Hooyo faadumo iyo Aabo Cumar dhuule oo ah laba qoys oon la yaraysan karin baad ka dhalatay kulahaa,Af soomaaligii waad kufsateen .Laba qoys maahee ama laba waalid,ama laba lamaane..
@@MrAbdullahi701 aamiin ilaahey ha u naxariisto. Mama Faduma mee nooshahey hada. Ayidoo Minnesoto joogto baa clip taariikha looga wareesnayey arkey. Ilmo omar dhuule badan maa marka Mama Fadumo dhashey?ka raali ahoow wareeysiga publicga ah
Sarah cuumaar dhuule.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
Maamo ruwaayad unbaa jilaysayee maxaa sababay inay sokor kugu dhacdo? Ma jiliinkiyaa run kugu noqday maamo? 😂😂😂 Waligay ma amqlin isbitaalka Cumar Dhuule balse haday been tahay waa dambi wayn in qof marxuum noqday lagu ben abuurto oo hadana ubadkiisa raali ka aheen. Allaha u dambi dhaafo fanaaniinti dhimatoo dhan. Allaha noo wada naxariisto.
waxas gurm maha ee wa wasmo freee ah somalidu gur iyo nolol waxba kama yaqanan somalidu 68% wa furuq ama garaac wa sida waxay somalida nabad u noqon ladahay yaabka adunka, labo jaahil oo isku caamiraaya yaabka adunka
Aad baan ugu farxay jnan maqlo sahara cumar dhuule ubadkeda, si qaldan ba wax nalogu shegay, inayna ubad dhalin baan maqlay, balse Allaah ba awlada bixiye, Alxamdulullaah haday hooyo tahay, intan haysana rabi ha siiyo, inta haystana ha u xifdiyo amiiin
Mnsha allah ugu horayntii ilaahay ha u naxariisto cumar dhuule cali,qabrigiisa ala ha u nuuriyo, aad baan u jeclaa
Amiin walaal allaha unaxariisto legend cumar dhule
Aabahaa iyo aabeyaasha dhintay oo dhan Alaah ha u naxaristo
aamiin😢
Amiin walaal
Amin wll
Mahadsanid farax, alle ha u naxariisto Cumar dhuule
Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media sido kale magac caygu wa abdillahi ahmed madar oo joga dalka jabuti runti waxan kamid ahay tageero yaasha ugu horeya waxan halkan kah salaamay deeq darajo iyo mohamed paracetamool iyo sahra cumar dhuule iyo ifrah udgoon iyo sumeya qurux iyo abdihakim br iyo sumeya suu iyoo anab bundid iyo dalmar yare iyo ali harare iyo yacin ducaleh iyo yasin abukar iyo yasmin tina iyo asad qarni iyo dhaman kooxda hiddo soor ❤❤❤
Illahay ha unaxariisto cumar dhuule cali
Maasha allaah maamada fanaanimo haday qiimo leedahay wey soo aragtaye markaan waxaan kula talinayaa inay xaga rabi xasuusato oo iska deyso fanka ileyn xisaab baa na sugeysee tawfiiqdana rabi ha na waafajiyo dhamaantern
Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi mcnto
Wow Omar dhuule Ayan aad u jeclahay Allah ha u naxariisto
Aniga xataa ad iyo aad ayan ujeeclaa cumar dhule ilaa hada wandhagaysta.ilahay ha u naxariisto legend cumar dhule
wariyahan Af somali wacan bay ku hdlaysa , hore uso,. Hobolkii Jacaylka Cumar dhuule Jannada ilaahay ha ka waraabiyo.
Allah unxariisto 😢😢
Adeero Omar 😢😢😢
Ilaahay haw naxariisto cumar dhuule khadra fanaanad aan jecelahay weeye inanta weriyaha ahina waa khaam yare wacan
Sahra weeye wll khadra wey dhimatay alla haw naxariisto
Masha Allah, qoyskii fanka iyo jacaylka ❤❤❤
Sahra sharaf ❤❤❤
Sahra cumar dhuule waafanaanad caan ah❤ mahadsenid ManshaAllah ❤❤
Ilahey gi Aabahey sheikh diin laga daxlo kadigay aya mahad iskaleh
Tolow dalmar yare maka dheerayd mamo sahra cumar dhule xafidu laah adiga iyo dhamaan somalida
Marka aun lagasotago legend cumar dhule waxaan aad ujeecla fanka khadra cumar dhule aun.
faadumo hirad wan jeclaa qof fiican ayay ahayd way i jeclayd❤❤❤❤
Sabaax cumar aya uguweynayd 3 bay ahaayeen waxaan xussuusta iyago hees.u qaadaya aabbohood
Hooyo faadumo iyo Aabo Cumar dhuule oo ah laba qoys oon la yaraysan karin baad ka dhalatay kulahaa,Af soomaaligii waad kufsateen .Laba qoys maahee ama laba waalid,ama laba lamaane..
