Eedaynta M. Biixi ee Ogadenka Itobiya & Kenya oo J. Gallad ka Garnaqayo !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 186

  • @BasheHuseen
    @BasheHuseen 9 วันที่ผ่านมา +13

    Adiga oo Kenya Hoos jooga ayaa topic ka dhigtay somaliland .

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 9 วันที่ผ่านมา +3

      isqaland kaa haadal sxb berbera si sxb

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 9 วันที่ผ่านมา +2

      CAGDHEER AGGA OGAADEEN

    • @user-pj3ks4uf7h
      @user-pj3ks4uf7h 9 วันที่ผ่านมา +2

      Kenya ma hoos joogo marti na kuma aha isaga ayaa iska leh oo ku doobiya, waxaan waligii Hargaysa dhaafin ayd tahay geeska Africa soo kala baro.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-pj3ks4uf7hburco iyo hargeisa ayuu umaleyaa wadaan wailma Ben lagusokoriyeey

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 วันที่ผ่านมา

    Mshaa allah jamaca waa geesi geesi dhalay oo awogi waligi
    Gaal udaba dhaqin waa mujahid
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 9 วันที่ผ่านมา +5

    Jamacow ayey ayey dhalaybad tahay ee waa inoo kiniya

    • @user-pj3ks4uf7h
      @user-pj3ks4uf7h 9 วันที่ผ่านมา

      Kenya isagaa iska leh maxaad kaga qaadi kartaa ?

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 9 วันที่ผ่านมา +4

    Waar dadka Hadalka Haw Bedelin Beenaale

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 9 วันที่ผ่านมา +1

    BEENLOW DAAROOD IYO HAWIYE INTOODA BADAN MA JECLA SOMALILAND MIDA KALE MUSTAFE CAGJAR WAXUU YIDHI WAXAAN LA DAGAALAMEYNAA DOWLADA XASAN SHEIKH EE MUQDISHO EE TAAS USHEEG SOOMAALIYA WAXAAN JIDHIN BAAD KA SHEEKEYNEYSAAYR

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 9 วันที่ผ่านมา +1

    ogaade shalay ayu muse bixi difacayay 1977 hadana ethiopia ay wax LA qayb sadeen marka somaliland iyo ethiopia wax ka dhexeya waxba kama galin

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 9 วันที่ผ่านมา +6

    Ninkaan markaan u fiirsadey nin sida somalida qabiil caabuda ma aha inta nooga muuqata midka kasta aragtidiisa buu ka dhiibtaa waliba talo walalaanimo ugu daraa jasakallahu khayr jamac galad

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 7 วันที่ผ่านมา

    Soomaali Galbeed ✅
    Soomaali Koonfur Galbeed ✅

  • @qobsarmedia1069
    @qobsarmedia1069 9 วันที่ผ่านมา +1

    Afarta wadaad ee kinya jooga ee diinta islaamka kolba ayad u adeegsada danahooda ayuu sheegayaa m Wayne biixi

  • @Halgame334
    @Halgame334 9 วันที่ผ่านมา +3

    KENYA WA MEEL OGADEN QUDH MIYAY UFF

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 9 วันที่ผ่านมา

      Cuqdada iska saar walaal. Danbay kuu tahay

    • @Halgame334
      @Halgame334 9 วันที่ผ่านมา

      @@daljireali4783 BADAWNIMADA KEENAYSA OGADEN IN KENYA LOOGA QAXO DHAQAN XUMO BADAW NIMO CIILQABNIMO SOMALI MESHA HA TASHATO

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 7 วันที่ผ่านมา

      Keenya ✖️ Ogaadeen ✖️
      Soomaali Koonfur Galbeed ✅

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 9 วันที่ผ่านมา +1

    Etobiya wax dagal nagama dhaxeeyo han nahay Somali galbeed waqtigan lajogo somalida hasohishiiso dhulkoda haday sinhayaan iyo haday kadifacayaan ayagay utaalaa

