Faaraxoow calool xumo haku dhiman sxp wararkaagana kuwa runta ah raadi oo aanad been ku darin war waxba kama jiraana dadka ha usheegin oo aanad hadhaw cadayn karahayn
Warkaaga waan jecelahay Lakin marka aad arimaha Somaliland si caadifad oo cunsiriyada oo xuman badan aad uga hadasho Ayaan nacaa warkaaga saxiib hhhhhh
Xaqiiqdu waxay tahay in ciidanka liyuu ga police ka la hor weeraray Iyaga oo odayaashi arab diidan yihiin in ciidanka la weeraro oo maleeshiyaad ku ka amardiideen war hana qixinina nadaaya cidna wax iskuma haysano iyagoo leh laga dulbooday
@@CabdiCabdi-v5qbeenaale Allah swt ku qabay wax aanad ogayn ha ka jawaabin maati baa lagu xasuuqay dacawalay waliba ciidanki ay islahaayeen waa kii maamulka dds
ALLLA MAXAAD MUNAAFAQ WAYN TAHAY , SOMALILAND MA GOOF KA PUNTLAND BAAD KU QALDAYSAAA , MIDA KALE MUUSE IYO INA KAAHIN MAXAY KU CIILEEN NACALAAYE WAAD CUQDAD HADLAYSAAA😂😂😂😂😂
@zakaria6290 wlhi waa wax lagu qoslo waxaad soo qortay midna ogow somalilandba way necebtay in ka badan inta laascaanod Necebtay somaliland walina xaalka siyaasi ee aduunku waa kii 60kii
Xuduudaha geeska africa iyo aduunka intiisa kale ma wax ku gaara oo kaliyaa magaalada xuduuda laascaanod oo uu ingiriisku uu kaligood halkaa looga sameeyaa mise waa xuduudo uu ingiriisku ama reer galbeedku uu xuduudka dawlada j.somaliland oo kaliya udhigay ayuunbay ku kooban tahay hadiise ay arintaasi maya ay tahay majirto wax u diidi kara inay dawlada j.somaliland ay soo xidhato xuduudkeeda sharciga africa iyo caalamka intiisa kaleba u yaala oo wax u diidayaana aanay jirin lkn waxa kaliya oo meesha taala inay shacabka iyo waxgaradka garaadada iyo siyaasiyiinta wax walba garanayaa ay shacabkooda masaakiinta ah ka daayaan marin habaabinta oo fikirada qaldanna ka joojiyaan oo ay u sheegaan halka maamulka degmada laascaanood ay ka tirsantahay ay maamul iyo wax garad iyo siyaasiyiinba ay dawladooda j.somaliland kala shaqeeyaan horumarka oo shacabkoodana ka daayan kala go'doonka shacab iyo magaaloba ee ay wax garadka garaadada iyo siyaasiyiintu ay ku hayaan!!?
Bal munaafaqadaa eega, kulahaa Somaliland ha iska dayso Laascaanood oo SSC ha aqoonsato, Laakiin anigoo Reer Qansaxii ma garowsani ama odhanmaayo reer Somaliyana haqoonsadaan Somaliland. Munaafaqnimo.