Alhe hawnxaristo cumar dhul waa fananka aandhagaysto hesehisa waan fanka aanfahmo erysidasaa
Dhaxal midkii ugu ayaanka darnaa weeye fan iyo hees waa nasiib darro family dhan oo heesaya سبحان الله
Haka subxaanalaysan uducee
Sahra umar dhule waashee wansalamaya farah mahadsatid habo ❤❤❤👍
Ax waa turnteeda aabehayga idaaya 😢😢😢😢 qalbiga allah uwaasiciyo.😢😢😢😢
Sir iyo caad way iga gadan tahay 👍👍👍👍👍👍👍
God bless her. Love you, habo sahra
WAXAAN XASUUSTAA IDINKOO YAR YAR OO ABO ALLE YAH RAXMA 🤲 THEN KADABA JIIBIYA HEESAHA FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯
Hhhhhhh it is funny how she forgot herself and asked fara malagu gursaday
J
Maamo sahra cumar dhuule million love❤ mama
Team xogmaal we miss riwaayadihiinii
Heesta xusa dadkii lahaa Allah ha u naxariistee
Kinsi Xaaji Adan iyo Saciid mireh xaydar
Alllaha ku dhawro mama sahra cumar dhuule jecliya hadaladeda iyo shactiradeda
Khadra ma dhimatay allaha u naxriisto
😢😢haa
Mamo zahro and farax fariido alle hydin karameyo❤.
Wan jeclahi mama sahra cumar dhule❤❤
Mahadsanid Allaha ku jeclaado❤️❤️❤️❤️❤️
MY SISTER INA CUMAREEY XAFIDUKALAH ADIGA FAMILKII WAANA MAHADSANTIHI BAHDA XOGMAAL
Quruxey Mama Zahra heer sare sare aad baan kuu salaamayaaa..
Alaha unaxaristo Cumar dhule cali & viva mama sahro
Duqdii waa lasoo doonay waa midii iigu qosolka badnayd 😂😂😂😂
Eedo alaha kufaideee katooobad keeen hadaaa fanaaanad ama jilaaatahay
I love Sahra Cumar dhuule she's funny 😁
I love 💕 you 2
Indr tay farax quruxbadnaa ❤❤❤
Marki ninka bas standka taagan telefonka ku hadlaayey adna ka jawaabeysid sidi uu adiga kuu hayo 😂😂
Sahra waa qof dagan lkn heesaha inay ka towbad keento ayaa wanaagsan
Alle ha naxariisto wixii dhinteyba
Afrikiyo aasiyo laatiin ameerica waan casuustaa xoogaa yer
One and only queen mommy sahra cumar dhuule cali❤
Afrika iyo Asia, Latin America umadaha adoonsigu asaagood ka reeboow
Heestaa yaa haya oo iisoo diri kara
Google
Faadumo hiiraad maa hooyo u ah. Saamiye meey walaalo ahaayeen
Haa walaashey iga weyn bey aheyd Allaha u naxariistee
@@MrAbdullahi701 aamiin ilaahey ha u naxariisto. Mama Faduma mee nooshahey hada. Ayidoo Minnesoto joogto baa clip taariikha looga wareesnayey arkey. Ilmo omar dhuule badan maa marka Mama Fadumo dhashey?ka raali ahoow wareeysiga publicga ah
@@Hopeful2023way noo shalay
Aniga kaligey bey u dhashay Aabbe Cumar Allaha u naxariistee
@@MrAbdullahi701maasha Allah ilaahey cimrigeeda ha u barakeeyo. Qoys Taariikh leh ka soo jeedaa
❤❤❤❤❤❤salan gobeed abayo sahra ❤❤❤❤❤❤❤
Haa sax masha Allah wa arinwanasan
Aaway flimkii ilmadii qarsooneyd 😢
Soomaalidu ma tidhaahdee waa hees.
Awlaad jacayl dhalay udgoonkaad ka garataa
Ma aha maahmaah
Sarah cuumaar dhuule.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
Ninkay jecelayd xagu ku danbeeyay mad.waydiisid iyo halkay Ku noolayd intanay dhoofin
Duqdii waa la soo doonay ruwaaydii ugu qosalka badanayd
M.a Allah ❤
5 is not easy marka qosolka an kaaga baranay
Kkkkk mama sahra farax wiilkeda way u diiday 😅😅😅
Aabo wuxuu ahaa aabo karaamo mudan lkn wax fiican idin kama tagin Ilaahay ha u dambi dhaafo
Filim kii aaway
Mama sahro waan jecelahay❤❤
Mamada fanny wye😂😂
Mama sahra dhaxal fcn mahan ilmahadana iska daaya dheh.
