HAWIYE MADAXDIISA WAXAY KUTASHADEEN AY XAQIRAAN MADAXWAYNE MAHAMED SIYAAD BARRE IN AY TIRTIRAAN WAXKASTO OO WANAAG AH DHAMANCAD GURIGA AY GADANAYAAN MADAXDA HA WE IYE QAARKOOD NINKII BIXIYEY WAA QARINAYAA BALMUCJISADA LA ARKAY
Odayga waxa so kiyay magaranaysa, ana idin shega hawenka waxay isku dharsaden in xildhibanada guryaha ugu gelidonan tas Aya so kicisay, e wax walba wa ogyahay
Adeer sida aad lasocoto Nasiibdaro Xamze waa u adeege oo wuxuu kuhadlayaa Af Rag kale in aad ogtahayna cida ay yihiin waa hubaal ee hoyooyinka ha laga xishoodo!!
Somali waa u dhamatey.Dadasuu jira bahi maheyso waxa la sualey shaqada dawladu qabato ma wanagsan tahay wuxu lee yahay xagas ha i leexin.Xasan gurgute oo tuug ah oo dhacaya umadi buu tageraya cimrigasna wa jira wax umada u jedo ayuu inkiraya ama leeyahay ma ogi
Haweenka soomaaliyeed meel kastoy joogeen tabaruc bay ka geeysteen marka xassan sheikh mohamoud inu qaldamo maha waayo wasaarada qoyska waa hayad dawladeed balse gurigan waa lama tabtaan ka drug xassan gurigaas haku ceboobin
WALAAHAY INTA BADAN DADKII COMENTIGA KA QORAY ODAYGAN WAY WADA HABAAREEN, IN UU YAHAY SHAQSI XUNA WAY KU MARKHAATI FUREEN, HADAY JIRTO CID WAX U AH OO WAX AKHRISA WAXAAN LEEYAHAY WAR AAKHIRKIIBUU KU JIRAA RAGIISII QUBUURAY GALEEN ISAGANA SANAD IYO WAXAAN DHAAMIN BAA U HADHAYE WAXAAD TIRAAHDAAN WAR TOOBAD KEEN
Xasan guriga malaha ina gabale guriga waa guriga hooyooyinka Lakin maxa loo diidaa in wasarada hawenaka ay dagan midkalae lacagata gurigan ka sobaxdo ma gabdha inagabala ayaaniskaleh
Xasan cade adeerka dhigo lugaha ha u gelin,guryaha ma ayaga leh maxa ka qadan xasan sedi mooryante Oo kala u hadleysa,gure dhule maxa ugu qeylisan away dadkan dhulkey ku dhashen ama abahood lahaa,xaranta iska ilaleya, dhabana cad adeer dadka adigo kale Allaha nogadhigo
Odaygan waa cadaqate dad dhigisa kunol oo munaqa Kano kale oo caloshii u shaqaste ah oo jugjug meshada jog ayaa Somali masibo ku ah runta iyo baba a xitaa runta Kama shegi karo xabadi kuğu dhacday ma aqan ayuu islasotagay muxuu umada u horjoga waa nin tug kuhosnol
Hadii dowlada u baahato waxa lagu qabanayana ay tahay dan qaran guriga hooyooyinka waa in hooyooyinka isaga baxaan si loogu qabto danta qaran.haddii ay shaqsi uu leeyahay aniga iska leh waa in sharciga lagu kala baxaa waana u taala arin u taala maxkamadaha dalka. 38:48
Xildhibaanada waxaa u fiican in dowladda xasan sheekh iyo xamza ay la shaqeeyaan oo sheekadaan haweenka ku saabsan ka baxaan haweenka wasiir ayay leeyihiin dowladda taas oo kaliya ayay xildhibaanada la xisaabtamikaraan,
Dagan dhabancada waa uga liitaya oo weyn oo baqtiga uu suujada beenlow wuxu ka so jeeda habar kinter am habar ukun moryaanta bahane beenlow duur joogo side xayaawan am xoolaha oo kale isaga tuuga tuuga dhalay ah oo bahane beenlow
Masha Allah adeer wa waya arag ,Allaha barakeyo 🎉🎉🎉🎉🎉
❤DHABANACAD WAXAA UU KU ASTAYSAN YAHAY NABADAYNTA GALBEEDKA MUDUG
CIMRI IYO DANBI DHAAF IYO CAAFIMAAD ALAHA SIIYO DHABANACAD❤
Walaahi waa oday wadani ah kana shaqeynaayo soomali nimo caafimaad alaah ku siiyo adeer
❤❤❤❤❤
DADKAAN OO KALE WARAYSO INTAAD INDHACADE IWM WARAYSANAYSID. ❤❤❤❤
Odagu dushu wax ka tabtay bena ma sheegin waxuu xalashaday musharka wax na wa iftiimiyay thanks ader somaliyed
garguurte iyo xulufadiisa waxaay ku hashiiyeen ineey dhacaan wadanka ku ligiis
Somalia taarikhda madowvayaad ku jirtaa Awoowe, khatumada sugo.
