Gaalkacayo oo hore aan beeraha loogu aqoonin Iyo sida ay imika noqotay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 447

  • @abdirizakahmed7787
    @abdirizakahmed7787 9 หลายเดือนก่อน +12

    Mash Allah. Ninkaas Cashar buu no dhigay Hadii aan Rer Galkacyo
    Runtii
    Waxaa kale Oo iimuuqaty. Maal iyo Aqoon la isku daray

  • @addesom
    @addesom 9 หลายเดือนก่อน +106

    Mashruuc walba oo guuleystay waxaa sal u ah seddex arin:
    1- Rabitaan iyo goaan sax ah.
    2- Shaqo adag oo hufnaan wadato.
    3- Dabagal iyo Isla-xisaabtan adag.
    Guuleysta

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 9 หลายเดือนก่อน +4

      Dabagalka iyo isla xisaabtanka ayaa aad u adag. Badanaa dadku ma rabaan in la isla xisaabtamo laakiin madaxda ayeey ka go'antahay in aay isla xisabtanka la meel marsho.

    • @سبحانالله-ق7م4ع
      @سبحانالله-ق7م4ع 9 หลายเดือนก่อน +3

      Waxaan qabaa in soomalidu isku filnaansho gaarikato haddii ay Dadaal iyo dulqaad muujiso❤ guulaysta rermudug

    • @suldaankaxaafadda3246
      @suldaankaxaafadda3246 หลายเดือนก่อน

      Ku darso
      Number
      1 Lacag in la haysto

  • @arganeshuba8699
    @arganeshuba8699 9 หลายเดือนก่อน +63

    That's truly an innovative way to grow food in nutrient poor soil. Congrats to the project initiators and implementors.

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 9 หลายเดือนก่อน +2

      Mass industrial scale is key. Little gardens here and there are not enough to feed Somalia

    • @adamosman4185
      @adamosman4185 9 หลายเดือนก่อน

      Fahamka haduu meeshaas gaaray adiga wax hakuu taro

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@adamosman4185 What are you talking about? Dude i was wealthy before the Somali civil war even 😂 I'm in no need of money 💰 I'm just giving constructive advice .

    • @salaadino
      @salaadino 9 หลายเดือนก่อน

      ​@theancientsancients1769 nutrient poor soil? Where did u get this from, and how can a soil be nutrient less when it was never used in large-scale farming?

    • @mahdnova3465
      @mahdnova3465 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@theancientsancients1769the red soil in Galmudug in not found anywheee else in the world its very nutricious

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 9 หลายเดือนก่อน +11

    MaanshAllah beeraha iyo mashruucan quruxda badan. Hereri dadka Soomaaliyeed way kugu faanaan, boqashadaaduna qiimo weyn ayay ugu fadhida - waanay ka muuqata sida ay kuugu mahad naqayayaan iyo sida ay kuuso dhaweeyaan.

  • @cabdixakiincaydiid-nd9rh
    @cabdixakiincaydiid-nd9rh 9 หลายเดือนก่อน +15

    Wan rajaynay inshalh inan 7 years duleedka burco. Mashruuc. Kan kabalaadhan inan kasameeyo😊

    • @prosl11
      @prosl11 9 หลายเดือนก่อน

      Insha allah ilaahay haa kula qabto

    • @yazinisse8617
      @yazinisse8617 9 หลายเดือนก่อน

      Ma kula bilaabaa?

    • @libaaxy6032
      @libaaxy6032 9 หลายเดือนก่อน +1

      Insha'Allah ku dar. Somaliya soomaall baa leh. Halkaas howsha ka wad annaguna waa ku soo booqan doonaa annagoo wadna hambalyo iyo bogaadin haddii Rabbi idmo.

