CALAAMADAHA LAGU GARTO HOOLGABKA THYROID-KA | PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 34

  • @zahrayusuf2688
    @zahrayusuf2688 2 ปีที่แล้ว +8

    Naciima ilaaheey haku xafido adiga iyo familkaagaba cilmigaaga waana wada anfacay shukran

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaah 👍👍💪🏾💪🏾💪🏾💖💖💖♥️♥️♥️💙💙🌹🌹🌹🌹🌹💚💚💜💜💜💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halimomohamed7765
    @halimomohamed7765 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah abaayo naciima

  • @faadumashukri4556
    @faadumashukri4556 2 ปีที่แล้ว +3

    Naciima abaayo Allah haku barakeeyo cilmigaaga naafic ah allaha kaaga dhigo

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaalah Xabibti Shukren

  • @maryamahmed7466
    @maryamahmed7466 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha naga caafiyo😢

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 ปีที่แล้ว +6

    Nicimo waan qaba kiniga ayaan cunaa subax walba qanjirkaga si fiican uma shaqayo ayey dhahan dhakhatarku allah naga caafiyo

    • @drrahmoabdulahi7139
      @drrahmoabdulahi7139 2 ปีที่แล้ว

      Dhuunta mku xnuun I jirty abyo dikaan said ma dreemi jirty aniga saas ah cwe

    • @aminaabdi1295
      @aminaabdi1295 2 ปีที่แล้ว

      @@drrahmoabdulahi7139 wllshay waxa ii xanuu jiray madax iyo wadan iska baar wlli

    • @quenxanan9716
      @quenxanan9716 2 ปีที่แล้ว

      Abayo kaniinigas waa la ii qoray subax walbo cuntada ka hor cunaaye kdb Ramadan soo galay waan joojiyay dawada kdb dhiiga dhan iga tagay caado wareer qanjirka saaid ii xanuunayo hada dib inaa u bilaawa rabaa

    • @deeqTurki7854
      @deeqTurki7854 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminaabdi1295wllo ma ka.ladnatay se kininka aad cuni jirtay mgaci wana imisa mg

  • @suhaylaibrahim334
    @suhaylaibrahim334 ปีที่แล้ว

    Naciim asc lamarkage

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 ปีที่แล้ว

    Maansha. Allh. Mom qali. Ilaahy. Aqoonta. Hakubarakeey. Wan. Qaba tayrodka. Alx. Maxa uroon. Xabiibti

  • @fardowsao.7664
    @fardowsao.7664 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc nacimo abayo Waa ku daawadaa sharaxadaada aada ubjeclahay Allaha adi iyo famikada ha idin xifdiyo abaayo somaliya macalin school ma ahaan jirtay

  • @sacdiyosomali3849
    @sacdiyosomali3849 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo qer alaha kusiyo e waxan karaba adigo rali ah telkada iso diir o WhatsApp ka ku istiicmasho

  • @saeedasaeed7345
    @saeedasaeed7345 2 ปีที่แล้ว

    Abayo ani dhuunta cariri inoqoto dhaqtar ayan tagay mar dhow dhiig laga firina aya li dhahay balan liso siyay

    • @fadumashur9141
      @fadumashur9141 2 ปีที่แล้ว

      Haa walalo Aniga waay ibararantahy iyo cirir. Dhaqtarka weyn baay igudbiyen inshallah khayr

  • @sacdiyosomali3849
    @sacdiyosomali3849 2 ปีที่แล้ว

    Talo ayan karaba

  • @امعبدالستار-خ4ك
    @امعبدالستار-خ4ك 2 ปีที่แล้ว

    Asc naciima koromiyom isoo sawir mcnto cayil ayaa isaaran korostarool aa laygu sheegay xbibti

  • @fardowsabarud9972
    @fardowsabarud9972 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo madhicikarta dadka inti laga heho one mite hadana laga wayo ma jirta arinta

  • @hamdiabdirahman975
    @hamdiabdirahman975 2 ปีที่แล้ว +2

    Hyo mcn aya qabto dawey is ticmashaa alx wy ficnthy

  • @umuelias
    @umuelias 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll hada ayan dawanaya video gaga wayo thyroid ba la igu shegay waliba Goiter Thyroid noodle 1cml ah Cold Riski badan ayu leyahy aqoon bdn uma lihi dhaqtarka wuxu idhahy dawo 1snao isticmal kadib lafirina sidu naqday lkn waxan kabaqa inu Problem weyn ikeno igaso faide Goiter nudle ka wll Mahadsanid

    • @juweriajama1436
      @juweriajama1436 2 ปีที่แล้ว

      Goiter wuu dhib badan yhyy huuno cunahaaga mar walba eeg hdaad inyar oo kuus ahh ku aragto dr ku noqo

    • @umuelias
      @umuelias 2 ปีที่แล้ว

      @@juweriajama1436 Mahadsanid wll wu kuusanyahay wan tagay dhaqtar waxay idhehen wa Thyroid noodle 1cm ah kanini leyso qoray kontrol 6bilkasta leyahy hadu si weynado la arko wala sara lkn hadu dib ulabto meshisa lagu dhafa

    • @juweriajama1436
      @juweriajama1436 2 ปีที่แล้ว

      @@umuelias haah alle haku caafiyo cunahaaga la soco uun mar walba haday sii waynaanayso qaliin dag dag ah ayaa ddka lagu sameeyaaa aniga aya iskaga shakisan thyroid ka 😥

    • @umuelias
      @umuelias 2 ปีที่แล้ว

      @@juweriajama1436 sorry abyo shaki ana intan kuso garay ila igu weynado please dhaqtarka tag hada qabtid walagu daweyna hadi adan qabin alxm dhibimajirto shaki ma fcno

    • @juweriajama1436
      @juweriajama1436 2 ปีที่แล้ว

      @@umuelias abaayo fb mxd ku so gashaaa inaan ku yra waraysto rabaaye