ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

🛑Habaar hergalay 🛑Qiso Naxdin badan Ku dhacday gabadh Ku xidhan channelka 😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs
    Walaal miisanka io xasadka
    Allaha ku saro, dhaman Musli-
    miinta ay qisadan oo kale ay hey
    sato Rabbi qalbiyada ha u qabo
    jiyo, Aamiin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Subaxanallah

  • @user-ed4wk3hv9l
    @user-ed4wk3hv9l หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah waxaan ka rajayn in waaridku.caruurtiisa u duceeyo intuu habaari lahaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน

    Ilaahay swt qalbiga ha u qaboojiyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi inshallh

  • @jamilahussein8980
    @jamilahussein8980 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku salaamay faaduma muna

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay allaha kubarakeeyo

  • @z-1il
    @z-1il หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa allah ilaahoow nasrigaada hooyo u soo dir qalbiga allaha idin qaboojiyo hooyo macan iyo adigaaba

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay fatima Allah janada haynogu kulmiyo wll yaga iyo inagaba 22sana laga joga alxamdulilah cala kuli shay way qorneed waana ku samraya qadarta eede 😢😢alxamdulilah

    • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
      @UmsumeyaHanuudi-kh7vs หลายเดือนก่อน

      Hadan qisada idinla wadago abo waa dhintay hoyo nahaysay aad nogu.tacbaysay yado dalan oo dabada shaqo katimid ayu arinku dhacay Malmo kadib wiil 8jira xumad ama.qandho qabatay waa saqiiray marka habaarka 15 laga jogay laba blood kadib meel tula aadnay oo famligu dagana kadib ceel ayey kudhacen 10.jir wiil ah ayo gabadh 13 jir ah hoyo waa xanunsatay dhawrsano ayey maskax ahan xanunsaden kadib ilahay cafiyey aniga sifican iso korisay waa guursaday 3caruura 5 caruura agona heysta iyo hoyo alxamdulilah waanu nabad qabna lkn hoyo waa qof weyn xanunsan oo ka murugoda waxa sida fudud afkeda ugaso baxay oo ubadkedi kuweyday lkn aniyo caruurtu waanu mashqulina tikriga iyo saliga nabigana badso Aya dhaha alxamdulilah waa dagan tahay inkasto an ko.yado marmar fakaraysa oo indhaheda ilmo kasoco Allah saqiir aqiro hawga dhigo dhamantena heyno danbi dhafo halkad ka habaraysan uduceya caruurta iyo dadka dhib walbo idinka yimada samirka badiya

    • @rahmaabdullahi9786
      @rahmaabdullahi9786 หลายเดือนก่อน

      Amiin yarabi

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 หลายเดือนก่อน

    Allaah hooyadaa iyo gabadhaa is dhalay Allow qalbigooda sug oo qabooji

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน

    Nabiga ayaaba dhahay caruurtiina ha habaarina sababtoo ah waxaa laga yabaa xili samadu furan tahay in la aqbalo😢

  • @SacdiyoSacdiyo-rs5qp
    @SacdiyoSacdiyo-rs5qp หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scwscw Scwscw

  • @jamilahussein8980
    @jamilahussein8980 หลายเดือนก่อน +1

    Asc