  • @MariamMh-j9c
    @MariamMh-j9c 9 วันที่ผ่านมา +3

    Waar nan daarood baakaa hadlinay maxaaa kaagalay xaasid

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 9 วันที่ผ่านมา +2

    Itoobiya waxaa bad laga kireynayaa hadii somaligalbeed nagu soo wareejiso

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 9 วันที่ผ่านมา +1

      Colka waraf malagu dayay, oo xitaa hala hoosgeeyo hargaysa, waayo Isaaq waa reer Abtigeen mida koowaad.
      Mida labaad waxaan isku nahay, Muslimiin.
      Waa mida saddexaad e, waxaan nahay, isku isir iyo isku dhiig.
      Markaa walaahy wax xummaan ah inaanan u qabin Isaaq.❤

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 9 วันที่ผ่านมา

      Ogaadeenna wqqn ahay

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ogaaden wali gacan umay qadin muuse juudan ee malintay gacan u qaadan waa la waayi doonaa muuse juudan iyo kooxdisa ciilqabayasha ah

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 9 วันที่ผ่านมา

      Bastartow kuwa dumarkiina jigjigga Airport ku qalanaya wax ka qabo, waaba Somaliland 🙄 WAXBAYAHAY

    • @afbile1
      @afbile1 9 วันที่ผ่านมา

      Idoor waa waslad xaaraan ah oo nasabaddooda la aqoon oo Somali lagu Soo dhex tuuray​@@Tamsim3358

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 8 วันที่ผ่านมา

    JAMAC IYO UMAL OO ARGAGIXISO LOO HAYSTO AYAAN DHAWAAN IDIN TUSI.😮😮😮 DAWLADA KENYA IYO SOMALILAND WADA SHAQAYN AYAA KA DHEXAYSA❤

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 9 วันที่ผ่านมา +7

    JAAMAC GEESI SOOMAALIYEED AYAAD AHAYDE
    ka hadal gardarada itoobiya iyo in galbeed la xoreeyo

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia somalida dagan ogaden dagan 30% ayey ka yihin wa inay fahman somalidu Tira koob ba laga qadaya dhawan kilinka 5 markas bay ceeb tagantahay

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 8 วันที่ผ่านมา

      Idorow waqooyi 20%katahaay e fadhiso meel burco iyo hargeisa wadaan noqoon mayaan

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 9 วันที่ผ่านมา +1

    reerka daarod xanuunba ka buuxa somaliland uqaban mid sheekh sheeganaya iyo mid siyaasiyaba

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 7 วันที่ผ่านมา

    Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa in Aanu La Dagaallamnaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska Ah iyo Kuweena Kalena Ee Fogba, Hadii Kale Adoonsiga, Si 100% Waa in Aanu UWadar Ogolaanaa iyo in ina La Sii Adoonsado

  • @Siyad_Gamadid_Darwesh
    @Siyad_Gamadid_Darwesh 9 วันที่ผ่านมา +3

    Waa hallkudhagee Shaa,
    Durduro geell bas Ku Jabayeeyhaa Damaacina waa Ciyaayeeyhaa.
    Dantuna waa Lama Huraan
    Dadkuna waa Lama Huraaneeyhaa

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 9 วันที่ผ่านมา

    USGAG JAAMAC CIIL QABE WAANU KU OGTANAY IN AAD NECEBTAHAY DADKA REER SOMALILAND

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 8 วันที่ผ่านมา

    SOM GALBEED IYO ITOOBIYADA KALE DAGAAL KAMA DHEXEEYO OO WAA ISKU MID WADA JIRA.!

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sota oromadii dhulkiinii lawareegtay
    Doqontu ilkeliya ayay leeday ishana
    Walalkeed ayuunbay ku eegtaa

  • @MowlidahmedNur
    @MowlidahmedNur 9 วันที่ผ่านมา +1

    Runbaad taas kusheegtay halgamaa jaamac galadoow thank you

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 9 วันที่ผ่านมา +1

    Markaa isaaq nacayb waad qabtiin ee qirta.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 9 วันที่ผ่านมา +1

    Beeenaale mustafe iyo muuse waa sxbo hal shaqsi buu sheegay faarax macalin

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 9 วันที่ผ่านมา

      kkkkkk mustafe waa kii kuyidhi nafis siyaasadeed buu rabaa muuse kkkkksxb maxaya

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 8 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk guul guul somaliland ilahay cadawga somaliland hajebiyo meel uu joogoba haciyaane nacabku ha iska ciyaane somalilandnay hore usoco

