You all probably dont care at all but does any of you know a tool to get back into an instagram account..? I was dumb forgot my login password. I would love any help you can give me!
Heestan markaan daawaday heeso calanka Somaliland kaliya u qaaden xidiguhu ayaan ku bedeshay we are Somaliland somali kale wixii madhanaya waxba naga galin
Kula mid wlal.. anigaad ila dhalatay jinsiyadna ila wadaagtaa.. ha ku madhquulin.. qofka wax qabsada ee heerka gaadha ayaan afka laga dhigin.. wax kale oo ay ku sheekaystaan baan jirin
INTAAS AY KU XASDAYAAN IN LEEG BAAD KA SARAYSAA MIDAAS OGOW. QOF KAA HOOSEEYA LAMA XUMEEYO MID KAA SAREEYA UUNBAA WAX LAGA SHEEGAA ADNA SIDAASAAD UGU TAHAY SHEEKO
ilahay ban ugu mahad naqa dadka aan kasoo jeeda markay yihiin madax iyo mijaha somalida walahi reer somalilnad lantood talaw siday noqan lahayeen umada somaliyeed haday caqli iyo sugaan ba noqto Dadka qaar aan ogay a ciil Iyo cuqadad bay ka qadaan markay maqlaan reer somalilnad Lakin waxaan marakhti ma doon ahayn reer somalilnad lantood af iyo aqoonba May Jirteen Somalay Kuwina buka Imka Hayska Soo Galine reply ee ader tooska u haysta
xolahan dey uf war somali lagahadla markaasa somaliland mesha latagantaxy ufff ...no wonder we are so behind interms of everything wen it comes to development yaxuu
Amal Ahmed lakiin adiga maxaa kaa xanajiyay somaliland ileen waa dad somaliyeed ma magacaa ku dhibay Yes I agreed with you that we are kalking somalinimo but when you heard S-Land you get crazy 😜
reer somaliland waa umad somalinimadu ku weyntahey laga soo bilaabo awoowyashood ilaa jiilkan hada, somali ma necbin ee 60kii aya nala khiyaamay nalagama caqli rooneyn ee daacdnimadayada na hodey iyo fikirkii nagu jirey. Ku raxeysta heestan macaan somalinimaduna ha inagu weynaato oo aynu kufaano dhamaanteen.
Reer Somalia Wa Dad Qalbi nadiifsan Danta inala Geeysay Wlh wa idin Jecelnaho From #Barbera Xamar nabad Alle Ha idinsiisto 😍👏🙏 Wa Walaal Idin jcl from.Repaplic somaliland 🙌
Somali oo walaalowda oo horumarta reer waqooyi cidka jeclayd kana jeclaan doonta cidi soo sheegimayso Am proud to be Somali especially and north Somali
😭😭😭from muqdizho
I ❤all somali wlhi xidigaha geeska
Fananin qali ah somaliland guul iyo gobanimo
Sidookale wllo dadka najacel waaynu jecelnahy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZI hhh
You all probably dont care at all but does any of you know a tool to get back into an instagram account..?
I was dumb forgot my login password. I would love any help you can give me!
😊
5 tooo Somalia daryeel ufidshooo maruun iskudayaa inaa damisaan😭😭😭😭😭😭 darisoo walal damqadoo damqadoo udaaara iftiiin Love from Burco 😍😍😍
Xidagaha geeeska iyo abwankodaba sharafsan
Xasan
dhuxul
laabsalax
mucjisada
fanka
hadaa aaminsanthy
like ta iigu qabo
Wllhi wan jclan lahaa inay midopan afarta somaliyed mrka laga reepo somalilamnd wayo anuu fikirkaas waanku khazaarey 60kii markad idinkuna iga hadheen Viva somaliland
Soomaalinimadu waa waxa ugu sharafta badan ee lagu faano. Dhaqan,diin iyo dhul ummadda keli ah ee wadaagtaa waa Soomaali ❤
Ku saliya Nabi Mohammed Scw❤️❤️
Ismail scw
Ismail Yare scw
SCW
scw scw scw
scw scw
Aad baan uqiiiroday wlh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Allaaw somali midhaay..May Allah unite Somali pple....love from GARISSA. 😍😍😍😍😍😍
@@nasteexocaynab6528 Ameen walal qali raajadena weeye taasi InshaAllah.
