DAAWEYNTA IYO DARYEELKA THYROID-KA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 48

  • @FarhiyaYahye
    @FarhiyaYahye 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo maantaan fahmey adiga is ahaw allah ku xafido

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwait baan Ku nolahay raqamkaaga raba tayroodbaan qaba

  • @hoganhulk9794
    @hoganhulk9794 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan waybiyay huuno thanks waxan lawareernay tyrotka

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Abaayo mcnto illaahay haku xifdiyo adiga io family kaaga insha Allaah waaridkaaga rabbi hageeyo janada wallaahi wll waxbadan ayan kaa faaiday jisaakallaah qeyr mcnto mahadsanid 🤲🤲🤲🤲

  • @umuzeyd
    @umuzeyd 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah waad nuuraysaa xabiibtii, goaankii waad ka dhabaysay.

  • @shariifotaliso404
    @shariifotaliso404 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo waad madsan tahay qeer allaah ku siiyo waxaan rabaa in aan kula soo xariiro in teen kaala soo xariir karaa 🙏🙏🌹❤

  • @iqraali8667
    @iqraali8667 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macaanto aad aya u mahadsantahay wax badan ayaan kaafaidnay alle haku jizeeyo

  • @user-dg9zz1yh8k
    @user-dg9zz1yh8k 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله. خيرا يا اختي نعيةة

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkk naima aniga howsha ma qabso karo daal iyo caajis wlhi ilmo haystaa hawsha ma jeclaan jirin lkn awood ayaan lahaay oo waa qabso karay hada mana jirani somalia joogaa ma aqaan xitaa stress iyo dibration inuu i haayo hooyo afar cunug yar yar haysato ahay nafaqo iga maqan ma aqaan marka please talo ayaan kaga bahanahay

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuur calaa nuur walaal naima mahadsanid .

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Naciima waan ubaahanahay
    Waanad

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 ปีที่แล้ว +1

    Wali cashar kaan waan ka faiday allah ku xiftito wllo

  • @lailalaila-kq1en
    @lailalaila-kq1en 2 ปีที่แล้ว +1

    abaayo Anaa qabo qurbaha jooga dhibkaas waan maray xiliga qaboobaha iigu darnaa alx Hada. Dawaa qataa WAN roonahay dadbaa kuleh dawada jooji ee hurud CAB thnks wll naimo

  • @naniaxmedhassan5982
    @naniaxmedhassan5982 2 ปีที่แล้ว +2

    Plz abyo wan qaba walibo kan lowga ah isi mela kala so xiriro

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 ปีที่แล้ว +2

    Aslam alaykum xabibti shukran

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah Xabibti

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 2 ปีที่แล้ว

    Asc NAcimo cady ilhay jisdad jano alha kadhigo xabkada alha kula xanbaro qer badan insha alah

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascww walashaay nacimo hurdaada iguyaar maxaan sameyaa wax xanuunah maqaabo

  • @habibaabubeker6606
    @habibaabubeker6606 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allh mcnto

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC wr wb, abayo waan kusalaamay khayr ilaahay hakusiiyo thyroid ka aniyga iyo ilmahaygabo waan qabnaah.
    Waxaan jeclahay inaan kulasoxariiro siyaad talobixin isiisid so xageebaan kaalasooxariiraah please

    • @revaldo3482
      @revaldo3482 ปีที่แล้ว

      Illaahey hakucaafiyo añiga waalagu sheegay midka hayga ah abyo intaa qabtay ilmo madhashay

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 4 หลายเดือนก่อน

    Xagee ka Heli kara

  • @user-yb4ct9vh6e
    @user-yb4ct9vh6e 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo icaawe waxaan qabaa taayrood 12 Sano waligeene daawe Uma qaadanin walaahi sariir Ayaan saaranahay😢

    • @naimasiraj
      @naimasiraj 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo maxa dawada u qadan weyde

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah cilmigaaga cilmi naafaca allaha kaagadhigo
    Aniga waxaa qaataa kaniinka Levaxin subixi ayaa loogutalagay 15sano ayaan qaatooyaa lagabilaabo sanadkii hore ayaan waxaan keenay in aan halmaamo ama waqtigiisa kucunin markaasaa daawada leykodhiyaa marna leygadhimaa.