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 9 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamacow Muuse waa ninka wariyenimadaada meel gaadhsiiyey. Haddaanad isaga ka sheekeyn, ciddi kuma dhageysateen.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 9 วันที่ผ่านมา

    Muse biixi iyo mustafe cagjar waa dabadhilifyada abii ahmed iyo itopia

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 9 วันที่ผ่านมา +1

    OGAADEEN. IN UU KA COWDO MUSE BIXI MAHA OGAADEEN ISGAA CIILAN OO GUMAYSI KU JIRA

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 6 วันที่ผ่านมา

      Somaliland ayaa xitaa itoobiya hoos joogta. Waxaadse ismoodeysan inaa xor tihhin. Naftiina been ha usheegina

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 9 วันที่ผ่านมา +1

    weer nagatag itoobiya sowtii naga reebtay faqashta markay nalaynaysay ee suuga nala dhacaysay😮😮😮

  • @Halgame334
    @Halgame334 9 วันที่ผ่านมา +1

    CAGJAR WUU SOCONAYAA ITHIOPIA CARQALAD KUMA NOQON KARO

  • @guleidjamamahamed1141
    @guleidjamamahamed1141 8 วันที่ผ่านมา

    Heshiis kasta masaaliix baa hogaa misa adaana qiray
    Ee mid cid aan masaaliix ka dhaxeyn ayaa heshiisa

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 9 วันที่ผ่านมา +2

    Oo hadaanu la dhacsanayan yaa wax ka waydiinaya

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 9 วันที่ผ่านมา +1

    Jaama walaaloow hal kiniini ah qaado oo qandhada kaa jebiya

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 8 วันที่ผ่านมา +1

    Jamac Gallad Taliska Jabhadii Khawarijta dhiigyacabka Muse Juudaan waa quus,Musdhafa Xagjar iyo Ahmed Dhuxuleste oo kismaayo kusugan ma'ahan kuwa besha Ogadeen Matalaan.

    • @ahmedyousuf1008
      @ahmedyousuf1008 8 วันที่ผ่านมา

      Waar ka xorow hadaad ogaadeen tahay ethopia waxba caydu kuutarimaysee

    • @kingcayfo7470
      @kingcayfo7470 วันที่ผ่านมา

      Wada riyonaysa intuba waa madaxad ku xukunta kkkkk

    • @ahmedyousuf1008
      @ahmedyousuf1008 วันที่ผ่านมา

      @@dahirsmohamed5002 caac oydee

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 9 วันที่ผ่านมา

    XASUUSNOW IN MUSTAFE CAGJAR INEY KEENSADEYN AXMED SHIDE IYO ABIYE AXMED HADDII UUSAN ABIYE AXMED KU QANACSANEYNA LA BEDELI KARO MUSTAFE CAGJAR

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 9 วันที่ผ่านมา

    MUUSE BIIXI,
    XABASHIDA,
    WAA KABAQAAYAA
    WAA NIN FULEY AH.
    INDHO KALE IYO DHAGO KALE MALAHAN.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 9 วันที่ผ่านมา

    MUUSE SHAANI (WAX BAA BAALAHAYGA YAACAY) WAA INAN-GUMEED CUQDADAYSAN OON AQOON IYO ITAAL MIDNA LAHEYN, HESHIISKAN INUU GALO OO GUMEEYO SOOMAALI WAXAA KALIFAY DHARBAAXADII GOOJACADE IYO HUB KA DHIGISTII.

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 9 วันที่ผ่านมา +3

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 9 วันที่ผ่านมา

    MUSTAFE CAGJAR WUXUU KU EEDAYNAYAA CIIDANKII UU DIIDAY SI AY GARAB UGU SIIYAAN DUULAAN LAGU QAADO SSC-KHATUMO, INAN-GUMEEDKU WUXUU IS LEEYAHAY SOOMAALI ISKU JEBI WELIBA ISKU REER AH(KABLALAX).