bk tabayaa nio hestu sida kle
qiiro
😭😭😭😭😭😭
Zahrakiin Production 🇸🇴❤️❤️❤️😭
Zahrakiin Production wll dadka somalida meel kasta ay jogaan waa dad wanaagsan lakiin waxay kadhinteen dadka siyaasada uhaya ee madax kusheega ah
Intiii Nabaga jcl
Like izaar wll
ZHp Caqli yeelo Maxaad Nabigeni muhamed Scw Kaga xidhaysaa like👍yar
Shet
Hooy banii aadmkaaani meelahan xun magaca suubanaha hakeenin
Guul somali aan gabnimo allahaa haa uu soo casho
Scw
csw
Soomaali weyn alle ha dhowro meel kasta ay jogaan.
Jigjiga iyo hargaysa nabada ha u siyaadsho,
Muqdisho na nabad buuxda rabi ha siiyo 🤲🤲🤲
Amiin walaalo alle muqdishoba waa walaaashayo'e cadowgeed ha jabiyo... alle cadowga soomaali meel walba ooy joogto ha jabiyo..
Amiin😭
Ameen Ameen
Aaaamin alahayow
Amiin rabbi hana iskukeno🇸oomaali❤💯
Somalida kalia ee dhaqankeedi hore ku faro adeygtay Reer abtiyaashay waan idin salaamay❤
Salama abti qali ❤️😍
Saxiix
Wixii Kala Dira Waxaa Ka Da,wayn
Wixii Isku Dara Markay Dan Tahee . From Burco Soomaliland
And i love Somaliland from OGADENIA ilaahey cadowga haynaga dhax saro
Alabari Adan viva Somaliland iyo ogadenia walalo is jecel really 😍
Walaalayaal is fahan intanaa nagu filan waxeey kasii fcnaan lahed anago qol furana o isku barana wlh midnimada iyo is JCLKA Somali wuu si kordhoyaa
We love you too
Aamiin wllo qli
markaasaad candhuufta dib u laqaa aan maqlo erayadan waa waxa kala gèeyay somalia ugaania halkuu leeyahay somali odhan ayaa kilidhka degtee bal yaa rabi shaqo ku leh
Asma saman u duceeya wll 😢😢
Made in Hargaisa 😍❣❣❣
Hoyga fanka hees cajiiba ayay qaadeen wadno taabad ah.
Inta badan jj ayey kasoo baxeen mrka runta laga hadlo
Hoyga fanka hargeisa
@@asensio568 wll midnimada
Jjy iyo xafadaha kaleba wa iskugu jay mid #ONELOVEHARGAYSA
waa somalinimada aan jaclanahey
Somaliland iyaga uunbaa shanta somaliyeed sharafteeda jecelaa immikana jecel viva so.land n viva xidigaha geeska
Meeshu waa Jigjiga 🤦🏽 Somaliland kulahaa
@@taariikhogaden1029 Abwaanku waa Hargeisa, music waa hargeysa, fanaaninta xidigaha geesku Hargeysa, fariin ka timid hargeysa nacasow.. libinta somaliland uquudh
@@taariikhogaden1029 arintu hargeysa iyo jigjiga way ka wayn tahay u fiirso
Asma saban wey geriyotay Allah ya rahma Somalay gar ahan dhalin yaroy heesaha iyo wixi xumba an deyno anaba beri meyti ban noqon doonaye 😢😢😢
Axyaa hees wlhi waliba erayada ideqay
#somali waa walaalo dawladahayn kalanahayna ama jabuuto ama somaliland ama somalia kenya ethopia maaha waxayn samaynay wa xadki gumaystayashi rer yurub sameyen sida ay caraba ugu sameyen
Hadana sidasoy tahay isma necbin
Viva shanta #somali from.repuplic of somaliland
😍😍💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙
Wall dadyowga kale waan iskaga sokeynaa waxanahay dad isdhalay isla dhashay melna kala jireyn Ilahow nadhowr Yaa allha mar uun waan isku imaaneynaa insha allh inagoo wallo isjecel ah
Rooney Ali inad isnasaqyso aan garan wayey jabuti oo wlo layhy dawlad lo ogalyhy aqligiina intaasa