  • @hibomohamed2655
    @hibomohamed2655 ปีที่แล้ว

    Inaan kula soo xiriiran rabaa habo

  • @sacdiyomaxamed5070
    @sacdiyomaxamed5070 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo aniga Aya tarodka

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 2 ปีที่แล้ว +2

    iyo cilmiga sharafa
    taleh

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 ปีที่แล้ว +2

    Aslam alaykum Niciimay waa iga qoskisay

  • @dekohussien2737
    @dekohussien2737 ปีที่แล้ว

    Asc mcnto iwrn waad ku mahadsantahay

  • @sacdiyosomali3849
    @sacdiyosomali3849 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo aniga qabo cudurka waxan karaba inaan talo kaqato mahelikara WhatsApp kaga iso dir plz

  • @djlibanmugaya
    @djlibanmugaya 9 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @fardowsoahmed3732
    @fardowsoahmed3732 2 ปีที่แล้ว

    Kkk benta mahan dad badana sas ah an ka saaa wale

  • @fardosxasan9439
    @fardosxasan9439 ปีที่แล้ว +1

    Waxan codsan laha inada iga sojwabato sual mamo nimaco hooyo sharaf iyo qadariin mudana adigo mahadasan waxan rajenaya inada tixiigaliso jwabateta waxana ahaya gabadha dhalinyara 24year shalaya waxa la igu sosheega low thyroid maraka waxan wadiinaya dhagatarada biya badan hadana cabo madhibeya ikeenaya dada waxa igu dhahaya

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +4

      Waxaad igala soo xariirtaa numberkaan: +358 40 366 5082

    • @fardosxasan9439
      @fardosxasan9439 ปีที่แล้ว

      @@adigaisahaaw ilaheya sidaa igu sojawabate culusakasta oo daremasa aduun iyo akhiiraba hakadul qaado

    • @revaldo3482
      @revaldo3482 ปีที่แล้ว

      Anaa kulamida qaaliyey lkn aniga waa midka hayga ah caado wey yar qaldan tahay labo kahor baa laiga sheegày walina ilmo madhalin lkn wey iga dilmeen adiga setahay hada

    • @HamdaAbdillaahi-lt7mn
      @HamdaAbdillaahi-lt7mn 6 หลายเดือนก่อน

      Walal aniga hada isga shaki qab ilamhina coolshu ku dhintay hada side tihin guys

  • @deeqa8896
    @deeqa8896 2 ปีที่แล้ว

    Marko ka Sacsan yahay ka in cunay waodagay cabirkiso imaday dawada majojina

  • @mushtaaqmaxamed2921
    @mushtaaqmaxamed2921 2 ปีที่แล้ว

    naciima baayo kasoo hadal plz hooyo ilma 4bil jira makq qayb gali kartaa is caateenta aad wadid

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 2 ปีที่แล้ว

    Asc my dhiiga

  • @zakariyacqaadir6597
    @zakariyacqaadir6597 2 ปีที่แล้ว

    Abayo iiga soojawab Rosemary oil

  • @umalqeyrhussein994
    @umalqeyrhussein994 ปีที่แล้ว

    Huileyso abayo❤

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo cunoyin u fiican nosogali oo locunkaro

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    Abaayo thyroid baan qabaa mudo dheer ka dib waqti denbe ayaa daawada la ii bilaabey 2012 ayaa 7 days oo reryoshin ayaa leygu sameeyey ka dib hada 100 mg ayaan qaata dhiikerna wu igu dhacay daawo 5mg baan qaata iyo vitm D3 dhib badan bu ii geystey ilaa caadadii igala falgaley ilmona ma dhalin wajigeyga wu isbadela barar maxa igula telin laheyd mahadsanid💕

    • @caishamire1376
      @caishamire1376 ปีที่แล้ว

      Hdaa daawada qaadatay hda see ka noqotay bararki wajiga aniga laba bil ka hor la iga sheegay in aan daawa qaatana ma rabo herbal bn isticmaala wajiga wa i bararanyahay plz jwaab bararka se ka tahay daawada makaa yareesay

    • @kowsaralihassan7674
      @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

      @@caishamire1376 wali bararka wu igu jira

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 2 ปีที่แล้ว

    Abyo cuntoyinka qaar baa u daran sida kale kabajka isbinajka konifalawerka