Dhaqaalaha guriga side loo maareeya ?💴🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2022
  • Dhaqaalaha guriga side loo maareeya ?💴🤔
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 92

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo ciyaalkaga lashekeso waxab jeclahay ciyaalka shekedooda allaha noo xafido ciyaalka dadka warkoda ha ubixin abaayo ciyalkaga lashekeso noo soo gali ciyalka shekododa allaha xafido ciyaalka

  • @hayaatiimoh3808
    @hayaatiimoh3808 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah abaayo waxaan ilahay kaaga baryayaa in ilahay jar iyo xasanaad kaasiiyo waan kaafaiday sanay waxaan rabnaa inaan soo gurno hadana nolashii magaranayo inta nagu filan madaama hablahii soomaliyeed u badan yihiin single mothers aanan awoodin inay guraan hadana ilmihii dhaqalahoodina raadiyaan lakiin waa naga go-antahayin inaan ilamaha soocelinaa barnaa diintooda mahadsanid abaayo macaanto

  • @aisha-hc1ky
    @aisha-hc1ky ปีที่แล้ว

    Jazak Allah Khair Walalo

  • @samiiramuuse6076
    @samiiramuuse6076 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallo Fatima Muna shukran wallo ajar Iyo xasaanad alaha kaa siiyo sida aad dadka u jeceshahey inaad wanaaga ula qeeybsatid Iyo waanada Una jecleeysiisid wadankii

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo aad baku slamayaa qisooyinkaga aad ba ula socdaa noo soo badi qisooyinkaga waa jeclahay masha Allah Alahaha ku xafido

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 ปีที่แล้ว +2

    Videos ka ayan wayay show wuxu kujira xaga live ka TH-cam ka imikan helay shukran wll sidad wax faido leh nuguso gudbisid mar wlba ❤❤🥰wanu ku jecelnahy

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allaah wallo alle haku barakeyo caruuta dhamaten

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaxfidag walaalo ubadkaada allaha kuu barakeeyo aamiin walalo waxa aan kaa bartay kalmad ah hooyo baariyow maansha.allah ajir allaha ka siiyo

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana ปีที่แล้ว +1

    Aragson waa fariid MashaAllah

  • @fardowsamaxamad6509
    @fardowsamaxamad6509 21 วันที่ผ่านมา

    Xamar waa qaali guryaha waad naga fiicantihiin

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much sister ❤

  • @hodanahmes7028
    @hodanahmes7028 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah tabarakallah qaaliyey muna aad ayaan kujeclahay allah haku barakeeyo

  • @kaltuunomar9151
    @kaltuunomar9151 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله حبيبتي جزاكي الله خيرا ❤❤

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว +1

    Yutubyadii caay baay noqdeen adiga yutubkaaga best yutub baatahay

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 ปีที่แล้ว +1

    Mzsh Allah wllo

  • @abdillatifismailahmad4862
    @abdillatifismailahmad4862 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah wll fatima

  • @ramladuale7669
    @ramladuale7669 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo Hooyo wanaagsan baatahay

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 9 หลายเดือนก่อน

    ❤shukran xbbti fatima waxyala badan baan kaa faiday intan niyada ku hayay higrada waxaanad kamid ahyd dadki u heereeye TH-cam kodu ijeclaysiyeen inan carurtayda kala so guuro dhul gaalo

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 ปีที่แล้ว

    Waa caadi waad lahadli karaysaa caruurta waa runtaa shaqaale matihid tv aadaa iskaleh dadka kudaawanayo waa dad kaagii horo u soco

  • @ashaahmed8799
    @ashaahmed8799 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah masha allah

  • @Samsam-hm8gw
    @Samsam-hm8gw ปีที่แล้ว

    Msha Allah hbo mcn

  • @fihimaomar5034
    @fihimaomar5034 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllo 😍😍😍😍🥰

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu caleykum wll faatima muna
    Baloodhka dhulka ahi waa intee hargeysa iiga soo jawaab wll qaali jisaakallaahu khayran

  • @lulmohamed370
    @lulmohamed370 ปีที่แล้ว

    Asc Fatima walal I like to watch your videos but they are so long please make short ❤

  • @fufnfjdjfurhf7746
    @fufnfjdjfurhf7746 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Anaaba nacay janaaladiikale oo ku xiran janaalkaaga kiib going sisss

  • @roxmaahmed3538
    @roxmaahmed3538 ปีที่แล้ว

    Maansha alla tabaarakalaah wallo

  • @hodan8785
    @hodan8785 ปีที่แล้ว

    Ilahay khayr ha ku siiyo warbixin bilaash ah baad na siisay

  • @abwanadagayiga7427
    @abwanadagayiga7427 11 หลายเดือนก่อน

    Jasakalaah wll

  • @nasramahamednasramahamed398
    @nasramahamednasramahamed398 ปีที่แล้ว

    Waa sax caruurta waa naxariis

  • @saidamohamed2951
    @saidamohamed2951 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa ALLAAH.