@@wizamintv9147 wall qali aniga dowlad maba kahadlin inaa walaalo nahay ayaan kahadlay igarali noqo
Rooney Ali ok wl qli dhiigba inga dhaxeeye taasi hdl mleh
kooxda kaliye soomali ugu magac weyn imika waa xidigaha geeska hala dhageysto like ha ila dhaaafina
soomaliland dheh soomaali ha dhihine soomali ma rabaane
@@abdirahmanmohamed9939
Somaliland waxay ka mid tahay shanta soomaali eed rabtaan inay midoobaan
OONBEEL Media Viva xidigaha geeska from jigjiga
Qamar suugaani baa mapka ka saaraybee wax jira maaha imika😀😁😁
Qamar sugani ma qaran buu uheesa bise bulshada 😂
Qof walba oo Somali ah waxa qalbigisa ka dhex guuxaya inay Somali mid noqdan gacmahana is qabsadan qabyaladana iskadayan si ay ubadkooda dambe uhelan nolal wanagsan oo mustaqbal fiican le
Salan Gobeef Dhaman Umada Somaliyeed from Awdal ❤️
Haa wlhi
Malaa heestaba maaydin fahmin bal hada sifiican u dhegeeysta lm from jigjiga reer sland walaahi inaay dawlad noqdaan baa taageersanahay 5 tii soomaaliyeed lama helayo oo sadex ayaan soo noqonaayn labadana isku noqon maayaan sidaan arko
@@jirfe really pro sedex masoo noqonayaan 1 keniya 2 Djabout 3 jig.jiga markaas lagama yaabo Somaliland inay KU noqoto Somalia babacada Timo makasoo baxayaan waa Mya sowmaha sidaas weeyi Somalia io Somaliland 💪
WA BEENTA SOMALI MUDAMAY DHIMATAY
Xidigaha geesku ilaahay hanoo daayo waa muraayada aanu iskadaawanao hadaanu nahay reer somaliland❤💬💚
Haaaa
Viva Xidigaha Geeska
Hobolada Somaliland ee somalida ugu caansan
WAAR AMUUS TUUG YAHOOW HADAA SOMALINIMO FAHANTE TUUG QABYALDISTE AH
@@SNUFFED2ROLLs nacab markaad bilaa fanaaniin noqoteen qabyaalafiste haku meeraysane
@@abdirahmanmohamedali560 FANAANIN KUMA FAANO SXB RAALI AHOOW
Waa murti qiima leh qofkii wadani ah wuu dareemi karaa naxwaha heesta hore u socda
KusaLiYa Rasuulkeena suuban Scw scw scw like ii saara iLhaY darteed
Scw
Scw nabiga melahan okale ha kenin wll please
Scw
YHye Seraar scw scw scw
SCW
DADAANU 🤝DHALASHO🤝 IYO DHAQAN WADAAGNO❤ DHIIG NA IIXIGA ALLOW DHIBAATO WAXYEESHA KADHAWR D.D.SOOMALIDA EITHOPIA FROM ❤HARGAISA🙏 SOOMALILAND
@Saida Hagi Codka
Fahamka.. su aashu ? waa jawabta badhkeed wll
@Saida Hagi Codka
Soomalidu waa hilbo wada dhashiyo hayb qudha lkn waa kala dawlado iyo siyaasad wll heestu inay kuu dhacdan filaya
Salamu lah 🙏 from hargaisa SOOMALILAND
@Saida Hagi Codka
Soomalida umada qaybta ka ah ama aan socay ee aan badhaxa galiyey haday jirto ...isoo sheeg anaa xaal la diyaare
@Saida Hagi Codka oo walaal hadaan u duceeyo somaliada etopia miyaan takooray kuwa kale
Saida Hagi Codka wll caadi iska dhig wuu ku shegay inanku fikirkiisa inay soomali wllo thy
Soomaali duntoo
dunida ka hadhee
Daryeel u fidhshoo
dabkaa ka dhex oogan
Intaad Damisaan
Mar uun isku daya
inaad damisaan
❤❤❤
ina faizal channel aamiin yarabi 😓
Ameen walalo😥
ina faizal channel Allahuma aamiin
Laxanka ninkii saray hadaad tagertay like usaar
C/hani xaashi weeye ninka laxanka cajiibka ah ku Larey
Illaahay Somaliland aqoonsiga ha usoo dedajiyo. Somalida kalena muraadkooda ha u sahlo.