    • @Cumar-diirshe
      @Cumar-diirshe 8 หลายเดือนก่อน

      Allaah haku fududeeyo

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 9 หลายเดือนก่อน +4

    Bismillah Maasha allah allahuma mubarak rabi hakuu barakeeyo waa nin fahansan dhulkiisa somali waa dad beeralay ah dhulkiina nimcada ku jirta lasoo baxa iyadaa na huran runtii Ali iyo ragga kale rabi ha idiin barakeeyo Abdisalan hareri thank you for your sharing

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 หลายเดือนก่อน +14

    It doesn’t matter where in our mother land , our people I wish them to wake up and use the benefits that Allah bestowed them .
    Our Opportunity is un limitless .

  • @mahamedali4976
    @mahamedali4976 9 หลายเดือนก่อน +2

    Anigaa hada hawshaas ka wada magalada garoowe ato hereri ana
    Waan kusugaya malinkayga si fiican waan kuso dhaweenaya oo aan hore lagugu sameen Insha alaah

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 9 หลายเดือนก่อน +1

    Somali nabad buuxda allaha siiyo wullubtoda allaha idi soo dumo beero iyo barwaaqo waa la heli insha allah

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 9 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baan ugu faraxsanahy in magaladaydi galkio ay hormarkaas sameynayso thanks hareri booqashadaada

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 9 หลายเดือนก่อน +6

    Somalida English ka wax ku qoraya ina adeer luqadaada baro sida loo qoro dadnimo haka raadin luqad kale

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ❤ Allah ku ciseeyo walaalkey balanteena waa gaalkacyo tan waxay ahay riyadeyda marka aan barafkan ka soo tago ee aan ku soo noqddo dhulkeen hooyo Inshaa Allah ❤💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waa mashruuc wanaagsan oo hirgalay guulaysatay allaha ubaraeekeeyo

  • @zeinabbarud5579
    @zeinabbarud5579 9 หลายเดือนก่อน

    Acw maashaaAllah, haddii reer baadiyaha la baro in xoolaha ay fadhiisiyaan beer calafna u tacbaan, isdilka wey joojin lahaayeen.

  • @cabdixay
    @cabdixay 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah eng Ali sxbkay wan ku faraxsanahay horumarkad samaysay, Alle ha idin barakeeyo 😊

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maashall allah, Ali iyo koxdisa. Waa mashruuc wax badan dheer mashariicda, dhan walba. With Good opportunity cost. 1 million guri qalayl ah ahaaa xamae lagu bixiyaa..Kan ayaa ka mudan aad... Hambalyo, good Initiative and better opportunity cost.
    courage and better I ayaaba

  • @together1423
    @together1423 9 หลายเดือนก่อน

    Maan sha allaahu good man alle ha ku xifdiyo reer mudug ha iska dilina nin kaan wax ku oolka eh

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah waa rag dadaalay ilaahay dadkeena wadankooda nimcadiisa ha tuso wax walba waa lagu beeri karaa

  • @مصطفى-ت4ت7ذ
    @مصطفى-ت4ت7ذ 9 หลายเดือนก่อน

    ilaahay haw barakeeyo walaahi waan ku farxay dadkaas oo kale ayaynu u baahanay inatusa nicmada dhulkeena taala

  • @SakakgKg
    @SakakgKg 8 หลายเดือนก่อน

    Allah hakuu barakeeyo wll howl wacan noo heysaan

  • @INTERTIANMENT12345
    @INTERTIANMENT12345 7 วันที่ผ่านมา +1

    LAGEND HERERI ❤

  • @AbdulkadirAbdulle
    @AbdulkadirAbdulle 6 หลายเดือนก่อน

    Reer Mudug dhulkiina inaad aamintaan oo aad tacbataan hadii aad fahanteen Allaha idinku garab galo

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 9 หลายเดือนก่อน

    Wow This is amazing project ! I myself From this region and this team are giving me a hope that I can tryout my Money to invest in Somalia 🇸🇴 👍👍👍👏🏼👏🏼👏🏼❤️❤️❤️

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 9 หลายเดือนก่อน +2

    Reer mudugiii waa il baxeen 😂😂

  • @hindiali5033
    @hindiali5033 9 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah ❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 หลายเดือนก่อน

    Waa. Saax. Jooja. Dagaalak. Iyo. Qabyaalada. Beeraha. Beerata. Niman. Raaga. Waaka. Good. Job. Soomaali. Oo. Dhaan Ku. Daada. Nimanakaan. Maasha. Allha. Good. Job.

