XIDIGAHA GEESKA HA U NOQON CODBAAHIYE 26 JUNE MADAXTOOYADA 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 378

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +35

    DuriyaDiiRasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 3 ปีที่แล้ว +36

    Ilaahy somaliland oo dhan sidaanu isu jecellhy jannadana nagu kulansii❤❤❤❤💯

  • @zackyare3498
    @zackyare3498 4 ปีที่แล้ว +302

    Cid Kastoo Aaminsan In IctaarfkaH Somaliland Waxaba Ka Hadhin Like Saar😗

    • @umalqueen1247
      @umalqueen1247 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhh ooo xguuu soooo socda wll
      Ma heesahanah inoooo wada toloow

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 ปีที่แล้ว

      @@umalqueen1247 haa😂😂😂😂😂

    • @shobtosaid177
      @shobtosaid177 4 ปีที่แล้ว +2

      Wllo hal qabiil oo isaaq ah dowlad dhan ma noqon karaa maya sorry ha is oran wllalahiina ha ka harina

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shobtosaid177 wllo isaaq dawladii afweyne ee kacaanka ayuu hadhcad dhulkooda ka tirsaday isagoo jabhad ee maxaad u malayn maanta oo qaran dhan ah
      waliba qabaailada kale Somaliland wata
      maxamed siyaad barre ayaa laga haya isaaq waa qaran

  • @apdikremck3553
    @apdikremck3553 4 ปีที่แล้ว +50

    ma axlahaa waa mlin weyn kuna peegan ani mlinkaan dunida imideY ahna dhalashadeyda zanad guuro wcn reer somaliland ...varxad weyn ii thy aniga io umada reer somaliland .....like dhac iigu sii varxada awgeed jaaleyaaL.......

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +63

    Waaa guuul somaliland msha allah illhy haydin siyadiyo nabada iyo nimcada amen🤲💚💭❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 ปีที่แล้ว +26

    Afar qof oo aad iyo aad u cod macaan baa heestan qaadey. 👏👏👏👏👏👏👏👏👏💜

  • @najahhasan8895
    @najahhasan8895 4 ปีที่แล้ว +75

    Heestan nimcaan hilaac ayaa loga jeedba la idhi ma dhaba lkn wlahi inta heestan ka heeshy wllo like iisaara🙏

    • @ramlacraxamn4672
      @ramlacraxamn4672 4 ปีที่แล้ว +3

      Adigu belaayo fadhedhe ha noqon
      Hana kunaar gelin tuhun iyo maleh

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdirisaaq terr, bakayle iyo qaar badan o wariyayal is moodaya o been baahiya aya loga jeda ban maqlay anu

    • @cuddoonjamac346
      @cuddoonjamac346 4 ปีที่แล้ว +1

      Maya
      Taasi dhab maaha

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 4 ปีที่แล้ว +1

      Qof kasta oo aan fahansananayn cadowga walaalnimda ku siryaa ayaa lola jeeda.

    • @xamsehanad1772
      @xamsehanad1772 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh inankaas yar waxas oqarasha yaa galinaya

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 4 ปีที่แล้ว +25

    Mnsha allaah hmplyo dadkaygii iyo dalkygiii alle hynoogu waado nabda iyo isku duubnida isku duubnidu waa waxynu ku dhaaf dalalka kale geeska africa 💚💚💚💬💬💬❤❤❤💪💪💪

  • @deeqasaeed5820
    @deeqasaeed5820 4 ปีที่แล้ว +32

    SOMALILAND Maash Allah guuule Amiin Amiin Allah 💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤💚💚❤❤❤❤💚💚💚❤❤❤❤💚💚

  • @zuhaybboqole2305
    @zuhaybboqole2305 4 ปีที่แล้ว +87

    liketa bilaa caleek hayla dhaafina hadaad tihiin asal dhalad somalilander kuna faana dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba
    there isno qadaad weyn comentigigayga hadaad aragtaan maca like kaagama baahni 👊👊👊

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa cabaadka weyn ka was gaalo raac gaalo raac dhalay anigoo ah darwiish ah baa sidaa ku leh citiraaf walee waa kaa xaaraan intaan ciida saaranahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 4 ปีที่แล้ว

      The owner of TH-cam add TH-cam "Dislike" so i disliked your comments.
      Somaliland haddii madaxbaani sheegan laheyn oo gumestaha Uk ku sirsiran laheyn burburkii kadib wlaahi Somali weyn Taajiriin ayaa noqon laheyn markii oo shidaalka kheyradka dalkooda dhoofiya lkn gumestaka iyo galada wadamada muslimiinta iyo hormarkooda ka soo jeedo aya na kala dhantalay sorry. Jabuuti ha iska go'do hadey doonto wayo 1960 ayey go'aan naga qaten oo madaxbani gooni ku dhawaqen.