  • @somalilander01
    @somalilander01 9 วันที่ผ่านมา +1

    Colaaada cagdheertu ku hayso Umadda Jamhuuriyada Somaliland iyo isaaq, qalin iyo warqad ama siyaasad ayaan bisado kaga dhigi doonaa Ethiopia dhexdeeda oo dawarsigii Hargeisa ugu soo celin doonaa kacaankii afwayne Siyaad Barrow

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 6 วันที่ผ่านมา

      Ree qoomo luud. isaaqland aamina berbera hargeysa, iyo burco. intaas ayad aduunka kuleedahay. Waligaana xor noqonmeysid ee waxaa kamid tahay somalia.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤Jama galad caqliga illaah dadka siiya

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 9 วันที่ผ่านมา

    Musse waa ayax teg Elena reeb.
    Itoobiya warkeeda waa cad yahay waxay leedahay Saylac anaga leh .
    Itobiya hadii aad soo xerayso dhulka ayeey idinkala wareegayaan.
    Warhooy Ka joog

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 8 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante hadday nasiib leeyihiin waa Haddii soo weeraro shaki kuma jiro somaland la is waydiindoono
    Isagoo xasan iyo jabuuti iyo Ethiopia taageerayso ayaa afka ciida loo galiyey Harti isaga filan irir
    😊😮

  • @afbile1
    @afbile1 9 วันที่ผ่านมา

    Idoor waa dad aan aqoon nasabaddooda dhabta ah waa waslad xaaraan ah oo Somali lagu Soo dhex tuuray

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 8 วันที่ผ่านมา

    jabkii 8/25/24
    Waxuu sababay wax badan
    Somaliland mala ciidan dhulbahate muquuninkara
    Bal Harti iska daaye
    Muse ogaadeen hadalka ayuu Ku balaarsanayaa haday ogaadeen ogyihiin Oromo soo gudubtahay maxay Harti Ku kordhinayaan Mise way iska daeaanayaan waa is waydiin😊😮😢🎉

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhh xumada daroodnimadu Aadbay kuu haysaa maanta

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ogaadeenaw lhadaad na nabad galin waydaan waynu wada dagnaa kililka dadkayaga iyo qaar kalaba waanu kickin karnaa

  • @saynab7503
    @saynab7503 8 วันที่ผ่านมา

    Adna hoos galkiibaad sidii ugu xumayd kurabtaa you aad lada hay soomaaha iyagu dhabarka uma dhigtaane wajigay kaga dhacdaa isumana dhibin mana isdhiibi doonan

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 8 วันที่ผ่านมา

    KILINKA 5AAD WAA ITOOBIYAAN WAYNA KU QANACSANYIHIIN. JIGJIGA WAXAA XUKUMAMA ADIS. MUUSE MUXUU U DOONDOONAYAA DAGAALKA DAAROOD EE UU UGU HADAAQAYAA?.?.!.?.!.?

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 9 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan Bixii ah wuxuu raba inuu dagaal labade ku qaado SSC isaago garabsanaya Cidamada Itoobiya koolka eedaytan waxay uga dhigan tahay talaabo hordhac ah uu iskaga moosayo Ragg uu ka baqayo in ay qaab hiilimaad ah SSC ugu yimadaan.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 9 วันที่ผ่านมา +1

    Nin gardaran ma guuleysto

  • @Liina_Lawyer
    @Liina_Lawyer 9 วันที่ผ่านมา

    Somalida Itoobiya, Somalida Kenya, Somalida Djibouti 🇩🇯 iyo Somalia 🇸🇴 Khatumo state iyo Awdal State intuba MA Colaad ayay Ku yihiin Muse Bixi 😂😂😂
    Dee wayehee Somalidee ayuu Heshiis la yahay? 😂

  • @MjaamacXasan
    @MjaamacXasan 9 วันที่ผ่านมา

    Jaamacaw daacad kama tihid dooda, mouse wuxuu rabaa aqoinsi ee Soomaalida ma ka haysaa sida Djibouti doodoo kooban

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 9 วันที่ผ่านมา

    Eedayn maxay ah, maxa baas ee xeebaha Somaliland nin aanan waxba iisku aahayn oo kenyan ah iyo mid Ethiopian ka galay?

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 9 วันที่ผ่านมา

    JAAMAC GALAD ADIGA MA BAQEE MAXAA UGU HEYSAA
    MADAXWEYNE MUUSI BIIXI
    MADAXWEYNE MUUSI BIIXI
    MAA ISKA DHAHDID
    MUUSI BIIXI
    MUUSE BIIXI

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 9 วันที่ผ่านมา

    Muse bixi mental speech 🤮🤮🤮🤮🤮🤮💯

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 9 วันที่ผ่านมา

    Hargeysa kaalay jaamac oo in intaa u laqin muuse.waa hadhkiisa ka carar.

