XIDIGAHA GEESKA - SOOL BARI XAGEED GAYSAY - HEES CUSUB OO LOO QAADAY MUUSE BIIXI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Xidigaha geeska hees cusub sool bari xagee gaysay soomaaliland meeday
    Hees loo qaaday muuse biixi
    Fanaaniinta hargeisa
    Abdirahman oday, yurub geenyo, maxamed bakaal, asma love, khadra silimo, ahmed arshe, abdikariin ali shaah, qamar suugaani, najma nashaad, raxma hassan

ความคิดเห็น • 721

  • @KhayreaxmedcabdiKhayreaxme-q5j
    @KhayreaxmedcabdiKhayreaxme-q5j 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +139

    Heesti olalaHa ku gali lahayn😂 reer wadani wada love❤😂

    • @Keysek
      @Keysek 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Absolutely ❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      faash olole hee uff uff uf sool bari hana dhaafto cadawgu Alle naguma soo celiyo

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      aad iyo aad abti from Garoowe

    • @Iron.8
      @Iron.8 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haddii ay sool baxdo sow ceerigabona kuma xigto awdaln ku ma xigi doonto ma ineyny burco iyo hargeisa nabadd kujoogeynad umaleynaysa haddii la sii daayo teeda kle somaliland aduunku siduu u aqoonsan iyadiiba civil war ka dhex jirra​@@TogdheerBurco-x3p

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa xaqa muuse dadka reer Somaliand wax u haystack dad bil ficila oo sida somali kale .waa dad wada caqliga oo geesiyaal xidigaha geeska guul❤❤❤

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    Hees ma ahee waa heeso. Waxay ka hadlaysaa xaqiiqada jirta maanta.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alle naguma soo celiyolaas dhiig wadankii intii kale waanu haysa naaye

  • @HodanQalpi
    @HodanQalpi 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +87

    Inta searching soo gashay ee tiktok katimi😂

    • @nadiiramaxamed8006
      @nadiiramaxamed8006 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Lkn heestu macana😂

    • @BaxzanDaahir
      @BaxzanDaahir 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lkin hesta gorma la qady

    • @Zamzameyyyyyyy35
      @Zamzameyyyyyyy35 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      First one Ana ka ah😂😊

    • @Abdikarimjarmali
      @Abdikarimjarmali 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😅😅ani

  • @ashanoor1406
    @ashanoor1406 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Cudurka sool la yiraahdo ilaahiin caafimaad ka weydiista qaluubtiina allaah ha ka saaro oo imaansada intaad degtaan

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma Sool bari ayaad sheegaysaa? 😂😂😂

    • @nourcarloz9999
      @nourcarloz9999 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi myee siilkii Hooyadaa Bay sheegaysaa😂😂😂

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@nourcarloz9999 Wallee in aanan Hooyo caayeen 😞
      Sool bari xagee gaysay? 🤣

  • @naazir-naztaray
    @naazir-naztaray 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Sawtan kuu dhiibnay
    qaran saanad iyo xoog leh
    Oo suga xuduudiisa
    Sool bari xageed geysey
    Viva xidigaha geeska

  • @Maango-u7k
    @Maango-u7k 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Xidigaha geeska fananiinta shacabka afkooda uu adeega yaa diidan farta taag

  • @qurpo11
    @qurpo11 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    Heestan waan ka seexan wayay inalilah sool bari muusow ader xaged gaysay.😂

    • @nadiraosman6726
      @nadiraosman6726 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wadani weeydi iyo yuuhuda

    • @Ahmett990
      @Ahmett990 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      @@nadiraosman6726wadani ma xilku hayay mise ciidan bu madax u ahaa😂

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      😂😂😂😂 muuse way ku foorartaa

    • @fardusabdillahi9469
      @fardusabdillahi9469 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sool Bari dadkii lahaa ayaa haysta..muse soon Bari 33 yrs ayaa la badayey..dib looma badayo..muse gediga wuu wadaa wanu dhogaya halkeda soon incha Allah

    • @yasminmaxamedcabdi3067
      @yasminmaxamedcabdi3067 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sool ma adaa leh😂

  • @Roble4u
    @Roble4u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wax qalad ahi kuma jiraan heesta-demuquradiya ayaa ah ina shacabku madaxweynahooda la hadli karaaan-🎉Somaliland uun laga helaa!!

