"Heshiiskii Itoobiya wuu hirgalayaa, waana Hubaal" Madaxweyne Biixi.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 9 วันที่ผ่านมา +13

    Dhamee heshis MD muse ✨️ 🇪🇹🙌🏼

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 9 วันที่ผ่านมา +10

    Madaxweynaha muuse biixi illaahay haku xifdiyo geesi cadow iyo caaleba ka cabaadiye illaahay cimriga caafimaad ka iyo cibaadadaba ha kuu siyaadiyo

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 9 วันที่ผ่านมา +5

    Somaaliland ❤ guul ❤ guul ❤ loov ❤

  • @bakarelmi6112
    @bakarelmi6112 9 วันที่ผ่านมา +6

    Gulayso Madexweyne Guul Somaliland ❤❤❤

  • @Qorsho
    @Qorsho 9 วันที่ผ่านมา +5

    Mansha Allah libaax libaax dhalay guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 9 วันที่ผ่านมา +10

    Dalka dhiig cusub ayaanu u shubaynaa madaxwayne.

    • @Vivahub222
      @Vivahub222 9 วันที่ผ่านมา

      jaahil

  • @Mahdaawi9655
    @Mahdaawi9655 9 วันที่ผ่านมา +5

    Indheer garad Madaxwayne Muuse Biixi ❤

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 9 วันที่ผ่านมา +5

    Guul Somaliland ❤

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 9 วันที่ผ่านมา +3

    Muusow waad sii socotaaye ubadka maantay dhalanya dhulkooda haka xaraashin, dhul iyo bad dowllad deris kula aha lama siiyo heshiisna kusuuroobi mayo.
    Itoobiya hadday dheef doon thy erteria ayey bad la qaybsan lahaa,

  • @osmaniaawow
    @osmaniaawow 9 วันที่ผ่านมา +8

    Mudane Biihi, waa Muwadin Somalilander ah oo Si DHEER u fahamsan Khiyaamada Somalia iyo Dadka Somaliyed....

    • @Vivahub222
      @Vivahub222 9 วันที่ผ่านมา +1

      ala jahilsanida

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@Vivahub222Huwaneey, Qadadweeyney, Bajuuneey, Qootiyey, Sangadhuudhiyey, Bantuuyey, Faqasheey, heshiisku wa hirgalaya waxanan sugna aqonsi calami 2024..
      Wa " 18 may 1991- October 2024 aqonsi calami" mash'Allah tabarak'Allah... Ilaheey aya mahadle... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ♥️♥️♥️♥️

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 9 วันที่ผ่านมา +2

    SOMALILAND wey hirgashay Masha Allah.

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 9 วันที่ผ่านมา +8

    M. Muuse waa geesi qaran , guuleyso 👍👍👍

    • @Vivahub222
      @Vivahub222 9 วันที่ผ่านมา

      jaahil

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 9 วันที่ผ่านมา +4

    Mudane madxweyne intaa aynu 40 sano ka hor fahanay ayaa wali somalida lagu khaldaa ,Ethiopia waa jaarkeena ,waana la heshiinaynaa ,Masar waxay jaar la tahay Israil oo ay la heshiisay oo ganacsi iyo iyo dalxiis iyo wada noolaansho ka dhexeeyaa,anigana waxa uu iigu dudayaa jaarkaaga la dagaalan oo dantayda ilaali,Hadaan ka yeelona anaa halkaa is dhigay ,somaliland cadowkastaa waxba kama qaadi karo maanta ,dagaalkii hore ayaynu ugu adkaanay maanta waa gujo gujo waxoogu ,Bad iyo bari iyo cir iyo dhulba waad haysataa iyo ciidan nooc walba le ,iyo Shacab ilaahay barakeeyay oo u diyaara in ay naf iyo maalba u huraan dalkooda ,Masar iyo hasan sheekh been bay isu sheegeen

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 9 วันที่ผ่านมา +4

    Muse Waa rageedii walaaahi! ❤️🤍💚💪💪💪💪

  • @abdrahman2910
    @abdrahman2910 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu raajiyo MADAXWAYNE ❤❤❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 9 วันที่ผ่านมา +3

    Guul somaliland Insha allaah guul kulmiye markastaba ❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @zamaterabdilhafid4544
    @zamaterabdilhafid4544 9 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxwayne waxaan kaa codsanayaa anigu in aad degdeg u hir geliyo heshiiska ilaahay ayaa kula jira e ha baqan maba baqatide ilahay hakugu guuleeyo aamin aqoonsiga Somaliland e aamin 🎉