Xaaraan kunaax, qalbiga madoobaaday, ma naxariista
Xasan adaa noo doortay
Markii waziirka haweynka lomagacaabayay nin qorshu ahaa laguqaato guriga hooyooyinka
Asc Viva7up Qari Qufe Qaxiye Qubxi Qute Qabta Qurunka
Hadii waayeel warkiisa la yeelayo waraabe weeylo ma laayeen 😀 saxiix❤❤
Asc hadalka dedniinka ka daya 😎war xaqiiqda waad ogtihiine runt ka hadla hoow oo hoow 👉👉👉🦂🫏🐒🪰🦂🫏🐒🪰👈👈👈
Gurigaas waxaa leh HOOYOOYINKA
Dhawan cad waxbuu xeerinayaaa odayga afcwax cunay xishoo weye hadalkiisa😂
cimriga ilaahey qofka ilaahey siiyo ha ku mahdiyo Hana ku xamdiyo
Talafayshankuna waa taagersan yahay buu yiri weriyuhu ma sax baan u taageero xildhibaan mise waa qalad hadalkaasi
Ilaahow naga soo gaar.
Waa eber odeygu caqli majiro.
Aaway guriga aabayaashana waanala hagraday 😂😂😂
Maalintii odaygaan xildhibaanka laga dhigay qaxooti buu u ekaa aadbuu umadoobaa
Odagaan warkiisu wax kasoo qaad maaleh sababtoo ah waa waayeeloobay wax xasuus ah iyo xisna mahayo.
HAWIYE MADAXDIISA WAXAY KUTASHADEEN AY XAQIRAAN MADAXWAYNE MAHAMED SIYAAD BARRE IN AY TIRTIRAAN WAXKASTO OO WANAAG AH
DHAMANCAD GURIGA AY GADANAYAAN MADAXDA HA WE IYE QAARKOOD NINKII BIXIYEY WAA QARINAYAA BALMUCJISADA LA ARKAY
Gurigaa hooyo yinka baaleh kiro micnino.leh lagama qaado in dowladu aado waa qalad
Asc viva7up waaaaa
Gurri lagu xassusto = Hoyo
Waye iyaggan xoggoda ku dhistay = iska wax u Qabso aniga wax ka dhisay noooool UK
Tolow waayeel miyaa maanta jira somali..?? Waayeelka maanta muxuu dad iyo dal uqabtay..34sano aygaa isku dhegan dalkii meel xun ayuu ku socdaa..subxaanllaah allow noo gargaar
qoyska xagee kashaqeya qoysku waa gaalaysiinta umada somaali oo qandaraaa kusooqaateen
Odayga waxa so kiyay magaranaysa, ana idin shega hawenka waxay isku dharsaden in xildhibanada guryaha ugu gelidonan tas Aya so kicisay, e wax walba wa ogyahay
Mawaxaa ladinka karilaayahay gurigii maxamed siyaad from awdal
Dhaban cad hadalka wuu ka war wareega oo runta ma abaraayo xaqiiqadana wuu ogyahay alloow xaqa u hiili
Xusuusin xildh/dii geeriyootay AUN Khadiija Muxammed Diiriye ayaa guri dabaq ah u dhisessy iskuulka Allaah hoosteeda uga dhisesay Wasaaradda Haweyka gurigaana waa dhow yahay dhammrystirkiisa maxaa keenay in la soo hungurireeyo waa cajiib.
Guriga hooyooyinka waxaa Lahaa alaha u naxariistee madaxweyne siyaad Barre isagaa haweenka siiyay
Asiga yaa siiyay?.
Wax falan guri hooyoyin Aabe siyaad ayaa siiyey hooyoyinka dheh duliyahow
Adeer Dadka waxaa kala saara. SHARCIIGA MARKEY IS QABTAAN
Munaafaq su aasha lagu weydiiyo ka jawaab dabadhilif tuug hawiye uf duf ku bax insha allaah tuugo habartiin aa dawlad u tihiin iyo hawiye
Kooxdii maafiyada farmaajo miyad àhayd kkkkkk
Adeer sida aad lasocoto Nasiibdaro Xamze waa u adeege oo wuxuu kuhadlayaa Af Rag kale in aad ogtahayna cida ay yihiin waa hubaal ee hoyooyinka ha laga xishoodo!!