  • @nuuraden-y5c
    @nuuraden-y5c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xidagaha Geeska dawladu iyada isku dirtay caruur yarbay fan ahaan usoo kaxaysteen iyagoo xidiguhu meesha jogaan

    • @MariaAbdullahi-s9f
      @MariaAbdullahi-s9f 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Runtu waa qadhaaadh adeer muuse aso nabad ah allh na dhaafiyo 😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MariaAbdullahi-s9f uff uff laas dhiig iyo wadani oo aqasha u ooya laas dhiig huwaneey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MariaAbdullahi-s9f muuse fasheey ku dhaafi maayee ciro caanyo laba raare kkkkkkkkkkkkkk caloojii jiiniska lagu giijiyay ee labada raar nootay ee ciro caanyo kkkkkkkkkkkkkkk

    • @MariaAbdullahi-s9f
      @MariaAbdullahi-s9f 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@TogdheerBurco-x3p is xeji muuse inan kursiga ka tuuro cirro saaro igu balan ah hadalkaas meel ku qoro qaranka la qaawiyay cirro dhar u xirayo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MariaAbdullahi-s9f Ma ciro caanyo oo muxuu soo kordhin kkkkkkkkkkk ma laba raare calooshii jiiniska lagu kala gooyay ee loosoo xidhay ciro caanyo ee la yidhi dheeree sida muuse kkkkkkkkkkkkkkk ciroo jinis calooshii lagu kala jaray ood laba sal moodo kkkkkkkkkkkkkkkkkk kiiyoo tukubaaya ciro caanyo waxba soo kordhin maayo waakaa laasdhiig iyo faqsh u ooyaaya kkkkkkkkkkkkk

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wow hees iyo baaadh! VIVA Somaliland! Xidigaha qaranka. Iska diida sida Djibouti ina nili guumeysto.

  • @Cmc956
    @Cmc956 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Heego heestanay ka ladi laadahay haduun ban helnay waxaanu iskaga aamusiino
    Thanks xidigaha Geeska❤

    • @aminajama160
      @aminajama160 54 นาทีที่ผ่านมา

      Cmc956 Wax Bilaa akhlaaqa ayaad tahaye umada ka fadhiso

  • @abdirahmanibrahin1180
    @abdirahmanibrahin1180 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Madaxweynahu sawkii lahaa halayla xisaabtamo Xisaabti Waxay Noqotay Somaliland Xageed Gaysay

  • @WaaheenPharmacy
    @WaaheenPharmacy 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xageee lo socdaaa
    Hees wakhtigeedi timi iga dheh

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Tani hees maahe waa nucleer

  • @MubaarigAli123
    @MubaarigAli123 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Iam from tiktok 🤔😂

  • @maxamedcabdi-ps2od
    @maxamedcabdi-ps2od 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Team kulmiye ayaan aha lkn heestan xaqiiqdii wax saxay ka hadleysaa helllow wadani😂

    • @siciidmahamed1010
      @siciidmahamed1010 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Welcome muwadin❤

    • @siciidmahamed1010
      @siciidmahamed1010 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Welcome muwaadin❤❤

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wllo aniguba sanadkii horan ahaa lkin hada waxn ahay wadani kii qabtaaba waa bahdeen wllo inaga midnamadeena iinoo dana allow guulee somalilan ❤

    • @estahiladam958
      @estahiladam958 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kulmiye siiranyo kama dambeeen

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Hestan ereyada iyo laxanku musikga way isku fadiyan wooow xidigaha geska waa koox suuganeed ruunti from awdal ❤❤❤

    • @FUAAD-t4r
      @FUAAD-t4r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Faqash kama dhamaato awdal

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 52 นาทีที่ผ่านมา

      @@FUAAD-t4radiga ka xun faqash usgag!!!

  • @CabdiwaasacDaahir
    @CabdiwaasacDaahir 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    wlaahi hadda kadib isbedel doon ayaan ahay❤❤😊

    • @fosihissein-x3v
      @fosihissein-x3v 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      soo dhawaw muwaadin sharafleh

  • @Muna-v3k
    @Muna-v3k 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Allah hbrjeclo codkeenu waa waddani ninkii iyo naagtii aan waddani ucodayn Naga mid maaha 😂

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Horaan u eeday farta viiiva wadani from hj

    • @user-mk1ux6uu1p
      @user-mk1ux6uu1p ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxa meesha wax kuu
      Soo qorayaa waa huwantii oo iskaa dhigaysa dadkii nadiif ta ahaa
      Guul cidanka qarana

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@user-mk1ux6uu1p kkk cidanka maxaa meesha keenay heestu waa suaal dultaal muuse jawab balobahan yhy ee waxd kashekaynay manu fahmin 100kiba 90waxnu nhy isbedel doon ee isdeji wllo

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Tan hees maaha ee waa Nuclear muuse lala beegsaday iyo kulmiye. Oo saxada siyaasada loga sarayo

    • @nadiraosman6726
      @nadiraosman6726 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Huuwan iyo wadani weeydi

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@nadiraosman6726siilka uraya meesha kalatag

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      maxaa nukli yeera ciro caanyo iyo wadani uun baa laas dhiig u ooyaaya kkkkkkkkkk maqnaada waxaa taraysaa yaraaye Alle naguma kiin soo celiyo cadaw yahaw aanu korsa naynay

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Muse biixi legend waye sawabtoo ah sool bow soo gacan galiye waxaana ku xiga awdal marka xabashi timaado in lasoo celiyo
    Waxa harayo Togdheer iyo waqooyi/galbed oo caloosha ah oo aan laheen bad,wabi,beero danbaa ku kalifeesa iney soo noqdan somali weyn

    • @HooyoMuna
      @HooyoMuna 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Berbera ma hooyadaba leh 😂😂😂

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@HooyoMunariyey ku jiraan kkk

    • @canbaro-p4r
      @canbaro-p4r 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Berbera bulixaar ceel sheekh xiis iyo maydh iyo waliba lughaya bari isaqba leh waa qabiilka ugu bad badan somali

    • @DiegoJotta-du1hm
      @DiegoJotta-du1hm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@canbaro-p4r AWADAL WAA ISKU MID MEESHA DEGANTAHAY MILKIYADA WAA GADABUURSI

  • @najmadeqsaan8608
    @najmadeqsaan8608 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xidagaha geeska koox ka samayn badan wali lama hayo intay amuseen bay Hal mar wax qarxiyeen😂😂😂😂wan wata from rer wadani 👑

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SOOL BARI RAGII LAHA BAA JOOGA ❤💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪✍✍✍

  • @asomaliland
    @asomaliland 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Allow hanagu soo celin madaxwayne ka xun nama soo marin

    • @farhiyafdyydhussein2348
      @farhiyafdyydhussein2348 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin

    • @farhiyafdyydhussein2348
      @farhiyafdyydhussein2348 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      SUAAL U BAAHQN JAWAABTEDA LAHELAYN WEEYE

    • @AyannaCumarr
      @AyannaCumarr 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Urayso wuu so noqonaya 8sano kle inshlha😂 muuse cabdi xildid alow kuda

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Sool bari harti ba leh xogbana lagu qabtay barqa la idnkuwada asay dulmi ayad usocotene dhulka dhiga cagaha waan salamay wixi harti ah ano gabar sade ah❤

    • @SiciidAbdirisaaq
      @SiciidAbdirisaaq 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Sade darood from harti ina ader❤

    • @fathiaali-yx8xn
      @fathiaali-yx8xn 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waan qaadnay naga gudoon salaan sare my blood

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      solbari waa laas caanood uun ciro iyo wadani uun baa u calaa calayee manaada laas dhiigeey waxaa taraysaa yaraa Alle naguma kiin soo celiyee

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@TogdheerBurco-x3pamee😂❤

    • @AxmedAdan-em9es
      @AxmedAdan-em9es 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anigoo ku hadlaya afka ciidanka qaranka waxaanu leenahay muusow sidani waa sidee

  • @maxamedcalicantar
    @maxamedcalicantar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Heestan waa xaqiiq
    Hadaan lays indha tirayn wallahi❤

  • @NimcoAli-f4o
    @NimcoAli-f4o 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Hees way dhaafty tani 😂 jawaab looma hayo salaan sare abwaan ABABE ❤

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    VIVA KULMIYE ❤❤❤❤❤ FOR EVER GUUUUUUL SOMALILAND❤❤❤❤❤

    • @ismailahmedhassan8865
      @ismailahmedhassan8865 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂 sool bari xaged geysay??