Warkaagu waa sheeko CBB, Somaliland waxaa ka marag furay Dhamaan dawladaha caalamka in ay Geeska Africa iyo Africa ba in ay ku dayasho mudantahay,Madaxweyne kastoo yimaadaana qaran nimada somaliland ayuu madaxweyne u yahay cabdiraxmaan iyo muusena waa ilaaliyayaasha qarannimada iyo xuduudaha caalamiga ah ee somaliland Sida aad u aqoonsantahay xuduudka Ethopia ,iyo kan jabouti ,ayaad ku khasbantahay in aad u aqoonsato kan somaliland ,Laascaanoodna waa somaliland oo muran kuma jiro waana dhacdaa wadamada in dagaanada xuduuda ay faro galin kaga timaado , Somaliland waxay leedahay Ciidankii ugu badnaa uguna qalab fiicnaa maanta ,Mar hadii dagaandaa sool bari la hubeeyay shacabkii xoolo dhaqatada ahaa ,Tuulooyinka tigniko aan cidna ka amar qaadan la keenay ,waa khasab in ciidan madaniya oo dagaanka ah la helo si ceelka iyo dooga u wada daaqaan ,Tiiyoo ay hoos imanayaan ciidanka Qaranka , Waliba waa loo kordhinayaa Labadaa gobol ee Bariga xiga si ay u Ilaaliyaan Nabad galyada dhulkaa, Gobolada kale ee somaliland ma jiro ciidan madaniya loogamana baahna waa been Abuur warkaagu,Arinka Dacawalay waa dadkii Afsomaliga ku hadlayay ee ku hoos jray Dawlada Fadaralka ethopia iyo maamulkii ay samaysteen oo ay Cabasho ka keeneen dawlad dagaankii ay ka tirsanaayeena si khaldan u maamulay ,Waa arin u Taal Dawladaa fadaralka ee Dagaanada somalidu wada hoos tagaan oo arinkaa ku hawlan sidii aanay Dagaalo iyo dhib kale uga dhex dhicin Dagaanadaa ,
Xuduuda somaliland waxay la mid tahay xuduuda Africa oo dhan u taala waana sharci wax khaatumo la yidhaana ma jirto gobol kaasi waa sool somaliland PERIOD
Walee inaad u dhardhigatay inaad wariye qabiil noqoto o daarooda qofkii wax garada wuu ku fahmay adiga iyo hadalkaga micnaha beelay waxbaae ha isku xiijinin codkaga ha iska ceejinin ceerigabo dadbaa u badan dadka martida ku ah e aadka u yarna waa ineey qaatan aqlabiyada dhankeey rabaan
Faqash ibnu Xaarood somaliland waxba lagama qaban karo Ilaahay aya nala jira afxumo waxba nagu yeeli maysan malin dhaw anoo citiraafkii aan 26 june 1960 lumiyey anoo dib u helay ayad arkaysan meel ku qorta
Qalad ayaad u aragta in somaliland sheegato sool iyo shaqsiyaad degaankaasa in xilal loo magacaabo balse hadana waxaad sax u aragtaa in somaliya sheegato somaliland xilalna u magacaabato dad kasoo jeeda somaliland bal is waafaji aragtiyahaga iyagu isburinaaya iyo fikirkaaga casabiyadu hogaamiso Gaylanow
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw scw scw
❤:صلی الله علیه وسلم ❤️
Scw scw scw
Mzha Allh Somaliland hanolaato cirro guuul guuul markasta Boorama BarwaaQo hanoolato ❤🎉
guul iyo gobanimo ssc khaatumo hore usocod wacan barwaaqo iyo guul iyo nabada aamiin
Duruufo dhaqaale kulaha😂, dalku maantabu ugu hodansanyahay 💚😊
Qarankii dhulbahante u badalay 3 dada jamhad beeled balokuciyaadhay Dhulos is not easy 😂😂
Videogan waxa daawan alha unaxariste walashey farxiyo geeridedi dadso arkay
Allaah Ha unaxariisto jannadiisana Haka waraabiyo
❤illaahow❤ islaamka mideey aamin aamin aamin❤yaa allah❤
Gaylanoow sxb waanu kugu xidhanahee, Fadlan Beentu uma wacnaaa war soo gudbintaada ee fadlan xaqiiqda ku noqo
Mxa?
Saxib wxan u sheegay o dhan waxbaka jira wana qodobo mid walba laga dhex arki karo somaliland o anku nolay dhexdeda
Hasoo xirxiro labada cornel kahin iyo muse iyo jabhadooda xabsiga haku Gurto
😂😂😂😂😂
Muuse dalkuu leeyahay niow
Maxa Ka galay marka Wariye xun oo Mj oil 🛢 Ba tahee😂😂
Doqonow 2025 baa lagujiira qabil gormad kaweeynan
Reer kasta magacooda ugu year.
Riyaawada Dalai sheegta waa soo idlaatay.
Wariye Gaylan rugcadaa..aqoondherada uleh..diyarinta,baadhista iyo tabinta xogaha inaga dahson...Waa wariye dhamaystiran..
