Badbaado Channel sidan wax ka bedel fadlan !!😱 Wacdi Iyo Waano 🤔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 295

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 11 หลายเดือนก่อน +29

    Subxaanallah. Anigu aniga oo isku tiriya dadka caamada ah Ilaahay barashada diinta ha ii fudeydeyee ayaan wadaadkan yar ka hadhay eeg eegida channel- kiisa waayo wax yaabo aan fahmi wayey ayaan arkay. Haduu tan keeney waabuu kasii daray. Ilaahay danbigeena ha dhaafo dhamaanteen. Jazakaallahu Kheyr fadumo Muna ❤

    • @ifrahmohamed5854
      @ifrahmohamed5854 11 หลายเดือนก่อน +5

      I agree I used to watch he's chenll but stop.

    • @hanefa283
      @hanefa283 11 หลายเดือนก่อน +2

      Iimaan ayaad leedahay hadii aad tawaaduc qushuuc laimaatay

    • @hanefa283
      @hanefa283 11 หลายเดือนก่อน +2

      TAFAAFULKII BARYAHAAN LASHEEGAAYEY DAD BADAN DURDADKAKICIYEY

    • @Darajooyin
      @Darajooyin 11 หลายเดือนก่อน

      Viewgii adaa uga xumahay inuu wixii la rabo u dhaadhaco.

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 qoraalada titelka u saran aaba ka cararay waligey ma dhageysan

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah baarakallah walaashay Fatima Muna, aad ayaa kuugu mahadcelinayaa in aad falcelin wanaagsan kabixisey walaalkaan in badan ayaan layaabey waxyaalaha uu soo gudbinayo oo aan isiri malaha shiicada iyo suufiyada wadamada kale ayuu ka cilmi qaataa, waagii hore barnaamijyadiisa waa kuxirnaa laakiin markii dambe waan waan kawaswaasey ilaahay hasoo hanuunsho sheekh badbaado warkiisa cantarabaqash buu noqdey.

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 11 หลายเดือนก่อน +1

    comentiyo badan baan udiray badbaado chanel inuu waxyaabahan bidcada ah dadka kadaayo, thanks fadumo muna inaad ka hadashay

  • @habibahashi2575
    @habibahashi2575 11 หลายเดือนก่อน

    Quraafaadkiisa dadka masaakiinta ah Alle haka badbaadsho

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 11 หลายเดือนก่อน +3

    Jazzaka Allah Khair, Fatima. Waano aad u muhiim ah oo qiima badan ayaad siisay. Mid wax ka bedela fikirkaan qaldan uu umada usoo gudbinaayo Allaha ka dhigo.

  • @leylamuse5441
    @leylamuse5441 11 หลายเดือนก่อน +2

    Walal illahy xaqa hana tuso dhamanten adigana waxad ushegyso si goni ah ogu sheeg jazakallah qayr

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 11 หลายเดือนก่อน

    Qurafaad shiqan waxa u wadaa wax meel ay kasocdaan la yaqaanon ma aha subxaana Allah illahow so hanuuni

  • @halimaosman315
    @halimaosman315 11 หลายเดือนก่อน +3

    Jizakallahu kheyra ilaahey ha naga dhigo kuwa xaqa isu sheega iskana qaata ilaahayow na sug

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waad mahadsantahay walaashey ilaahay ha ku xifdiyo

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kheir Allaha ku siiyo Muna, ninkan illahay bidcada , faalka, sixirka uu wada umada Allaha ka qabto. Markii uu sheikh rusheye yare iyo weyne uu daawo ha lo doonto yadhi baan fahmay in uu kheir wadin.

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey qadarkiis dhowr sano kahor ayeey si nafteydu u diiday hadaan arkro janalkiisa ciiriyan dareemaa waxan u shegay sowjkeyga hada ka hor Alx hadaanan ku kadsoomin shukran walashey ❤❤❤

  • @saadashow9386
    @saadashow9386 11 หลายเดือนก่อน +5

    الدعاء نبي يونس لااله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 11 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallah alle ayaa ceeb kanasahan xaqa allaha hanagu tosiyo dhamanten Sharkana allaha hanaga qabto Aamiin Aamiin yarabi

  • @omadada100
    @omadada100 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakillaahi khayran ukhti wan ruunta walaal fadumo waxan diinteena xaniifka ah daliil aad uga hayn yan dadka loo sheegin subxanallaah.