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂​@@ismailahmedhassan8865

  • @yaasincabdirahman8958
    @yaasincabdirahman8958 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Hees lagu olaleeyo ayay inoo noqoneysaa wllhi the best weeye 😅

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Waa fanaaniin somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴😊

    • @cukaazh_mohammed
      @cukaazh_mohammed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maxaa ka galayy marka waxay yihiin ?

    • @Apdalla78
      @Apdalla78 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@cukaazh_mohammed Adu orom baa tahy wxba kama ogid wxa iga galay nefaw

    • @cukaazh_mohammed
      @cukaazh_mohammed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@Apdalla78 maxay kagali cuqdadba ku dishee fananin somaliyedd inay yihin waa la arka , cuqdada ma fiicne iska sar

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadii somliland dhexdoda is mucarado wuxunba idin idha ways nacen qadadweyn uraysa dad runta isku shega dalkodna ka kaftamin bane uff ano kulahdlya mucard ban ahy hadana ma ogoli inad naso dhex gashan😏

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Qac baa ka yeedhay muuse handaraab 😂 anoo sacad muuse wn seexnay wllhi😂viva xidigaha geeska❤❤ qabyalad waanu ka kornay imika😢🤓

    • @clnaazirMohamed-iv3cx
      @clnaazirMohamed-iv3cx 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Muuse dalka waa in laga badbaadiyaa lph

  • @KhadarDayib-v4s
    @KhadarDayib-v4s 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Viv xidigaha keeska muuse Baybay forom berbera

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    sool bari ma ayeeydiinbalahayd sool bari xage gaysay kulaha😂

    • @userhq_1282
      @userhq_1282 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sool waa Somaliland❤️

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@userhq_1282 aad wllo

  • @zohraabdo9926
    @zohraabdo9926 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walee hestani ruuti ayay ifka uu soo saartay I love it ❤

  • @farhiyafdyydhussein2348
    @farhiyafdyydhussein2348 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAA SUAAL AAN JAWABTEDA REER SOMALILAND UUNBA LAGARABAA

  • @WardaFuaad-i3c
    @WardaFuaad-i3c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heestan waxay ka hadalysaa xaqiida walahy xidagaha geesku waa fananiin qaran

  • @waa_abdikarem
    @waa_abdikarem 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajiib, waa taariikh, taariikhdu wax kale maaha waa dhacdooyinkaas oo xusuuso laga reebo, aadbaan ugu faraxsanahay in si qumman loo diiwaan gasho taariikhda madow ee inkaarqabe ina biixi.

  • @estahiladam958
    @estahiladam958 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Heestan waa xaqiq ka qariya muuse

    • @ifrahjamac8306
      @ifrahjamac8306 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xagee looga qariya 3 jeer bu dhegeysteee😂

  • @iqram5591
    @iqram5591 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    xidig geesta hawshu hasocoto🤣

  • @Mash_huurMohamed
    @Mash_huurMohamed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilaahayow majnuunka na dhaafi - yaa rabbi wlhi madaxwayne ka xun oo ka jaahilsan inaanu nasoo marin.

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viva dayax band wadaniyiin dhabta ah...xidigaha uuf waa ku shubo Muse is coming back 😂😂😂😂😂

  • @mustafesuleiman814
    @mustafesuleiman814 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Best song

    • @AWELIHAJIAWAD
      @AWELIHAJIAWAD 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Worst song ever

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Adiguna Sideed yeeshay oo Sool bari xageed gaysay🤔🤔🤔

  • @daganmomo
    @daganmomo 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sool Bari Raggi lahaa ba utalinaayo illoowa isaaqw😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa hees khaameheeda wadata

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sool dad ayaa lehe intina yar barakeeyo ta ee edeb yeesha😊

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ciraa laas dhiig u ooyaaya iyo xisbiga wadani laas khamri uun baa maan wadankii wuu noo dhan yahaye Alle naguma soo celiyo