  • @user-gp9oz4ze8n
    @user-gp9oz4ze8n 8 หลายเดือนก่อน

    Allahay ha kubarakayo aamiin ❤

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 ปีที่แล้ว

    Mashallaah

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @MuxdiinAliAbakar
    @MuxdiinAliAbakar 7 หลายเดือนก่อน

    Msha allh

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +1

    Jaamcadaha hadaad waqti u hesho wll.
    Ka soo waran. Ser deg i Hargeisa Insha Allah

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Ilove sissy 💓 lives UK waanan ka helaa

  • @fizaiss5876
    @fizaiss5876 ปีที่แล้ว

    Mansha llaah aad ban ujeclahay caruur ta inla dhiiri galiyo

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah.
    Wall waa inaad caruurta in loojawaabo in laqanciyo in la ixtiraamoba xaq bay u Lee yihiin

  • @johnbob1873
    @johnbob1873 ปีที่แล้ว

    Mnshalah

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته. الله يحفظكم جميعا

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 ปีที่แล้ว

    Jisakalahu khayra
    Walobahan yahay arinka in lays weydiyo

  • @abdillatifismailahmad4862
    @abdillatifismailahmad4862 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy masha alaah aad ban ku tagernaa

  • @hodhare961
    @hodhare961 วันที่ผ่านมา

    Faaduma wllo sideen kuula soo hadlaa. Waxan u baahanahay caawimo xaga wadanka

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  วันที่ผ่านมา

      Wcs whatssapkan 00447946540634 fariin igu reeb soo dhawoow

  • @abdulaahibudul3762
    @abdulaahibudul3762 ปีที่แล้ว

    Asc wallo allah dartii ku jeclahay wax qeer ka hadasha gurigaga xuriyo ku heesata caruurta wa hibo allah kusiiyay wankufana caruurta allah nasiiyay hooyo tahay lahadal caruurta wankufarax sanahay

  • @FarduusFarduusmaxamed
    @FarduusFarduusmaxamed ปีที่แล้ว

    Aniga ayay igu dhacday wll iso ducee

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 ปีที่แล้ว +1

    Qudaarta farash ka ah isticmaal walalasha dhaqalaha mathalan cuna canjerada qudarta fareeshka ah joji super market ka nolosha wadanka laqabsada caruurtana ubadi digiraha sharabka shiiita fareeshka is ururiy haw dhaqmin sidii dibada

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Nairobi waa caasimad

  • @maymundahir3863
    @maymundahir3863 ปีที่แล้ว

    Walaal waad saxaan taahay sax carurud ayaa kamuudan

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 5 หลายเดือนก่อน

    Mash alah😅

  • @farahmohamed4974
    @farahmohamed4974 ปีที่แล้ว

    Asc wllo faadumo raalibaanu kaanahay ilaahayna raali hakaanoqdo Qadiyada wanaagsan ee aad waxnuugu soo gudbiso maansha alaahwa

  • @rodaabdalla
    @rodaabdalla ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي فاطمه مونا الله ونعم الوكيل على خير إن شاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك يارب العالمين

  • @hanniahmed5416
    @hanniahmed5416 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤🧡❤❤

  • @sidra_4657
    @sidra_4657 4 หลายเดือนก่อน

    Wallhi mamadan waa funny wan ka heley yelda ayaan kaa faaidey hore umaan maqal

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    SALAAMU CALEYKUM WARAXMATULLAHI WABARAKAATUHU
    MAAHMAAHO WLL.
    JAZA AKUMU ALLAHU KHEYRAA.
    FEEL FREE SISTER