    • @FarxaanMaxamed-i2s
      @FarxaanMaxamed-i2s 9 วันที่ผ่านมา

      أَتَقُولُونَ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعْلَمُونَ

    • @FarxaanMaxamed-i2s
      @FarxaanMaxamed-i2s 9 วันที่ผ่านมา

      @HamseApdirahman-ur2zk
      War ani warkaad sheegtay ma dhihin
      Waxa aan ka hadlaa waa ilahay aa kula jiro
      Inuu ilahay la jiro iyo inkalena asaga bisa og marka in ilahay waxaan laga ogayn laga sheego waaye
      Mida kalena xasan iyo muuse
      Labadaas keliya mahe musliimnta dhana ilahay ka reebay inay gaalo saaxiib ka dhigtaan laakiin kuma dhaqmin keligoodna mahe siyaasiyiinta waka simanyihiin. In umadan sharciga ilahay usoo dejiye lagu xukumona waxay ka doorteen in mid gaal qoray lagu xukumo

  • @FaisalAli-gu7co
    @FaisalAli-gu7co 9 วันที่ผ่านมา +2

    Guul Guul somaliland insha allah

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 9 วันที่ผ่านมา +2

    Itoobiya badaada dooneysaa iyo dhulkiina ..oo hore ayey usheegtay ma aqbaleyno

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 9 วันที่ผ่านมา

    Guul madaxweyne muuse bihi bada way naga badan tahay muuse bihi waa walaal keen waa nin oromo ah noolow muuse bihi ❤❤❤❤

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 9 วันที่ผ่านมา +2

    Well said mr president
    Cadowga somalliland ha dhoco kan gudaha iyo debedda iyo dawladaha jaarka ah intaba.
    Fara ha kala bexeen arrimahayaga xaasidiinta dalkeena la colka ahi waxay u dhimanayaan ciilqab iyo calool xummo
    Guul somalliland insha allaa.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 8 วันที่ผ่านมา +1

    1984 kiiiiiiii wixii dhacay ayaa maanta Cod lagu doonayaa 😂😂😂 Aar Somaliyaaaaaaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 9 วันที่ผ่านมา +3

    Guul somaliland

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 9 วันที่ผ่านมา

    Guul mudane madaxwayene ❤

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 9 วันที่ผ่านมา +3

    Muusow markale hoohoooo

  • @saadmusa9492
    @saadmusa9492 9 วันที่ผ่านมา +3

    A person who does not know the meaning of politics and management, and also a person who is unsuccessful in his choices...unfortunately

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 9 วันที่ผ่านมา +8

    Mujahid geesi ku soco
    Nuxuystu ha iska cido!

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 9 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 9 วันที่ผ่านมา

    Libaax laba maaha
    Muusena waa libaax ❤

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 9 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane madaxwayne biixi geesi qaran ilahay cadawgaaga ha jebiyo ilahay marlabaad dalka hakuu soo cesho geesi qaran

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 9 วันที่ผ่านมา

    Ilahay somali ha kaa qabto gacan ku dhiigle afku dhiigle

  • @AxmedMaxamed-m7q
    @AxmedMaxamed-m7q 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi cabdi guulayso

  • @Sukiana-l7q
    @Sukiana-l7q 9 วันที่ผ่านมา

    guuuuul somaliland.amiiiin

  • @AliHussein-fu9zr
    @AliHussein-fu9zr 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wax dhinta tahay odayahow wareeray Somali meel kama adeysid hubaaal waaye midaaas

  • @maguled
    @maguled 9 วันที่ผ่านมา

    MWeyne Muusoooow, waxaad soo waddo iyo webiga yaa weyn. Wallee olol baa ii muuqda aniga, Ilaahayse kama dhigo.

  • @AbdikaremIbrahim-x5c
    @AbdikaremIbrahim-x5c 9 วันที่ผ่านมา

    Women's love islam 😢

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 9 วันที่ผ่านมา +2

    Etiopia.bada.male.lagamakiraykaro.lagamana.iibinkaro

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 9 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse soo celiya isaaqow from huwan.

