Sir Laga Helay Xadhiga Maxamed Abiib ,Fahad Yaasiin Iyo Dabinka Xasan Sheekh | Xog Muhiima

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 119

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p หลายเดือนก่อน +10

    Mashallah Tabarikall Ärabsiyio news waanu ku daeaan warka ficaan ee aad noo soo gudbiso dalkeena Soomaaliland ❤️

    • @CabdicasiisKaamil
      @CabdicasiisKaamil หลายเดือนก่อน

      tageerayaasha arabsiyo news guul & gobanimo

  • @Borama1960
    @Borama1960 หลายเดือนก่อน +11

    I totally agree with him. Somalilanders must protest to remove Abib from parliament, and investigation should begin asap. Also, shut down parliament if they don't remove him. Either this parliament is working for the ppl and Somaliland's interest, or we vote the. All out.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much for your in-depth and timely response concerning the prevailing situation in Somaliland and the region at large.

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o หลายเดือนก่อน +2

    SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE & VIVA VIVA !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO SOMALILAND !!!

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he หลายเดือนก่อน +5

    Mansha Allah somalilan guuul sodhawow gudomiiye ❤❤❤

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc หลายเดือนก่อน

    Masha Allah muwaadinkan hadal qiimo badan ayuu ku hadlay Allah yacizah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉❤❤haawaasax golaa halakala diro waasax 👍👍👍👍👍👍👍🙏👏👏👏

  • @IbadoYusuf-w9q
    @IbadoYusuf-w9q หลายเดือนก่อน +1

    ALLE Khayr BADAN haku Siiyo aad ayaynu Ugu BAAHANAHAY CAQLIGAAS OO MIIDHAN WAXNA MUU DHIMIN WAXNA MUU DHAAFIN

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mujahidkan si fican ayuu UU sheegey run badan ❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha ALLAAH maansha ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii 👍🙏👍👍👍👍👍👍👍👍🙏👍🙏👍🙏👍🙏👍🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤x❣️❣️❣️❣️❣️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️

  • @74somer
    @74somer หลายเดือนก่อน

    Smart man Masha Allah 💯

  • @ismaciilmaxamed3102
    @ismaciilmaxamed3102 หลายเดือนก่อน +6

    Asc ARABSOYO GROUP MEDIA HORE USOCDA GUUL IYO GOBANIMO

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 หลายเดือนก่อน

    Arabsiyo news guul❤❤❤

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allah Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w หลายเดือนก่อน

      Allah u noqo
      Hadambaabin
      Musse mujaahid ma aha

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah
    Sland guuuul

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

    Wallahi Waa Geesiyo Reer koonfur galbeed 👍✅👍👍✅✅👍✅👍

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN หลายเดือนก่อน +1

    Sax waa run walahi brother 🥰🥰🥰

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND KA TAB TA HOOG, JAB IYO QAWANAN BA KA RACI SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WA SOMALILAND NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Fashili oo Jabi Cadawga Somaliland

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 หลายเดือนก่อน +1

    BARLAMAANKA SOOMALILAND MAAHA MIDAYNU LEENAHAY WAXA SAMAYSTAY GURUUBKAN INALA DAGAALAMAYA
    AYAY TOOS UGU SHAQEEYAAN IYAGA IYO SAXAFADA IYO ODAY DHAQMEEDKA IYO CULIMO GANACSATO MARKAA
    DOORKA XUKUMADUNA WAA MID LIITA OO MAY SAMAYN QAAB LOOLA DAGAALAMI LAHAA

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n หลายเดือนก่อน

    guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waa lagugu rasan yahay in lakala diro G: wakiilalada S/Land

  • @ismailhussein4875
    @ismailhussein4875 หลายเดือนก่อน

    Wellspoken manshallah brother

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa sax

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح หลายเดือนก่อน

    Moofo iyo moos way soo gabagabooday warkoodu geed walba waa ku soo gubtay waana liicliicayaan

  • @Axmedcabdilqadir
    @Axmedcabdilqadir หลายเดือนก่อน +3

    Xasan guurguurte ayay madaxwayne wooden masaarididu

  • @mohamedabdi2741
    @mohamedabdi2741 หลายเดือนก่อน +1

    C/qani sida dameerka ayuu umadaaray

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w หลายเดือนก่อน

    Labo guulwade oo isu jiibinaysa shaqo wacan

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

      KK RUN TAY KU SOC SAN, SOMALILAND WAY JIRI MUNAFIQ WA LA KALA DIRI

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waa waajib ingolahan nijaasta noqday laka diro