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 4 ปีที่แล้ว +20

    Ax ya waaddani daalkaygi iyo daadkaygi somaliland ku jecliya guul iyo gobanimo ku waar ❤💭💚🗯💚💬❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯from burco 👑💯

  • @siciidcaare8701
    @siciidcaare8701 4 ปีที่แล้ว +53

    #Somalilanderka oo kaliya aayan la hadlayaa Hanbalyo dadkaygii

    • @heescusub2023
      @heescusub2023 4 ปีที่แล้ว +2

      KKK MA Cadestayaasha
      Somaliland Miya La
      Hadlee 🤾🤾
      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hagacaemahamoud3150
      @hagacaemahamoud3150 4 ปีที่แล้ว

      @@heescusub2023 nin la wasaY

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 ปีที่แล้ว +6

      Meesha dadka somaliland oo keliye ayaaba lala hadelayaye qadad weyntu maxey raadinesa😂😂😂😂👎👎👎

    • @israqalanjo8647
      @israqalanjo8647 4 ปีที่แล้ว +1

      Cunsuri xoolo 26june somali wayn o dhan way wadagta dhaandhaan

    • @nuurkhan5639
      @nuurkhan5639 4 ปีที่แล้ว +1

      @@israqalanjo8647 max la wadaga na hush marka taliynigu ka kacay xus

  • @abdiwakilfaysal1047
    @abdiwakilfaysal1047 4 ปีที่แล้ว +17

    Mzha AllH jamuriyada parakyzan Ee somaliland hore usoco my mather land❤
    xigaHa Geeska best song haw Noqon cod baaHiye cadaw anan garanyn💪❤🙏💯🔥
    My full name cabdiwakiil faisal isma,il like iisara intii tgeerta xidigaHa🙏

  • @queenfannysk5992
    @queenfannysk5992 4 ปีที่แล้ว +40

    Hambalyo Hambalyo somaliland guuuuuul🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @hudaomer9970
    @hudaomer9970 4 ปีที่แล้ว +12

    My sweet Home somaliland cadowgiin jaban my dhiiga ❤😘💋 reerka xididka aan la noqon rabo mj amni badantii garoowe ahyd salm 😘

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah, ilaahayow nabada noo siyaadi walaalahayaga somalia nabad sii, amiin 🤲🤲🤲

  • @rahmaali1158
    @rahmaali1158 4 ปีที่แล้ว +44

    Heestan maku taagersana tahay xidiga geeska like saar hadaad yes tahay

  • @iqranasir3449
    @iqranasir3449 4 ปีที่แล้ว +40

    Guul iyo Gobanimo My Mother Land 🌹🌎💋

  • @fuaadofficial2621
    @fuaadofficial2621 ปีที่แล้ว +8

    Alayaa cisag hees wadani oo meela badan taabanayso viva reer abtiyaashaa Somaliland from hawiye murursade

  • @ahlamabdi1595
    @ahlamabdi1595 4 ปีที่แล้ว +35

    Haw naqon cod baahiye💚🍚❤ dadkaygii iyo dalkaygiiiiH😍😍🙏🙏🙏

    • @ridwaanozhee7279
      @ridwaanozhee7279 4 ปีที่แล้ว +1

      Guul guul guul somalind

    • @ahlamabdi1595
      @ahlamabdi1595 4 ปีที่แล้ว

      @@ridwaanozhee7279 haaaa guul guul wllo 💚💭❤💪💪💪

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +26

    HAMBALYO HAMBALYO somaliland 💚🤍♥️💞

  • @fathiabdi6124
    @fathiabdi6124 4 ปีที่แล้ว +19

    Hambalyo hambalyo s lanad my mather land i live😍😍💋

  • @bintumohamed5195
    @bintumohamed5195 4 ปีที่แล้ว +23

    Somaliland Guuul💪

  • @mohamedjama3744
    @mohamedjama3744 4 ปีที่แล้ว +98

    Congratulations millions of time the Population of Somaliland

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +4

      Congratulations dhaman shacabwaynaha rer soomalind

    • @HIRUTRUUN
      @HIRUTRUUN 4 ปีที่แล้ว +2

      Congratulations reer somaliland

    • @axmedcilmi8159
      @axmedcilmi8159 4 ปีที่แล้ว +1

      Afka

    • @neimaali9771
      @neimaali9771 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedcilmi8159 q99