War niyow naga dhamow Somaliland waa Nabade, dhul bahantahan waashayna waanu dabiibi doonaayee
SSC KHAATUMO HA NOOLAATO
Munaafaq is leh reer somaliland isku dhufo doofaar ayad thy geylan
MUNAAFAQAD UUNBUU KASHAQEEYA SOMALI lAND WAA SHAMACA U IFAAYA SOOMALIDA BUDHCADA IYO XAASIDKA NOQOTAYYYYY
Idoor dhulkeena aan idin ku aragno been bay baratay
War inder plz nada galanaw anigu waxxan aminsanahy in shulba hante gobalkoodu si for io nabad ku nolodaan
Haye haye miyaad suuronaysa mise waad hadlaysa quruxeey garoow oo xasan ka adkaaday iyo majedhen nooga sheeke 😂😂😂😂😂
Kani waa kuwa jecel in Somaliland ay noqodto sida Somalia...
Waa run xiqdi iyo cuqdad raagtay ayaa haysa ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo oo tiisa ha raacdo ilaahay waxa aan uga baryayaa inu dantiisa garansiiyo.
Haa kani mid maaha wuxu ka ganacsada dhiiga bani adamka ayuu buunbuuniya waa qabyaaladiiste waa
@@jeeraarahmed8283
Waa run
Labada corner ma cabdi raxman ciray lug gonayan mis soomalilan ilahay wixi islaamka lug Goya iyaha lug ha jaro
Adeerayaal intij sooomaalinimo diyaar u ah waan diyaar I a
Daaroodka u sheeg
Somalida ilahey hawalaleyo
The most bios reporter
Ciro wuxuu ahaaba asagaa gacantiisa isku gowracey
Wlle ssc wa libaxayo reer ki yara adhaxada ka jabiyen ssc guulaysta inschallah
Muuse mujrim dhiigya cab waa ciilqabe fulay ah oo xumaan uun ka shaqeeya waa kuwa loo baahanyahay in laga badbaadiyo dalka from hargaysa
Waa idaacad af reer ku hadashay dhexna ma noqon karto.
Ciro waxaa loodhigay sobiatage lkn cilada jjrata waxaa weeye in ladagtay cusuriyad aragti laan siyaasadeed
😊😊😊
Adeer domaland maanta waa midaysantahay maalin ay ka dhaqaale badantahay ma jirto Xadka barigana hj ayaa so xudhaysa macal ciidanka milatarigu geli maayo
Dhulmahante tuuladii laadcanood ha baneeyan qoladii saliid qunbuhuna hasi qaxaan ileen gumaydtihii salamadow waa diyaare
Faaraxoow calool xumo haku dhiman sxp wararkaagana kuwa runta ah raadi oo aanad been ku darin war waxba kama jiraana dadka ha usheegin oo aanad hadhaw cadayn karahayn
xaqiiqdu waa kama horaan
in la eego ssc waayo waan loola dhaqamaa daris wanaag iyo maamul
Labada nin e kornalada ahadan jirey qabrigii miyey ilaawn
Warkaaga waan jecelahay Lakin marka aad arimaha Somaliland si caadifad oo cunsiriyada oo xuman badan aad uga hadasho Ayaan nacaa warkaaga saxiib hhhhhh
Asc
Arinta jabhadaha waa mid dhib yar kuwa bariga ka dagaalamaya lacagtii lagu qaramayn lahaa ayaanu raadinaynaa muse ayaa yimi hadii si nabada u wareejin waayo isaga iyo jabhadiisa badaan kudaraynaa uqsumu bilaahi dawlad dawlad kale ku hoos jirta in aanaan aqbalayn
wakaas
All shaabta iska xoore wllo somaliland hakuuda baysee😮😢
Waxas awalba geelaha jabuti basameyay sitosa ama samayn ficiladisa katimid kuyimaden marki sidurabay noqonwaydayna isaga dib ubabi,inaya
Hello,
Cabirahman ciro muuqaadin jidkii muuse ee waa Xaqiiqda jirta. Soomaaliland xuduud ayeey leeyahey.
Please colaada iyo inkirida joojiya.
