ADIGA IS AHAAW
ADIGA IS AHAAW
  • 1 074
  • 6 952 599

วีดีโอ

QALAD ISTICMAALKA LIIN DHANAANTA QASAARO BADAN AYAA KADHASHA!
มุมมอง 4.2K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
SEDDEX KAMID AH CALAAMADAHAAN, HADII AAD ISKU ARAGTID FEYTAMIINKAAN AYAA JIRKAADA KAMAQAN!
มุมมอง 2K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
SAACAD GUDAHEEDA SAXARADA ISAGA SOO SAAR, CALOOSHA MAKU FADHISAA?
มุมมอง 5K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
XULBADA QARAAR-KA HAUGA CARARIN DAAWO DHAMEESTIRAN WAAYE!
มุมมอง 3.3K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
DIGNIIN! DADKA AAN ISTICMAALI KARIN HURUUDA!
มุมมอง 4.8K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
I5-KAAN FAAIDO KUDOORO BAY LEAF!
มุมมอง 6K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
LIIN-DHANAAN, ZANJABIIL IYO KHAJAAR KA HAKU QALDAMIN!
มุมมอง 4.5K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
MAXAA U SABAB AH NEERFA XANUUNKA? IYO CUNTOOYINKA UFIICAN!
มุมมอง 1.8K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
WAATANAA ASBAABTA AY KUU XANUUNAAN DHABARKA KALAGOYSYADA IYO JILBAHA, KA FAAIDEEYSO MUUQAALKAAN!
มุมมอง 3.9K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
ASTAAMAHAAN MA ISKU ARAGTAY? JIRKAADA AYAAN HAYSANIN FEYTAMIINKAAN!
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
CALEENTAAN HORAY MA U ISTICMAASHAY?
มุมมอง 3.2Kวันที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
SIDAAN ISKIIGA DARYEEL INDHAHA HOOSTOODA: GODADKA, BARARKA IYO JACTADKA!
มุมมอง 3.5Kวันที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
SOKORTA DADKA QABA MUUQAALKAAN KAFAAIDEESTA!
มุมมอง 2.8Kวันที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
GREEN TEA FIKIRKA LAGA HEESTO WAXBA KAMA JIRAAN!
มุมมอง 5K14 วันที่ผ่านมา
#adigaisahaaw
15-KAAN CALAAMADOOD, HADDII AAD ISKU ARAGTID WAXAA JIRKAADA KAMAQAN FEYTAMIINKAAN!
มุมมอง 6K14 วันที่ผ่านมา
15-KAAN CALAAMADOOD, HADDII AAD ISKU ARAGTID WAXAA JIRKAADA KAMAQAN FEYTAMIINKAAN!
10-MAALMOOD SAMEEYSO KOOBKAAN, KADIB NATIIJADA ILASOO WADAAG! JILBAHA MAKU XANUUNAAN?
มุมมอง 12K14 วันที่ผ่านมา
10-MAALMOOD SAMEEYSO KOOBKAAN, KADIB NATIIJADA ILASOO WADAAG! JILBAHA MAKU XANUUNAAN?
CUNTADAAN IYO KAABAYAASHAAN UGA HORTAG BAABASIIRKA! DARYEELKA WAXAA KA HOREEYA, KA HORTAGA!