  • @clahitomka8578
    @clahitomka8578 4 ปีที่แล้ว +11

    Ku haystaa hodan C rahman dheere inta reer Borame ah like hayla dhaafina

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer borama waa gob gob dhashay waan iska jecelahyy from hargaysa

    • @clahitomka8578
      @clahitomka8578 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahamed wllo qali sokle sxp

  • @yaaniscumar343
    @yaaniscumar343 4 ปีที่แล้ว +15

    Haw noqon codbahiye💚👻❤somaliland guul🎆

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaa Dulcad weligiiba legend dalkiisa jecel buu ahaa dhoqoshay baan kaa soo salaamaya Indr . Dulcad waa meel kamida meelaha ay dadkeena qaar ku noolaayen xiligii halgan ka.

  • @mohamoudisaxaaq1456
    @mohamoudisaxaaq1456 หลายเดือนก่อน +2

    Asma saban ilahay ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo

  • @sweetynimco8783
    @sweetynimco8783 4 ปีที่แล้ว +15

    hodan ba mesha shiday dhal fanan markad maqasho waa sida😊👏

  • @mubaarikabdiqani8413
    @mubaarikabdiqani8413 3 ปีที่แล้ว +5

    Waligaa Canaantiyo
    Iskadaa Colaaddo
    Curyoo waxa u aragtana
    Adigoo ka caban kara
    Haka dhigin cirsoo dumay
    Isku soo celecliyoo
    Ha saluugin calafkiyo
    Wuxu caadil keeno
    Cidda maalka haysiyo
    Yaanu cuudku ku talin
    Nin cimaamad baaslihi
    Yaanu ciidan ka dhigan
    Carab dalab leh yeelki
    Meel aan cidi kaso noqon
    Cadho yaanay kula tagin
    Ha unoqon cod baahiye
    Cadaw aadan garanayn.
    Hodan iyo cirro ka helay what a voice they've it.

    • @ayanleaden2605
      @ayanleaden2605 3 ปีที่แล้ว

      labo fanaan oo cod halasi leh ciro iyo hodan

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +36

    Somalilanders 💚💬❤️
    Happy Independence day

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah heestan waa lagu fara yaresteeye guul somaliland😘😘😘😘✅🎋💯👏🏽👏🏽👏🏽💪🏽❤️💪🏽❤️💪🏽❤️💪🏽❤️💪🏽❤️💪🏽❤️💪🏽❤️

  • @ayanleaden2605
    @ayanleaden2605 4 ปีที่แล้ว +19

    hodan abdirahman iyo bakaal ciro in heesta loo daayo ayay ehed magaca fanan laga wada yahay runti

  • @hoodoqaate9865
    @hoodoqaate9865 4 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allah

  • @mahatarab7498
    @mahatarab7498 4 ปีที่แล้ว +5

    how noqon cod baahiye😍😍somalalnd dalkagygii😍😍😋😍

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +7

    Stability security and peace for survival deep meaning lyrics and moral understanding ❤️😻❤️❤️ Avery smart song thanks for all the singers envolved

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 4 ปีที่แล้ว +19

    Asma saban sawta hodan codkeedi kuhooos dhimatay ala jabay waxwalbah waa tallent rabi bixiyo qasab ku keeen maaaaha
    Fan fan dhalay hodan

    • @caydaruusahmed1771
      @caydaruusahmed1771 4 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣🤣 Hodan abdulrahman wa legend

    • @mohamedamiin6830
      @mohamedamiin6830 4 ปีที่แล้ว +1

      Beenta maaha

    • @shamhaadshaaruu6154
      @shamhaadshaaruu6154 4 ปีที่แล้ว +1

      Mayla aragtay wbn ka nxay codkeda asma

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว +1

      Sow ma aragtid heesta qaybtii dambe waan dhegaysan kariba waayee

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +1

      #HODAN WA DHAL FANAN HOOYO IUO AABABA waxa dhalay AMINA CLHI waaberi aan la aanted madrax riwayad la gyn kari jirin
      Codkeedu qalbiga qofku dhacaa
      Ufiirso codkeedkacwaxay raacinaysaa MUSICA siday ujiidayso tanvyaree kle musi oo socda ayu go aya codkedu