  • @getto10
    @getto10 9 วันที่ผ่านมา +1

    2 bilood ayaa kuu hadhay mudane

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 9 วันที่ผ่านมา

    Somalia laba nin ayaa haysta nin riyoonya iyo nin xanaaqsan
    Waa muuse iyo xassan

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahaw madaaaybaha noo xifdi ninku fiicanaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂 muuse biixi iyo beentu waa walaalo

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 9 วันที่ผ่านมา

    guul qaranka soomaaliland guul madaxwayne biixi noolow

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 9 วันที่ผ่านมา +1

    kusoco madaxweyne halyeey ah

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 9 วันที่ผ่านมา +1

    Qofkan wuu waalanyahay dagaal iyo buuq mahee wax kale mahyoh cafimaad iyo wax barasho iyo hurumar iyo shaqo kama hadloh difaac iyo dagaal mahee war dadkan waa ku waalan

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 9 วันที่ผ่านมา

      Wakhti wax barasho iyo cafimad laga hadlo lama joogo qudhacow east africa wakhti dagaal bu galay ee hurdada ka kaac oo dalkaga iyo dadkaga dhinca ka rac

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 9 วันที่ผ่านมา

    Adeer muusaw MMU waa saambuuse laga adaimay dadka haku wareerin

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wlèe mw runta ayaad manta usheegty kuwii dawlanimada iyo midnimada umada Somaliyeed benta kasheegi jiray Iyo cadawga qarsonaa ee jmd Somaliland

  • @MohamedEk-se8oy
    @MohamedEk-se8oy 9 วันที่ผ่านมา

    Wuu caloosadaa odayga firdhiye iyo teamkiisa ayaa kabadan adeer❤😂😂😂

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 9 วันที่ผ่านมา +2

    Mou.marabno.etiopia.bada.lamasiinkaro.adaa.iskagatagi

  • @AhmedMohamed-wg5uc
    @AhmedMohamed-wg5uc 9 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse down down

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 9 วันที่ผ่านมา

    War muusow bad iyo dhul iyo dad sii Ethiopiën ka oo abaalmarin usii madaama ay Ethiopiën ay soo hubeeeyeen SNM .

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 9 วันที่ผ่านมา

    Madaxwayne waxaad tahay masuul aan la wada haysan

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 9 วันที่ผ่านมา +1

    WAAR NINKU INDHO ADAGAA WAAD KU DHIMAN WALEE BADDAS

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 9 วันที่ผ่านมา

    Mudane madax wayne a Alle ha ku barakeeyo hablaha yuhuud iyo kiristaan ninka muslimka

  • @hodanmahamad2317
    @hodanmahamad2317 9 วันที่ผ่านมา +1

    Bada Ethopia loma rabe ee Abiy wuxu raba wadan Orimiya ladhahi
    Ee qomiyada kale lama rabo
    Musoow waad qomameen dotaye kajog

  • @Shanfol-l9z
    @Shanfol-l9z 9 วันที่ผ่านมา

    Muse qabyaalada ciro isagaa ka xiga.

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 9 วันที่ผ่านมา +1

    Rer waqoyi waxana madax wayne u ah faashilkan wtf kana card ka idinka gubay jahilkan. 😳 odayashan asasaqay cuqdad inay idinku beran mahe wax kale idinma hayan idorow

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 9 วันที่ผ่านมา

    Cuqdadii waa taa isaaq kaligii ku koobanaatay

  • @abdinasirsheikhmohamed3869
    @abdinasirsheikhmohamed3869 9 วันที่ผ่านมา

    Madaafiicda la isu Adeegsan Doono Masar iyo Somalia iyo Ethiopia cida ogu badan ay saamayn Ku yeelan Doonto waa somaliland

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 9 วันที่ผ่านมา

    Qaran Qaran Qaran ayu ku celceliya. Waanu iska hadla ee run kama aha

  • @xiin1535
    @xiin1535 9 วันที่ผ่านมา

    ODEYGAAN QABIIL DHAN BUU HALAAGI RABAAAA🤑🤑🤑🤑🤑🤑

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr 9 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waa waalan yahay

  • @yosefabdulahi1663
    @yosefabdulahi1663 9 วันที่ผ่านมา

    Ninka ugu horeeyo oo dhiigiiina xalaal u noqaay aan ka midnaqaa hadaa. ETHIOPIA keentan nacalad iinku dhacdeeee

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 9 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal ween Ilaahay baan noo dooray Ethaipai in aan daris noqono waa qodbadii Madaxweeyne Biixi kajeediyay xuduud beenaadkii Ingiriisku kula qaaybiyay Dadka Soomaaliyeed.