มุมมอง 2.5K14 วันที่ผ่านมา
CUNTADAAN IYO KAABAYAASHAAN UGA HORTAG BAABASIIRKA! DARYEELKA WAXAA KA HOREEYA, KA HORTAGA!
ASBAABAHA KEENO, IN MALAWADKA DHIIG UU KAYIMAADO IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
มุมมอง 1.2K14 วันที่ผ่านมา
ASBAABAHA KEENO, IN MALAWADKA DHIIG UU KAYIMAADO IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
ASBAABTAAN AYUU MAQAARKA KUU QALALAA, WAA MAXAY FARIINTA UU SIDO MAQAARKA QALALAN?
มุมมอง 9K14 วันที่ผ่านมา
ASBAABTAAN AYUU MAQAARKA KUU QALALAA, WAA MAXAY FARIINTA UU SIDO MAQAARKA QALALAN?
MAXAA USABAB AH MIISAANKAADA INUU KOR UKOCO WAQTIGA CAADADA AY KUHEYSO? DAAWO MUUQAALKAAN!!
มุมมอง 1K21 วันที่ผ่านมา
MAXAA USABAB AH MIISAANKAADA INUU KOR UKOCO WAQTIGA CAADADA AY KUHEYSO? DAAWO MUUQAALKAAN!!
DUQNIMADA DEG DEGGA AYAY KA HORTAGAAN DHIRTAAN, DAAWO KADIBNA IISOO DUCEEY!
มุมมอง 9K21 วันที่ผ่านมา
DUQNIMADA DEG DEGGA AYAY KA HORTAGAAN DHIRTAAN, DAAWO KADIBNA IISOO DUCEEY!
MAXAA KUGU KALIFAYA INAAD SARIIRTA KU DUL FIKIRTID?
มุมมอง 3.4K21 วันที่ผ่านมา
MAXAA KUGU KALIFAYA INAAD SARIIRTA KU DUL FIKIRTID?
SABABTA CIRIDKA DHIIGA UGA YIMAADO!
มุมมอง 3.1K21 วันที่ผ่านมา
SABABTA CIRIDKA DHIIGA UGA YIMAADO!
MA ISKU ARAGTAY DAAL DIIQAD IYO DULQAAD YARI CARO AAN DHAMAAD LEHEEN!
มุมมอง 2.2K21 วันที่ผ่านมา
MA ISKU ARAGTAY DAAL DIIQAD IYO DULQAAD YARI CARO AAN DHAMAAD LEHEEN!
XUSEEN BASHIIR WAXAA LASIIYAY DAAWADA CANCER-KA, ASAGOO AAN QABIN XANUUNKAAS HALISTA AH!
มุมมอง 5K21 วันที่ผ่านมา
XUSEEN BASHIIR WAXAA LASIIYAY DAAWADA CANCER-KA, ASAGOO AAN QABIN XANUUNKAAS HALISTA AH!
QALIINKA WAA DANBI IYO NOLOL CIRIIRI AAN DHAMAAD LEHEEN!
มุมมอง 20K28 วันที่ผ่านมา
QALIINKA WAA DANBI IYO NOLOL CIRIIRI AAN DHAMAAD LEHEEN!
WALAALAYAAL AAD AYAAD U MAHADSAN-TIHIIN! DADAAL DHEER KADIB WAAN GAARNAY!
มุมมอง 70828 วันที่ผ่านมา
WALAALAYAAL AAD AYAAD U MAHADSAN-TIHIIN! DADAAL DHEER KADIB WAAN GAARNAY!
MACDANTA SELENIUM JIRKAADA HADUUSAN HEEYSANIN WAXAAD ISKU ARKEEYSAA CALAAMADAHAAN! KA FAAIDEEYSO!
มุมมอง 2.5Kหลายเดือนก่อน
MACDANTA SELENIUM JIRKAADA HADUUSAN HEEYSANIN WAXAAD ISKU ARKEEYSAA CALAAMADAHAAN! KA FAAIDEEYSO!
QALQALKA HORMONE-KA IYO XANUUNO FARABADAN AYUU DAWO U YAHAY MALABKA!
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
QALQALKA HORMONE-KA IYO XANUUNO FARABADAN AYUU DAWO U YAHAY MALABKA!