    • @hallad598
      @hallad598 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ​@@TogdheerBurco-x3p Laasku runtii wuu ka raystay afduubkii dilka geysan jiray. Awdal baa maalin dhow iyaduna soo socota. Meel yar oo hal reer fadhiya uun baa idiin hadhi.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hallad598 Anaguna walaahi waanu ka raysanay laas dhiig oo keliyaa naga maane Alle naguma soo celiyo wadani uun baa u ooyaaya kkkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hallad598 sidaa ku maqnaada yaaba ku xasuusan oo ku tebayba wadani iyo ciro caanyo ayuun baa kuu ooyaaya kkkkkkkkkkkkk

    • @AbiibMawliid
      @AbiibMawliid 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wll qali samirka badiya

  • @kingabdi5553
    @kingabdi5553 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Igawala jigjigay ka soo heesayaan oo way yaaceen ilaahow yaa eega

    • @WalalFarah-fk1ds
      @WalalFarah-fk1ds 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sas ayey umuqata

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ssool bari xaged gaysay muuse heestan hiiitka ayey gaadhisisay muuse xukumadisuba waa mid aan waligi ka hadhayn tariikhda ayey u gashay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      siilka hooyadaa ka dhex eeg laas dhiig ciro caanyo iyo wadani uun baa laas khamri u ooyaaya Alle naguma soo celiyo baanu leenahay

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@TogdheerBurco-x3p ceeb ceeb hooyo caymale hiiitka miya ku gaadhay wali waxba ku dhimane aynu dhawrno maalmaha so socda sol wa somaliland

    • @mruun6114
      @mruun6114 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@ibnubacays8063daqanga idoor wa cay iyo xes

    • @mruun6114
      @mruun6114 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@TogdheerBurco-x3pwad jeceshihen balse TAWAR umahaysan 😂😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-t9n
    @AhmedMohamed-t9n 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yurub iyo khaamaheda aaad usiii shidaya heesta. Dhamaan fanaanintii kale oo dhan way qarisey

  • @SmilingBarn-wo7ec
    @SmilingBarn-wo7ec 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ax yaa hees yaaba yaa ka jawaabaya😢😢😢

  • @AbdouNour-t1m
    @AbdouNour-t1m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Hubka olalaha Ciro Ku duqeyn doono muuse Hye muuse sugeynaa😂😂

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xidigaha. Geesi wadin salaamay walee waa runsheeg

  • @harig-shillgroup6837
    @harig-shillgroup6837 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaaaaaaawuuuuuu❤ VIVA Yurub Geenyo !!!! Allah yusalimak.
    Heestaan waxa keliya oo lagu sifayn karo : waa in la mid tahay BAC MADOW oo Muuse juudaan Madaxa loo galiyay isagoo dambiile ah.
    GABALKAY U RIDAY.
    Muuse Biiqlow doodi kaa xirantay ! Dambigiina kugu cadaa !!!! Sideed, Sideed, Sideed yeeli dontaaaaaaaa??

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Heestan hiitkaay gaadhsiisay heego viva wadani🟧🦅😂😂❤❤🎉

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      huro faash sool bari waa laas dhiig ee Alle naguma soo celiyo wadani uun baa u ooyaaya oo faasha iyo waxay cagaa ku aataan manaada waxaa taraysaa yaraaye cadaw yahaw aanu korsa naynay kkkkkkkkkkkkkk

    • @hamsealimuhumedgelle5755
      @hamsealimuhumedgelle5755 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Doqonkaad tahy wase maxaad reerka kadoontay

    • @hamsealimuhumedgelle5755
      @hamsealimuhumedgelle5755 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Doqonkaad tahy wase maxaad reerka kadoontay

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse sool bari xageed gaysay ciidankii saanada badnaa mee tolaay awal kulmiye ayaan jeclaa laakiin maantaan ogaaday kulmiye halkuu usocdo by by kulmiye welcom dr craxmaan ciro welcom wadani barts God barts somaliland udan ah diblo maasiyad sida craxmaan dulqaad leh

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doorkii horaan siganay, oon sahan la'aan guurnay, Maantana kusocon mayno🙏
    Absolutely... Sool bari xageed gaasay🙏

  • @cabdikariimnuur518
    @cabdikariimnuur518 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse imisa jeer buu dhagaystay heestan toloow ilaa imika inuu dhagaysanayo ayaan filayaa

  • @FunnyCrosswordPuzzle-dq3fe
    @FunnyCrosswordPuzzle-dq3fe 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ax yaa hees

