ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WALAALKEEY OO I BIILI JIRAY AYAA 28 SANO KABACDI BIILKII IGA JARAY. AAD BAAN UGU XUMAADAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 122

  • @siman111
    @siman111 หลายเดือนก่อน +25

    Aniga lix cunug baa laygu korsan jiray 2 guri baa u dhisay hooyaday bay haysay walaashay hadi aan dhaho maalinta ma awoodo gabar bay hooyaday oran jirtay maalinti hooyaday dhimatay ban lacag taydi jirtay waligay walashey Eid nama so wacin ninkeeda iyo ilmahooda naftay da u cadaabay qof abaal iiga haya ma jirto allah agtiisa xaqayga yaala maalinta u baahanahay allah haysiiyo aamin iyo umada Muslim ka ah Inshallah Mashallah Alxamduliallah aamin

    • @saidmohamed4053
      @saidmohamed4053 หลายเดือนก่อน +5

      Qof duceesan ayaad tahay ilahay kheyr. Ayuu ku siinaya

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 หลายเดือนก่อน +1

      Waa iska sheekte sirta adi io rabi idin dhaxeese hana ku magan sheegan walashaa oo ajriga ha iska dayacin ilah la ma hadlo aqiro dadka in ee wax u qabtaan walahood hadane sheeg sheegaan inta yar ee u qabteen ☝🏼🤝🏽

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

      @@nasiryre144 Abaal ma laha dadka wax loo qabanaya way saxsan tahay gaba dhaasi

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 หลายเดือนก่อน +28

    Yaab wax lala yaabo waaye dad rabaan iney ku nolaadan qof wuxu siiyay oo reer ku dhaqdan oo ilmo ku dhalan

  • @wm9669
    @wm9669 หลายเดือนก่อน +15

    25 years. I have nothing and they have nothing.
    Everything you get ,you send .

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 หลายเดือนก่อน +5

      Soo caqli xumo mahan

    • @sulekhaabdi5984
      @sulekhaabdi5984 หลายเดือนก่อน +2

      Illahy aiar aqiro iyo Barako aduun hynoga digo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน +16

    WALEE INEYSAN SALAANTADA RABIN HADAADAN BIILEYNIN

  • @Sumadeena
    @Sumadeena หลายเดือนก่อน +17

    Ina habreedkay oo waliba qaad cun ah ayaa telefon igu wareeriyey in badan kolba emergency iyo dhibaato aan dhamaan lacag iiga qaadan jiray. Markii danbe block baa saaray. Lacagta habaryarteey baan u diraa oo waayeel ah, Masha Allah tabaraka Allah ducada ay isoo dirto waad yaabaysaa. No more stress iyo nin qaylinaya. Soomaaliyeey don't send money to liars and addicts.

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน

      SUBXAANALLAAH…..Kuwa qaad cuneyaal aaba ugudaran, (iyo midakale kuladhashey) bisha dhamaadkeeda kula sugayaan, waxaad maqleysa ☎️ ring ring ring, weliba ayago qaad cunayaan oo habeen bar ah soowacaan….waxaa ka siidaran dadkaas qaad cuneyaalka ah ama kuwa dadka lacagta kudhibaan, waxay leyihiin xoolo, beeraha iyo guriyo, qaarkalena dadkooda dibadaha joogaan, balse adigay ka sugayaan inaad mashaqeysteyaalka xooga iyo caafimaadka leh in aad wax udirtid……Balse waa ka joojiye….aan ahayn Habaryarti oo waayeelka ah udira.
      Teelkeyga hameenkii dhan ayaan damiya, Nafta dadka ukeenaan, xita whatsupka waa nacay oo magalo….waana meeshay kuugu gadaan, SUBXAANALLAAH

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน

      Haa arrinkaasi wuu ka jiraa dalka dad badan oo sidaa sameeya wa jiraan oo ku qayila lacagta oo aan abaal kuugu hayn .

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 หลายเดือนก่อน +11

    Wax saxa baad ka hadashay ee sii wad wacyi gelinta walaal shukran.