ความคิดเห็น

  • @azmamohamoud5725
    @azmamohamoud5725 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shukran jasaka allh

  • @ubahcilmi9244
    @ubahcilmi9244 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha all wa dawadeydii

  • @xasanmaxamedgeele
    @xasanmaxamedgeele 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dacarta kawarar cafimadka

  • @SumayoSuban
    @SumayoSuban 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahayow janada kugu bishare abyo naciimo

  • @zamzamxareedzamzamxareed3539
    @zamzamxareedzamzamxareed3539 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo nimco ugxaanta oodaciif ah maxaa ufiican

  • @munamahamed2140
    @munamahamed2140 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah tubarakllah Jisakumallah

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wacaleey Kuma salaam anaka na ahoow mahad sanid

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wacaleey Kuma salaam anaka na ahoow mahad sanid

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    جزاك الله خير الجزاء❤❤❤

  • @user-we1xn6vx8m
    @user-we1xn6vx8m 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WCS. MAASHA. ALAH. WASN. FIICA. NAHAY. HADA

  • @user-we1xn6vx8m
    @user-we1xn6vx8m 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WCS. WALAL. MACAAN. JILBAHA. AYAA II. XANUUNAA. LAAKIN. HADA WAAN. BAROOBEEYAY. WIXII. NATIIJA. AH. WAAN. KULA. SOO SOCOD. SIIN. DOONA. ABAYO.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah nacimo sonkor qaba ma ogeyn waa cuna alxamduillah kheyr Allah ku siyo xabibti ❤❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin Dahabo aad iskuugu roonoow difaacadana kor uqaad!

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs naciimo feynuus❤aniga feynuus ban ku bixiyey waayo wax walba no iftiimisay an aqoon u laheyn imika maclimad ban noqday saan ku daawanaayey halso iyo bar kugu xiranahay ❤🎉

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asma Allaha ku barakeeyo!

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ amiin dhamaanten walashey

  • @farxiyoahmed4972
    @farxiyoahmed4972 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ajar ALLAHA kaa siiyo qali

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin shukran!

  • @farxiyoahmed4972
    @farxiyoahmed4972 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaaa ALLAH baaraka ALLAH

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤ aamiin yarabi jasaa Allah khayr

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niciimah filfisha waxay u daran tahay dadka qaba alcer ka

  • @ruqiaali5716
    @ruqiaali5716 วันที่ผ่านมา

    Cid watsupkeeda igu caawinkarataaa ma jirtaa?😊

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw วันที่ผ่านมา

      +358 40 366 5082

  • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
    @MohamttAbdikhadir-vs4ph วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ keep going mom❤

  • @khadiijoaadan3256
    @khadiijoaadan3256 วันที่ผ่านมา

    Ashwagaandha waxaa af soo maali ahaan loo yaqaanaa ilaa afar magaca 1 geed qumay 2 dhaay 3 gurufan 4 gurfoon

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw วันที่ผ่านมา

      Ok mahadsanid walaal!

    • @AsmaFiican
      @AsmaFiican 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaley gedaha ad tiri say ilmaha maskaxda lo saara ilmaha yar xanunsan ma anshawaadhaha

  • @Aymo72
    @Aymo72 วันที่ผ่านมา

    Aniga wax qasaara ah kuma arkin wax badan aan istimaalayaa

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo kaso hadal dhiga fadhiya lugaha /cagaha hosey ❤❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw วันที่ผ่านมา

      Waan kasoo hadlay walaal!

  • @nurtaxaji5983
    @nurtaxaji5983 วันที่ผ่านมา

    Adigan sidoo kale xbbti❤

  • @FarhiaHerow
    @FarhiaHerow วันที่ผ่านมา

    Asc nacima ebayo kaso hadal yurik acid waxa lagu daweyo

  • @zahrahassan8623
    @zahrahassan8623 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo see lagu kala gartaa halkaan Finland tan s market taalaa aan gataa

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m วันที่ผ่านมา

    Mansha allaah illahay haku xafido faaido badan baan kaa helnaa

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b วันที่ผ่านมา

    Sanjabiisha gaaska wey iga dajisaa laakiin liin dhanaanta kor hur iyo dibiro ka qaadaa waana jeclahay

