuxuu isla soo taagay public waanu laalaynaa.

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz หลายเดือนก่อน

    Ninkaa wayni waxaa uu ku dhaartay kitaab hadana waa kaa kii jifadiisa ahaa ku difaacaya qabyaalad waxa lagu soo eedweyay haday qalad yihiin muyuu si sharciyaysan uga hallo haday sax yihiina miyuu sharciga uhiiliyo waxan waa Gudur isu soo usrusray waa golihii ugu cadaawada badna ilahayow u hiili wadankan waxa ku habsaday wariyayaashii oo aan aqoon wariyanimo Lahayn barlamankii oo calooshooda ushaqaystayal noqday ilahow kuwan Naga hordhaqaji

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Munafaqadiin tuuga Ina biixi arag

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 หลายเดือนก่อน

    Cali Xamuud jibri farax khayr inaabti wa runta inaabti qoladan reer benii israil Aby iyo Netanyahu bey bada sinaya wallahida reer inmabtiyashey Samaroon wey masabidaya Isaaq benii israil😅 beenaloyin yahuuda bada la siinaya 😡😡😡😡

  • @ahmedgurayport9736
    @ahmedgurayport9736 หลายเดือนก่อน

    idoor waa laangaab, here is the Proof, Waqooyi galbeed from Wajale to Berbera 35% waa Gadabursi iyo 15% oo somali kale ah, togdheer 30% waa Dhulmahante (buhodle). Laangaab hadal badni bay nagu qabsadeen. way dhamaatay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Idoor waa dadka soo saaray laan dheere iyo laan gaa oo yasi yiray xaarood qadaad wayn Idinku laan Kintirkaa u taqaanaan landere kintirdheer baad u taqaanaan langaabna kintir gaaban baad u taqaanaan waxad nagu odhan jirteen hadaad laan dheertay nin kaagaa ku dhib qaba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @mahdimohamed3102
      @mahdimohamed3102 หลายเดือนก่อน

      War xasiid sana Reerkii Ciise awey From loyacada to bula xaar 45% Somaliland degana 😮

    • @ahmedgurayport9736
      @ahmedgurayport9736 หลายเดือนก่อน

      @@user-sz7sn2rv9r The only original Somalis are Gadabursi's.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      @@mahdimohamed3102 Bulaxaar Ciise muuse muusaa leh waa saaxil

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

      Laanku kaad bahalkaaga shalay u taqaan miyaanu ahayn? Iidoor waaka hadalkooda, dharkooda iyo ficilkoodaba copy garaysaan wuxuush fooqal wuxuush

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 หลายเดือนก่อน

    Luqmaanow waad salaaxaysa oo raaligelineysa waa munafaqnimo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Reerkiin aha wad munafaaq