xasan shiekh dowladiisa wax badan aa ka qaldan insha allah doorashada markii la gaaro wa la badala mid ka fcn in la doortana wan rajeeyna lkn runta fiican kuwa mucaradaayo ee kan o kale ee ahmad madoobe o kun jeer xasan kaxun cancer argagixiso ah ninka taageeraayo ee difaacaayo in oosan somali wanaag larabin wa la wada ogyahay
Nikan waa in marka hore la xiraa kadibna laga masaafuriyo Xamar. Haloo celsho Garbahaaray meeshii uu ka yimid Daalinkan inta aan Xamar lagu dhex dilin.
Waa runtaa maa shaa alaah runtaa maa shaa alaah runtaa maa shaa alaah xasan allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Isagoo Ahmed madoobe taageero ayu xasan kudhagan yahay Yaab badanàa.
xasan shiekh dowladiisa wax badan aa ka qaldan insha allah doorashada markii la gaaro wa la badala mid ka fcn in la doortana wan rajeeyna lkn runta fiican kuwa mucaradaayo ee kan o kale ee ahmad madoobe o kun jeer xasan kaxun cancer argagixiso ah ninka taageeraayo ee difaacaayo in oosan somali wanaag larabin wa la wada ogyahay
Ninki waalan walaalkii u miyir qaba Waa run yaa la taliye u ah Xasan socdaal ganacsadaha weeyn ee somaliya xaraashaya
Xildhiban. Cano. Nug. Run. Ayushegay
Waaruntiis. adokale. allha badiyo. amiin❤❤❤❤❤❤
Waa sax ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Saxiix wallhi
Kkkk maanta miyaa mw xassan nooga shekey neysa mida kale siyaasay yaa ku baray maxaad u qabatay dalkaan xassan sheikh wuxuu taray dalka 2012 Google ka weey dii dhilaa ku dhashaye tolkiis waa hawiye abgaal waceesle kuguma filna wadan kana waa naga dhexeyaa lkn aniga iyo adiga naloma dooran
Walalahayga. Hawiye. Caqligodu. Waka. Qofkoda. Wanaga. Shega. Wa. Dayus. Caqli. Hawiye
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
M.xasan waa kaa tol fiican yahay
Tolbeel mesha sharcega ha sareya
sharciga xoow yhy muuunad dhiiqoow cagaha kuhaaayaahe hsku sanbariiiraxsn igaar fasydaa teheeeeee
Ciidanka dawlad waala qabanaa Raaskaamboni waa ninkii yiri waana dhacday in Ciidankii jabeen
Wariyahan experience malahan, sualihisa wey dheer yihin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
Xasan hugamiye iyo dowlad waxba kama yaqaan ee waa nin NGO tababareen, baryo iyo tuuganimadii uu soo bartuu yaqanaa
Nikan waa in marka hore la xiraa kadibna laga masaafuriyo Xamar. Haloo celsho Garbahaaray meeshii uu ka yimid Daalinkan inta aan Xamar lagu dhex dilin.
Tol a ku dhawdo!!! Dawlanimoy xaal qaado!
Xasan Sheekh waa tuug.
Waa sax waayo anigo waceysale ah waxaan amiinsahahay in xasan dastuurki dalka ku tuntay uun u daneeyay koox yar oo waxqabad ku fashilmay ayna muuqan system coherent oo shaqeynaayo jirin dalkuna ummada soomaliyeed oo dhan laakiin aaway Ra'isul wasaarihi? Golohii wasoirada?patlamenkii?
Ninkan waa Jaajuus Ethiopian ah ee Hawiyoow soo qabta Daanyeerkan Daarood shaqo halaga qabto.
Xasan Dhiiqo sooxir
Waxbo ismadhantan dhamantin dalkane ciil aya baden
Aan kuu sheege, Prof HSM waa laandheere Mudulood Hiraab ah wayna garab taagan yihiin😛 gar iyo gardarro inta sidaa hadalkaagu yahay, team bahidiina wuu ka dhan yahay, duud libaax ayuu ku dangiiga.
Ciil qabow idaacadaha isaga xiiq, warba Yaa kuu haya.
Soo qiysataye Yaa kuu xiraya
San arkayo qofka antalada laheyn waa adiga iyo ku wa kula midka yaa utalinkara adiga iyo adookale adeer Hassan sheikh mahamud waa in qorsha cad hesta iyo aragti dhere wxd ugetahay qof wareersan oo xumanta Hassan sheikh mahamud ka buxdo
War. X. Culusow. Hawiye. Wuka. Adkaday. Timkisuna. Wa. Damuljadid. Dulmiga. Uwadao. Jbln. Gobalada. Dhexe. Btln. Waqoyi. Darod. Badiday. Oweliba. Sankisa. Canakalisay. Waxa. Uyahay. Tusay
Run buu Ka hadley
Ethiopia iyo kenya ku waso orod shaqo yeelo kw hadal khawarij💣💣💣💣loo jooji maayo buuq ama qeeyli manday le yahay madaxweyne Hassan sheekh mahamuud❤❤❤❤❤❤
Waa kaar cusube fadlan lacag kushubta ihii maxaa didan in asaga lala shaqeeyo olasaxo lana garab istaago maxa didan taas.? Halka kii yimadaba faaysha laqabanayo ila ow miir daboolmo o uu kala garanwayo qalad io sax
Goorma Aya qof lala taliyaa walaal
Guuleyso Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌
Waryaa caananuug siyaasi matihide damer baatahate kan adiga dawa dhilifka utahay ah dameer madoowe aaway tokiisa iyo tiimkiisa aabahaa wase