Hadad le dahay Imoow bal
Sool waa somaliland xuduudka somalilandna waa yoocada oo ciidanka ayaaba tagaya dhawaan kii ka naxaya iyo kii ku farxayaba
Buunbuuni aduu imisa dawladood oo daarooda doonysa
Xaqiiqdu waa biyo ksma dhibcan isaq dhulka usoo dega oo xaqiiqda liqa SSC wey goo,adey hadad iswashan edeb baad yeelanysan
Waxaasi wax anaga noo suurto gal ah maaha Somaliland waa muqadas cidna kala gorgortamimayno waanu Kala adkaanaynaa tii uu raadin jiray Ali khaliif galaydh am done
Gaylanaw dacawalay xog kama haysid anigaa udhashay xaqiiqdu waxay tahay ciidanka DDS inay xasuuqeen shacabkii dacawalay udhashay ee aysan jirin ciidan Somaliland ah oo ku lug leh .
Xaqiiqdu waxay tahay in ciidanka liyuu ga police ka la hor weeraray
Iyaga oo odayaashi arab diidan yihiin in ciidanka la weeraro oo maleeshiyaad ku ka amardiideen war hana qixinina nadaaya cidna wax iskuma haysano iyagoo leh laga dulbooday
@@CabdiCabdi-v5qbeenaale Allah swt ku qabay wax aanad ogayn ha ka jawaabin maati baa lagu xasuuqay dacawalay waliba ciidanki ay islahaayeen waa kii maamulka dds
soomalida waxad mooda guushodu inay 30 sano ku eegtahay oo 30kii sanoba dib loo laabanayo taas waxan rareyna in puntland kabadbaado wati sigataye
AAD IYO AAD AYAAN BEENTADA ULA YAABAY SOOL SOMALILAND WAY JOOGTAA SOOL BARI UUNBA BAQAN SANAAGNA 72% WAA SOMALILAND ,MAAMUL MAGAALO NOQONMAYSO MEESHU MAAHA 30 DOLLAR CIDAN DHAWACMAY AAD SINAYSEN WARIYE DAAROD
Niyad is kadhiso carur badatahy
@@Gen-nuux MA TUULADA LAASCANOD AYAA MAAMUL NOQON JAAHILAW? WAKE UP TO REALITY
Waxaagu maaha falqayn ee waa cuqdad hadal uun.
ALLLA MAXAAD MUNAAFAQ WAYN TAHAY , SOMALILAND MA GOOF KA PUNTLAND BAAD KU QALDAYSAAA , MIDA KALE MUUSE IYO INA KAAHIN MAXAY KU CIILEEN NACALAAYE WAAD CUQDAD HADLAYSAAA😂😂😂😂😂
Waxa kuu fiican inaad qabsato ayaa kuu fiican laascaanood waa Somaliland
Isku dirka dadka somalida ayaad ka
Qayb qaadataa iyo in.lays dilo
Ilaahay ayaa ku xisaabi doona
Waxba noomaad sheegine😂
Hadii uu kuguulaysto daminta colaadaha waxakaloo dhami halna maaha. inshaa allah
Abii axmed ayaa badaadi xoogkaaka qaaday wllo markaasad somaliland kahadlaysaa badbilaasha 😂😂😂😂
Somaliland hadii ay Sii deyso laascaanood waxay ka Dhigan tahay inay ka tanaasushay gooni u goosadka taasa xaqiiqo ah
Reer Khaatumo idin marabaan sxb maxaa isku qasbasaan
Taasi waa mid.
Mida labaad anaga kasoomaali ahaan waxaa kama biyo dhabcaan ah inay Khaatumo ay tahay maamul katirsan Somaaliya anagu kumaanan qasbin balse waa iyaga doonifooda .
Mida Sool Iyo Sanaag oo gacanta dawlad iskusheega Somaliland gasha waxay kadhigan that inayan wax dawlad Solmaaliyeed aysan jirin oo micnaheedu tahay reer Khaatumo waa xudunta soomaaliya😉😉
@zakaria6290 wlhi waa wax lagu qoslo waxaad soo qortay midna ogow somalilandba way necebtay in ka badan inta laascaanod Necebtay somaliland walina xaalka siyaasi ee aduunku waa kii 60kii
@@mohamed__kader505 oo hadda waxaa ileedahay reer laascaanood baa nicib Soomaaliya mise anaa si khaldan u fahmay.😉
Inaad idinku Soomaaliya necebtihiin waa Arin aad caan kutihiin.