Afka caano ha lagu qabto Xildhibaan
Odayaasha
Aan waxba qorin oo akhrin karin wadanka marka maamulaan dhibaatadaa leedahay !
●Haweenka waa Laf Dhabar
●
Bal qiyaas odaygass waa xildhibaan oo waxa jira ma garanayo😂oday guriga tag seexo,tani waa wax lagu qoslo😂
Illeen dhaban cad wali waa qufulan adduunka meeshuu joogay shalay maanta ma joogo, dawladdu hooyooyinka ha qiimeyso hooyooyinkuna dawladda war keeda u dhaga nuglaadaan
Somali waa u dhamatey.Dadasuu jira bahi maheyso waxa la sualey shaqada dawladu qabato ma wanagsan tahay wuxu lee yahay xagas ha i leexin.Xasan gurgute oo tuug ah oo dhacaya umadi buu tageraya cimrigasna wa jira wax umada u jedo ayuu inkiraya ama leeyahay ma ogi
Maaxweeynuhu ma isagaa leh markuu iibinayo oo uusan sheegeeynin halka qarashku uu ku dhacayo waxaa muuqata doowladaan ineeysan waxba heeynin oo eeysan jirin doowlad miisaaniyadeeda kabeeysa dalkana eey is'cunsiineeyso qaarna eey iyadun qasnad ku shubaneeyso
Waa ceeb in lafarageliyo guriga haweenka waa qaran cay waayo waxaynu kunahay wadan waa haweenka markaa hadii aynu taabano guriga haweenka waxaynu waxyeelay jiritaankii umada waayo waxaynu kunahay umad haweenka
Ninkaan macabsanayaa mise waxbuucunay?
Guriga hoyoyinka waxa dhisay cidamada booliska olo yaqanay iskutaro munita
Guuri hadi hooyoninkaa laga saaro reerkii lahaa ba diib u qadanayo cid kale sharci mahan
Wariye odaygan mataqanid odaygan waa qabyaliste inu wax gubo moyan inuu wax wanagsan sameyaa qorshaha ugu majiro waa nin da.adda 90ka ay wax uracen hadana wadda qabyalada ee an wanag rabin
Kooxdii maafiyada farmaajo meeshaan uma soo noponaayo
Odayga waa af wax cunay xishoo
Xasan warayiye adiga mahaysaa dhul lagaday
Hassan Odaygan waa Odaygii isaga Abdi Qeybdid Abdi Hanshi Adan Madoobe Faroole odayashas waa masulintii dalka u dhartay.Hassan Dalka lawada xarashayo Dhabt u wareyso.waajibaadka kuwa Kitabka lagu dhaariyay.
Gudomiyega ugu dambeeye waxa ahaa Miraya Garaad dowladi Siad Barre.
markeeda horeba dowlad meesha kama jirin.dhabana cadow dhabanka dhamc kulul lagaaga qabay. wasaarada haweenka soomaaliya oo dhan ayaa loogu shaqeynaa oo dhismaha iska leh, waxaad u doodeysaa habrahaan oo wax ay matalaan ama meel ay u socdaan la garaneynin( batuulo gabale iyo baarqab) oo aan naqaano waxa ay yihiin.
Tuug qabiil ayaa ku qaadaye qumayadii ku qaatay kuma soo dhigto
Oday mannaxe ah weeye.
Odayga waxba kamaoga dhismaha guriga hooyoyinka
Ninkaan waa ninka xasan la shaqaysta oo kaartada boobka u dhisa wa dhamana lacag baa la dhahaa
Xasan cadow Odaygan waa tageeraha Xasan sheq Jeebkana uu Buuxe haka Sugin inu Alle ka cabsi uu Hadlo
Haweenka soomaaliyeed meel kastoy joogeen tabaruc bay ka geeysteen marka xassan sheikh mohamoud inu qaldamo maha waayo wasaarada qoyska waa hayad dawladeed balse gurigan waa lama tabtaan ka drug xassan gurigaas haku ceboobin
Waxay ahayd kuxigeenkii haweenka..
Tuuug wareesanoya wuu ogyahaay asga luck leeh odagan beeen ku dharanayery dadan wax kala dabeera qadamo tagaan yahaay feereya ilahay. kama cabsanyo
Xasan dal iyo dad midna lugu iman mayo dhabancad wa 86 jir runtana mashegin odaga wa laalush kunool
Wale inuu been sheege qabiil cad oo cidwalibo ujeedo ayuu sameynaaye waagii dorashada dhaceysay
Guddoomiye kuxigeenka ururka
Haweenka batuulo, waxay ku xigtay marayad Garaad.