  • @Halgame334
    @Halgame334 9 วันที่ผ่านมา

    ETHIOPIA HADANAD RABIN OGADEN HA KENO SI UU ISKAGA MAREYO BEENBLAGUMA NOLADO

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 8 วันที่ผ่านมา

    JAMACOW SI SIMAN DADKA WAX UGA WADA SHEEG JIG JIGA EE WAXAA DORAD KA DHACAY NIN ASKARIYA OO SOMALIDA CAAYAYA OO SACABKA LOO TUMAYO KOLAY WAAD ARAGTAY WAX KA DHEH

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 9 วันที่ผ่านมา +1

    Doofaar ma daahiro Adi abiyey dantadu wadaa ileyn wuu ku gumeystaaye maxaa ku wada dhadhamo ayaad ka heli ogadenaw

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 6 วันที่ผ่านมา

      Waxaan taagersanahay midnimada somalia. Reer isaaq ah oo cuqdad uqaba shacabka somalia makala goyn karaan somalia. Haddaad xabashi uxiiso qabtaan ordoo dhulkooda ugu taga.

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 วันที่ผ่านมา

    Adoonyahow xaraanki ma xoshooday weyn bad tahay marka garacu ceebtu ma kartow faraax macalinka ad sheygasid waa la wasa waa adoon kiniya wasto isaga reerkiisaba cagdheer wana lawasi doona cagdheerta qudhunka ah

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 9 วันที่ผ่านมา

    jaamacoow wuu ooyay muuse aad ugu fiirso markuu hadlayo itoobiya iyaguba waay dagaankawaran hadana waa isaaqland baay isuyaqaanaan waa muwaadin haduu hargaaysa yimaado

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse caqli xumafiisa dhul somali i uusiiyo etoobiyo waa nin aad u caqli yar

  • @user-vz4if3xq7r
    @user-vz4if3xq7r 8 วันที่ผ่านมา

    Oggaddan ka joga keny waxxay ku jogan karti iyo aqqon ayyana xadakle oo xotaggin

  • @MjaamacXasan
    @MjaamacXasan 9 วันที่ผ่านมา +1

    Jaanacaw wadankani wuu socday

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 6 วันที่ผ่านมา

      isaaqland waa somalia. Midnimada somalia waa muqadas

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 9 วันที่ผ่านมา

    Luqadaas waala yaqaan JUUDAAN
    Waa isku dhufasho labada qolo Ogaden iyo Oromo
    Waa qiilkii Oromo rabtey iney kililka kala qaybiso
    Balse waxaa ka dhiman in
    Aan Somalida Ethiopia yeelaynin
    A. In la kala qaybiyo
    B. In Oromo qaadato dhul iyo bad Somaliyed meel walba uu ahaado
    C. In aakhir Ethiopia burburi
    D. Abiy haduu DDS faragelin ku sameeyo haba yaraatee waa jabkiisa iyo Ethiopia ba

  • @AhmedBashirMohamed
    @AhmedBashirMohamed 9 วันที่ผ่านมา

    Somalida kibir ku socdaan xuduudka saxda diidan yihiin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 9 วันที่ผ่านมา

    Muse beenaale ka hadal xasuuqii aad laasacaanood ka gaysatey ,maxbuusna 400 ah lagaa hayo,nabada aad ka hadlayso dabada buur madow ka dhex raadi

  • @nourweli7216
    @nourweli7216 9 วันที่ผ่านมา

    Galladow maad ninka runta usheegtid ruuxa daalimka ah runta lagamaqariyo

  • @AhmedSal-y1y
    @AhmedSal-y1y 9 วันที่ผ่านมา

    Galadow.muuse waa nin xanuunsanaya
    Waana laqabanayaa dhowaan

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 9 วันที่ผ่านมา

    D5 buu ka arkay in uu caytamo ama dagaalomo isu hiilin lanaantooda idoor iyo qarjaajuf oo dhan buu watay cidna uma soo hilin harti kaliyuu ka ooyayaa reer cuqdad ku nool soomaali diidku ha dhaco ohintaa ssc baa sababtay hadana hadaad joogi waydo ilaa gurigagay soconayaan dalin buka dhiigaa ku dhimo ale kama dhafo 80 20 jir galafanayo