  • @karamaabdirahman8561
    @karamaabdirahman8561 4 ปีที่แล้ว +9

    Kooxdii kooxaha africa #xidigaha_geeska💚💬❤

  • @abdalecawil4552
    @abdalecawil4552 4 ปีที่แล้ว +12

    Maftuux cadceed muxu tumaya lenged cadeeced

  • @hamda_awil
    @hamda_awil 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestani waxay kusocotaaa cidkastoo somaliland
    kasoo jeeda oo somaliya xilkahaysa
    cida maalka haysiyo yanu cuudku kutalin
    nin caalamad baas lihili yaanu cidaan kadhigan
    Haw noqon codbahiye cadaw anad garanan 💚⚪❤️✊

  • @hanadahir3186
    @hanadahir3186 4 ปีที่แล้ว +15

    Somaliland ❤

  • @foosiyacumar5241
    @foosiyacumar5241 4 ปีที่แล้ว +7

    masha allah hambalyo 26 june reer somaliland 💚☁️❤🎂🥂🎊🎈👏👏👏

  • @padrepio3635
    @padrepio3635 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah! Dumarka soomaaliyeed ee quruxda iyo sharaftu ka muuqato ayaan ku faraxsanahay oo sawirkoodu i deeqay.

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah congratulation sweet home soomaaliland qurux mashallah

  • @ubaxmaxamed4446
    @ubaxmaxamed4446 4 ปีที่แล้ว +5

    Hmplyo my blood dadkygii nabad iyo nolol inchllh ictiraafkuna Uu iman

  • @aarka8204
    @aarka8204 4 ปีที่แล้ว +10

    Hestan c.risaaq terra in lagula hadlayo bey ila tahay aniga
    Dadka qaar lkn nimcan bey u maleyaan lol

  • @hikmamouledosman2279
    @hikmamouledosman2279 4 ปีที่แล้ว +2

    Codow aanan garanayn ha unqon codbaahiye m.a 😍😍😍👑👏👏👏👏

  • @mk404
    @mk404 4 ปีที่แล้ว +18

    Allow dalka Nobarakee. ❤️✌️Somaliland forever

  • @ahmedyaasiin5013
    @ahmedyaasiin5013 4 ปีที่แล้ว +9

    Hambalyo somalilnd

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว +6

    Wwwww hooga gaaantaalda faanka love you 😍

  • @NaasirMaxamed-of5ek
    @NaasirMaxamed-of5ek 2 หลายเดือนก่อน +1

    Culays aykusaaran habrashada ku cararayn marna laguma ciiiilbaxo landrska ayan la hadlaya hampalyo dadkaygiii iyo dalkaygiiiii❤❤

  • @sheikhumul2792
    @sheikhumul2792 4 ปีที่แล้ว +3

    Good 🌺 music 🎶 muftax cadceed 🤙 🤟 👌 👌 👌 👌 team dirisle Cabdi ahay like

  • @haniabdirisak8967
    @haniabdirisak8967 4 ปีที่แล้ว +6

    Hodantayda caashaqa❤️

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 3 ปีที่แล้ว +3

    Cadaw aanad garanay haw noqon cod baahiye meelaan cidi kasoo noqon cadho yaanay kula tagin😏💚💭❤️2121 may 11

  • @salmaanstylar115
    @salmaanstylar115 4 ปีที่แล้ว +1

    JAMHUURIYADDA BARAKAYZAN EE SOMALILAND AYAA TAAGEERA from GOBOLKA TOGDHEER 💝💥💯💯⛧📷📸

  • @asiyaayman6872
    @asiyaayman6872 4 ปีที่แล้ว +16

    WaaWaa inta iLargtaY in NiiMcan HiLaac LojwaapaY zaar.💟🖤😜😂😂🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @amalhabiib1064
    @amalhabiib1064 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah somaliland guul iyo gobnimo 👏👏👏👏🟥▪️🟩🟥▪️🟩Waaaaaw waaaaw

