Somali xasan iyagaa isu jebiyey waana ogaadey inaanay jirin cid ka hor timaada dad aad u yar dhaliilay somali 90% gebidey hoos u rogteen inuu sidaas u galo somali wey istaahishaa allow yaa yiraahdaa qabiilka la derisa ku duul waa mxy halaagga u horay xasan ee uu soomaali ugeysan karayey caruurta yaryar inuu karsado ayaa xigta marka ma joogsanayo haddaam madaxtooyada loogu daadan.
War ka daa adhiga Somali du carabta 100 dollar ba ka ma joogo. Adigeenu wa ka ugu jaban suqyadas. Xassan wax u dayayey ma jirto. Waa caja’ib waxa socda
Kudar so oo boqolka millions ee uu qaadanayo %1 dalka kuma celinayo horuu meelkale uga shubanayaa 💔💔😭😭💔💔💔😡😡😡😡🤠🤔🤔❌❌🤥😳😳⁉️⁉️⁉️😡😡🛑😭😭🛑💔😡😡🤠🤥🤔❌⁉️🇸🇴😡 Si uu dhalin yaradu dhulka ugu baaba do Xasbunallah
War tuugga madaxtooyada haloogu daato waxaan lama dhowran karee war waa sidee dadku miyey sixran yihiin see wax u jiraan hala joojiyo wax kasta lahayo waa in loo dilaa qadaafi waad ku mabtay dalkii oo dhanna waa iibsadey waa axmaq ma xishoode dameer ma dherge kuu martaue ku soco miyaa varlamaan ma aqoonsani xukuumad ma aqoonsani gurguutena maaha kii ugu yeerana waa jaahil waa in madaxtooyada loogu daato waa maxey labaatan million oo isha ka mirigsiinaya .
Madaxaweyne Hassan Shiikh Waxaad Samaynsa Sax Maha. Dowladii Maxamed Siyaad Barre.Marki Ay Gabadha Siyad Ay Bilaawaday Ari Dhoofis Carabta Hadana La Soo Celiyey oo Bada Ku Dhamaday Intii Badanayd .Madaxweyne Hassan Waxad Ku Socota Dariiqii Burburka Dawladada
Xaahi xasan waxaa u hadhay in uu suuqa khudaarta xamar fadhiisto iyo ka hilibka si .uu dadka masaakiinta ah ula qaybsado waxa ka soo gala wax u hadhay ma jiro
haduu markab gabdho ahana u saxiixi abu yaasir uu soo gadi inaad dhimateen waa waxii ilaahey idnfaray inaad difaacataa xoolihiina cirdigiina dalkiina kuli wuu gaday gurguurte guryihiina marxuumiin nool ilaahey uma gargaaro waa duli xasan oo kale ayuu u soo diraa ثم دمرناه تدميرى
Madaxweyne Hassan Imaradka Ad Wadato waa Yahuudii Islamka Lagu Burburiyey Sida Falastin Iraaq Suuriya Liibiya. Yamen. Sudan Soomaliya. HA Isoranin Ciidii Kumarkayse Afka Buuxso Ciidi Kuma Arkayse Qalin Ku Araso
Alhamdulillah shacabki way ka dideen qofna kama ogalanayo HOOYOYIN BADAN AYA KU XIDHAN ZAYLADA CARUURTODA KU KORIYA. ABU YASIR WA CADAW TUUG AH
Xassan xabaalihii ayuu qotay xalane ayuu gatay xaafadihii ayuu gatay xoolihii ayuu xirtay umada allaha kaaxareeyo xabaal unbaa ku deeqdo xaar wal waalyahow😮😮😮
Xasan shaydan ilahy umada ha hordhafiyo imaanka allah uso celiyo
Ilaahow iimanka Nagali
Subaxanallah inkaar ha ku dhacdo
Subxaanalah ilaahowo umada kaqabo waacadawo😢😢😢😢😢😢😢😢
Illaahy yan xasan lagu haleyn halaiska qabto doofarka
Xasan dhiiqo allaha ummada ka gabto maasiibo allaha ku qhurido
Hal aburkii Fahad Yasin musigii iyo laxankii Balcad iyo Farax c/Qadir codkii Xasan sh Maxamud
Xasan maa xishodo 😢😢😢
Mahadsanid Jaamac tan qof walaal oo xoola dhaqda dadka Darood ka Ahmad haku badnaadan Xasan waa takeliye uu raba in uu xaalufiyo
Qandaraase xasan sheikh
War heedhe Jaamcaow walale MW xasan gacanata ayaa dheerataya 😂🤣😂🤣
Jaamaco dadka barbara. Oo qudha ayay arafada kadhoofaan 4 malyan oo neef oo adhiya oo somaali. Oo Dhani leeday
Nin yaab leh
Ninbaahan Gob maahan
Subhanallah war dadkan maxay yihiin
Habarka soomalidu lamaqbalo waayo xasan iyo reerkisa ayuu kudhicilaha
@@bashiirmaxmed1697 🤣🤣
Waa can Bara taqash
Waxaad kuhali
xasan xoolo awalba xolhaas buu la mid ahaa waa isagana lagu daraa xolhaas la beec genayo😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂 riyaha lagu dagaalami mardhaw
HALNEEF YAAN NU DHOOFININA SOMALIYEEY ILLAA GACANTA SOMALIDA LAGU SOOCELINYO .
SOMALIBAA XAQ ULEH
CARAB MUSUQMAASUQ AH KAHORTAGA IYO MADAXWEYNE DHUUNI RAACA CAGTA MARIYA.
Jaamacaw waad mahadsanatahay
Xoolihiiba way dhamaadeen
AscJaama,Sxb.
Halagu wacyi galiyo Dadka xoolaha keenaya in eey joiniyaan❤
Jaamacow tirada way kaa qaldantahy berbera aniga jooga xoolahana tiradooda ka shaqeeya 4 milyanba ka dhoofa arafada qudha
galadow xasan shekh xildhibano iyo ganacsato midna uma ujojinaye dadku xoolahoda ha haystan dedna hayidhahdan kalay nacun sikale garan mayo allaha sahlo
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay
Somali xasan iyagaa isu jebiyey waana ogaadey inaanay jirin cid ka hor timaada dad aad u yar dhaliilay somali 90% gebidey hoos u rogteen inuu sidaas u galo somali wey istaahishaa allow yaa yiraahdaa qabiilka la derisa ku duul waa mxy halaagga u horay xasan ee uu soomaali ugeysan karayey caruurta yaryar inuu karsado ayaa xigta marka ma joogsanayo haddaam madaxtooyada loogu daadan.
Hadi dad naf leh Somalia joogan xasan xabaalaha ma iibiyeen alshababna hoy uma noqoteen
Waa in aan la dhayalsan….,
Imaanka beel sow caruuraha naga iibsadee yaahuu😅
Tastuur barlamaan waa asagayalahadlin wa cidna warhalaqato tuuga
Hada kohor Suudiga waxa Raheem iyaga looxiro Siyaad Bare waa uu diiday:)
Wariye waa runta somalida unba lagu bahdilaya ee diida carabka iibkiha xolahiina, albaabada uu xiida 😢
Carabtu somali cabiid ayay uheystaan ee hawlgala😐
Canshuurta muusaa qaadan jiray ogaan ethopia hargeesay AA aafi jirtayhaa soomaliyay aafeesaa
Waa yaab xasan ma dhergo miyaa
Bahasha isu ekaysii
ولا تقف ماليس لك به علم
Waar ninkani Somalidu ha iska hor dhaqaajo waa dilaal Madax wayna ma aha.
Yaabnaye ma yaab😂teen Xasbunallah
Waxan kulatalini Somalida
In dalka Kenya kadhofsadan
Ma xasanaa bilaa jeeb wax dhiiba waa howlahiisa waxaas waalayaabay
Alilahe mantun baad xaqiqo ka hadasha jamacou
Kani Awnal ba Mooryaan buu ahaa, ha layska qabto. Acuudu Bilahi.
War ka daa adhiga Somali du carabta 100 dollar ba ka ma joogo. Adigeenu wa ka ugu jaban suqyadas.
Xassan wax u dayayey ma jirto. Waa caja’ib waxa socda
Carab labaray yaman falastiin. And suudaan siiriya iraaq
Soomaalida waa in aysan ogalaan carabta waa dadka ugu xaasidsan Xasan munaafiq waa in laga saaro
Dagaalkii.barigii.dhawayd.aaku.jabisay.khayr.buu.inuu.ahaa
$100 neefka ariga ah maba joogo
Kudar so oo boqolka millions ee uu qaadanayo %1 dalka kuma celinayo horuu meelkale uga shubanayaa 💔💔😭😭💔💔💔😡😡😡😡🤠🤔🤔❌❌🤥😳😳⁉️⁉️⁉️😡😡🛑😭😭🛑💔😡😡🤠🤥🤔❌⁉️🇸🇴😡 Si uu dhalin yaradu dhulka ugu baaba do Xasbunallah
Saaxiibna kulama nihin orom yahow
Asc adeer waad iska hadashay, needka adhiga waxa kala siisata $120.