Farax❤❤❤❤❤❤❤❤Faarax
Aamiin yarabi
Mmo ficn sahri ❤❤❤❤
Sahra qalbi wanaagsan
Hadabo waqurux badantahay
Wariyadaan waxay kasoo baxda jaamacada indha cadeeys isku fasal nin ay ahaayeen ayaa jira waana daahir calasoow
ᴀᴀᴅʙᴀᴀɴ ᴜ ᴅʜᴇᴇʀᴀᴀ ᴀᴀᴅɴᴀᴀ ᴡᴀ ᴜ ǫᴜʀxᴀɴᴀ 😂😂😂😂😊
Aamiin Aamiin yaarabi 😢😢😢
Dhal fanaana ah ku dar
Isug tiriye😂😂😂😂5 miyey ahaayee walaahi kuwa as lamajeclaan
Hadii Qofkii dheera oo gawanaayo dadka gaawan sidee waaye
Way dheeraadaan. Bilcaksi camal. 😂😂😂
Dhabta miyaanku saraa Kinsi xaaji Aadan io xarago qaadey allaya raxmaa hees cajiib yaa sameeyey tolow
Fan iyo hees waxfiican miyaa umalaysee
Wariyaha maxay fiirinaysa
Ina ayanleyhadii aad inader mareykan tagtey inan fiican baad tahey iska xoogso shaqeyso wareysigu qeyrma leh iska daa
Amiin
😂😂😂😂😂 Shan nin subxaanallaah
Shan ma dhib baa 40 la gursadaye😊
@@HiboAdam-j5c xasbunallaah 40 nin arag acuudubillaah
Bandhiga fanax
Skool xamar jadiid walashed isla dhigin jirnay way noo heesi jirtay ilka digir ay lahayd ilkaheda waan jecela
Macalimad caasho ma taxiing. Cawaale waqtigiisi miyaa.qurac qaajo
free ❤guurka🎉🎉🎉
Dadkii cadiga aha ina cumar dhuule
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣qosolkii aduunka bala aan xisabiyo inta nina aan guursaday kutehe mamadu😂
😂😂😂in kasto oo an 5 nin so gursaday. Sug bal an xisaabey😂miye tiri mamada😂.
cumar dhuulaha la sheega ma ninbu haa
Maxay tiri 5 nin baan guursaday, wey iga qoslisay masedhab baa wey cayaar badan tahaye
Habartan waa fani waxay soo guursatay ayey garan weyday😂😂😂😂
Maamo ruwaayad unbaa jilaysayee maxaa sababay inay sokor kugu dhacdo? Ma jiliinkiyaa run kugu noqday maamo? 😂😂😂
Waligay ma amqlin isbitaalka Cumar Dhuule balse haday been tahay waa dambi wayn in qof marxuum noqday lagu ben abuurto oo hadana ubadkiisa raali ka aheen. Allaha u dambi dhaafo fanaaniinti dhimatoo dhan. Allaha noo wada naxariisto.
Farax qacbaa kayeedhay😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
waxas gurm maha ee wa wasmo freee ah somalidu gur iyo nolol waxba kama yaqanan somalidu 68% wa furuq ama garaac wa sida waxay somalida nabad u noqon ladahay yaabka adunka, labo jaahil oo isku caamiraaya yaabka adunka
Maxa la sugiba mar hadii intay guursatay ba ay garan wayday 😂😂
😂😂
@@Anf54208dadka inaan ka qoslisiiyo sow lama rabo
😂😂
@@Anf54208sow in dadka laga qoslisiiyo maaha
Maamada kaftan bay ka tahaye wax walba serieus miyaad u qaadaneysaan jah
😳🤣😭🤣🤣🙏🏼
😂😂😂😂😂
Garcia Frank White Eric Thompson Richard
😅😅😅😅😅
Gabadha wariyaha quruxbadana runty wankahelay waxan kabaqi in an kadhexqaylyo oo an dhaho halked kasoraacden you tubeka.runty meshay jogto sacad kaliya ayan ujira.waa minneapols iyo st cloud.wansalaamaya sahra cumar dhule iyo gabadha wariyaha labadaba
Bisinka 😂😂cabsi cabsi thy
😂😂😂😂😂😂bissinka
Mashlah dheh gbdha😂❤
Maashaa allaah uun dheh
😅😅😂😂