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 หลายเดือนก่อน

    Somaliland and somalia is big different country

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimdiriewaays8172
    @ibrahimdiriewaays8172 หลายเดือนก่อน

    cabdiqani.foodcadde
    hambalyo adeer
    aad baad u.ogtahay
    sirta koonfur
    halkaa ka hay
    hana ka.aamusin
    goor iyo.ahaan
    insha allaah

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 หลายเดือนก่อน +2

    Jeelka haloo taxaabiyo khaayin walba oo cadawga ugu hoos sheqeeyo xidha nacdasha maxaa la sugayaa.Mainey inadumiyaan beynu fadhina xidha jaasuusiyinta.💚🤍❤️

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 หลายเดือนก่อน +1

    Guul somalnd guuuuul ❤❤❤❤

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiib marku soo baxo halku tago waa muqdisho waxan ka maqaley maxamed abiib isagoo leh waxan sigaya xilkasi marku iga dhamaado waxan sameey0 xamarey

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye หลายเดือนก่อน +1

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @SahraCali-z5f
    @SahraCali-z5f หลายเดือนก่อน

    Arbsiyo nws .Guulayst rer somlilnd

  • @abdiarale840
    @abdiarale840 หลายเดือนก่อน

    Fadkan ugu yeedh Somali gunuub hawgu yeedh ina Somalia waa khalad ugu yeedha waxay ay yihiin

  • @AbdibaladXaaji
    @AbdibaladXaaji หลายเดือนก่อน +1

    beentaas isaaq laan miyaa lagu qancinaaa kkkkkkkkkkkk ❤❤

  • @sabahgoth1081
    @sabahgoth1081 หลายเดือนก่อน

    Barlamanka ha la xidho

  • @abdirizaakyabdi7934
    @abdirizaakyabdi7934 หลายเดือนก่อน

    Asc.
    Maxamed abiib xassaanadii waxaa ka Qaaday xadhigii la xidhay maadaama gollihii wakiiladu ku soo jawaabi waayeen muddadii looga baahnaa.
    Waa eedaysane xidhan oo maxkamad sugaya.
    Haddii maxkamadu wax Denbi ah ku weydo xassaanadu way u taallaa waana xildhibaan,
    Haddii denbi lagu hellona waa denbiile oo waa la xukumayaa
    Sidaa u fahma.

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

    Cabdirahman foodcade ayaan aqanay oo jarmalka daganaan jiray

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    Kkk MARAQ IYO MUUFO WA LOGU TAGI SOMALILAND NOT EASY 😂😂😂❤❤

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada หลายเดือนก่อน

    waa runtiisa suxufiga arbsiyo nayuus waa ogogaal maxamed abiib rag badan la mida ayaa golaha ku jira markaa hala kala diro

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 หลายเดือนก่อน

    Waxaasoodhan waalala socdaa
    Laakiin daĺku rag iyo rabi buuleeyahay cidna ĺoohamran
    Maayo

  • @madamentn3964
    @madamentn3964 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤hala kaladiro kumajiraan wax responsible ahi

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Sheekaadu. Waa. Foogatahay. Waxaa. Laagu. Haayo. Soomaaliland. Hawiiye. Waa. Waxa. Taariikhada. U. Geelayaay. Caadawaada. Reer. Soomaaliland. Laasa. Baaray. Hooren. Daar. Baaku. Goodsnaad. Bisiinka. Waaw

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d หลายเดือนก่อน

    Horta mid fahma fahad yaasiin wuxuu ushaqeeyaa Qatar maadaama oo shaqa xooga loo baahday waxaa la amaanaysiiyay fahad yaasiiin

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน +4

    𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐨𝐬𝐥𝐚𝐲𝐞 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Maxamed-v9u
    @Maxamed-v9u หลายเดือนก่อน

    waan.kugu.taageersanahay.

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 หลายเดือนก่อน

    💯 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ Guuuul JSL

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 หลายเดือนก่อน

    Waa in sidaa la yeelo, macno ma samayso, waana aqoon tabni!

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +1

    🤲🏼 Ilaahow Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 soo dadaji yarab🤲🏼 5ta Somalibaa ku midoobi kuwa nagu dhex milmayna waan iska dhex sifaynaynaa waliba inagoo gowracayna walahi bi’idnillah🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Anoo Reer Somalilander ah walahi diyaar ayaannu nahay dhalinteenu Reer waqooyiga Jihaadkuna waa muqadas Somaliduna waan kaguulaysanaynaa Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 Yuhuuda Iyo ReerGalbeedka iyo Wixii soo raacaba walahi bakhtigooda ayaan badaha ku qubaynaa inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼5ta Somalina waan ku midoobaynaa badaheenana gacanteena ayay ku soo noqon inshaAllah diintana waa inaan difaacnaa, falastiinna waa inaan garab buuxa siinaa walahi waan karnaa wayna iman goor aan fogayn InshaAllah shicibow diyaar aan noqono waana qasab inaan hurdada ka’kacnaa ay walba ha’iska ciyo wayna soo afjarmi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IbrahimAhmed-yk5ls
      @IbrahimAhmed-yk5ls หลายเดือนก่อน