  • @aasiyaaxmed2331
    @aasiyaaxmed2331 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku xifdiyo waad asiibtay alaah farax calayk

  • @shukriarraye6090
    @shukriarraye6090 11 หลายเดือนก่อน +7

    ‏ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك يا أختي العزيزة

  • @mohamednur2163
    @mohamednur2163 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan wax badan qalad ah ayaan ku argay culumdan kama soo hadlaan dhibgana waa taas walal

  • @Ali34388
    @Ali34388 11 หลายเดือนก่อน +5

    Subxaana alaah ilaahay bidcada hanagailaasho Amin yaarabi 🤲🏼😢

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ukhti wallahi waxaad u maleysaa inaan ku dhahay walaal noo gudbi adligaa n ku wakiilanee marar badan baan la yaabay wadaadkaan!!
    JazakaLlaH kheyr ukhti ❤️

    • @samiraduale3447
      @samiraduale3447 11 หลายเดือนก่อน

      Qof kasoohadla waanbarabay waad mahadsantahay HADAAD hasoohadashay

  • @user-xs6xl5ny7t
    @user-xs6xl5ny7t 11 หลายเดือนก่อน

    Kaligiis ma Ah kuwa badan oo sheekh iska dhigaayo jogaan hada marka shirki bay wadaan dadka caamada Ah bay duufasanayaan yahuu SubxanAallah AcudubilAallhi mina shaydhani rajiim Akhas rajiim XasbunAalllah wanicimal Allah ha sakhiro umaraha

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subhana Allah

  • @sahrobuux9846
    @sahrobuux9846 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikhan berigii hore wu yra roona lkin indhaweyd waxba ka qaldana allaha inawada hadeeyo

    • @sofiaaden4999
      @sofiaaden4999 11 หลายเดือนก่อน

      Runtda waye 2sana ugu dambeyo ayuu wax yabo qaldan sogasha waa ficna wagi hore wax yabo badan ayan ka faiday

  • @hawaosman759
    @hawaosman759 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah, Uqty faadumo munna khayr Allaha ku siiyo ,ninkaan inbadan dadka halooga digo , waa baadi cad , Allow nabadbaadi.

  • @barrehassan5938
    @barrehassan5938 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asalamu alaykum warahmatullahi wabarakatuhu Jazakumallahu khery sister...this was long awaited for..I personally sent a message to the brother about such issues but I believe he took it simple....many of his videos have no religious proofs...therefore as the sister is requesting let those brothers who live in Kenya particularly nairobi contact sheikh mohamed umal.and sheikh mohamud shibili.I believe they can directly contact the brother and give advise..I am certain he will take their advise.

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  11 หลายเดือนก่อน

      Wcs brother hope someone will show badbaado’s videos to our shuyuukh insha Allah and they give statement about what he is teaching.

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah. Allaah yaxfadaki Subxaanallaah aduunyadaan qofkaan cilmi u laheyn diintiisa wixi la doono ayaa loo soo gudbiyaa aniga goortaan arkay ma dhaweyn channelkiisa in ay waxbadan ka qaldan yihiin midba midka ka daran ayuu lasoo fariistaa sheydaankuu kadaba dhumayo allaah ka soo celshodhamaanteen allaah hana xafido

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 11 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah ilahaay xaqa haynagu sugo bidca oodhan haynaga ilaaliyo. Wa bidca cadtani

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 11 หลายเดือนก่อน +2

    MaashaALaah..JisakaLaah.Khayr

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 11 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 11 หลายเดือนก่อน +1

    Illahey xaqa hatuso Adnan ajar iyo hasanat Allah hakasiyo abayo.

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wll fadumo waad waafaqday xaqiiqdi wll mahadsanid

  • @ruqiyafarah5029
    @ruqiyafarah5029 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mun Allah ku xifdiyo adiga iyo reerkaagaba

  • @samiya2596
    @samiya2596 11 หลายเดือนก่อน

    Shukran habo fadumo Muna waligayba waan ka yaabi jiray video yadisa aan caadiga ahayn isagoo sheeknimo sheganaya anoo wax badan aqoonin walalhi way igali waayen wuuxu sheego Subxanalah

  • @shukri218
    @shukri218 11 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu 2018 ayaan ka hadhay baabuurkiisa markaan ka yaabay xitaa su aalo aan waydiiyay uu iiga jawaabi waayay markaa mar hore ayaan ka yaabay anigu