  • @AAdam-rc3nu
    @AAdam-rc3nu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    November/__/2024 habeenka Madaxweyne Cirro loo doorto madaxwaynaha 6aad ee qaranka jamhuuriyadda Somaliland
    Like ta👍 ha ila dhaafin❤

  • @sucadcali6452
    @sucadcali6452 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ii maan Alla.aan ayay la so heesaysayan iyo maxanu cuna yur yur

  • @AsmaIBRAHIM-jt1zy
    @AsmaIBRAHIM-jt1zy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta ayuunbaad hees hadlysa soo qaadeen xidigaha geeskoow wn idin wadnaa

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagee geeysay dee ragii lahaaba qaatay ma xidigaha geeskaa lahaa

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Woooow
    👍👍👍👍👍👍

  • @JamalharunJamalharun
    @JamalharunJamalharun 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hees hanoogu so jawabo muse xagu geyayy sool

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxani hees waa dafteye magaac kale halo saro ❤❤

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heestan xidigaha geeska waa heestii uu muuse juudan muuse oromo muuse amxaar muuse sakhraan muuse oromo muuse handaraab muuse biixi ku xidh xidhi lahaa ee ay jeelka liinta ku cabi lahaayen marka waa inay is ilaaliyan xidigaha geeska muuse oromo muuse juudan muuse sakhraan muuse amxaar ilaahay Somaliland si degdeg ah oo kheyr qabta ha u dhaafiyo aamiin yarabii
    Mid kale oo umada reer Somaliland iyo somali oo dhanba si cadaalad si wanaagsan oo bilaa qabiil qabyaalad ah ilaahay ha u keeno aamiin yarabii

    • @ahmedismail2507
      @ahmedismail2507 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Abwaanka. Kawank has kenin

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ABSOLUTELY 💯 💯

  • @CabdiCawil-d2h
    @CabdiCawil-d2h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wllhi warun .muusow sol bari halkad gaysay .xidigaha geesku .run bayshegayaane malaha wad xidhi donta sidadii

  • @Faisa-dr4df
    @Faisa-dr4df 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuleeso muuse biixi

  • @NashaadSultan
    @NashaadSultan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asxaabtaydii walalhaygii❤aan kasoojoray hargysadeydii aan jeclaa inaan kasoo fogaado oo aan kasoo guuro isagaa sabab u ahaa muuse masoonoqdo I.n😭😭

    • @apdishakourck5839
      @apdishakourck5839 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      So noqonysaa I.n bayo😢❤

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      MA REER SOOL BA THAY WLL ?

  • @YusraMaxamuud
    @YusraMaxamuud 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xidigaha geeska from🦁

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Muuse ayaan waydiinee hanooga jawaabo from awdal

  • @rahmaismail2381
    @rahmaismail2381 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeero bilaa caleegiska tag

  • @MunaAdam-x9y
    @MunaAdam-x9y 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Muuse guulayso ader cadowgaagu ha jabo uu ciro ka mid yahay iyagana si ay ugu ololeeyan ciidanka jabiyay wa la wada ogyahay

    • @HanaHana_faysal-tl1ju
      @HanaHana_faysal-tl1ju 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Really cadwgi somaliland ba caqligodu siyay inta

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ciro laba raare calooshii jiinis ka lagu kala jaray ee laba raare nootay ma aragtay ee layidh dheeree sidii muuse kkkkkkkkkkkkkkkkkkk calooshii oo aad moodo laba sal kkkkkkkkkkkkkk oo ruxmaysa balq balaq

    • @mohamedmahdi1373
      @mohamedmahdi1373 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Warsangari iyo awdal ayaa kuxiga

    • @Abdijibar-e3k
      @Abdijibar-e3k 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ciidankiii aaaaaway waaaye 😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Abdijibar-e3k siilka dhooyadaa ka dhex eeg kkkkkkkkkkkkk siday u wasayeen bay berkedii ku dhex daateene siil berked kkkkkkk

  • @FihiimacumarFihiimacumar
    @FihiimacumarFihiimacumar 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sool yadaaa dilqorshaysn didaye ilhy qalbiga hadinka reebo

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Tuushkaad carartay 😂😂😂

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma Sool bari ayaad sheegaysaa?