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 ปีที่แล้ว +3

    Www Asma Saban keep going forward my sister

  • @CabdiramanDiis
    @CabdiramanDiis 4 หลายเดือนก่อน +2

    13 . 5. . 2024

  • @baladweynehiiraan6204
    @baladweynehiiraan6204 4 ปีที่แล้ว +2

    Walikaa waa likaa madexweyne muuse biixe hawiya hanicin waa tol viva irsimal viva hawiya 🔥💪💪💪💪💪

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 ปีที่แล้ว

      Hawiye wa walalkay xage u naca xabada mel ayan uwada ridna szp hawiye madaxa ayunosaryahy isaaq maha dir viva hawiye

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว

      Nacaybkan aad sheegaysaa waa maxay inaadeer maxaase hawiye meesha keenay nio zoomaalidu ma laha way waalan tahay heesta nuxurkeeda fahma horta intaydaan iska hadlin😡😡😡

  • @cabdihakiinofficially5676
    @cabdihakiinofficially5676 4 ปีที่แล้ว +12

    Heestani waxay kusocota umaleya nimcaan hilaac😂😂heesti ahyd ka raystay bukaanadi

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 4 ปีที่แล้ว +6

    Xadaarada👏👏qurux ❤️

  • @malapsane8886
    @malapsane8886 4 ปีที่แล้ว +2

    maansh alle hambalyo hambalyo jamuuuriday barkaysan S/land my mother land💕

  • @umulkhayraxmed341
    @umulkhayraxmed341 4 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland ❤️😍

  • @abdirahmanbarud9560
    @abdirahmanbarud9560 4 ปีที่แล้ว +11

    Ha'unoqon codbaahiye reer Somalilandoow🙏🙏 #Reer_Amizom iyo #Qadaadweyn iyo cadaw aanad garanayn🙏🙏 ❤🗯💚

  • @shugrishacni8376
    @shugrishacni8376 4 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland wa gob wllhi

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 4 ปีที่แล้ว +6

    my heart 💚💚💭💭❤❤💫💫

  • @hamdaahmedmuhumed1902
    @hamdaahmedmuhumed1902 4 ปีที่แล้ว +4

    Somliland guul alle nabada hayoo siiyadiyo💚🗯♥️

  • @tisqaadstudio5574
    @tisqaadstudio5574 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligaa waligaa
    Waligaa canaantiyo
    Iskadaa colaadoo
    Cuyuub waxaad u aragtana
    Adigoo ka caban kara
    Haka dhigin cir soo dumay
    Isku soo celceliyoo
    Ha saluugin calafkiyo
    Wuxuu caadil keeno
    cida maalka haysiyo
    Yaanu cuudku kuu talin
    Nin calaamad baas lihi
    Yaanu ciidan kaa dhigan
    Carab dalab leh yeelkii
    Meelaan cidi kasoo noqon
    Cadho yaanay kula tagin
    Ha u noqon cod baahiye
    Cadow aanad garanayn
    Ha u noqon cod baahiye
    Rabbi baa rabbi baa
    Rabbaa laga cabsoodaa
    Adoon caga juglayn iyo
    Culays ay ku saaraan
    Habrashada ku cararayn
    Marna laguma ciil baxo
    Suugaan la curiyiyo
    Qalin lagu cad goostoo
    Lagu faafasho ceebaha
    Caqligaagu yuu noqon
    Cidiyaan koraynoo
    Cilmi kaaba loo helin
    Oonay garasho celi karin
    Carab dalab leh yeelkii
    Meelaan cidi kasoo noqon
    Cadho yaanay kula tagin
    Ha u noqon cod baahiye
    Cadow aadan garanayn

  • @ibraahimofficial6018
    @ibraahimofficial6018 4 ปีที่แล้ว +6

    Tolow cawa walshin 10Qof subsgarb u sara ma idin ka hele mise wa iska indha tirten qoralkeda isara wa gabar walshin ah walalayal

  • @marwaademipraahim6490
    @marwaademipraahim6490 4 ปีที่แล้ว +19

    CadOw AaNaD GranaYN HaW NoqoN COd BaaHiyE💚🗯♥️

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 ปีที่แล้ว +2

    Haw noqon cod baahiye cadaw anad garanayn waa dhuni raaca Muqdisho u hunguri taga ee meshay ku dhashen ay kuso koreen xaqira kana doorta shilimo malama dhamanaya hore usocoda xidigaha geeska waad mahadsantin

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 4 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo dadkayga somaliland

