ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hijrada iyo Hargeisa 😍

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.พ. 2021
  • TH-cam Channel of Brother Sheekh Sayid is this
    • Advice For Those Movin...

ความคิดเห็น • 88

  • @ubaxosman2676
    @ubaxosman2676 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah waxan soo hirjoodey 08/2019 illahay waxan baryi jiraay inu sifuduud iga kexeeyo meshan joogay xooga waxan sisareey Ramadan 10 ki cisho udambeyeey alxamdulillah rabil calamin wa ii soo fududeyeey 2sano ayan ku socdaa illahay waxan ka baryana dib iigu ceelin meshan ka imadaay 😍😍😍😍😍

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 ปีที่แล้ว +4

    Hargeisa ana carurta la jogay Mel ka xoriyad badan ma jirto wa Yara qali lakin wa dalkagi iyo dadkagi u qudha lacagta o carurta si fican u koriya

  • @munaawad3412
    @munaawad3412 3 ปีที่แล้ว +2

    Qurbe kaguur oo qurbe uguur hadaan guurayo wadankaygii soomaalia hadii kale meeshaan baan jooji waligay waan kasoo hor jeeday alaha idinku xafido wadanka waana hormaray dhulkeenii hala dhiirado intiina degan soo gudbiya macluumaadka waa mahadsan tihiin

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f 7 หลายเดือนก่อน

    1:34 ماشاء الله ❤

  • @awoshire9908
    @awoshire9908 2 ปีที่แล้ว

    JAzaakilaahu khayr habo , Waa mawduuc aad u muhiim ah

  • @imanhassan6488
    @imanhassan6488 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah thank you so much sister Mona iyo sister hibo. We are moving Insha Allah this year to Hargaisa from England and you guys gave us good information and
    encouragement ❤️

  • @bilanchannel2720
    @bilanchannel2720 3 ปีที่แล้ว +4

    Naagahoo dhan saan maaha gabartaan caadi maahan waa dhaqaala badan tahay. Dayacan maahan masha Allah

    • @somaliasomalibaleh9718
      @somaliasomalibaleh9718 3 ปีที่แล้ว

      Bilan dhaqalaha mihin mahan lkn nin fican ayu illah siyay ayan aminsanahay

  • @sali1269
    @sali1269 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll illahay hakubarakeyo adiga iyo reer kaga

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaalaah Tabaarakaallaah illaahay ha idin siyaadiyo nimcadaas .

  • @Landers2024
    @Landers2024 3 ปีที่แล้ว +2

    The success of somaliland is hujrada of people qalbi salimah.

  • @maryanmohamudyabrow8081
    @maryanmohamudyabrow8081 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah Mashaalaah

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم بارك الله يحفظكن

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah ilaahay ha idin xafido anagana noo soo duceeya in ilaahay haajirada noo fududeeyo

  • @awoahmed4320
    @awoahmed4320 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah fadumo inantaa barnaamijka kaala qayb gashey nemberkeeda ma helikaraa waa qof lagu daydo

  • @englishandgermanylearning3217
    @englishandgermanylearning3217 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allahuma barik walasha iyo walalha kale wadanki tagay iyo anago wadanka usoconaba alle hano barakeeyo wadankayaga

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 ปีที่แล้ว +4

    Here is Hargeisa somland

  • @maryanmohamudyabrow8081
    @maryanmohamudyabrow8081 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah Mashaalaah

  • @Nuura01
    @Nuura01 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllo faatima muna wadanka ayaad na jeclaysiisey khayr alle ha ku siiyo wanaan uso socona insha allaah

  • @faizagelleh5139
    @faizagelleh5139 3 ปีที่แล้ว +1

    Good job walalo, we gonna join you too Insha’allah

  • @uumhafsachanel737
    @uumhafsachanel737 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallha tabarkiallh huuno keep going thanks so much your advice 🙏 👍 😀 😊

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +1

    the lady she honest masha allah

    • @awoahmed4320
      @awoahmed4320 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa maanshalaah tabarakalaah she's so honesty
      Waxan rabaa marka wadka tago inee i hagto qofkaasoo kle nolosha horumarka gaadhey

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +1

    fooxu waa dawo fayraska iyo bagteeriyada waa ka dawo halka lagu shido ma soo galo fayrasku

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahadsanid walal waa talo fiican jazakallah

  • @bint_abdisalam
    @bint_abdisalam 3 ปีที่แล้ว

    JazakAllah khayran for this live very informative

  • @englishandgermanylearning3217
    @englishandgermanylearning3217 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🤗 alle haku barakeeyo awlada alle haku xagido masha allah allahuma baarik

  • @khadramahamed2715
    @khadramahamed2715 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waxbadanbaa idinkaa fa idin

  • @shadiyashabeel1655
    @shadiyashabeel1655 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilaahay ha idin barakeeyo

  • @naciimoofficial
    @naciimoofficial 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going walashey subscribers isara

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 3 ปีที่แล้ว

    Jizakalaahu qayr anagana noo soo duceeya

  • @asiyasaid6477
    @asiyasaid6477 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashal walal horosoc

  • @halimahashi7248
    @halimahashi7248 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Allaha in barakeeyo gabdhaha walalo way iga ohisay hadaladedi dabe dadka in yar ayaa sida u fakarto, mudo ayan niyada ku haya markan so guuro wa inaan so raadiyo ad ayad u qalbi wanaagsantihin wadna ku mahadsantihin warbixintina qaaliyaal