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faqash 😅miyaa dulidii...xidigo dayax band ❤baa shiiqisay

  • @RuqiyaFarah-q9m
    @RuqiyaFarah-q9m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inaadeerkay abwaanqaliya Ababe from musafiin

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sool Ragi lahaa ba haysta😁

    • @hadiamustaphe3561
      @hadiamustaphe3561 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sool ma tuuladiina yar uunbaad utaqaan 😂anagaa yaab aragnee

    • @Ahmett990
      @Ahmett990 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hadiamustaphe3561 togdheerba ma tuuladiina yarbaad u taqana😁

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay tabayaan suugaantii
    LAABSAALAX TeAm❤

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hees waddani loo qaadi lahaa ololaha guul xidigaha geeska from G36

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Gabal kaa dhacaayaa waa wadani cadawga u shaqee yuu waa wadani laas dhiig u ooyuu waa wadani cadawga u shaqeeyuu waa wadani caan yooyin koo dhami waa wadani cabdi siidhi qaatan waa wadani biibiile qaatuu waa wadani ciidan kii kuwii dilay waa wadani kuwaan cidina doonayn waa wadani kuwa ciilku daashaday waa wadani cudad kuwa la liitaawaa wadani xisbiga wadani .

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fanaan qiimo leh intaas niga sugaayey ninkasto wadanka mooda inuu isagu isaba leeyhy oo ilooba hantida shacabkaa waa in la karbaashaa 😂

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 29 นาทีที่ผ่านมา

    What a talent ? A song is bad d on true story . Muse hala weydiiyo ilmaadeerayaal.clunks yaa harry?

  • @AyaancabdiCismaan-l9b
    @AyaancabdiCismaan-l9b 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kolay liin waa siinayaa muuse miyaa runta loo shega

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kooxdani Campaign koodii way cadaysteen. Xataa Aabbihii Qaranka Cigaal may soo qaadin Mussena daaqada ayey kala baxeen- I believe 100% lacag aan yarayn baa la siiyey.

    • @filsancawad208
      @filsancawad208 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Sowkuwa sheegaya seeski cigaal tagay silanyo iyo dahir sare bay u qadeen adiguna sool bari xage geesay

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa sidee😢😢

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah ha sahlo

  • @ShugriAxmed-w5n
    @ShugriAxmed-w5n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run waa run wllhi

  • @hanipretty4955
    @hanipretty4955 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saraakiisha iyo laascanoodba Rag qayeerkiin ah baa qaniimystay 🤌 halkeed isku markhaati furysaan ina dumarka la joogtan niiko iyo hees waxba ma tarto

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    𝐒𝐨𝐨𝐥𝐛𝐚𝐫𝐢 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @shaaficifantastic7839
    @shaaficifantastic7839 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sool ma hooyadiin baa lahayd
    Dadkii lahaa baa haysata

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oog may ma sanaag ayay ku taala 😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ciro caanyo ayaa u ooyaaya iyo wadani anagu laas dhiig ma rabnee

  • @mushtaqabdihakin256
    @mushtaqabdihakin256 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee waa hees❤

  • @SiciidXaaji-w2k
    @SiciidXaaji-w2k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ guul soomaalilandr

  • @caqilkasomaliyed1993
    @caqilkasomaliyed1993 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heestan way iga gadatay waa hees xaqiiq ka hadashay muuse ciilqabe lagu gartay

  • @ifrahjamac8306
    @ifrahjamac8306 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse 3 jeer bu dhegeystay waana hees taabatay xaqiiqdaa

  • @zayidali1164
    @zayidali1164 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa isla xisaabtan caadiya😂

  • @hodansuldaanmohamed-jq1qo
    @hodansuldaanmohamed-jq1qo 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa heesta kaliya ee xalaada Tanganyika kahadlaysa

  • @MARYAMAMaxamuud-im3vb
    @MARYAMAMaxamuud-im3vb 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wayyyy waxani way hees dhaaftayyyy nio ololaha lagu galaaa😂😂😂😂

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxan hees maha ee magac kale 🥬 maw bixinaa

  • @DhegbourYoung
    @DhegbourYoung 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi yare
    Beeroof
    Yurub geenyo
    Dhulkay u jareen kornay cawar wlle