Wllo far kaligeed fool ma dhaqdo wada jir baa wax ku nhy danteena aan garabo
Ladan Maxamed axmed way dhaqda anaga way noo dhaqday calanka tawxiidka hostisan ku cana malnay afartii kale la midoba wll 😬
@@ladanmohamedahmed8929 hadad sida wada tihiin somalidu waliged adunka ka danbynysa
Amin Amin
Viva jigjiga waxaan nahey Dadka maanta ugu jecel in ay somali midowdo ❤❤
Haa walahi been maad shegin😚😚😚
Somalia hadad jcshhy inu ilahey mideyo like ta heyla dhafin wan jclhe 😙
in la riyaado in la seexdo ayaa ka horaysa adigoo soojeeda ayaad riyo ku jirta
S LAND🇮🇷 S Ethiopia 🇪🇹 S Djibouti🇩🇯 S Kenya 🇰🇪 Somali🇸🇴 🕊✌🏳
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan masaxna waxba ka qaldan
SOMALIA SOMALILAND DJIBOUTI KENYA IYO SOMALI GALBEED
Qadaadwayn ciil ka buuxo arkaaa
Saada Ali ManshaAllah
@@invisiblehandsmaliby3266 wax buka
waa hees qofkii damiir somalinimo ku jirtoh darenkisa dhaqajinysa😭🇸🇴❤
cumrayna sulieman 🤪
Somalinimada iyo marada buluga waxba iskagama xidhna ha khalad fahmin somalinimada
Somalinimadu ma marada buluuga
Somalia marka laga hadlayo soo qaado
Somalinimada halkan laga hadlaya
@@husseindaahir8749 wax cuqdadaysan baad tihiine gabadha ha xag xaganina adinkuna maradiina so dhiga kuna lamaaniya somali inleen adinkuba somali bad tihin saw maaha
@@kohilooge1509 adeer somali aniga isku keenay anigna kala diray marada bulugna waxay ilaa mid tahay kab dacasa
Waa xiddigaha Geeska oo ka socdaalay Hargaysa.
Goobtu waa Qaryaan Dhoodaan ee badhtamaha magaalada Jigjiga.
Waa farriin ay dirayaan oo ku socota dadka markaa uun dulmi iyo duudsi muddo dheer ka yara nafisay. Waa dadka Soomaalida Deegaanka ee ay Itoobiya guumaysto.
Illahay xornimo ha siiyo
Soomaalida kalana Illahay nabad waarta iyo wada noolaansho ha siiyo.