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 11 หลายเดือนก่อน

    Asaalam Aleikum walashey macaan. Setihin adhi iyo ciyalkaga. Alhamdulillah waan kusalamaya iin badan. Illahey haku barakeyo adun iyo akhiraba sida quruxda badanod noga faideysid. Wax badan ban kaa faiday. ❤❤❤

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 11 หลายเดือนก่อน

    Laaxawlawalaa quwata illaabillaah waasugaynay waxaan unuu soowado allaha xaqa hatuso adigu intaas samee oo umada kafriiso haladhoho irsaaqduu sheegayo hasagu haka helo khuraafada ileen hunguri baa hadalkaan kakeenaye

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 11 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanaallaah kan dadka ha laga qabto .waaba shirki cad

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 11 หลายเดือนก่อน

    Raxmaanku haka raali noqdo labadaadii waalid aamiin aamiin wlo

  • @IfraaxSalaad-nc3dw
    @IfraaxSalaad-nc3dw 11 หลายเดือนก่อน

    Shukran wllo alle ha inaga badbaadsho bidcada

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman 11 หลายเดือนก่อน +3

    قل لا يعلم من في السماوات ومن في الأرض إلا الله

  • @HafsoHassan-cm9pv
    @HafsoHassan-cm9pv 11 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi abayo mudo dheer ban Kula socda ninka chanelkiis marka arko Waxan dareema side qof xanuunsan ban noqon wan iska ilaasha video kiis xat zawjkeyga ku arki jireya asago daawan Waxan Kula taliyaya inu iska dhaafo waayo quraafadka qofka aaminsan ma fiican

  • @abdirashidbarkhad1565
    @abdirashidbarkhad1565 11 หลายเดือนก่อน

    Faaduma
    Mu.ns
    Waa
    Suubisay
    Jazakumullahkhayran

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilaahay ha ku barakeeyo aduun iyo akhiro ilaahay xaqa hanafahan siiyo

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 11 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalahu qeyr uqti fatuma xaqa ilaahey hanagu sugo diinta kuwa fahmo alaha naga dhigo aamiin 🤲👍

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalha habo ilahay haku barakeyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 11 หลายเดือนก่อน

    Salam. A Walalo. Shukran wa jzk Allah kheir inaad arintaan kahadashid wayo Anigu qof ba wassap ka igu so diraay wakhti hore waxyabaha ku hadlayo wanan dalilaay 💯/100 wayo wax out of quran ka iyo sunanka ayu kormaraya o chebkisa ayu kaso sarday.
    Allahu aclam lakin MR. Badbado wa nooc minaa Sufi.

  • @fardowsaali4755
    @fardowsaali4755 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran sister maalin hore wuxuu soo geliyey clip uu kaga hadlayo naagaha cagaha weyn wuxu yiri waa dhillooyin lama Kala laha iska ilaaliya waad heli kartaa channel kiisa gal. Maxaad ka fileysaa inuu sheego

  • @nimco9305
    @nimco9305 11 หลายเดือนก่อน

    Fatima muna jzk ukhti horey ayan u yabay o wax badan wan is lahaa ya wax u shego sh badbado wan yabana rabi ha tuso culumada dhaman toda silo waniyo walalkena.

  • @sheekocaruureed7547
    @sheekocaruureed7547 11 หลายเดือนก่อน +20

    I love you wllo muna for the sake of Allah. I am proud of you. Keep going

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wllo faadumo waan ku salamay qeyr alaha ku siiyo aad baan ku taagera xaqa aad garab taagan tahay waa ku mahadsan tahay wllo waxan uu aqrinayo waxa aaminsan shiicada aniga la shaqeyn jiray London waxay isku dayaan inay ka dhaadhiciyan wey ugula doodi jireen inay waxas sax yihin marka anigu ma oranayo isaga ah shiicay lakin waxan ku hubaa in ay sidaa iyagu sameeyan marka xaqa alaha na waafajiyo waxas aya intas bulshadii lagu aqrinaya subxanalaah

  • @sabrinaali221
    @sabrinaali221 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asalama calykum qeyr Alah ha ku siyo aniga mar hore ayan arkay wan uqoray waxan ku dhahay umada bidca ha ku fafin wuxu shegayo dhan saxirinta aya isticmal(mush cawidinta ficlkoda waye

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 11 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hu Akabar