  • @cabdiwaasacmaxamed4392
    @cabdiwaasacmaxamed4392 9 วันที่ผ่านมา

    Muusow, DDS, way Noolatay,,Nafistay, we kusoo, Biir Barwaqada, ethopia

  • @Hurre33
    @Hurre33 9 วันที่ผ่านมา

    Sucuudi carabiya ma badihiisa ayuu siiyey China, madaxweyne dooda innaga hagaaji

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 8 วันที่ผ่านมา

    Wada riyoonasa ee balwaakase etobiya ha fuliso adigu afkaad ka tidhi

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 9 วันที่ผ่านมา +1

    Cid lagu aamini karoo dalka muuse weeye bal cidkale ku soo dara

    • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
      @IsmaaciilMuuse-ro3cp 9 วันที่ผ่านมา

      Muuse waa tuug abi AYUU LACG KA SOO CUNEY LACAGTII BA LAGA RABAA ISMAQIIQ

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp 9 วันที่ผ่านมา

    WAX LA DAAFACAYO MAJIRTO MA DUKAANKAAGAN DAAFACA ILAHAY ANIGU WOLADA WAX KUMA QABEE MUQSUQ KALBA NINKU SHAQAYSANAYO NO 😅😂

  • @abdikadirabdullahi811
    @abdikadirabdullahi811 9 วันที่ผ่านมา

    Reer somaliland intuusan digaal bilaaban ka noqda heshiiskaas.hadii kale waxad noqon dhontaan gob digaal

  • @user-kf5vg7kt6p
    @user-kf5vg7kt6p 9 วันที่ผ่านมา

    Dalka somalia in ay heshiisyo gasho dowlada uun ayaa sharciyad uhaysata maamul gobolayd wax heshiis ah ee uu gali karo haba yaraate majirto

  • @abukyosman-yf2ky
    @abukyosman-yf2ky 9 วันที่ผ่านมา

    Car waalo

  • @khadarcabdilaahi9442
    @khadarcabdilaahi9442 9 วันที่ผ่านมา

    Madax Wayne qiilyare yaanu ku dawakhinin

  • @Professor4555
    @Professor4555 9 วันที่ผ่านมา

    Muse caruur miyu u sheekeyn, abiye Oromo wa madaxweyne African gaajo ah , mareykan ba Taiwan aqoonsadey waxbana kumw so kordin, isaaq waashey waxan aheyn oo sheeko caruuredka ISAAQland aamin san ma jirto adeer

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 9 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya waa khiyaamalay muusow khiyaanadeedu yaanay ku sirin😢

  • @user-di1po6rj9r
    @user-di1po6rj9r 9 วันที่ผ่านมา +1

    Oday cabdicasiis muxuu u riixayaa maayarka wajaale

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse faaruq 😂😂😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 9 วันที่ผ่านมา

    Futada ayaaad ka hadashay.
    Dhulka dadbaa le waxad Ethopiya siisaa siilkii hooyadaa.
    Calaacal ku jir noloshaada.
    Ethopiya cad soo dhigi mayso.
    Nacnacda Reer Baadiyaha ugu sheekee Tolkaa kkkkkkk
    Xaarwayne

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 9 วันที่ผ่านมา +1

    Adaa cadowa oo cagagiso

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 วันที่ผ่านมา

    Muusoow benaaloow aaway heshiiski aad gashay ee aad rabtay inaad dorashada ku gasho 2bilood baa ka hadhay dorashadii mana soo baxaysid walaahi waad dhacaysa

  • @user-zp2io6ym2j
    @user-zp2io6ym2j 9 วันที่ผ่านมา

    Jabhad miyaa noqota dal

  • @user-fy1oy4up7g
    @user-fy1oy4up7g 9 วันที่ผ่านมา

    Fasal.botole.walakufday car.kahadal

  • @walaaxowla10jasberwalaax90
    @walaaxowla10jasberwalaax90 9 วันที่ผ่านมา

    Wacal labo maaha waa muuse

  • @walaaxowla10jasberwalaax90
    @walaaxowla10jasberwalaax90 9 วันที่ผ่านมา

    Dhiladii kudhashay was

  • @getto10
    @getto10 9 วันที่ผ่านมา

    Muusow colaad ma rabno .
    Dhalinyaradu shaqo abuur iyo nolol ayey rabaan ee dagaal ma rabaan

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 9 วันที่ผ่านมา

    Beeenaale

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 8 วันที่ผ่านมา

    Heshiis iyo ila maraso wa ka soo gudubtay oo taasi inta cirka iddin jiro ayuu idiin jiraa adr ee dagaalka iyo dabka u Muuse mooryan idin galiyay u diyaar garooba hada ka bacdi. Bal hala arko caday caano ka daataane.