Mida kale reer khaatumo hadii aad isku fikir tihiin maxay idinla dagaaleen waa suaal jawaabteeda lagaa sugayo??
@@mohamed__kader505 Mida kale sxb arintu nin Iyo naag isguursanaya ma aha markaan leenahay jacayl Iyo nayb
Arintu waa reer khaatumo Iyo dantooda hadii ayagu ay Kula dagaalameen oo ay kaa guulaysteen adoo dawlad isku sheegayey maanta inaad afka kasheegatid waa Arin doqonimo ah .
Al maxaa waxa isu muuqa muuqada
❤🫶❤🫶❤🫶👏👏👏✅️
Xuduudaha geeska africa iyo aduunka intiisa kale ma wax ku gaara oo kaliyaa magaalada xuduuda laascaanod oo uu ingiriisku uu kaligood halkaa looga sameeyaa mise waa xuduudo uu ingiriisku ama reer galbeedku uu xuduudka dawlada j.somaliland oo kaliya udhigay ayuunbay ku kooban tahay hadiise ay arintaasi maya ay tahay majirto wax u diidi kara inay dawlada j.somaliland ay soo xidhato xuduudkeeda sharciga africa iyo caalamka intiisa kaleba u yaala oo wax u diidayaana aanay jirin lkn waxa kaliya oo meesha taala inay shacabka iyo waxgaradka garaadada iyo siyaasiyiinta wax walba garanayaa ay shacabkooda masaakiinta ah ka daayaan marin habaabinta oo fikirada qaldanna ka joojiyaan oo ay u sheegaan halka maamulka degmada laascaanood ay ka tirsantahay ay maamul iyo wax garad iyo siyaasiyiinba ay dawladooda j.somaliland kala shaqeeyaan horumarka oo shacabkoodana ka daayan kala go'doonka shacab iyo magaaloba ee ay wax garadka garaadada iyo siyaasiyiintu ay ku hayaan!!?
😂😂Daarood nimadaa kugu weyn ana isaaq nimada waxaad shubeysaa daaroodka uumba macaan sanaya xaqiiqdu se wey ka fogtahay maalin kstaba isticmaala laab qaboojiye isticmaaal
ADEEER DADKANI WAY DHAAFEEN DAWLADOODU CAQABDKASTA OO KA HORTIMAADA WAY ISKU TASHADEEENE INGU XAMAR SIDAAANN NQBAD UGADHALINAAA OO DAWKADA XAMAR UDHAAAFINAA 35 AYAAN SAMAYSNKARILANAHAY DAWLAD SOMALI WAX UQABATA
Kii bosaso ka dhacay suldaanka iyo deni ee ceerigaabo in lagu burburiyo la doonayo ka hadal
War Waxba Lagaa waydiin Maayo Haday Tani Rogmamyso Indeeroow
Kk🍷🍾🍾🎮🎮🎮🎮🎮🎮🎯⛳
Madaxwayne muuse biixi maxa kaga xidhan adeer afkaga naga weeci neefyahow liita
Burburka somaliland haduu dhaco waxa uun burburiyay koonfurta waliba punthland jubaland iyo qaybo ka mida DDS iyagoo raba inay mijo xaabiyaan nabada 34sano sano ka jirtay qaybta woqooyi ee somaliya
Bal munaafaqadaa eega, kulahaa Somaliland ha iska dayso Laascaanood oo SSC ha aqoonsato, Laakiin anigoo Reer Qansaxii ma garowsani ama odhanmaayo reer Somaliyana haqoonsadaan Somaliland.
Munaafaqnimo.
DAAROOOD RUNTUU SOO TAABTAY SOMALILAND WEEY JIREEYSA DHAMAAN DEEGAAMADA BEESHA ISAAQ DEGTO WAXAA DIFAACI DOONO MALEESHIYAAD MACAAWISÖEEY AH OO AH KUWA DEGAAMADAAS DEGAN DAGAALNA WAA BILOOW CEERIGAABO ILAA JIGJIGA DAGAALKU WUU A WADA SOCON EE WAXAAD HEEYSAAN SOO DAAYA..