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah quruxey ❤️😍😍😍. UMUHATULJANA UmU zuber 🥰😍❤️

  • @z-1il
    @z-1il 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah

  • @nimcoali5515
    @nimcoali5515 3 ปีที่แล้ว

    MashAllah sis thanks for the great advice 😍😍💯💯💯

  • @ifraxali4943
    @ifraxali4943 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah ❤️❤️❤️❤️❤️😍🙋‍♀️

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo mansha llah hrgysa qofb qiimu ku adeegta alxamd 5 ku adeegana

  • @shacnishankaroon8537
    @shacnishankaroon8537 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah fadumo muna

  • @adnamohammed2372
    @adnamohammed2372 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @sxclaaa
    @sxclaaa 3 ปีที่แล้ว

    Wallalo
    So ducee wa nusosocona
    Ishaallah

  • @farhiyomohamed3179
    @farhiyomohamed3179 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jisaakumulaahu qeyr

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah

  • @mohamedwardi1829
    @mohamedwardi1829 3 ปีที่แล้ว

    asc wllo codku waa masha allaah

  • @omarmohamed-ek8xw
    @omarmohamed-ek8xw 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allah waa mamo kheyr badan.

  • @safiyaabdullahi6129
    @safiyaabdullahi6129 3 ปีที่แล้ว

    mashallah mashallah mashallah

  • @abdihusseinnimco1682
    @abdihusseinnimco1682 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllah

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 3 ปีที่แล้ว

    Ma Allah ❤️❤️❤️

  • @nasrabashiiriya7642
    @nasrabashiiriya7642 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @sabaxmuuse7489
    @sabaxmuuse7489 3 ปีที่แล้ว

    Wll fadumo muna qisooyinkaga ayaanku xidhanahay nooso badi 🥰⚘😍😍

  • @blkpanther187
    @blkpanther187 3 ปีที่แล้ว

    Walalo burco somaliland hijarad kaa so hadal please

  • @sofiamohammed6889
    @sofiamohammed6889 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @aymanyasin5128
    @aymanyasin5128 3 ปีที่แล้ว

    ManshAllah

  • @omuhadiya8737
    @omuhadiya8737 2 ปีที่แล้ว

    Waa runteed inantaa walahi hadaa hijroonaysid wadankii aad u dhalatay tag hadii kale galada iskala joog wadamadan muslimiinta lagu sheegayo bini aadanimo ma yaqanan iyagaa ka dhib badan rer galbeedka naftadaba uga aman helimysid

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 3 ปีที่แล้ว

    Mashalh imanku wa qali walhi 💪💗

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 ปีที่แล้ว

    Manshalaah walaal

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you 🙏

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaal thank you soooo much for all the hard work and effort you put into your videos and providing us with such priceless information. THANK YOU!
    If you can please do talk about education for children with learning difficulties/ special needs/ autism.
    Just like my self there are families that are desperate to move to Somaliland but are worried about their children with special needs. Jzk khayran

  • @f.mchannel8302
    @f.mchannel8302 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @nasrabashiiriya7642
    @nasrabashiiriya7642 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kubarakeeyo

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว +1

    KU SALIYA NABI MUXAMED MAANTA WAA JIMCEE sabscripta iisaara waa sheekh cabdi salaam

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 10 หลายเดือนก่อน

    ❤️🫶

  • @ifraxali4943
    @ifraxali4943 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedfamily7646
    @mohamedfamily7646 3 ปีที่แล้ว +4

    Fatima wankusaray isaar adna walal

    • @naciimoofficial
      @naciimoofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      Wankusaray isaar walal

    • @mohamedfamily7646
      @mohamedfamily7646 3 ปีที่แล้ว +1

      @@naciimoofficial hadaan kusaara adna isaar walal

    • @mohamedfamily7646
      @mohamedfamily7646 3 ปีที่แล้ว +3

      @@naciimoofficial canjeero macan masha allah

    • @abhunnid2013
      @abhunnid2013 3 ปีที่แล้ว

      mashallah fatima muna thanks wanada iyo war bixinta.

  • @hibohasan7110
    @hibohasan7110 3 ปีที่แล้ว

    Haa

    • @hibohasan7110
      @hibohasan7110 3 ปีที่แล้ว

      Fadumo masha alahu wlal wanku maqlaynaa

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 3 ปีที่แล้ว

    Mamma

  • @souadofficial7120
    @souadofficial7120 3 ปีที่แล้ว

    Asalamucalekum Fatima wa Suad Gabadh uk daris kula ahed sucad jibuti iwarhan telephonka isoqor

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaashay aad baan kuu salaamay thanks fatima .

  • @sayanaali4893
    @sayanaali4893 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs siss

  • @maryamali1787
    @maryamali1787 3 ปีที่แล้ว

    👍🏾👍🏾

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 3 ปีที่แล้ว

    Hargabkana canaha toon ugu dara ama Malabo iyo liin dhanaan weligay ilmo hargab dhaqtar uma geeyn

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 3 ปีที่แล้ว

    Selma hon mamma oo

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว +2

    Ogaysiis ku socda dadka ku xidhan janalkan cidii diyaar u ah inay quraanka barto ilasoo xidhaWhAts APka 0634737911

  • @deqalul7896
    @deqalul7896 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa