scwb waa dhownahay iqyaarta u duceeya wadankii hooyo in nabad allaha noga dhigo si inta aanu noolnahay ku celino caruurta iyo kuwa awoowe iyo ayeeyo loo yahay amin ya rabi
Osdayaal soomaaliyeed waan idin salaamay habar meel fadhidaa koley idinkuma gaarto aqoon waxaanse hadaladiina marmar ka dhex arkaa su aalo tan hore dadkaan dhulka laga kicinayo ma meel cidlaahay dawladu dhoobtaa mise wax uun baa loo qabtaa tan kale puntland hadaysan dawlada aqoonsanayn sidee loo dhex galaa haday rabaan isku dhac soo ma ka imaan Karo
Engenier axmad rer galbed ilahy Trump haku saliduu shaydanka wayn Netanyahu mel u garabka saroo ha wayoo detanaa cidlaa yaynu ka helayna wa la xasuqiii haded xidigoodi ya dhacay rer galbed ilahy ha iska horkenoo alah ha liicifiyo amin
God sireed ha qodin hadaad qodo ha dheereen Ku dhici doontodaa lama oga Ordogaan asagaa qotay godkaan grab siiyay israiil Dhabarka ka toogtay xisbulaah iyo iiraan Godkina turkiga ayaa galay
Ninkani mid ayu ka run sheegey in kuli fidmada Somali halkaa kala geysey ay ahayd Dawlad ku dheegtii kacaankii Siyad Bare oo xukunkisii markii dambe u xuubsiibtey Eexasho qabiil iyo dil iyo dhac xoolo dadweyne.
Turkiya ayada u sahishay argagaxisada akhwaanka in ay qabsadaan suriya , ordogaan waxu khiyaamay ruushka iyo iiraan oo ballan uqaaday in ay dimishiq qabsaneynin mucaaradku . Maanta waxaa khasaaraha muqaawamada iiraan madaxa u tahay lamid ah midka ay turkiya ka leefi doonto kurdida ay maraykan iyo israaïl abaabulayaan in ay wadan kirdistaan la yidhaan u dhisaan ,
FADLAN SUBSCRIBE SHARE LIKE DHAC KU SIIYA SHARAF IYO DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY GARAB ISTAAGIINA
Masha Allah walahi abahan somaliyed e la wareysanayo wa wadani somalia wanag iyo midnimo la jecel mar walbo asaga ayaba madaxnimo ku ficna
The way this was explained makes it obvious: growth is about adjusting as we go, learning from every mistake, and staying committed.
Mahadsanid Abdi xafid eng ka khayr allaha siiyo cimri barakaysan iyo cibaado suuban ayaan urajaynaynaa insha allah
Engineer Ahmed abtidoon salaan sare Samar wanaagsan waa ku mahadsantahay waqtiga aad nasiiso hadanahay shacabka Somaliyed iyo qibradaad ku dheehan aqoonta iyo wadanimada🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo.
scwb waa dhownahay iqyaarta u duceeya wadankii hooyo in nabad allaha noga dhigo si inta aanu noolnahay ku celino caruurta iyo kuwa awoowe iyo ayeeyo loo yahay amin ya rabi
Abdilxafid iyo inginerka Somalia hanoolato ❤
Macadabay kahagradeen reer falastiin
Ustaad iyo Engrnka 🫶💐
Ok
Osdayaal soomaaliyeed waan idin salaamay habar meel fadhidaa koley idinkuma gaarto aqoon waxaanse hadaladiina marmar ka dhex arkaa su aalo tan hore dadkaan dhulka laga kicinayo ma meel cidlaahay dawladu dhoobtaa mise wax uun baa loo qabtaa tan kale puntland hadaysan dawlada aqoonsanayn sidee loo dhex galaa haday rabaan isku dhac soo ma ka imaan Karo
Yaab badana ilaahow al-Shabaab iyo waxaan kaloo buuraha ku jira
FREE FREE PALESTINE 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 ♥️
I mean sanad wanaagsan 👍
Tirada baarlamaanka Hirshabeele waxa u badan Abgaal
Somalia power
Asc Abdi Hafiid iyo ingnerka
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
❤❤❤❤❤❤
Dadka lasheegayo haddii aysanba noolayn kawarrama oo balaayadii la afuufayey ay ku dhinteen.