Nacawrya badhyaculusay
Geylan media somaliland maalmo dhsw waa la sqoonsanayaa taas kasoo hadal DHaqaalahana wxba iskma badalin ee xog soo badh horta
Oromada gudaha iyo lafti nagaa ayaa weli xukunta iidoorland
isaaq diinti iyo dhaqankiba iyo caqligiba way kadhinten bal ufiirsada markay hadlaya waxba mafahmayan
Sool waa somaliland sanaag riwaayada kamid maaha gudaha somaliland cidna dal 5kayeelimayso xoog iyo xeeladba laascaanood somaliland baa katalin doonta riwaayadaa iska ilow😅
idoor wain marlabaad laduqeeyo laga fursan maayo wana qabiilka ilaayo 33 sano soomali gumaad iyo qaraxyo kuhaya wayo wakhawaarij
Warkaagu waa sheeko CBB, Somaliland waxaa ka marag furay Dhamaan dawladaha caalamka in ay Geeska Africa iyo Africa ba in ay ku dayasho mudantahay,Madaxweyne kastoo yimaadaana qaran nimada somaliland ayuu madaxweyne u yahay cabdiraxmaan iyo muusena waa ilaaliyayaasha qarannimada iyo xuduudaha caalamiga ah ee somaliland
Sida aad u aqoonsantahay xuduudka Ethopia ,iyo kan jabouti ,ayaad ku khasbantahay in aad u aqoonsato kan somaliland ,Laascaanoodna waa somaliland oo muran kuma jiro waana dhacdaa wadamada in dagaanada xuduuda ay faro galin kaga timaado ,
Somaliland waxay leedahay Ciidankii ugu badnaa uguna qalab fiicnaa maanta ,Mar hadii dagaandaa sool bari la hubeeyay shacabkii xoolo dhaqatada ahaa ,Tuulooyinka tigniko aan cidna ka amar qaadan la keenay ,waa khasab in ciidan madaniya oo dagaanka ah la helo si ceelka iyo dooga u wada daaqaan ,Tiiyoo ay hoos imanayaan ciidanka Qaranka ,
Waliba waa loo kordhinayaa Labadaa gobol ee Bariga xiga si ay u Ilaaliyaan Nabad galyada dhulkaa, Gobolada kale ee somaliland ma jiro ciidan madaniya loogamana baahna waa been Abuur warkaagu,Arinka Dacawalay waa dadkii Afsomaliga ku hadlayay ee ku hoos jray Dawlada Fadaralka ethopia iyo maamulkii ay samaysteen oo ay Cabasho ka keeneen dawlad dagaankii ay ka tirsanaayeena si khaldan u maamulay ,Waa arin u Taal Dawladaa fadaralka ee Dagaanada somalidu wada hoos tagaan oo arinkaa ku hawlan sidii aanay Dagaalo iyo dhib kale uga dhex dhicin Dagaanadaa ,
Xuduuda somaliland waxay la mid tahay xuduuda Africa oo dhan u taala waana sharci wax khaatumo la yidhaana ma jirto gobol kaasi waa sool somaliland PERIOD
Sifican awax u qortey shabatad somalilan waa mamul somalia hus imad waxtahy qabil qaran ismodey
Riyo maalmeed
Adeer reer yaroow langaab ah o awoodada ano tusnay cal calka joji hadi aad xudud aad le dahay jirto kalay hadal jilic san ma rabe
Hadaad xuduud caalami ku dhaqmeysaan maxaa dawacaley oo itoobiya ku dhex taal idiin geeyay oo aad faraha ula gasheen idaaqnimadu xaq ayay idinku tahay hartinimaduna waa huwan Iyo duulaan isaaq lagu soo qaaday intaasi waxay mujinaysaa munaafaqnimada idinku jirta
Xududaha afrika uyal waxay shegayan in somaliland ay gobol kamid ah somaliya idoor dabacayun qabil qaran noqawa
wa dhibaatada beentu leedahay oo isaaq say qaran seexinayen dadkoda bay kuso toosen xata dumarki jabhado noqden
Walee inaad u dhardhigatay inaad wariye qabiil noqoto o daarooda qofkii wax garada wuu ku fahmay adiga iyo hadalkaga micnaha beelay waxbaae ha isku xiijinin codkaga ha iska ceejinin ceerigabo dadbaa u badan dadka martida ku ah e aadka u yarna waa ineey qaatan aqlabiyada dhankeey rabaan
Faqash Beena Leh. Somaliland kaba hoda Magadhi kartan. Faqash.