Heestan markaan daawaday heeso calanka Somaliland kaliya u qaaden xidiguhu ayaan ku bedeshay we are Somaliland somali kale wixii madhanaya waxba naga galin
Asma saban cawa waynaga hosaysa allah ku naxaristo wllo😢
meshan wx kamuqda asma iyo muqal dube mustafe saleban odhintay ilhyba haunaxaristo wy inaga hoseyan cwa
walahi anigu gabadh reer somaliland ah baan ahay waliba 19 jira oo reer gabileya waligay qof ma xumayn lkn somalia oo dhan qabilkayga lagu qatay gidaarkan arkaba wadankayga somaliland baa laga cayayaa ma garanayo waxay igu haystan ilaa tii adan cade ma u dul qata 😭markasay waliba cunsuriyin baad tihiin ileeyihiin ax walahi
Wall xagad jogta 😓
nadia dhowrzan wll mcn hargeisa
Kula mid wlal.. anigaad ila dhalatay jinsiyadna ila wadaagtaa.. ha ku madhquulin.. qofka wax qabsada ee heerka gaadha ayaan afka laga dhigin.. wax kale oo ay ku sheekaystaan baan jirin
Waxs dhag ha u dhigin hana is dareensiinin wa wllkaye una ducee ayagana wll mahadsanid
INTAAS AY KU XASDAYAAN IN LEEG BAAD KA SARAYSAA MIDAAS OGOW. QOF KAA HOOSEEYA LAMA XUMEEYO MID KAA SAREEYA UUNBAA WAX LAGA SHEEGAA ADNA SIDAASAAD UGU TAHAY SHEEKO
Wiilka duubayaa maasha allah bro you made it😍
Comment ka aan raadinoya waa Kan ,wlh waa camera man CAJIIB ah,
Zakky Wadani Haa huno walee waa nin cajiib ah
Ilaahey hadeeysto walalo
Asma Qurux Waa runtaa caadi maaha
Masha allah
Qaran dhisano
Qiimiyo qaayabaleh
Alle cadawgiina ha jabiyo somaliland my cantary ♥️♥️♥️
Country ✌🏼
Somaliland ✌✌✌
Somaliland ma aha wa jigjiga 🤣
@@samawadetube bro miya la isdhacaya jigjiga gormay somaliland noqotay
Hehe iska niyayso inay somaliland tahay
Bro wa jigjiga xuski xisbiga
Si fcn u eg mesha
Ogaadeenku hees walpo way ku dhaantaynayaan ilaahay haydinka dulqaado dhibatada aqoon dugzadoo dunida latartama Axyaaa eryoh alle maskaxda hakuu barkeeyoh inaderkay xasan dhuxul laabzaalax xidigaha geeska hore usocda dadkaygiiii 💚💭❤️
Hadad doonayso La kulanka Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏
Nabigeena Suuban(N,N,K,H) Like ha ku raadsanani dad Aqoon daro hayso ayaad tihine!
Allow umada soomaaliyeed quluubtooda nadiifii jigjiga kuuxiisay
From sweden 🇸🇪
Idinkaa caalamka idin dheernahay xidigaha geeska 👏
Guulaysta dhamaantiin
Abaalkiina Qadaadwayn waxay ka dhigayaan somali diid
Lkin idinkaa ka jecel somali wax noqota 😍
Oo hada maxad la caytameysa
Intii nabiga jecel liketa ii saara
Abdihakim dayib Ibrahim scw
Laabsaalax la,aanti fanku wa eber allow u siyaadi hibadisa iyo garaadkisa wa badalki Hadrawi luv him wlhi odaygaas afkisa caano gel lagu qabay
xassan dhuxul labasalax waa abwaanka wakjtigan la tagayahay wlhi
Jigjiga waa meel laga jecelyahay soomaali nimo mar kaa lakin hargasa maya
Wooow qurux iyo shacni baa ka muuqda My home town jigjiga cadeey ❤️❤️❤️
Asma Guhad manshaAllah
🥰🙏✋🏼
ilahay ban ugu mahad naqa dadka aan kasoo jeeda markay yihiin madax iyo mijaha somalida walahi reer somalilnad lantood talaw siday noqan lahayeen umada somaliyeed haday caqli iyo sugaan ba noqto Dadka qaar aan ogay a ciil Iyo cuqadad bay ka qadaan markay maqlaan reer somalilnad Lakin waxaan marakhti ma doon ahayn reer somalilnad lantood af iyo aqoonba May Jirteen Somalay Kuwina buka Imka Hayska Soo Galine reply ee ader tooska u haysta
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🙏
Hhhh meeqa ka xigmad badan o arlada jooga war hana habaarin maxad umada kale baabahda uga dhigaysa yacni
qofnaba mohamed waaruun wllky somaliland hoormud ayey soomali utahy whll ilhy samirkina haynisiiyo from jigjiga 🇮🇹🇮🇹❤❤❤💪💪💪💪
Saada Ali mahadsnid walal
#WaliFurinle markaan carabka ku adkaynaayo wax kale maahe waa inaan gacantiisa jclahay waa nin aan aad u taageero💪💪💪💪
Aax aaax Allaa maxaan dhib Soo marnay waxaan nahay rerkaa afrika ugu dhibka baadna Allaa maxaan wax soo aragnay Ogadenoow allow nabsi bixini idinsii allow dadkeyga jiidkii eey Soo mareen haku celin amiin
💚One Love from Hargeysa💚
Republic of somaliland is the one who love that somalis live peace and work together agree like
Soomaalihanoolaado
@@nimcocali4474 ha waarto somali we are so proud to be somalis
@@nimcocali4474lP
Horyaalka umada SOMALIYEED
Was SOMALILANDER
Qapyalda io kala sooca nagala tag qrunyahow somali waa hal
xolahan dey uf war somali lagahadla markaasa somaliland mesha latagantaxy ufff ...no wonder we are so behind interms of everything wen it comes to development yaxuu
Markaa Amal Ahmed Somaliland maaha soomali miyaa ee waa cadaan
Been maha Somaliland ta barakaysan ilahayba lajira.