  • @saladoali3382
    @saladoali3382 หลายเดือนก่อน +16

    I agree with you brother

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +1

    Shikheena walaalken Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo waano fiican baad siiyay Somali Maryooleey. Wacyigalintana halkaas kasiiwad

  • @user-hn2jx5xh6b
    @user-hn2jx5xh6b หลายเดือนก่อน +2

    It,s truly Speech 100%100
    Everybody has to work

  • @Abz65
    @Abz65 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi wa reality ka jirta Somaliland or somLia. People's back Home are destroying diaspora. Specially people's who came 1990 are Brocken.

    • @AliAlly-jr7kt
      @AliAlly-jr7kt หลายเดือนก่อน

      We have got nothing in common with ADOONTII INGIRIISKA. SKY AND SEA BELONGS SSC.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw หลายเดือนก่อน +3

    Waa wax Aad looga xumaado
    Waa waxa ina wada kharibay
    Oo guryihii
    Qurbaha wada bur buriyey
    Reer Afrika. Xoogiina maala
    Mahadsanid.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato หลายเดือนก่อน +3

    Waa runta walaal, qofkii caafimaad leh, oo shaqeynkara waa in u shaqeeyo, ee ma ahan in u dadka habaaro (weliba qofkii asxaan ku sameeye) qofka sharaftiisa waa shaqo, No Matter What!!!
    Mahadsanid

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 หลายเดือนก่อน

    waa hadal run ah oo reer qurbaha iyo reer qaran jooga inay fahmaan loo baahanyihiin. Jazaakalaahu khayran ❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน +11

    WALAHI ANOO SHAQEYN OO CARUUR YARYAR HEYSTO WALKEY WUXUU IGU HABAREY WAX IISOO DIR WALIBA WAA UDIREY EE KABADBADIS UU RABEY NAZGTII 3 UU GUURSANAAYEY

    • @Sara-bl1vn
      @Sara-bl1vn หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ayanwarsame7044
      @ayanwarsame7044 หลายเดือนก่อน +1

      3 naag aaa ilmahaga lactoda iyaga leh ilmahaga kafeker bilka kajaro wushaqeysaa

    • @bilana289
      @bilana289 หลายเดือนก่อน +2

      @@ayanwarsame7044
      😂 umadani indho adaga iyagoo la biilinayo ayuu 3 naagod isku rararaya saw yaab maaha Somali keliya aya dhaqan kas leh

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 หลายเดือนก่อน

      Naagti sedaxad aaaaa naa wllo ilmahaga ka fakar

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 หลายเดือนก่อน

      @@bilana289wa wax laga cawdubilaysto subxanallah

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 หลายเดือนก่อน +9

    Oo kuwa la dhalay xitaa hadey 30 jir yihiin kuwaa la biilaa ma saxbaa ka la dhaley xitaa shaqo abuur raadso dheh fadhiga haka kaco waxuu ku shaqeysto u uruuri

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 หลายเดือนก่อน +6

    Video oo kale soo badi dadki manoolo qurbaha jogay aniga walalahay guriga hooyo markey ku nolayen eysan gursan wan bilayay kadib qar gursaday caruur laigu kor dhalay intas wan bilayaa dugsi sare qaar ka baxeen bil iyo lacagti iskulka wan bixinayay hada 1 sano kahor lacagti iskulka ku daalay wan jojiyay lakin bilki wali wan wada sasey tahay walaalkey ilaah ku dhartey inan aniga waco ma,ahane waligey see tahay laima so dhihin ilaa hadi biilka 2 malin so dib dhaco laiso waca waxaa kaga sii daran walidki iyo kuwo lajogo wan bila lagacta dirayay laigu cayaa waxa laidhaha intaas ma dhaftid miya gaajo socota tahay cudurada shegtay qaar igu dhacay fikir dartiis wad garan karta hooyo qurbo jogto caruur korineyso dhibatadey ledahay malin dhoweyd waxa laigu dhahay ciyalkadi mey dadka lacag uso diran kuwoodi oo ka waaweyn ciyalkeyga gurigey ujifaan anaa biilo

    • @sahraxashi5970
      @sahraxashi5970 หลายเดือนก่อน +1

      Waxba ha dirin mustaqbalka caruurtada ka fikir

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน +1

      Alle haku garab qabto wllo arrinkaasi Alle ajar ha kaa siiyo
      Waxa kale oo aad samaysaa waalidkaa qudha uun lacag udir lkn walaalaha ha shaqaystaan ee ka jooji waayo waa dad waa weyn sidaas sheegtay.

