Qisada Wiil 19 jeer Tahriibey, oo Hooyadii dhimatay isaga oo tahriib ku jira.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 54

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 2 ปีที่แล้ว +15

    Hooyo allaah swt naxariisti janno ha geeyo adigana waxaan allaah swt kaaga baryayaa inuu kugu risaaqo khasnadaha rabbi hooyana u bixi sadaqo markale ha tahriibin insha allaah meel ka fiican allaah swt haku siiyo waad naga nixisey culeeys gadashiis waa fudeeyd qof allaah swt ku xiren baad tahay jkza allaa macaka jkz

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 ปีที่แล้ว +12

    Subxanalaah weli ma tahriib baad ku fekerysa ilahay siduu kuu dooro ayaa khar ku jira maanta yurub waxba mayaalan teena loo soo socda waxa wakhti dheer kugu qaadanaya inta aad luuqada fahmaysid inta sharci aad sugayso waxa aad ku tahriibayso ku shaqayso wllo ilahay na talo saaro.

  • @huskaahmedmohamud8932
    @huskaahmedmohamud8932 ปีที่แล้ว +3

    Hhh wara ninkana cali somhna legend abuu hamze baana iskala baxi jirey mnshllah bro

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano หลายเดือนก่อน

    Wax ka nasib xun majiran wlhi aad ban ugaxumaha zxb hoyo allah unaxaristo
    Sabarka wax kuhele iska sabar insha allah
    Dadki a turkey kuso dhawese e island Ireland Austria Netherlands Germany Sweden kala aaday hade zaxiptinimada wax kayaqanan hakuwadan zxb xanun wa so aragtay 😢😢😢

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢wan ka xumay Cali imtixaan ayaad martay lkn qofka yaran lagu imtixaano waxan rajaynaya inay intaynu dhalin yarta nahay ba inaga dhamaato samir tahriib dambena kugulama talinayo wadankuna jogid maleh lkn isbadalkan tijabi oo eeg xoogagana ka midha dhali aqoon kaliya hasugin wllo❤

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 2 ปีที่แล้ว +5

    Tahriib sii wadid waliba, wali maad fahmin inta jeer ilahay ku soo celiyey sababta ka danbaysa, ilahay ba ku jecel khair baanay ku ahayn wakhtiga Aad u socotay, ta 2aad maad fikirin walalakayow lacag ta aad tahriibka galisay in Aad adigu business ku khaasa ku furan la hayd oo ilahay ku barakayn laha, waxan ku sheegaya walalkayow yurub maanta waxba ma yalaan, dadka badidoodu way soo guurayaan ogow taa.

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 2 ปีที่แล้ว +2

    Ha is dhiibin bro xaaladaas amba waan maray 2bilood baakaso wareegtay inkastoo aynu isku dhib ahayn anigu dhawr jeer baan safray xabsina waan galay. garabkaaga eebe ma baneeyo hooyana rabi ha u naxariisto. Mida kale hadiiba ay wali tahriib kaaga dhagan tahay markaan taliin america isku day hadaad kharashka awoodid.

    • @leiladagane
      @leiladagane 2 ปีที่แล้ว

      Dadka hawalin athiga waalanoo warersane

  • @mr.aydarusmohamed6696
    @mr.aydarusmohamed6696 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi dhibaato yar kugu may dhicin lkn alle wll qly nolol qurux badan hakugu noolaysiiyo guulayso if iyo Aakhiraba❤😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdirashiidali8730
    @abdirashiidali8730 ปีที่แล้ว +7

    Nin ay Ku dhacaday uun baa dareenka cabiri kara wlhi sidiisa si la mid ah ayaaan dhibtaas la mid ah u soo maray LkN mnzha Allah maanta guul ayaan Ka gaadhay yurubana waan imi LkN waxan dhalinyarad ıga danbaysa kula talin lahaa yurub waxaba ma dhex yaalan EE iska jooga maanta hadan Heli lahaa inaan soo noqodo waan soo laaban lahaa

    • @empireshow1
      @empireshow1 ปีที่แล้ว

      Soo noqo sheekaad haysaa

    • @Xasankaafi-ou8fu
      @Xasankaafi-ou8fu 6 หลายเดือนก่อน

      Kaama yeelin zxp waan soo soconaaa😂😂

  • @kadanaliisa9998
    @kadanaliisa9998 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc allaah haku grgaaro habaryar
    Lakiin waxan kugula telin lahaa
    Waxasoo dhib ah waxad umaraysa waa sidad lacag u samayn lahayd markaa lacagta tahriibka kaaga baxday ayad ku bilaban lahayd wax yar oo bisnes ah , imikana waxad samaysaa dhulkaaga aamin shaqo raadso.
    Haybad waxad ku leedahay dhulkaaga hooyo.

  • @barodalkaaga111
    @barodalkaaga111 ปีที่แล้ว +1

    Sxbkey ali Alla Maxa 3bilod wada xirnen sxb hoyo alle haunaxaristo

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn ilaahay isku xir oo aamin dalkaaga insha Allah ❤❤❤

  • @updyrizak-ku7wx
    @updyrizak-ku7wx ปีที่แล้ว +1

    Iskumıd pan nahay ınsha alah wll nasııp kaga hoyona ale naxarııs tıı jano haka waraa pıyo

  • @ApdirashidMohamud
    @ApdirashidMohamud ปีที่แล้ว

    ❤Waxaa rajeena saacadan inuu glalay wadanka uu rajeenaye❤2024

  • @khaalidaadan595
    @khaalidaadan595 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij Cajiiba ah weeye Dhalainyaradu wax haku qaadato