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alla tabarakala

  • @farthiagahair1134
    @farthiagahair1134 11 หลายเดือนก่อน +1

    aslmc muna walaalo jazakallahi khayr waa xaq in aan khaladka qabano allaha soo hadeeyo

  • @aasiyaaxmed2331
    @aasiyaaxmed2331 10 หลายเดือนก่อน

    Faaduma mina wax kaayaabiyaad aragtay walalaal ninku was suufi baan filayaa cabaa sugayaa khadraa dhigaa caqiidada subxaanallaah

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha baaraka laaha subaxanlah

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 11 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah waa cajiib Sheiqa waa taraaraxey wax dhexaa waala maqlaa ilaahow nacafi

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 11 หลายเดือนก่อน +2

    asc fadumo ninkan waan iska dhaafay beri hore waayo waan kashakiyey markii calamada gamcaha ee yidhi. hadii aad calaamadaaha leedahay nasiib badantahay maalintaa ayaan ka shakiyey

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 11 หลายเดือนก่อน +18

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  11 หลายเดือนก่อน +6

      اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله ❤️❤️❤️

    • @user-ij3bi9rm4d
      @user-ij3bi9rm4d 11 หลายเดือนก่อน

      Asc habo inan an sxbnahay aya xaasid nimo ku arkay markasta walasheed ayay xasida habo hdan gooyo diinta maxey ka qabta jazaka allh

  • @user-gp9oz4ze8n
    @user-gp9oz4ze8n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walaala wankafadana Allah ha kudhooro aamiin

  • @user-vk9pd7le9m
    @user-vk9pd7le9m 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc fatima muna jazakalah kheyr wax badan ayan sugayey cid kahadasha

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 11 หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @Layla6793
    @Layla6793 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ma Sha Allah. Khayr Allah ku siiyo Walal

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 11 หลายเดือนก่อน

    Wakhti hore ayaan arkay, Badbaado Chanel, waanan iska daayay markaan arkay waxyaabo aan fahmi waayey.

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga wa hore kashakiyey magacan badbaado waxa so socda kadaran and that is my opinion

  • @user-rq5dc2cq9b
    @user-rq5dc2cq9b 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwrb wllo wad mahadsantahy illahy haku xafido waa runta waxan illhay noshegin rasulkena scw nogu dardarmi wabidco wadadkan lama yabayo chanel carabledahay away hawlahan kasocdan iyaga Aruna kaso turjumaa mana iskahubiyo waxan inilahy kasugnaden ama rasulka scw laga wariyayy marka umada Camada ah aya lagu marin hababinayaa illahy haku dhawro sidad ugu nastexaysey iyo waliba inay umadu ogato jazaa kallhu khayra jazaaa wll

  • @fatumaabdi5505
    @fatumaabdi5505 11 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah tabarakaAllah Allah kuxifdiyo Walashey Allahuma inni Asaluka husnal qatima yaa Rabi

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 11 หลายเดือนก่อน

    Munay kheyr badan Allah ha kuu barakeeyo fahamkaaga waxan ognahay quraan adkaar waan garanay oo waliba naloo kalasaaray Allah bari adoo ikhlaas iyo yaqiin tawakal la imaanayo ku ekeynayo talaabo kasta ad qaadayso kaga dayaneyno Rasuulka csw waaba waqtigan aanu ku jirno Allow na sug kugu xandineynaa fahamka aad nasiisay👏

    • @luulmohamud
      @luulmohamud 11 หลายเดือนก่อน

      @@safiasheikh3185 umaleynmayo wax qaldan iney ku tiri goorma ayan noqoneynaa dad is ogol oo khaladka is ka qabta dhufeys aan indha loo laheyn ban ku jirnaa

  • @shukrijama7836
    @shukrijama7836 11 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allah mar horaan arkay

  • @maymunfarah9486
    @maymunfarah9486 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwrwb ❤walal wad mahadsan tahay jazakallaaha qeyran dadka in la waaniyo wax dhibaato ma laha ❤❤❤

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sh xasaan
    Sh c/rashiid sh cali suufi

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 11 หลายเดือนก่อน +1

    Balaayo warqad kuu galisay waa quraafaad aan meela kajirin dadbaa shekh utaqaan anigu intaas oo jeer ayaan commanti kabixiyay quraafadkiisa

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ashaomaromar8624
    @ashaomaromar8624 11 หลายเดือนก่อน