  • @gureygurey8475
    @gureygurey8475 หลายเดือนก่อน +7

    Wallahi waddankii dad kibray baa ku nool

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 หลายเดือนก่อน +5

    Kuwa badan oo Dalkii jooga Qaraabo ma ahan haddaad salaanto Lacag isii ayeey ku leeyihiin wallahi, Haddii aad wax siisana waxaa lagu leeyahay intaan lacag miyaa?

  • @raginaelmi
    @raginaelmi หลายเดือนก่อน +2

    Aniga oo ka mid ah dadkii Qurbaha soo galay waa hore waxaan kula talin lahaa dadja toban sanno iyo ka yar jooga marka hore naftaada dhis oo meel iska soo saar kadib dad wax tar. Haddii kale waa lavada dhinacba jug jug meeshaada joog!

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 หลายเดือนก่อน +1

    Kheyr allaha siiyo ku siiyo macluumaad sida wacan aa dadka ugu badan iftiimisay aniga arrinta waligeey ayan dadka ku kala hadlaayay marka si ayay wax nooga qaldan yihiin qof layska biilaayo oo xataa xaaas qabo ilmo iska dhalaayo masuuliyad ma jirto

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah Allah khayr haa ku siyo horey uu soco waa sax☝️🇸🇴

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x หลายเดือนก่อน +1

    shekh osman masha allah usheeg dadkeena badowga ah

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa sideey tahaye amazing 👏

  • @ForceOfNatureRelaxation
    @ForceOfNatureRelaxation หลายเดือนก่อน +2

    Walaal kaga habaar iyo duco kuguma laho.

  • @benin9773
    @benin9773 หลายเดือนก่อน +1

    WELL SAID 👍 ha la buufiyo kuwaa banaanka fadhiya oo daacsanaya .Yaa tusa waayeelada qaar 80tan jir ah cadaanka shaqaysanaya .
    Fadhiga ka kaca ragow !

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 หลายเดือนก่อน +1

      84 jir dhabarka ka Qalan ayaa ila shaqeeya oo caddaan ah ,somaligu haddii uu 50 gaaro waaba hawl gab waayo weligiis ma shaqayn oo shilin uu leeyahay ma cunin ,10 telephone ayuu marba mid wacaa (Baryo)

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 หลายเดือนก่อน +2

    34 sano nin la masruufayey oo aan shaqayn maalin oo erey sawaaxili aan aqoon,English,diin baran maaddi warkiis daa oo kenya fadhiya ka warran

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน +1

      Waa doqon weeye kaasi qofkani soo biilayaa wed buu leeyahay oo geeri baa ku imankarta xaggee buu aadi bal markaasi .

  • @user-xp3kz5ts8c
    @user-xp3kz5ts8c หลายเดือนก่อน +1

    I agree with you

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtiis.. waxa la maraya 3 fac in la biilo

  • @suban974
    @suban974 หลายเดือนก่อน +3

    You right bro

  • @Dagan721
    @Dagan721 หลายเดือนก่อน +3

    Mash Allah thanks

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo หลายเดือนก่อน

    Totally true!

  • @manoftheweek1350
    @manoftheweek1350 หลายเดือนก่อน +1

    Canaha digaaga qudaarta ukunta wax fiican mahan qudaarta waxa ka fiican fruits

  • @mahamadmahmood46
    @mahamadmahmood46 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu hada inta badan qoyskeyga islama hadalno maalintii aan iri shaqaysta oo wax tabcada baa iigu danbeysey xataa qaar baa kudhaha lacag aan kuqayilo oo biil ah ii qor.yaaby

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน +1

      Runta oo loo sheego dadka waa muhiim waayo way shaqaysanayaan kumana sugayaan .