  • @cayniahmed9662
    @cayniahmed9662 4 ปีที่แล้ว +4

    Mncha allah dalkaygii alle ha noo barakeeyo dalka❤🤍💚

  • @abdikareamyoussof3181
    @abdikareamyoussof3181 4 ปีที่แล้ว +18

    Inta garanaysa in nimcaan hilaac loo jeedo like ta dhac 😉

  • @MubarikAbdelsemed
    @MubarikAbdelsemed หลายเดือนก่อน

    Asma Saban Alle Haunaxariisto🤲

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo somaliland

  • @ugbadomer3692
    @ugbadomer3692 4 ปีที่แล้ว +10

    Cida maalka haysiyo yaanu cuudku kuu talin viva Somaliland

  • @safamaxamuud9275
    @safamaxamuud9275 4 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo hanbalyo somaliland guul insha allah ❤❤❤💯💯💯✅✅✅

  • @redwanahmed9856
    @redwanahmed9856 4 ปีที่แล้ว +8

    What a mans voice. Abtio ismail Mohamed ismail Dulcad

  • @aasiaaliabdi470
    @aasiaaliabdi470 3 ปีที่แล้ว

    Kusaliya nabiga scw scw

  • @cayniahmed9662
    @cayniahmed9662 4 ปีที่แล้ว +4

    Haw noqonin cod baahiye cadaw aanad garaneyn❤🤍💚

  • @shakirjaamac5757
    @shakirjaamac5757 ปีที่แล้ว +1

    Anaku hadaan reer soommlind nahy dadka fanka Ayaan wax uugu sheegna haduu qaadan waayana waanu shiilnaaa🤣

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah keep going pro hore usoco

  • @wardaaxmed1637
    @wardaaxmed1637 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland weysoctey ha ku mashquulin 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿🥰🥰🥰

  • @abwaancaamir5749
    @abwaancaamir5749 3 ปีที่แล้ว

    Somalialand guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaahmed8412
    @hindaahmed8412 4 ปีที่แล้ว +2

    somaliland guul guul guul💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdirahmannahmed2239
    @abdirahmannahmed2239 4 ปีที่แล้ว +1

    Mzhaaa aallh waxan hupaa 10 zano hadaynu zugno citaraf uu umanayaaa mid kalena ay izka dayno qiiirada iyo caadifad qabiilayzan qofkazta waxa deeqda danta caankaaaa 🥰🥰♥️🥰viva zonalilnd🥰🥰🥰

    • @abshirmouse1636
      @abshirmouse1636 4 ปีที่แล้ว

      EE NOOCMA AH O MIYU WELIGISBA MAQNAADO XORIYAD IYO CAAFIMAAD HADAN HAYNO ALENA ISU XIRNO HORUMARKA DALKENANA IYO DIFACIS WAANKA ADAG NAHAY WAAR DHAGBAAN NAHAY NOOCA ASOOLA JIRA ADEER NOOCAASI HADABA HA U TAGEEN NOCII WASI JIREY WAAYO MEELA CUN CUNA HORE LOOGU XOQI JIREY FAHAN NO MORE TALK FROM GATAWAHA

  • @khadarmbade8558
    @khadarmbade8558 4 ปีที่แล้ว +7

    Hambal somaliland

  • @manaldhalgobeed4255
    @manaldhalgobeed4255 4 ปีที่แล้ว +1

    asmay buquujiyeen saddex hobal bay dhexgashoo cod guuxaya leh😁

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalllh heesta waan wata aniga ahan

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 4 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuul dadkaygiii iyo dalkaygiii 💙💚❤💙

  • @saadaali932
    @saadaali932 4 ปีที่แล้ว +1

    NIMCAN hilaac waa heestiis ku socotaa

  • @kaabafaraah6175
    @kaabafaraah6175 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalinland guuuuul

  • @cimraanzuseen3343
    @cimraanzuseen3343 2 ปีที่แล้ว

    Hees ay somali qado ta ugu mcn wayè wlhi

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 ปีที่แล้ว

    Msha allh guul.wacan somlilnd

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 ปีที่แล้ว

    Reeer laascanood heestan ha dhagystaaan

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 ปีที่แล้ว

    Hodan cabdirahmaan dheere muhashada codka walee waa wax kale

  • @dabagalechanel9369
    @dabagalechanel9369 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees macaan iga dheh

  • @hassanhiigsicabdiraxmaan5925
    @hassanhiigsicabdiraxmaan5925 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah zomaliland