  • @user-ff7tb3dh2l
    @user-ff7tb3dh2l 8 วันที่ผ่านมา

    Jaamacow Ogaadeenka laga cabanayo kow adaa ka'ah

  • @cabdidaahi-z8p
    @cabdidaahi-z8p 9 วันที่ผ่านมา

    Imika maad u jawaabaysaa mise warbad tafatirysaa

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 วันที่ผ่านมา

    muuse doqonow itobiya madaban lagalay mise dalbanu iskuhayna oo kudagalana oday dakha khulay war intananu kafurfuri lanahaye dhulka cadawhauloogin umadana haduleyn ee cimri kumahadhine ilahay dsnbidhaaf waydiso oo umada soomaliyeed cafis waydiiso hadad waxgaranayso ogadena waa wadani soomaliyo dhan difaca aawaday markii ganacsatadadii lagugumaday kuwii soomalinimo ugadhiidhiyay ee kadagalamayee ilaa mooyale difaacay ee galkaseefta kalabaxay een qabyalad aqoon markii soomslinimo ladhaho aan kakaftamin waa ogadeen mujahid dee hadad SSC uanayna dee ninba ninba kaxigee xaal haloceliyo waa dhiigaygii ood dulmikuwado ileen adba kaga hiiliyay cadawge sharafbadna iigu dhaxnoshahay iyo nabad coladkasto jirta kama argosto ee ninaan runta kushegin runkuma ooyo runtaad igula colowde waxba kumadhimin 🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🫅🫅🇬🇲🫅🇬🇲🫅🫅🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲💪💪🇬🇲💪💪🇬🇲🇬🇲❤️❤️👍👍👍👍🙏

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 9 วันที่ผ่านมา

    Muse biixi ugaadeyn Maxum karabaa

  • @khadarmohamed5521
    @khadarmohamed5521 9 วันที่ผ่านมา

    Jaamac Galadow,
    Intaas oo dhan aad sheegtey waa inan-gumeednimo ee tolka Runta u Sheeg in Siyaasaddi La'idinka Badiyey oo LeefLeefki Dhammaadey, Reserve Area & Haud ay Hawsheedi Dhammaatey.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 9 วันที่ผ่านมา +1

    Faarax macalin waa ujeedaa

  • @saynab7503
    @saynab7503 8 วันที่ผ่านมา

    muxuu rural sheegay waa han taatace wuxu rabay baa kaxumaa ee usuura gali waayay

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 9 วันที่ผ่านมา

    Waar faarax macalin dagaalka kadib wuxuu yidhi hadii aan madaxawayne noqon lahaa maalin kasta 5000 oo snm ayaan dili lahaa buu yidhi

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 9 วันที่ผ่านมา

    Waxanan kama badali karo Mustefe Iyo ina macal in ma iga in ayS 5 Shan marka Sadexda kale lahello Ayer SOMALILAND Cid waxkaqadikaro ma jirto SSC waa S/land dhulkuna gurimayo Had fala yar uso Muuse nin Badda maha😂😂😂 😂 Nin tashankari wayey Tisa hakataliy lagu dul mamalo xorbay Italy S/land dhulkuna baddeda iyo Cirkaba Siday dontyna ubixinysa tidha dartelst ti kale kudara😂😂😂😂.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 9 วันที่ผ่านมา

    Jaamac galad waa 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 Ethiopian saaxiib.xisaabta ku darso. Guul abi axmed cali guul ethiopia❤❤❤

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 9 วันที่ผ่านมา

    Waa dad cuqdadi dishay reerka isaaqu qofkii hadlaaba waa caytamayaa

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 วันที่ผ่านมา

      @@abdulkadirali6971
      Madigaa Quraan akhrinaaya Hada, Naftaaduun maamul Qabiil waxba kaama galine

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 8 วันที่ผ่านมา

    Jaamac gaalaad waa gaal xun oo dirediraale ah.