Kuwa kalena sida jubuti garisa iyo jigjiga na allah nbd hawgu wado.
Amal Ahmed lakiin adiga maxaa kaa xanajiyay somaliland ileen waa dad somaliyeed ma magacaa ku dhibay
Yes I agreed with you that we are kalking somalinimo but when you heard S-Land you get crazy 😜
Ilma adryalow ABWAAN Laabsaalax si aan kula kulmo iishega 👏☝️👏
dawlad deegaanka somalida Ethiopia waxa laydiin keenay fariin wngsan waad ku mahadsantahy abwaan laabsaalax iyo xidigaha
Hamse muuse Viva xidigaha geeska from jigjiga
Ax ax ax mucjizadi lapzalx somalia🇸🇴.somlind🇮🇷.sithpian🇪🇹.skenya
Ddki idugilaha ilahow qulubtena izku nadifi
From🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
👏❤Daydyoow naga xiga dadyoowga kalee diin iyo afkiyo dhaqankaba daayinku naga dhigay ul iyo diirkee Somalida itoopiya guur iyo gobanimo
burco somalilndrs dhaba thank you wll
Guul iyo Gobanimo ree somaliland
Hadalna lakala odhan og
Illahayna lakala baryi og
Viva Somaliland
Allew barakee somali idilkeedba
🌲🗯❤
muraad maxaad addunkan mudo soo taagneyd maah maahdaa waa tii awowyeesheen kafatan saxiib
@@abdullahiomarali5241 hhhhhh saas weeye koley aduunka korkiisa wax saas u badan man jooginee hadana saas ooy thy ragna waa ragii hore hadalna waa midhku yiri zhp 🙏🙏🙏🥰
iLaahba awooDlee
AllaHa haka Somali mid qudha
Aamin aamin
Wll maruunbay Somali mid noqondoontooyee fariin duca ugu reeb
Bashir Ali Ameen
5too darisoo darisoo
midiba dal tahoo
xuduud kala duway
dawlado kale yihin
walaal damqadoo u daara iftiin
my favorite part of this song❤️❤️
🇰🇪🇸🇴🇧🇴🇩🇯🇮🇷
reer somaliland waa umad somalinimadu ku weyntahey laga soo bilaabo awoowyashood ilaa jiilkan hada, somali ma necbin ee 60kii aya nala khiyaamay nalagama caqli rooneyn ee daacdnimadayada na hodey iyo fikirkii nagu jirey. Ku raxeysta heestan macaan somalinimaduna ha inagu weynaato oo aynu kufaano dhamaanteen.
Ialaaah haku barakeyo wll
Hadalna laka odhan og
Illahayna lakala baryi og
Indr qli taasi been maha
mahdiyow wll amuska kuficantahay adigo yar baa 60kii lagugu ababiyey wixi dhacay somali nimo naguweyntahay kulahaa allah cuqdadaa aad kudhalatay haa kasaro dadku waxay kaga amusen inadan hadalkagu qimo laheyn baa la arkag
@@sumyo6548 ana kukuracsan taas 👏
Sureya Ali ma beenta iyo khayin nimadaad ku racday
Reer jig jiga jecliyaa Somali Waa walaalo sax 👍🏿😘♥️♥️♥️♥️
Faniintu reer hargeysa walal
insha alh soomali wey israaceysaa 5ta soomaali wey soo noqoneysaa
Somaliland walaleen waa jeclahay iyo dhamaan umada somaliyeed waa dhiga iyo dheecan alle xiftiyo meel kasta ay joogan from walalkiin Somaligalbeeed
Aamin somali allah ha mideeyo I.a
Dadkugu Isma necebee hudhud baa kala, dilee. Way nadeeqdaa Somali nimada ee aan toobo wada dhahno. 1.❤️🙏🏽. Somalia, Somali baa leh. 🇸🇴
Duco qabe somalia lagama hadlayn somali ba laga hadlayey ama laga heesayey.