War tuugga madaxtooyada haloogu daato waxaan lama dhowran karee war waa sidee dadku miyey sixran yihiin see wax u jiraan hala joojiyo wax kasta lahayo waa in loo dilaa qadaafi waad ku mabtay dalkii oo dhanna waa iibsadey waa axmaq ma xishoode dameer ma dherge kuu martaue ku soco miyaa varlamaan ma aqoonsani xukuumad ma aqoonsani gurguutena maaha kii ugu yeerana waa jaahil waa in madaxtooyada loogu daato waa maxey labaatan million oo isha ka mirigsiinaya .
Madaxaweyne Hassan Shiikh Waxaad Samaynsa Sax Maha. Dowladii Maxamed Siyaad Barre.Marki Ay Gabadha Siyad Ay Bilaawaday Ari Dhoofis Carabta Hadana La Soo Celiyey oo Bada Ku Dhamaday Intii Badanayd
.Madaxweyne Hassan Waxad Ku Socota Dariiqii Burburka Dawladada
Xasan waa cadaw aan xishoon
Qofwalba xoolihiisa yaanu siin abuuuuugan esiduu isu mareynkaro haraaco
Xoolaha inoo xanaaneeya ha geynina dekedda yuu khasbi karaa
Xaahi xasan waxaa u hadhay in uu suuqa khudaarta xamar fadhiisto iyo ka hilibka si .uu dadka masaakiinta ah ula qaybsado waxa ka soo gala wax u hadhay ma jiro
Subxaanallaah
İlaahay wax Ka kheyr badan Somali ha usakhiro
Waar ninkaan somalida meelwalbo inlagacuraamiyo ayuuraba ninkan mxaa sikah
Somalida ha didan Arabkan tuuga ah hadu imadana dhaforka habad kaga dhufta 😡
Wuxu sidaas u yeelay
DDS dakada Garacad sow umaso wareegin
Curyaaminta rer DDS ayu kafaideyaa
Hhhh istaqfurlh waa xoolah somalida odhan burco baa igu mela lagu kala ibaado barbar iyo bosaaao baay ka dhofaan mah dhofa xoolahu waxa siyaad iyo qabiil galay ee waa nolosha bulshada somalida mela kajsta o ay jogan
ayagaan isku dilnaa ku dar inta markabka lala raaco bada ku tuura carabka si mar dambe uusan carab iyo ajinbi kale u haweysan hadaad labadooda isla toogataana janada waad gali oo xoolahaaga ayaad u dagaalamtey soomazli oo dhana wey kuu duceyn ninka dilow xasan kaligiis ayaa jano lagu galayaa dalkii oo dhan wuu gadey aawey rag wax dareema ragii soomaaliyeed dareenkii ayuu ka wada diley asagu waa hore ayey dareemayaashiisii dhinteen waaguu duurka xawaadle ku jirey uu reer bazdiyaha dhici jirey
Xasan baahanow bohol xabaal iyo beer iyo xoolo baladka wixii yaala
Jeebab kaa ka buuxsoo baanad yey kudhaafi
haduu markab gabdho ahana u saxiixi abu yaasir uu soo gadi inaad dhimateen waa waxii ilaahey idnfaray inaad difaacataa xoolihiina cirdigiina dalkiina kuli wuu gaday gurguurte guryihiina marxuumiin nool ilaahey uma gargaaro waa duli xasan oo kale ayuu u soo diraa ثم دمرناه تدميرى
Shidaalkii,Qaadkii,Kaluunkii, Xabaalihii,Guryihii hantida qaran,So celintii dhalinyarada qurbaha and so on..... Wax uu dhaafay ma jirto Xasan baahane🤔
Asc
3:15
😉😉😊😊😊😊😊
Sxb xamar waa horuu xoraystay xasan xaraash jaadka lacag ayaa u saaran qofkasta xamar jooga EVC lacag ayuu dul saartay marka ari inuu maanta saarto wuuba lasoo daahay mida kale jaamacoow adiga ducadaadii allaa aqbalay waa adigii dhihi jirey ilaahoow xasan noosoo celi marka ilaahay u mahadnaq ducadii waa lagaa aqbalay
Iimaanlaawe cajiib waxmadhaafe cunafariste kani waa madax weeynaha gaajada sow soomaali ismawaalin markay doorten
Noocaan waxmadhafe c jj uu gajaragtay. >%???
عليه من الله ما يستحق
Madaxweyne Hassan Imaradka Ad Wadato waa Yahuudii Islamka Lagu Burburiyey Sida Falastin
Iraaq Suuriya Liibiya. Yamen. Sudan Soomaliya. HA Isoranin Ciidii Kumarkayse Afka Buuxso
Ciidi Kuma Arkayse Qalin Ku Araso
Waar.jaamac.ninku.waawixii.aadsheegtay.weeye
Been abuur YAABIS ah.
Arreey, Jaamacooow bahasha naga GOOSAAR.
Waan ku ogahay AXMED MADOOBE qabiil ku taageersan tahay.
Qandho been badan ku dishay.