Hadii dowlad dhulka dadka barakacinayso oo dhulkii laxarashayo oo ganacsato laga gadayo lacagtiina jeebka HSN SHEIKH kudhacayso barlamankina markii misaniyada ay ansaxinyen an lagu sodarin waxii dhul laxarashay marka odaygan waxii uu og yahay mashegayo
WALAAHAY INTA BADAN DADKII COMENTIGA KA QORAY ODAYGAN WAY WADA HABAAREEN, IN UU YAHAY SHAQSI XUNA WAY KU MARKHAATI FUREEN, HADAY JIRTO CID WAX U AH OO WAX AKHRISA WAXAAN LEEYAHAY WAR AAKHIRKIIBUU KU JIRAA RAGIISII QUBUURAY GALEEN ISAGANA SANAD IYO WAXAAN DHAAMIN BAA U HADHAYE WAXAAD TIRAAHDAAN WAR TOOBAD KEEN
Dhaban cad guri baa la siiyay, xasan cade waqti a iska dhumin
Waa oday mooryaan ah wax sharci ah kama hadlayo biliqo ayuu ku waynaaday
Bililipo baad ku soo kortay aamus reer miyi baad tahay
Ileen tuugba waatuug xasan sheeq iyagaa keenay iyagaa uhiilyeey oo qabiil dartiis ugu sacabatumay waan is ogyihiin soomaali maanta waa idin baratay tuug xageed aaqiro aadeysaan xaqdarada aad gasheen
Xasan guriga malaha ina gabale guriga waa guriga hooyooyinka Lakin maxa loo diidaa in wasarada hawenaka ay dagan midkalae lacagata gurigan ka sobaxdo ma gabdha inagabala ayaaniskaleh
Odaygaan calooshiisa maqaadinkaro
Thanks Thanks xasan❤❤❤❤
Odayga wax wa ogyahay lkin wa is yelyela, gudi qaran maliyaded hadusan jirin, inu la xisabtamo dawlada maxa dida ilen dadka ayay u dharten
XASAN CADE FAADUMO CUMAR XAASHI RAADSO GUDOOMIYIHII UGU HOREYSEY HAWEENKA MAREKAN BRY DEGEN TAHAY RAAQIYO XAAJI DUCAALE HARGEYSEY JOOGTAA RAADI MARYAN XAAJI CILMI OO UK JOOGTA 77 BAA LS AAS AASEY URURKS HAWEENKA SOOMAALIYEED CEELGAAB UBULITOOTIYADA KA SOO HORJEED KEEDA BEY DEGENAAYEEN ILAA SARTAAN BAA SIYAAD UDHISEY ILEYN SHUUCI BEY AHAAYEEN WASAARAD HAWEEN MA JIRIN MURAAYO MARDANBEY AHAYD BATUULO WAXEY SHEEGTEY INEY DSHAB U IIIBIYEEN WAXAAS WAA WARAAN JIRIN MARKA MEEL EY DHISAAN AMA BOLIIS AMA ASLUUB LABADAAS AYAA DHISI JIREY MARKS SIYAAD SAMATAR XUSÈN KULMIYE XARIGA KA JARAAN KADIB BAA WASAARADA MAALIYADA LACAGTA BIXIN JIRTEY EE MAJIRIN DAHAB IYO XOOLA NAAGEED OO LAGU DHISEY BATUULO HADEY ISJECLEYSIISEY SARTA AYAGANA HADEGAAN WASAARADANA HADRGTO HADA GABAR BAA WASIIR LAGA DHIGEY
Alle Baan idinku dhaarshey. BAL DHAGEYSTA ODEYGAAS WUXUU KA MID YAHAY Aqalka sare.
Eedda XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KALIYAH U SAARAYA. War dhammaanti . Aqalka Hoose iyo Aqalka sare iyo GANACSADE XASAN DHIIQO. WAA SHURAAKO. Waa Qaade iyo Qariye.
Xasan Sheekh lama difaaci karo brother. Hawl kale raadi.
Xasan shiiq waxba ma hambeynin waa markii labaad ee uu umada barakiciyo masntana guryihii waayeynaa ayuu usoo fhigtay ileen ceeb looma dhinto😢😢😢
Xasan sheikh wa madaxweyne qaran wax walba iyaga ka masu'l ah ,shacabka iyo hantida qaranka ,qaade iyo qariye majirto ,waxa ubareeray xamse iyo xasan sheikh .wbt
Next question 😂😂 qac
angama guryaa nala ka dacay
Maxamed Siyaad Barre ayaa siiyey imaanka laga qaad ma waasheen!?