      Qiiro Jabaan ayaan maqlijiray 😂 ku dar india, japan, Chinese ka waan la dagaalamana badaheeno dhan waan soo dhac sanaynaa 😂😂😂😂

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      @@IbrahimAhmed-yk5ls 😂 Haye Oromo kaalay Iga’saar Somalilandernimada 😂 Adigaa qabiil kayga sheeganaya Oromo qudhmuun Ethiopia 🇪🇹 ah ayaad tahay 💩🤧🤢🤮🗑️🇪🇹🇮🇱🇰🇪🗑️👎🏼 Aniguse waan kaa faanaa oo jaariyad ayaad iitahay musqulahana waad ii meedhaa 😂 alhamdulillah aniguna dhashii reer Sheekh isxaaq ayaad ahay Awoowayaashaadii Ethiopia 🇪🇹 soo gumaystay soona gowrici jiray imikana anaa shaarica Hargaysa InshaAllah kugu gowrici kulligiina wixii Ethiopia 🇪🇹 Injirle ah akhas calaykum InshaAllah gowrac ayaad iga suganaysaa igana filo walahi waysoo dhowdahay bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼💪🏼💪🏼

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

      Haku riyoon keligeed cuntooy keligaa celceli

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

      Ha sheegan Ma tihid Somaliland e waa ku fahan sanahay faqashey

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      @@CamuudAwed Af’somali ii’gula hadal Af Oromada uraysa garanmaayo sxb 👎🏼🤢🤮🇪🇹🇮🇱🇰🇪🤧💩🗑️

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim หลายเดือนก่อน

    Waa sidaa hala kala diro daaquudada isku dirka la fadhiya golaha

  • @ابومحمد-ن7خ9ن
    @ابومحمد-ن7خ9ن หลายเดือนก่อน

    Wallahi waan raacsanay in shacabka somaliland guntiga u xidho siday barlanaanka u odhan lahayeen maya. Idiinmaan dooran inad wax dumisaan ee waxaanu idiin dooranay inaad wax dhistaan anagaa idin keenay waxaan owood u leenay inaan idin dareerino. Yaa igu raacsan

    • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
      @AbwaanMucaashaq-ig7sj หลายเดือนก่อน

      Wlhi anigaa kugu raacsan meesha baarlamaan inooma joogo caadaqaatayaal ayaa meesha isugu hadhay wxnay ku tegayaan keliya toban kun oo cod oo maxakabada sare ee dastuuriga ah la geeyo

  • @YasiinCismaaciil
    @YasiinCismaaciil หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 หลายเดือนก่อน

    HOGAAMIYE KOOXEEDYO AY QAARNA MASAR TAAGEERTO QAARNA ETHIOPIA TAAGEERTO AYEY SOOMAALIYA KU DANBEYNAYSAA

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq hala kala diiro ciyaal xafadkan aynu ku hungoyney

  • @raafxero527
    @raafxero527 หลายเดือนก่อน

    ETHIOPIA AWOOD BAY U LEEDEY, IN BIYAH WABIG AAY KA JARTO / SOMALIYA IYO MASAR.😮

  • @MahdiCali-e2r
    @MahdiCali-e2r หลายเดือนก่อน

    Waxan u maleynayaa warkaasi arsiyo ku filan

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

    Muqdisho iyo Hawiyaha isku cunaduubay wey u dhamaanaysaa dhawaan

  • @JamaalCumar-ct7ud
    @JamaalCumar-ct7ud หลายเดือนก่อน

    Tani waa qayaalad cad balse xishoo

  • @abdiarale840
    @abdiarale840 หลายเดือนก่อน

    Magaca ay leeyihiin waa Somali gunuub falan Arabsito ugu yeedh Somali gunuub

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน

    𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐣𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐝𝐚

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 หลายเดือนก่อน +1

      Somali iyadaa isku cadowa

    • @KaysealiShaqale-wo6xz
      @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน

      @@markcaa2942 𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚

    • @KaysealiShaqale-wo6xz
      @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน

      @@markcaa2942 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐧𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰𝐚

  • @OsmanAbdi-m6d
    @OsmanAbdi-m6d หลายเดือนก่อน

    GUUL ARABSIYO HORE USOCO KA SHAQEE IYO KONFUR GUDAHA KA BAXA BUUN BUU NIYA WARARKA KON FURTA DAWAKHIYA TEENANA ASTURA DHALIILA HEENA HOOS DHIGA CADAWGA SOMALILAND DAWAKHIYA KALA FURFURA

  • @JaamacGeele-se8fp
    @JaamacGeele-se8fp หลายเดือนก่อน

    Hello yaa kaa aqoonyar waxa aad ka hadlayso dad ku waa kufansanyahay

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if หลายเดือนก่อน

    Xayawaay... xusbi gaar ah oo raga iyo dumar caruur iyo ciroole qurba joog iyo qolqol joog oo uu dawakhiyay inan yaroo 30 jir ihi... Reer awdal dad caqli yari Somaliland kama hor keeni karaan.