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed วันที่ผ่านมา

    Maashaa'allaah jazaakumulaah kheyr walaal ilaahay ha ku xifdiyo

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed วันที่ผ่านมา

    Maashaa'allaah jazaakumulaah kheyr walaal

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah jazakalah kheyr abaayo ❤❤❤

  • @Potatoes-y2n
    @Potatoes-y2n วันที่ผ่านมา

    Mashas ALLAAH❤

  • @rahmayarow3592
    @rahmayarow3592 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah ilaahey kheyr haku siiyo aduun iyo aakhiyo geedkaas waxa layihaahdaa ( Xarmale ) inta igu raacsan ha soo sheegsho 🥰❤️❤️

  • @nimcoyibraahim9046
    @nimcoyibraahim9046 วันที่ผ่านมา

    Shukran nacimo,suaashaydu mawduuca wey kabaxsantahy,Ashwagaandha 17years old iyo iyo 20years old maisticmaali karaan?..muqalii hurudaadka halaysaan kugusoo weydiiyey suaashan,Allhyakhaliikii iisoo jawaab inshallh ❤ ❤❤.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw วันที่ผ่านมา

      Haa waa dad waaween weey qaaadan karaan!

  • @sadiohussein257
    @sadiohussein257 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaah kheyr

  • @iqrocawil1003
    @iqrocawil1003 วันที่ผ่านมา

    Team aad uburan ku jiraa 😢29.7 isoo baxdaa

  • @fardowsaabdi6190
    @fardowsaabdi6190 วันที่ผ่านมา

    Waqti ma uhesaa saliga Nabiga scw ❤

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j วันที่ผ่านมา

    Anakana ahoow naciima soomaaliyeey mahad sanid

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah 😍 Asc nacimo thank you xabibti

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 วันที่ผ่านมา

    Masha allha Walashey Jisakumu allha qeer ❤❤❤❤

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 วันที่ผ่านมา

    Masha allha abayo Jisakumu allha qeer ❤❤

  • @RachidChideh
    @RachidChideh 2 วันที่ผ่านมา

    Maasha

  • @HayaatAhmed-h7u
    @HayaatAhmed-h7u 2 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 2 วันที่ผ่านมา

    Wan jeclaa markii lay dhahay gabdhaha uma ficno wan iska dayay waxba ma dhalaysid saan u maqlay run miyaa habo waxaas

  • @lulhuseyin8903
    @lulhuseyin8903 2 วันที่ผ่านมา

    Scw nacioma waxankuweydiinaa fitimiindel3 iyiofitimiinb1 iyo12maisku qaadankaraa

  • @DeeqoGeesawayne
    @DeeqoGeesawayne 2 วันที่ผ่านมา

    Habo sanjabiisha iyo huruuda ma isgu darsankaraa

  • @NastehoLove
    @NastehoLove 2 วันที่ผ่านมา

    Habo macaney ka so hadal harta waxa jaro 2 sano har la dhibananhy waxkasto wa sameyay wa baryar wajiga danka iga dltaal

  • @DrsNuuroshiiq
    @DrsNuuroshiiq 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wll khaali haku mashkhuulin mahadsanid

  • @AhmedHassan-q6x
    @AhmedHassan-q6x 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayo waa kubaryaa isoo jawaab

  • @AhmedHassan-q6x
    @AhmedHassan-q6x 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wlmc waan xanuusanayaa waxaan ihaayo romadisi waxaa ugu daran lugta modigta ciribteeda ayaa 7 bilood ixanuuneeyso mana soconkaro

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw 2 วันที่ผ่านมา

      Walaal dhaqtar matagtay?

  • @sahragarrett1406
    @sahragarrett1406 2 วันที่ผ่านมา

    Maa Shaa Allah Tabaaraka Allah, xabiibtii JZKAllah khayr.