  • @banadirsalah1756
    @banadirsalah1756 ปีที่แล้ว

    Maanshaalaa I an edeb leh ayaad tajay

  • @farhiyomohamed3179
    @farhiyomohamed3179 ปีที่แล้ว +1

    Asc faadumo

  • @xaawoaxmed379
    @xaawoaxmed379 ปีที่แล้ว

    A s c la,aantaa waa abaar

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 9 หลายเดือนก่อน

    Wayga qoslisay Gabadhaa tidhi inader maanaa war uhaya waan ku libdhiyaa uune😂

  • @IdilsacidAxmed
    @IdilsacidAxmed 7 หลายเดือนก่อน

    Wllhi wax badana ayan kaafaidey wwlashay aniga oo aan wadanka weligaykabixin

  • @saabiryaare9934
    @saabiryaare9934 9 หลายเดือนก่อน

    Soo koob wll

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 ปีที่แล้ว

    Asc habibti aniga sida uun wax uso ibiya lacagtu ima joogsato manaha inaan ku ciyarayo lacagta lkn waxba ima dhigman waxad moda inaad aniga iga hadlayso

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 ปีที่แล้ว

    Wllo waxaad ka warantaa hooyo keliya oo so guureysa.

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 ปีที่แล้ว

    Asc malcaamada magaceed ukhti

  • @ashaahmed8799
    @ashaahmed8799 ปีที่แล้ว

    Wllo dhaweeyaha iska da taksi la heshii dad kalana raadso oo kula raaca bisha kula heshii 20 dolar ama 25dolar aya laga qadaya malcamada iyo iskuulka

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 9 หลายเดือนก่อน

    Numberkaga side ku heli karaa xbbti fatimamuna?

  • @deeqaahmad3544
    @deeqaahmad3544 ปีที่แล้ว

    Asc fatima muna waan ku salaamay shekoyinnkada ad baan u xiseya marku jaraska iso dhaco waxa kula sugaa mel faadi ah sa shekadada liga qasin waa ka shekeya mararka qarkood sane dhahday fatuma hadal hayteda waxan ahay qof ka markaan cuntada karinaayo an dawado ee no so badi shekoyinkaada

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 16 วันที่ผ่านมา

    Wllo dhaqaalaha sidee umaareeyaa

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  15 วันที่ผ่านมา

      Scw walaal program baan ka samayn insha Allah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Runtii anoo 2 sano deggan london ayaan geyn jirey ciyaalka malcaamad markaasaan gabadh weydiiyey walaal adaa iiga soo horeeyey ee ka warran ma ka aragtay inay caruurtu wax baratay waxay iigu jawaabtay waxay guul ka gaadheen ma leh laakiin waxaan is leeyahay markay weynaadaan ha dhahaan waalidkay dugsi ayuu i geyn jirey waan yaabay

  • @rodaabdalla
    @rodaabdalla ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله يا اختي عايزه فاطمه مونا

  • @sidra_4657
    @sidra_4657 4 หลายเดือนก่อน

    Habo live xageed kasoo gashaa

  • @roxmaahmed3538
    @roxmaahmed3538 ปีที่แล้ว

    Magaca wallo meesha soo dajisa ii soo qor

  • @ashaahmed8799
    @ashaahmed8799 ปีที่แล้ว +1

    Wllo laydhkina wuu jaban yahay anaga 40$ ayan bixina shirkade idin xidhin talaagadina way kuu shidan tahay

  • @farduussiciid8370
    @farduussiciid8370 ปีที่แล้ว

    Burco guryuhu wayjaban yihiin afarta qol waa 120 140 itaas kama badna

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 ปีที่แล้ว

    Dadka qurbaha waa la dhacaa inta uu wadanka la qabsanayo

  • @farduussiciid8370
    @farduussiciid8370 ปีที่แล้ว

    Beansku waa shankun oo somaliland shiling ah burco hargaysa aad bay qaali uyihiin wexeedu

  • @suweydanur
    @suweydanur หลายเดือนก่อน

    It is not going out

  • @idoahmed5961
    @idoahmed5961 ปีที่แล้ว

    .mansha Allah dhaqalaha iyo hijrada soo badi

  • @hamdaahmed2200
    @hamdaahmed2200 ปีที่แล้ว +2

    Fatima mesengerka kaso jawab

    • @momag2016
      @momag2016 ปีที่แล้ว

      Asalamu calaykum walaalo fatima muna sidetahiin manta waan seexday markaa maan Arkain lafkaga wanba kahela marka aad caruurtada lahadlayso mansha Allah tabaraka Allah

    • @user-ly6mv1dh4q
      @user-ly6mv1dh4q 8 หลายเดือนก่อน

      Wghi

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 ปีที่แล้ว

    Booyad miyaa biyaha keenta hargeeysa