Waxoga malaha af somaliganad fahmayne.
Allah Yaacizak
Hees Qiiro iyo Qadiyadleh 😭😭
Allow Somali is fahansii Qalbiyadonana midee one Love xidigaha Geeska FROM BOORAMA❤
Ax ax walahi waan oyaye ax somaliyey heesta dhuxa oo qata talda heestu ka hadleyso allow somali bagooda burcad isku mari😓 😢😢😢😭😭😭😭😭me Hargeisa
Aamiin walaal
Jigjiga my Home
Wlcme legend xidigaha🥰🙌🏽
Xaqiiq hees qaran umada somaliyeed waa qomiyad wllo ah xuduudka gumastuhu inoo kala qayb qaybiyey waxa kaweyn waxan isku nahay Somalia Somalia baa leh guul Somalia
Abwaan xasan dhuxul laabsalax thnks
Hees qiiraysan love from all the way Minnesota USA
my city jigjiga cadey soomaaloo dhani waa walaalo jigjiga hargaysa muqdisho gaarisa jabuuti 5 somali waa wada wallo lkn siyaasiyiin baa dadkii kala dilay allow dalkanaga noo midee oo isku aragti kawada dhig dadkan lakala qaybiyey amiin amiin
Amiiin amiin amiin from hargeysa
Home sweet Jigjiga cadey maxan uu xisey dadkeygi Iyo dalkeygi farxad igu Nolada abid 💚💙❤️
Soomalia qerkeda wa ka hartaay 20 jir ahaay dowlada maa akiin alloow dadkeygaa isku keen mid ka dhig soomalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Difaac soomalinimada
Shrftu waa iyadoo midda
Well done xidigaha geeska wixii fanaan lagu yaaqaney baa idinka muuqda👏
Waa erayo qurux badan oo qalbiga taabanaya alle haku xafido abwaan xasan saleebaan Maxamed laabsaalax ka timid Hargeisa Somaliland
Caqliga xigmada isku tashiga horyaalka SHANTA -SOMALIYED weligod jclaa #SOMALI SHANTODO MID NOQOTA WA -SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✍✍✍💪💪💪💪💪WATCHING 01.2020
Meeshu waa Jigjiga Ee Maxaa Somaliland meesha keenay???
Jig jig waa somalida kaliya ee wixi shalay xasusan sida somalida kle. Hormar wacan dadkaygi jgjga
Reer Somalia Wa Dad Qalbi nadiifsan Danta inala Geeysay Wlh wa idin Jecelnaho From #Barbera Xamar nabad Alle Ha idinsiisto 😍👏🙏 Wa Walaal Idin jcl from.Repaplic somaliland 🙌
DHUUSO
TOWDHE O U TAG HAKU WASEENE
Ilaahy ha unaxiisto asmo saban
Xidigaha geeska muqdisho ku casuumantihiin kalaya my dhiiga 🇸🇴🇸🇴❤👍
Ma Muqdisho mise intii kale Muqdisho hayska maqnaato.. !!!
@@mohamedhagoog361 muqdisho muuse handaraab hata kama marmo kkkk
@@glowgirl2988 Muqdisho uma Baahnin somalida kale ayaa naga badan.