  • @nourahbinshember2147
    @nourahbinshember2147 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah waa runta walaal

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 หลายเดือนก่อน +2

    Nin kula fac ah in uu biilo ma aha shaqayso adeer.

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 หลายเดือนก่อน +2

    Wuxuu ka hadley waa run ninkan qofka wax soo diraaya hurdo kuma helin lacagta ee shaqooyinka ay ka faanan ayaa lagu qabtaa yurub ama North America, Dadka Somali kumool waa inay dhulkooda beertaan nimcada dhulkeena taal kamida qoraxda ka faaidaystaan

  • @Somali-One
    @Somali-One หลายเดือนก่อน +2

    Waxaas waxaaba iiga daran qof qurbe joogo OO leh biiil aan diro ma haayo ee caruurteyda ii biiliya anigana wax iisoo dira aan kirada isaga bixiyo😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +1

    Habaar aaa oo haduu dhinto yuuhabaraa toloow

  • @HusseinNur-vf6tf
    @HusseinNur-vf6tf หลายเดือนก่อน +4

    WLL CAANO LAMA DHAAFI KARO EE ISKA KAR KARI OO SUBAGA KA BIXI

    • @hanefa283
      @hanefa283 หลายเดือนก่อน +1

      Caanaha qurbaha waa sun ee haleyska yareeyo

  • @abdullahibadri9612
    @abdullahibadri9612 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqooyinkii soomaalida waxaa la wareegaya ajnabi iyo ethiopian. Maamulada ayaa la rabaa iney ka mamnuucaan ajnabiga iney qaataan shaqada ey qaban karaan soomaalida. Ma xuma in takhtar ama injineer laga keeno dibad haddey lama huraan tahey, laakiin shaqaalaha dhismaha iyo kalkaaliyahu waa inuu soomaali noqdaa,

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 หลายเดือนก่อน

      Haddii soomaaligu ka faanayo shaqada sow ajnabi u yeeran meysid!! Dhismo,beero,xoolo dhaqasho,maqaayad,bad,farsamo yaqaan,duhurkii wey seexdaan,habeenkii waa dhafraan,qofka shaqaysta wey caayaan oo niyad jebiyaan,baryadu waa Raganimo dhankooda,haddaadba wax siiso wey saluugaan oo ku oran waxan ma lacag baa

    • @abdullahibadri9612
      @abdullahibadri9612 หลายเดือนก่อน

      Hadhow waxaa iman in ajnebi wadanka la wareego, gabdhana kaa qaato, oo aad dhulkaaga dad yar ama aqaliyaad lagu noqdo, maadaama dhalashada soomaaliga sahal loo helo. Maamulada ayaa la rabaa mowjadaa iney ka hortagaan, ​@@ahmedmusa8929

  • @aminamuhumed3531
    @aminamuhumed3531 หลายเดือนก่อน +4

    Anigaabay igu dhacday waxan bilaayay ila iyo 1998 /24 wuxuu dhalay todoba caruur ah waxan u diray lacag toddoba kun oo dolar wuu baabi iyay hada intuu isoo Waco buu icaayi

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay ajar iyo xasanad ha ka siyo in U dartay qof qof Kal xoga kul ma jiro

    • @sahraxashi5970
      @sahraxashi5970 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaasoo kale waxba looma diro

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน +1

      Qof abaal leh maaha waa doqon bilaa arxan ah runtii

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 หลายเดือนก่อน +1

    Somali ayada is lugoysey

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v หลายเดือนก่อน +1

    Wllkii 1999kii ilaa 2023ka biil usoo dirayay maaha inuu ka xumaado waayo walaalkaa oo 24sano ku biilayay inaad ka cabato waa wax laga xishoodo wiilkaa labiilayay waxaan leeyahay shame on you mida kale waa sax qofka awooda ee shaqo fican hya inuu walaalkii biil usoodiro lkn inuu is dhigto maaha walaalkiina inuu wax ka sheego maaha adiguna xaasidnimada Iskadaa bakhaylnimadaada ayaad sabab uraadinaysaa sheekadan cudurdaar haka dhigane