Dislike 👎🏻 Maakhir Dhulkeeda sheeeg ama Go 🚶♂️ 😑
Somaliland nimcaa fadhida....
20 January iyo trump dhawaan filo
Maxud saleebaan u sheeg inaan somali modoobeyn inta maxud saleebaan jilbaha loo dhigayo
Soomaalida saxda ah oo jirtaba waa maxamuud saleebaan ma soomaali kalaa jirta
Waxaad tahay eey eey dhalay oo cuqdad qaba. Ku dhinta cuqdadiina
Ninkan warkiisa nus baa been ah
ilaahay imaanka kaa qaad anagoo leh somaliland ayaa 100% aaminsan inay somaliland halkay taagnayd mudo.10 sano ka hor ah inay maanta ka horumarsantahay dhaqaale ahaan iyo amni ahaan iyo caalami ahaanba lkn hadaad aduu ka xaasid isleedahay waxay qabsadeen waxba adiga iyo kuwa kaloo badaniba nagu yeeli mayso somaliland qaranka iffaya ee indhaha caalmaku ku soo fooraraan
Somaliland burburkii uu muuse biixi uga tagay waligeed kamasoo kaban karto waxuu ku abuuray jamhado hubaysan
Falastin ushek waxas
Idoor dabacayun ba loshegaya jeganland dal bay ismoden 😂
Benale waar xamar ka so warn uskakyow
Faqash ibnu Xaarood somaliland waxba lagama qaban karo Ilaahay aya nala jira afxumo waxba nagu yeeli maysan malin dhaw anoo citiraafkii aan 26 june 1960 lumiyey anoo dib u helay ayad arkaysan meel ku qorta
Mj oi
Beele kadaab oo munaafaqa ayad tahay waxad ka xuntan horumarka Somaliland iyo barwaqadeeda xaged ku artay duruufaha dhaqale iyo coladaha aad sheegayso saqajaan yahayw cuqdadu dishay
Kkkkkkkkkk maalmo kusoo moodeen
Duruufo dhaqaale kulahaa maxaa caddayn ah ee aad haysaa. Waxaad noo haysataa inaanu dad col ah nahay sida qadaadweyn oo aannu beel beel isku layno, annagu waannu ka weynahay dad qabiil qabiil isku laaya Somaliland waxay ku aasaasmatay wada hadal ay qabiillo ku wada hadleen taas ayayna ku jiri doontaa. Idinkuna xaasidnimo ayay beeliba beesha kale kursiga kula dagaalami doontaa
Dhabayaco ka ahow arrimahaas.
Kadaab
3da dhadhaar waa kuwii bada idinku daray. Tii tukadaran udiyar garoba.
Ina futow olyow mj xaar cunay ayad tahay aabahagii khaniisnimada hida ulahaa wasay xaraan yahow
Qalad ayaad u aragta in somaliland sheegato sool iyo shaqsiyaad degaankaasa in xilal loo magacaabo balse hadana waxaad sax u aragtaa in somaliya sheegato somaliland xilalna u magacaabato dad kasoo jeeda somaliland bal is waafaji aragtiyahaga iyagu isburinaaya iyo fikirkaaga casabiyadu hogaamiso Gaylanow
Doofar Ma dahiro si kastu isu bedelo. Maxaad ka filanaysey
Ma rabitan beelaha darood baad rabtay inu kushaqeeyo
Waryaa beenale.waxaad.isleedahy.iskudirdadkawadale dalka.xadku.waakii.ingiirska.waxlayiidha ssckhatuman.waxjiramaah.dalkuwaa.sland.eeadigu.mawaxaad.uhadasha.reer?mise.wariye.been.aabuurku.warama.ayaatahay?
Xadku waa kii ingiriiska ma wax soconayaa idinkuba dhulka soo kii soomaaliya maahan waa maxay dalka aad ka hadlaysaan
Ingiris watagay kalay imow idoor dabacayun 😂
Firdhiye xalkuu haystay waa argagaixiso waa lawada ogyee !!