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 9 วันที่ผ่านมา

    😂waligaa ilaa iyo maalinkii lgu doortay ma xamar uun ba mesha is taagti ka odhan inaddr muuse xamar wataas inaga faiidysatay ee fara galinta ingu hysa ee wixi lagaga ama siyaasadii lgaga hor tagi laha ba loo bahanyahy khayr qbae

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 9 วันที่ผ่านมา

    adeer beenata umada kada ..badayadu iibmaha muusow

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 9 วันที่ผ่านมา

    Kan muse wllki miya😂😂😂😂😂

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 9 วันที่ผ่านมา

    😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @user-ro3sz6vf2v
    @user-ro3sz6vf2v 9 วันที่ผ่านมา

    100 sano iyo Ciidan itoobiyaan

  • @leetali3714
    @leetali3714 9 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 9 วันที่ผ่านมา

    M.ou.iskadhaaf.hakuriyoon.eelaascaanood..baakaagabaahan.in.aad.xiraysato.dadkaad.lahadlaysaa.dhulalkoodibay.joogaan

  • @omarabukar568
    @omarabukar568 9 วันที่ผ่านมา

    Muuse juudaan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 9 วันที่ผ่านมา

    Ninwaliba.waxa.uu.eegaa.danta.jeebkiisa...maarka.waa.inu.bada.iibiya...maya.badu.iibmaaha.kadharagtaye.adyar.iskagadag..madhacdo.bada.anagaale.etiopia.male

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 9 วันที่ผ่านมา

    BAL CAR WAA KAADSE CAR HAKAHADLO 5000,EE ASKARI EE UU GO9JACADE KU HALIGAY,2000,EE DHAAWACA AH EE YAALA BIRJEEX HARGEYSA,500,EE DHAAWACA AH EE YAALA BIRJEEX MARKAASU DOORASHO IDINKAVRABAA MAXISHOOD3,ISAGAIYO CARUURTIISINA ISLA HARGEYSA AYAAY 7 SANADOOD K7 NOQDEEN TIJAAR,BEEENAALE,MAXISHOODE,CUQDADQABE WAAR DADKA KA HORDHAQAAQ.

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 9 วันที่ผ่านมา +1

      WAAR NACAS YAHAW WAXAA KALA JABIYEY OO JAAJUSEY WA GARXAJIS (GARXAJIS OO IDIL MAHA EE KUWI CADAWGA KONFUR UU SHAQEYNAAYEY IYO GADABUURSIGI (GADABUURSI OO IDIL MAHA INTII CADAWGA AHA EE DOONEYSEY IN SOMALILAND LA KALA GOOYO) DARADOOD AYEY ASKARTII U JABEEN. MARKA DAWLADU MA DOONEYSO IMIKA IN KOLBA REER AY MICROPHONE USOO QAADATO OO FARTA IYAADO KU FIIQEYSA MA ODHANEYSO REERKA IYO REERKA AYAA KALA JABIYEY WAAYO REERIHI AYAA SI KALA FOOGAANAYA. LAAKIIN WAXA CADEEYEY QAAR BADAN OO NINKA ISKU MAGACAABA ANIGU BALAAYO TALIS AYAAN UGU MAGACAABE EH ISAGA IYO NIMAN BADAN MEDIA KA YIDHDEN INEY IYAAGU QAAR DIREN KALA JABIINAYAN OO DHULBAHANTE LA SAFTEY MARKA NAC NAC DA NAGA DHAAF IMIKANA INSHALAAH WA LASO CELIN LAASCANOD, SOMALILAND NA WA LA AQOONSAN INSHAALLAHU.

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 9 วันที่ผ่านมา

    Yaahu beenale Munaafaq muuse jaahil dhibjira oo masiibo ciil qhabe nagargabe

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 9 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