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 หลายเดือนก่อน

    Musuqmaasuq xasan sh cuqubadii somlnd baa ku dhacday

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk xasan shiiq wuxuu cabay ways waysadii ina cabdi bulux kkk

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam หลายเดือนก่อน

    GoLaha.WakiiLada.WaxaaLagu.
    dhexsamaystay..Dad.dana.KaLe..U.adeegaya

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 หลายเดือนก่อน

    Hada maxaa lasoo fadhiistay Ethiopia ayaan 50 sano dhul ka iibsaneeynaa waa sax. 50 san0 kadib ma kula tahay inay Ethiopia dhulkaas inay dib ula noqoneeysaa ogoow falasdhiin labaad😂😂😂

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j หลายเดือนก่อน

    Dadka shacabka ah ee reer somalilaan waxay ishakuhayaan sida sharciga loo dhaqangaliyo xukumadu hakudhaqanto wixii dawlada kutahay ee loodhaariyay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada หลายเดือนก่อน

    dhamaan reer somaalilaan waa wada mulateri rag iyo dumar iyo wada nabad sugid waana dad foojig inta badan

  • @IsmailCeelsheikh
    @IsmailCeelsheikh หลายเดือนก่อน

    Ad.iyo.aad.aayaa.umaahad.santaAhy

  • @A.J6839
    @A.J6839 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 หลายเดือนก่อน

    Halkan waxa ka naacleeya ceebtii gudaha

  • @ahmedgacan7119
    @ahmedgacan7119 หลายเดือนก่อน

    Farid

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 หลายเดือนก่อน

    Wakiillo maaha golahani
    Wa inlakala diro, wa cadaw

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 หลายเดือนก่อน

    Albaabada. Ha loo dishonor dabaajirtan

  • @Guledmahdi-j6i
    @Guledmahdi-j6i หลายเดือนก่อน

    Guulsomalilandguul

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

    Waankugu raacsannaha kladirka golaha waxay kujiraan sidii loo babiinlahaa somaliland

  • @ragbadanayaakamaqancaawasu8145
    @ragbadanayaakamaqancaawasu8145 หลายเดือนก่อน

    Ummadda beenta ka daa ceyrtaada iska qaado somalina waxba uma gashid somalilanderna waxba uma gashide
    Somalilandta aad sheegeysaa ma isaaq bas baa aaway dadkii kale waa tan meelkasta dabku ka baxayo

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 หลายเดือนก่อน

      MA NABARKII BUU KA TAABTAY

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz หลายเดือนก่อน +1

    𝐚𝐧𝐚𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐱𝐛 𝐬𝐢𝐢 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐥𝐞𝐞 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐥𝐚𝐧𝐚𝐲

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf หลายเดือนก่อน

    Maxaa loo waayey shicib ku dhiirada in ay KU MUDAHARAADAAN GONLQHA WAKIILADA ???
    Maxaa loo waayey SHICIB ku dhiirada in ay BURBURIYAAN xafiisyada saxaafadan HUWANTA AH ?????

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 หลายเดือนก่อน

    Adaabo siyaasad ka aradan hhh😂😂😂 wlo

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa หลายเดือนก่อน +1

    huush media Beenta tolow miyey ku cayilan

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

    Idaacadii Oromada ayaan soo booqday kuwani maaha dhashaan ka dhashay Somaliland subhannallah 👎🏼🗑️🇪🇹🇮🇱🇰🇪🤢🤮💩🤧🗑️👎🏼

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 หลายเดือนก่อน

      Halkan suuq kaagama furna orodoo suuq kale raadso. waan kaa horena kkkkkkkkkkkkk

  • @UmuBilal-l7j
    @UmuBilal-l7j หลายเดือนก่อน

    Waryaa khiyaali ayaad isku qancisaane,😅

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 หลายเดือนก่อน

    Barlamanku waa maqaaxi tuugi dhexjoogyo

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o หลายเดือนก่อน +3

    SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE & VIVA VIVA !!! SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO SOMALILAND !!!