Allaahmahadlehallaawaynninkiiaaminaayaaawoodleallaahuakbsarallaahuakbar
Hiiraan state waxay ku nool yihiin riyo maalmeed. Gobolka hiiraan waa gobol yar baaxad ahaan iyo tiro ahaan. Waa iney wax la qeybsadaan maamulka ay ka tirsan yihiin.
Tawxiidka Tawxiidka Eebe hala ogaado
Ninkani wuxuu run ka sheegay qabyaalada iyo musuqmaasuqa . Iyo in wadahadal wax walba lagu dhameeyo arimaha Soomaaliya.
Madax ma aha ee waa mooryaan
yaaarabi mataaa nasrullaaah
Ruushka wuxuu ula heshiinayaa waa inuu " ruushku' baxo' taageerada' iraaniyiin' siyaasadaha uu kaleeyahey ; bariga: dhaxe: 😅
Engenier axmad rer galbed ilahy Trump haku saliduu shaydanka wayn Netanyahu mel u garabka saroo ha wayoo detanaa cidlaa yaynu ka helayna wa la xasuqiii haded xidigoodi ya dhacay rer galbed ilahy ha iska horkenoo alah ha liicifiyo amin
2024 or 2025 yaab
God sireed ha qodin hadaad qodo ha dheereen
Ku dhici doontodaa lama oga
Ordogaan asagaa qotay godkaan grab siiyay israiil
Dhabarka ka toogtay xisbulaah iyo iiraan
Godkina turkiga ayaa galay
Engneerku haduu rabo inui kahadlo qaladka dawladaan gashuo kuxuu dusha kasaarayaa Farmajo iyo Siyaad Barre Engneerka waxan Leeyahay cuqdada SIYAD BARE IYO FARMAJO ISKA SAAR INTA AADAN UMADA QALADKA UTILAAMIN
Eng Ahmed musk wiil uu dhalay aya qoomka isbadala ku biiray markas ayu goan ku garay inuu ladagalamo qolyahan liberal ka oo u ol ololeya qoomkas
J’espère dans l.. temps à venir .. que je ne verra plus ta petite personne merci
ASC cabdi xafid iyo injinetka
Wiilal mar walba caasi ah sidee laga yeelaa engineer since 1969?wadarta iyo waaxid yaa waalan?
Ciidanka turkay baa laraba in lalaayo
Africa ayuu shaydaanka ka naaridoonaa Trump.
Tu fais quoi pour les tiens 😂 ..??
Asc akhyaarey dhafarka wuu nagu dheeraadey saan idiin sugeyney❤
Toi et :: 😂
Ninkani mid ayu ka run sheegey in kuli fidmada Somali halkaa kala geysey ay ahayd Dawlad ku dheegtii kacaankii Siyad Bare oo xukunkisii markii dambe u xuubsiibtey Eexasho qabiil iyo dil iyo dhac xoolo dadweyne.
Je suis femme Somalie land et surtout fR et po..Isaac Newton Israël et toi .. qui es-tu
Désolé pour toi fini
Sucuudiga isagaaba raba inuu Isreal kubiiro.
Turkiya ayada u sahishay argagaxisada akhwaanka in ay qabsadaan suriya , ordogaan waxu khiyaamay ruushka iyo iiraan oo ballan uqaaday in ay dimishiq qabsaneynin mucaaradku .
Maanta waxaa khasaaraha muqaawamada iiraan madaxa u tahay lamid ah midka ay turkiya ka leefi doonto kurdida ay maraykan iyo israaïl abaabulayaan in ay wadan kirdistaan la yidhaan u dhisaan ,
Tu n’es pas Arabes .. pour quoi tu le dis 😂
Arabes je
Toi homme Somalie tu fais quoi pour le tiens .. toi réponds 😂 reste dans tons .. tu n’es rien 9:16 9:17
Arrête de raconter n’importe quoi 😂
Somalia power