    Sheik badbado hore ayaan agashakiyaay

  • @zeitunabdi3166
    @zeitunabdi3166 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kheir walal macan

  • @ifrahsaid
    @ifrahsaid 11 หลายเดือนก่อน +8

    Subxanallah mahadsanid quruxeey ❤❤❤❤

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 11 หลายเดือนก่อน +1

    Diinta waxaan ku jirin hada ku dhaqanto waa bidco cad sh badbaado maalin hora ka yabay

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 11 หลายเดือนก่อน

    Badbaado mar hore ayaan arkay maantoo dhan sixir iyo fal uun baa ka hadlaa

  • @mahamedsanyare4724
    @mahamedsanyare4724 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ilaahay haku xafido wax baad noo bayaamisey

  • @saadashow9386
    @saadashow9386 11 หลายเดือนก่อน

    Ducada nabiiyalyunu laillaha Ulaanbaatar subhanaka innikuntu mizalimiin

  • @saaam6896
    @saaam6896 11 หลายเดือนก่อน

    masha alah ninkaasii waxuu doono is kaga hadlaa

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah waa Mush cawad, dhowro sano ka hor baan arkey Nin kaan waana blogaa meshaan ku arko channel kiisa, waayo dad badan OO dhibaateysan OO fahamka diintu ku yar yahay ayuu uga faaiideystaa khuraafaadkaan, waxaan rajeynayaa CULIMADU iney ka had laan Sharta an uu soo wado

  • @saynababdi2160
    @saynababdi2160 11 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah mar hore ayaan arkay illaahay xaqa hafanaiiyo

  • @habibabintiali6428
    @habibabintiali6428 11 หลายเดือนก่อน

    Assalama caleykum Fatima waa Tan Ayadii aad rabtay.
    Suratu Luqman ayada 34 .{ إِنَّ ٱللَّهَ عِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلسَّاعَةِ وَیُنَزِّلُ ٱلۡغَیۡثَ وَیَعۡلَمُ مَا فِی ٱلۡأَرۡحَامِۖ وَمَا تَدۡرِی نَفۡسࣱ مَّاذَا تَكۡسِبُ غَدࣰاۖ وَمَا تَدۡرِی نَفۡسُۢ بِأَیِّ أَرۡضࣲ تَمُوتُۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِیمٌ خَبِیرُۢ }
    [Sure Luqmān: 34]

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 11 หลายเดือนก่อน

    Subxaan allah waxbadan baan arkay wiilkan waxaan diinta shaqo kulahayn asagoo dadka usheegaya dhawr jeer baan uqoray walal waxaan diinta shaqo kulahayn dadka ha usheegin ama waxa aad sheegayso Daliil ukeen

  • @hamdiabdullahiwali5400
    @hamdiabdullahiwali5400 11 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله جزاك الله خير يا اختي فاطمه

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 11 หลายเดือนก่อน

    Maashallah walaalo

  • @fataha1
    @fataha1 11 หลายเดือนก่อน +3

    Quranka kariimka Aqriskiisa ayaa Barako kugu filan .Nabigeena صلي عليه وسلم. Uu yiri halkii xafarba 10 Ajar ayuu leeyahay.marka aqri ayaa lana Faray.
    Lk Ilaahay Bidcada ha naga Badbaadiyo.

  • @quruxsanqurux8659
    @quruxsanqurux8659 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas waan kayaabay faido soomawadin markuu lahaa basal dabada galiya 😮

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 11 หลายเดือนก่อน

    Saalalahu caaley waasalama saalalahu caaley waasalama 🥰♥❤

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 11 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah waa fasahaad cad illahey ayan kamagan galnay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 11 หลายเดือนก่อน

    Iimaanka alla ha noo sugo

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 11 หลายเดือนก่อน

    Sheikh shibili ayaa kahadlay Mar hore allah xafidee khuraafo waaye mana banaana

  • @adonti1alle
    @adonti1alle 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhu wuu dag dag badanyey

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah, Allah ha soo hadeeyo

  • @marianali6233
    @marianali6233 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks sister

  • @faisafarah6840
    @faisafarah6840 11 หลายเดือนก่อน

    Marsh Allah ❤❤😊❤

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 11 หลายเดือนก่อน

    Subaxallah

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sax waaye hadalkaaga abaayo
    Masha Allah 👍 ❤❤❤