WalaL damqadoo u daaara iftiiin
Raboow soomalia walale qulubteeda...........❤
Xaqiiqdi waxan ka jeclay inaynu wakhtigan isku biirno hadaynu nahay somali wayn majirto..xuma tashiilkana inan dhag loo dhigin ..viva somali wayn ✊✊..inshalh way midoobi goor ay ahaataba.......from hargeisa (I love somali wayn💔💙💓💚)
Erayada heeskani waa mid cajiiba qofkastoo damiir lehna wax ka bedelysa mansha allh
Fanku wxuu qayb wayn qaataa midnimada io muxuba❤🇸🇴🇸🇴
Abdirahman Ahmed maasha allah waa runtaa wll
Somali oo walaalowda oo horumarta reer waqooyi cidka jeclayd kana jeclaan doonta cidi soo sheegimayso
Am proud to be Somali especially and north Somali
Mursal iyo asma iyo furinle dowlada cusub jigjiga isla haystaan halka nimco dareen iyo silimo tii hore ay ahayeen
somaliland inta ihiba waligeedba msg nabad ah beey u wadaan somali meelkasta joogaan
aqoonteenu waa qorigeena 💚
Meeshu waa jigjiga ee maha somaliland
kuwan heesyan ka hadlaya xagaad iila baxday
@@ayaanabdi8471 beenta maha wlhi wll
Aqoontenu waa qorigena 💪
@@abdisalah54 COMMENT GA AAD SO QORAYSO ISKA HUBSO ZHP MARKA HORE
Hees micno weyn ka hadleysa iyadoon Sharaxaad laga bixin❤🤷♂️🤐
Heeskan maalinkii 20 jeer dhageeysta dhiiga xidiidada racdey 😄 abwaankaaas soomaalay u duceeya 🇸🇴
Shanta somaliyeed mid walba meeshada Alle ha ku nabad galiyo
3 years ago hadad usoo xiistay 2022 igana danbayso like sar wllo
hees aad iyo aad umacan weeeye walahi xidigaha geeska nolaada iyo codka haydin barakeeyo
Jigjiga siraaday ilahow no siyaadi somalinimo na deeqda🇸🇴😍
Adeer soomaalinimada ma waxaad u taqaan calanka buluuga ah
Abdi aziz Jama somaliland manay somali aheyd mise wa carab hhhhhh abti somalinimo na deeqda buuqa yare
Imaad fahmine waxaan ku idhi soomaalinimadu waa jinsi ee maaha calankan buluuga ah ee aad la ordaysid
Tusaale Djabuti, DDSI waa soomaali lkn calamo iyo dawlado u gaar ah ayey leeyihiin
Ugu danbayn waxaan filyaa inaad fahmidoonto Ereyga soomaalinimo
@@abdiazizjama4345 mid kale ogoow he adna wll clnka buluugun wuxu ka turjumyaa 5soooomaali wax fahan
@@hafsayaasiin4852 aaan ku saxo calanka buluuga ah maaha waxa shanta ka matalaya inay Somali tahay 5qaybood dawladood waa #Xidigta 5ta geesle maaha calanta
Dareen qoto dheer 😭🙏
Walaal damqadoo U daara iftiim
Somaalinimo ma diidani laakin Meel dhexe hala iskugu yimaado ilmaaderayaaL
Mansha Allah heesta qiimo leh
Xidigah geeska hore u socda allow Shanta somalia izku soo celi nabad iyo wlltimo waa muhiin 😍💞
Abwaan aad uqiimo bdn iyo xidigo an Ku faano noolaada in bdn axyaa erayo allow Somali midee oo so celi cududeedi
#aarshe
#mursal
#abdi Hani
Iyo gabdhaheena codka halaasiga Leh cfmd kuwaara
Love u guys from muqdisho
Waaaw xidiga geeska hees iyo badh viva somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ax ax somali duntoo allow somali ugargar yaarabi
Wlhy waa qiiroodey hees qiira ah mar uun isku daya inaan damisaa soomalaay dabkaa idinka dhex oogan www
Mursal muse 😍
Abdi hani 😍
Ahmed aarshe 😍
Asma love 😍
Asma saban 😍
Nabad waarta alle haa idin siiyo
Xalka aynu haysana waxa weye inaynu helno 5 dawladod oo walalo ah ( somaliland, Ethiopia, kenya , Djibouti iyo somalia)
Ilaaahyki qalbiyadeena isku fura mahdleh...ilaahyna qabyaalada iyo uurka waxa noogu jira ilaahy ha naga tirtirooo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kaasa na mideeyaye✊✊✊