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 9 วันที่ผ่านมา

    Waar run ku hadal ninkuu naqdoyayo wuxuu yidhi buu sheegaa waxa ka odhanayana wuu yidhaahdaa adigu isgu kasoow ama raga canjilaada ka daa aanad gaadhayn wariyanimadana bahdilsada ka daa galadow

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 9 วันที่ผ่านมา +7

    Runta ayuu idin sheegey Madaxweyne Muuse Biixi cagdheerey.

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 9 วันที่ผ่านมา

      Waan maqalnay mana qaadan waa qaainul wadan

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 9 วันที่ผ่านมา

      Cagdheer ma ahanee waa caardheer hayey

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 6 วันที่ผ่านมา

      @@husseinaden7560wey kudubeeyen soomaha, hhhhh

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 6 วันที่ผ่านมา +1

      isaaqland anagu waxba nooma sheegi karaan. Waa maamul goboleed katirsan somalia.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse shalay ayay ahayd markuu kaniisadda ku jirey !
    Abu-gadhaa kkkk

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 9 วันที่ผ่านมา

    Xitaa haddii muuse uu ka baxo heshiiska MOU, Ethiopia ka yeeli meyso

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 8 วันที่ผ่านมา

      Maba ka baxayno😂😂 ARGAGAXISADA GEESKA AFRICA EE DAROOD WAA LA SOO QSBWABANAYAA😮

  • @user-jl2bd9lo6q
    @user-jl2bd9lo6q 8 วันที่ผ่านมา

    Galata waxaba madhin ee runta ayuu sheega ee fama

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 9 วันที่ผ่านมา

    Musow qabiil qaran ma noqonayo ,cuqdad land waa isaq keliya mar waa la idin soo qab qaban doona korneeladan waalan iyo habartii xamalatul xadhab ahayd

  • @Mawliidcasoowe
    @Mawliidcasoowe 8 วันที่ผ่านมา

    Macac macac macac

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 9 วันที่ผ่านมา

    War ninkii cabdi ilay soo celiya idoor isagaa ka adkaye hay ha war ninkii diricsanayee may hadli kari jirin dagaal iyo af lagado daye oromo land down

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 9 วันที่ผ่านมา

    Jamac waa qabilliste why you tooking mustafe cajar support ethiopian.?

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax 9 วันที่ผ่านมา

    Doqoniimadii ogaadeen lagu sheegi jiray waad ku banaantay waxad isleedahay dadka isaga dhig inaad muuse la hadlayso laakiin reer baad la hadlaysa reerna waad u hadlaysa ku soco balan waxa nagu ah in xuduuda promo iyo wajaale wax u dhexeeya inaanu jiri doonin

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 9 วันที่ผ่านมา

    XAGGUU KALEEYAHAY KIINIYA XUDUUDBAYNNU LEENNAHAY?

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 9 วันที่ผ่านมา

    wax nin ragi ku jawaabo ku hadli mayside jaamacoow miyaad iska aamustid adiga iyo awoowyaashaa ayaa amxaaro qoodhaha ujaqa markaas baad nin itoobiya heshiis la galay aad ka sheekaynaysaa bal idinku wax uun la gala itoobiya idiga iyo aabayaashaa baa gumaysi ku jira doqonkii ogaadeen caqli malaha ciduu muuse ka hadlayaana waa adiga oo miidhan mabaad hadfasheen hadaad damiir leedahay

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 9 วันที่ผ่านมา

    Jamacoow haa is dhaliin Somali intaa caqliga la saxiibii weey fahmayaan uujeedka Bixii oo ah isku dhuuqeeys Abi iyo Cagjaar .

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 9 วันที่ผ่านมา

    Jamac suaallah waa maxay dhibtahy waay idinku hayso inaanu dal garaa noqono so maydaan odhan idinko reer lascaanoda u hilinyaa maydaan odhan reer isaaq ladhaho baa idin gomaysthy waanu idinka xoranaynaa xorayse waad haystaan magaladini dee amaan nasiyaa wlhy anigu hadi somalilnd isaaq kaliya haday kuso hadhayso waanu jirayna waxanu idinku leyhy danihina racda anigu hadaanu reer somalilnd nayhy miyaanu dhagalaanyhy waxa kasta so anaag maqalayna o arkayna waxaad wadaan

  • @saynab7503
    @saynab7503 8 วันที่ผ่านมา

    muuse wuxuurabay baa lagu gartay wuxu rabayna waau hir gali wayen