Xasan cade adeerka dhigo lugaha ha u gelin,guryaha ma ayaga leh maxa ka qadan xasan sedi mooryante Oo kala u hadleysa,gure dhule maxa ugu qeylisan away dadkan dhulkey ku dhashen ama abahood lahaa,xaranta iska ilaleya, dhabana cad adeer dadka adigo kale Allaha nogadhigo
xsanow aniga kula hadlaya guribaa leyga dhacay
Akhiradiisa u tudhimayo,da'diisana eega subxaana'llah.
Odaygan waa cadaqate dad dhigisa kunol oo munaqa Kano kale oo caloshii u shaqaste ah oo jugjug meshada jog ayaa Somali masibo ku ah runta iyo baba a xitaa runta Kama shegi karo xabadi kuğu dhacday ma aqan ayuu islasotagay muxuu umada u horjoga waa nin tug kuhosnol
xasanow odegaan wuu iyaqaan eegurigeygii wuu yaqaan ee ii weydii
Odagu wuu gaabsatey howlaana qabyo ka ah kkkk
Tuugo malaha ABAHAA homeless USA
oo agoon leedahay
Hadii dowlada u baahato waxa lagu qabanayana ay tahay dan qaran guriga hooyooyinka waa in hooyooyinka isaga baxaan si loogu qabto danta qaran.haddii ay shaqsi uu leeyahay aniga iska leh waa in sharciga lagu kala baxaa waana u taala arin u taala maxkamadaha dalka. 38:48
Mw Hassan , awood dawladnimo ayu u leyahay waxu samaynayo wana aqon yahan , ma waxad rabi lahayd adiga iyo kawa kula lamida in la ogaysiyo
Adeerkan si sharaf leh oo akhlaaq leh ayu u hadlay ,
Dhabancad balayo kugu dhacday wa manaxe, war hawenka unguri Kuma waydisan, dawlada iyo shacabka u kala garqad, ha is yelyelin
Waa bahal iimaan laawe ah waana waxdoon
Sàcadka dumarka lagama agmaro
Masuuliyada adiga iska leh malintii si kumel gaadh aha lagugu dhiibay gudonka aqalka barlamanka somalia ayaad iibsatay iimankaagii iyo cirdaygagii khaatumo xumo kuqaaday iyo han aduun dhibkuguba waa adiga xasan baahane hawiye ahaan ugu hiiliyay
Xildhiban Dabanacas
Dalka kuwii Dumiyay
war odaga iska daa wax maoga
Adeer fiicnaanbaan kugu ogayn nidaamkana waad taqaan ururka haweenku yeey hoos tagaan saxmiyaa in batuulo gable ay reeysulwasaaraha hanjabaad iyo aflagaado umariso meediyaha batuulo dadkii meesha taabsaday oola ogyahay cida ay yihiin ayay afhayeen utahay awoodna umalahan ineey maamusho ijaarka laqaado xageey geeysaa Mida kale waagaas dadkii dagaalada sokeeye kadagaalamijirey sagas ayaa maamula iyadana Awood kumalahan marka iney dadkaas afhayeen unoqoto doowladana aflagaadeeyso xaq umalahan adigaan weriyahaa ilaali nidaamka saxaafada waxa aad tebineeyso hanoqdaano waxsharciyad kusaabsan
Batuulana derbiyada madaxa yeey kuxiran eenidaamka doowladnimada ha ilaaliso
Xildhibaanada waxaa u fiican in dowladda xasan sheekh iyo xamza ay la shaqeeyaan oo sheekadaan haweenka ku saabsan ka baxaan haweenka wasiir ayay leeyihiin dowladda taas oo kaliya ayay xildhibaanada la xisaabtamikaraan,
Kii la’ekaa waadhintay oogaagaab kadhahayey waakuwii riday Farmaajo oo hasan mooryaan keenay , umada barakacayo waa kusugayaan aaqiro iyo aduun , mooryaan gaboobay maxaa kasugeeysaah
Dagan dhabancada waa uga liitaya oo weyn oo baqtiga uu suujada beenlow wuxu ka so jeeda habar kinter am habar ukun moryaanta bahane beenlow duur joogo side xayaawan am xoolaha oo kale isaga tuuga tuuga dhalay ah oo bahane beenlow
Yaahuu
Aqlaaqda aya idinka maqan , jahil nimo ayad ku hadlaysan ee Akhiridina ilashada
Ma adiga cabanaya tuug xasan keeney
Araan Ku naax