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 หลายเดือนก่อน +1

    Khaatiyaan baan laga joogaa

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 หลายเดือนก่อน

    💯💪

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน +4

    AVOCADO waa waxa ogu fiican
    Cuntada jirta aduunka 😂 Maskaxda Baruurta ogu fiican weeye.

    • @zuhuuribrahim9090
      @zuhuuribrahim9090 หลายเดือนก่อน

      Waa run avocado way fiican tahay dufan aad u badan bay leedahay markaa qofka kalyaha xanuunayaan uma fiicna

    • @user-zb8ki2pz7c
      @user-zb8ki2pz7c หลายเดือนก่อน

      Potasium kaa kubadan, marka qofka kalyo xanuunka qaba uma fiicnaa

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

      @@zuhuuribrahim9090 waa run wa jirta tas dad qaarkod Mhdsnd wll.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

      @@user-zb8ki2pz7c waa sax waa dadka qaarkod oo xanuunyo gaar ah qaba Mhdsnd wll.

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน +1

    Run wax kuu sheegaad weyday waalikii maahid oo aduun iyo aakhiraba xaq ku leh habaarka yuunan adigu kugu soo noqone kacoo shaqeyso shaxaad sharaf maahee

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u หลายเดือนก่อน +2

    Learned helplessness baa kudhacay somali badan

  • @faisawade195
    @faisawade195 หลายเดือนก่อน +1

    Spinach muuska

  • @majid2968
    @majid2968 หลายเดือนก่อน

    Walaal qaali ah laakiin ninka mar horay ahayd inuu dantiisa tuso

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le หลายเดือนก่อน +2

    28 sano hadii la biilaayay muxuu shaqo fcn u raadsanwaayay, xal ma raadiyay, waxbarasho magalay, Ilahey ha fududeeyo arimaha, shaqa tag sxb xamaal ba noqee nin raga shaqa ma waayo

  • @ilhanmohamed5846
    @ilhanmohamed5846 หลายเดือนก่อน

    Inu awoodi Kari waayay ma is way diiday Eileen walking 28 yrs ku biilayaye.

  • @buraale134
    @buraale134 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wa xaqiiq hadanu qurbo joog nahay wanadhibeen

  • @abdiahmed6995
    @abdiahmed6995 หลายเดือนก่อน +2

    Ma naag baad tahay maxaa laguu biilayaa maad shaqeysatid

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Naagta xitaa waa in sy shaqeeysato

  • @abdullahiwaqooyi7355
    @abdullahiwaqooyi7355 หลายเดือนก่อน

    Arrinkaa walalkeen ka dhawaajiyey waa runtii waa waxa inaga lugaha ina haysta dalkana dayaca baday sida uu walaalkii xaqii uu ku lahaa uduudsiiyey iyo abaalkii uu kasugayey
    Ka waran haddii ninkaasi madax laga dhigo

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 หลายเดือนก่อน

    27sano

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 หลายเดือนก่อน

    Dadka waa in laga joojiyo biilja joogtadaa Dadka shaaaysan karo waa in shawo abuur loo sameeyaa ma aha inay jiif oo jaqq ku nooladan.
    Waalid ka oo quraa waajib kugu yahay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 หลายเดือนก่อน

    Mar hore inuu kaa Karo ayey aheyd. Waa dulqaad badan hadduuba 28 sano Ku soo biilayey

  • @hissali6578
    @hissali6578 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤kkkk

  • @OmerIsmeal
    @OmerIsmeal หลายเดือนก่อน

    Dhoofi walalka papa

  • @falisa576
    @falisa576 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi beentaa maahan rag waaweyn o shaatigu u cad yahay raban in
    Ilmahooda loo biilo ayaguna maqaayadaha ka sheekeeyan iyo
    Walalkay ba ibiila walaahay baa
    I biisha kaana qurux iyo dhal dhalal
    Badan subax walba maraq iyo beer
    Lagu quraacan xaqiiq wax jira baad
    Ka hadashay mar hore bu ahayd
    Dadkan in lawacyi galiyo iska fafadhiyo.
    Nin carab ah aya hooyo somaliyed
    Guursaday qurbaha waqti an sas u si dheerayn bay wada noolayeen ninki way kala tegeen hooyadi sababta
    Ay u kala tageena biilkan walalaha
    Labiilayo aya kow ka ahaa wuxu yiri
    Wixi ka baxsan labada waalid wa
    Sadaqo lkn mahan walalaha inaad
    Biil joogta saarto bilwalba

    • @sahraxashi5970
      @sahraxashi5970 หลายเดือนก่อน

      Carabku ma adigu ku qabay runta sheeg

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 หลายเดือนก่อน

    Acw avocado ma iska joojiyaa isagana

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @majid2968
    @majid2968 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk kkkkkkk
    Naxdin baradana

  • @toknownow
    @toknownow หลายเดือนก่อน

    Inuu ka jaro ma ahayn hadii uusan wax kale oo business ah u damay xagguu adaa nin 28 dano la biilayay😂

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน +1

    This is totally hate speech waraa gramgaram kiliyaha udhimo nonses with no idea

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 หลายเดือนก่อน +3

      Maxaad ku habaari ninkan miskiinka ah wacyigalin buu wadaa,sax Soomaali waa ma shaqaysteyaal raggooda

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 หลายเดือนก่อน +4

      Habaarka xaq darada ah adigu kugu soo noqon, runtana Illaha kugu jecel, Dadka Afrika jooga waan ku baab'anay Abaalna malaha Caruurti aad soo korisry ba intay guursadan hadana lagu leeyahay Caruurtooda soo biil!!waa 3 fac maalinki wax lagaa waayana xiriirkaaba laguu jari

    • @zu7729
      @zu7729 หลายเดือนก่อน +1

      ma shaqeyste kuwa la biilaaa tahay nabaraa ku damqay waa lagaa dareemaa 🧐

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

      @@zu7729 adiga nocaga oo kale wa kuwa futada lagawaso inan kujawabo wa sharaf daro nayaa bambers gasho

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

      @@ummaisha876 umu caisha ninkan wa xaasid masakinta lo so dire wa cadow kiliyaha laga hyo

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

    Naxariis darada qalbigaga kujurto ayey kiliyaha Ku faristeen EE umada kafiriso duli bthy

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂 waakii 30ka sano labiilayay umaleynaa

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

      @Zakaria-tz5me war aniga America Ayan joga bro fikirkeyga Ayan kahadle

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

      @@user-gb1tn3cn2b war aniga wan ganacsadaa nacasyhow xaarka futada kaga ylo is kadhaq

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa gaaljecel ama degodia xaasidbimadisa ujeeda Eydi kudhashe was

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน +1

      Nin wa Somali run badan Somaliya ha la shaqiyso aniga an is ka bailbo Manta 😅😅😅

    • @zu7729
      @zu7729 หลายเดือนก่อน +2

      shaqeyso tuugsada yahow qabiil kiisa maxaa naga galay hadalkiisa waa saxiix 💯

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg หลายเดือนก่อน

      @@zu7729 sharmuto yhy siilkaaga qurme utasho maida ga Ayan kutugsade mida kale IAM American citizen nonses with no idea

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +3

    Shikheena walaalken Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo waano fiican baad siiyay Somali Maryooleey. Wacyigalintana halkaas kasiiwad

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +1

    Shikheena walaalken Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo waano fiican baad siiyay Somali Maryooleey. Wacyigalintana halkaas kasiiwad

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +1

    Shikheena walaalken Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo waano fiican baad siiyay Somali Maryooleey. Wacyigalintana halkaas kasiiwad