ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Maxaad ka filan karta Hijrada ?🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 25

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran xbbti fatima muna dhiri galintada 2 years bn la socday ilahy ha ii fududeye badan so xidh xidhanahay ajarna allah haka siyo tips ka iyo khayr ka aad nala share gareyso ama ad noosoo gudbiso

  • @yasir_ibrahim2
    @yasir_ibrahim2 ปีที่แล้ว +1

    Maansna Allah

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah gabadh caqilat ah

  • @suadmohamud8635
    @suadmohamud8635 ปีที่แล้ว +1

    Luqada carabiga miya la baraya caruurta iskuuladka ka so hadal ine carabiga ii bartan ayan raba ine diintoda fahman sometime af somaaliga ine sa fican ugu hadalan ❤

  • @yasir_ibrahim2
    @yasir_ibrahim2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi dadkaas Ayan ku jiraa❤ was barnaamijka❤. Aan ugu jecelahay❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 ปีที่แล้ว +1

    Thank you sister ❤❤

  • @KaalayIlaNadiifi
    @KaalayIlaNadiifi ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay walaal,waan dadaali doonaa insha Allaah❤

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 ปีที่แล้ว

    Fatima walala sidaan kula soo xiriin karaah

  • @aminafarah7932
    @aminafarah7932 ปีที่แล้ว

    Asc walaal Su aalayaan ku waydiin lahaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay

  • @fartuuncali7359
    @fartuuncali7359 ปีที่แล้ว

    Ascww abayo wlh aniga Waxan ahay qofka uguhoreyo oo kuraxeysto dhiiri. Galin ayan kahelaa lkn wali iimasurta galin waansa kutaljiraa aad bad umahadsantahay

  • @timiroqali8691
    @timiroqali8691 ปีที่แล้ว

    Asc fatima muna i am bit off topic walal online Quran kii magacisi muxu aha qali Jazakumullahu kheyr

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @aminafarah7932
    @aminafarah7932 ปีที่แล้ว

    Walahay wanriyonayana ahana garansiiyo

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 10 หลายเดือนก่อน

    Kk Ano carurnimadaydi kuso koray Somalia hadana dabeecadahaa waa ayo iyo martida badan shalmadaa guriga lagu hogo anaa ugu horeya dadka ay yaabin donto baryaha hore 😂

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 10 หลายเดือนก่อน

    Lkn danbaan ula qabsan dabecadahaa wadanki normal ka ah iyo guriga bulshada badan albaabka layska so garaacayo

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 ปีที่แล้ว

    Asc. Faatima wll ma isoo qori kartaa meelaan kaala soo xidhiidho.

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  ปีที่แล้ว

      Wcs walaalo gacalooy WhatsApp ka fariin Igu reeb insha Allah

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 ปีที่แล้ว +1

    Barnamij lo bahan yahay waye wlh

  • @sagalmohamed2036
    @sagalmohamed2036 ปีที่แล้ว

    Fatima dukaan kaaga ii tilmaan wan kuu iman lahaa.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว

    Sanadkan somalidi xujaasta ahtd masakiin si xun ayaa loola dhaqmay, inta lacagti laga qaaday ayaa banaan cidla looga tagay, 😢 tuugta agency samaystay maxay sidaa ugu galayaan dadkooga

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 ปีที่แล้ว

    Thanks fatimoy wll