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry habo inanyaroo dhibmaray isagoo waxbartay ayuu dawladisii kaga wayay shaqo qofna dhibato kuma noqnoqdeen
    Hadanu dhibanan
    Dawlada Somaliand haday inuun dhalinyarada dankaledahay inankan iyo kuwa la midka ee diyarka u ah inay shaqeyan shaqo abuur hawsameyan intay xaranta isku gurayan ilahay ka baqa Sidas looma calolo waynanay o walahay Xisab aya ka danbaysa
    In ay xabadeyan iyo inay tahribiyan ayay Dhalinyaradii noqatay subxanalah

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 2 ปีที่แล้ว +1

    Hatahriibin joog waďankaga aamin wilashii tahriiba qaar bada noloshii way kadhaceen joog irsiqii alah kuu qoray waad heliye

  • @maxamedmustafe3997
    @maxamedmustafe3997 2 ปีที่แล้ว

    Cali cizmaan cali good alle ha u naxarizto

  • @mohamedhazzan6118
    @mohamedhazzan6118 ปีที่แล้ว

    War cali zxp ka daa haka zheken meezhi aan ku rafaadnay wllkayw inoo aztur rafadka iyo dhibatadaa😂

  • @hiskhalif187
    @hiskhalif187 2 ปีที่แล้ว +2

    Wada waan maray hadaan moodayo yurub sidaan kù arkay turky ayaan iskajoogilaha

    • @azallegaming2791
      @azallegaming2791 ปีที่แล้ว

      𝗺𝘅𝗱 𝗸𝘂 𝗮𝗿𝗴𝘁𝗲𝘆 𝘄𝗹𝗹

  • @haybeyare3952
    @haybeyare3952 ปีที่แล้ว +1

    War Ninkani cali osman miyaa 😢😢😢😢

  • @barodalkaaga111
    @barodalkaaga111 ปีที่แล้ว

    Cali cismaan cali good sxb aan 3 bilod wada xirnen

  • @AbdiRaxmaanSarhaye
    @AbdiRaxmaanSarhaye 3 หลายเดือนก่อน

    10:47 10:48 10:48

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye ปีที่แล้ว

    Hooya Allh hownaxriisdo 😢

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Ciyaalka haloo caqli cilyo waa ciyaal caqi madhan oo aan warhayn dhibka qurbaha yaala waa ciidka food xiirta eee aanan jeclahayn anigu

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo ilaahay hownaxariisto wll Anba Anootahriibaya Ayaa joyada laysheegay qofkay kudhacday uunbaa og ilahy how naxariisto waalidiinteen intiidhimatay sorry bro

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxba lagu qaadanmaayo sababtoo ah waayaha dhalinyarada ee shaqo la'aanta ah ee haysata ayaa Ku kalifaysa xaalada tahriibka. Mida kale 4 tii million ee loo qorsheeyay horumarinta dhalinyarada waa laga cunay waxaana lagu sheegay 4 million oo Shiling Somaliland ah.
    Hhhhhhhhhh

    • @SomaliDocumentary
      @SomaliDocumentary 2 ปีที่แล้ว +1

      waa arin jirta wlhi qof dhalin yara oo waxa uu qabta aanay jirin oo ku foofaa ayaa la odhanayaa ha tahriin maxuu qaban ha joogabe

  • @MaryanWarsame-nk6mh
    @MaryanWarsame-nk6mh 6 หลายเดือนก่อน

    ❤💔💔💔💔💔

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 2 ปีที่แล้ว

    Nindhulkiisa loomadhaamo all people 💚🩶♥️🙌✨️☺️

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 2 ปีที่แล้ว

    Anigu talo ahaan waxaan kula talin lahaa inaad ku samirto wadankaaga hooyo

  • @axmedmaxamed7669
    @axmedmaxamed7669 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkk kani mid waligii wax bartay ma aha departmsnt xagee lagu bartaa

    • @mohamedjagne3289
      @mohamedjagne3289 ปีที่แล้ว

      walaal aqli malihid
      department of IT
      department of Economy
      department of medicine
      saw maad garan caanoww

  • @quenziman79
    @quenziman79 2 ปีที่แล้ว

    hooyo mcn alle hownxriisto

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 11 หลายเดือนก่อน

    Dhibta kugu dhacady walee ma yar nin rageed birta ka adag ayad tahay hadad ka nooshayba tariikhda adag.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Bada dad kalin oona kadhacay sababta xamaliga loosiyaa lacag baqshiish uusan shaqeysa sidookale turjubanka ayimil dowlatu kaqarabto uun kudadaalaa

  • @Zahramohamed-j9r
    @Zahramohamed-j9r ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 ปีที่แล้ว

    Qof lacag haysta tahriiba lacag la aan owged wadanka uka tahribay Ben weyi

  • @kafogowfiraqadadhexgaldadka
    @kafogowfiraqadadhexgaldadka ปีที่แล้ว +1

    Ninka wax waraysanaya waraysiga iska sax

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 ปีที่แล้ว +1

    Man of trials 😂

  • @MJ-sh6gh
    @MJ-sh6gh 2 ปีที่แล้ว

    War waxan wariye maahe iska erya

  • @mohamedrooney5943
    @mohamedrooney5943 2 ปีที่แล้ว

    Caruur is waraysanaysa weeye

  • @fihiima4825
    @fihiima4825 2 ปีที่แล้ว

    Cali cismaan cali Cismaan

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye ปีที่แล้ว

    Sorry wll

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 2 ปีที่แล้ว

    19 jeer 🤔🤔

  • @alikeys776
    @alikeys776 2 ปีที่แล้ว

    Looooooool

  • @kafogowfiraqadadhexgaldadka
    @kafogowfiraqadadhexgaldadka ปีที่แล้ว +1

    Ninka wax waraysanaya waraysiga iska sax