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 9 หลายเดือนก่อน +2

    Geeda waawayn ku abuura beerta inshaAllah

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 9 หลายเดือนก่อน

    Sheko ayan hada kolar maqlay janankii ceeydiid allaha u naxariìistee asigoo joogo afgooye ayoow martiqaaday dadkìsa markas atoow laba digsi ayoow so hordhagay digsi qudaar kabucdo iyo digsi dhakxan kabuxdo dhulkii aa ka imaten dhagacantaan ayaa lagahelaa dhulkaan aa imatenna qudartan aa kabaxdo marka beertaan waxey bilaabi doontaa in dhulkiina kabaxo qudaar woowna mahadsanyahay wanaa in lagudaydo oo beero farabadan lagasameyaa oo wac tarleh❤❤❤❤

  • @IbrahimCeeynte
    @IbrahimCeeynte 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @samirr546
    @samirr546 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah dareemadu qurux badanaa

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 5 หลายเดือนก่อน

    Guul baan kuu rajaynayaa

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guulaysta

  • @suluxosuluxo9202
    @suluxosuluxo9202 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 9 หลายเดือนก่อน

    Anaga ayago la abuurin ayey iska baxaan ,dadna dhib ayey umaraan any way hampaliyo from K.galbeed

  • @SiradOmar-v1m
    @SiradOmar-v1m 9 หลายเดือนก่อน +1

    War ma riyaa mise waarun Gaalkacyaa sauna!

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 9 หลายเดือนก่อน

    Mash Allaah❤

  • @damalaboodimediapro8333
    @damalaboodimediapro8333 9 หลายเดือนก่อน

    Markii iigu horeysay Gaalgacayo waxaan tagay 2013 wax beero ahi kama jirin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdisalaan bacaad weyn roox iyo Beeraha taracaso beer 20 sano ama illaa 60 sano ayaa jira noosoogusbi

  • @mohamedgeelqaad1511
    @mohamedgeelqaad1511 9 หลายเดือนก่อน +2

    Geela ubad kumajiro kkkkkk nirgo dheh caliyoow

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 9 หลายเดือนก่อน

    Masallah

  • @somalimom1012
    @somalimom1012 9 หลายเดือนก่อน

    Reer Gaalkacyo soomalia markay dumiyeen ayay inay dadka kahormaraan usoo jeesteen

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 2 หลายเดือนก่อน

      Nin xogaagaal ah hadaa tahay sidaas uma hadasheen xiligii ay dowldu xasuuq iyo burburin ka waday waqooyiga somalia 1988 halkaana dowlada waxey ka waday xasuuq dadkii xasuuqa dadkooda ka dhiidhiyey baa dowmad dumiyey meel lama soo istaagteen bal waxaad soo raadisaa 10kii sano u danbeeyey dowladii saiyaab bare waxey dadka u geysatay gobalada dhexe dadka kaarayaashaa la jiirsiinjiray iyagoo qabiil xanbaarsan

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 9 หลายเดือนก่อน +61

    Ilaahey ha u barakeeyo Beertooda waa dad dedaalay I’m very happy some of our people started investing Farming, my self planted my Farm 1000 lemon trees 🍋 .

    • @clahicqadir981
      @clahicqadir981 9 หลายเดือนก่อน +1

      Intee waaye ?sxb

  • @asli1087
    @asli1087 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 9 หลายเดือนก่อน +25

    Maasha’allah waa wax lagu farxo in gobolka mudug beero laga abuurto. Ilaahay ninkaas iyo inta lamidah ha xifdiyo. Naftooda iyo maalkooda. Fadlan dadka dalka waxtarka u leh yaan qabiil loo wax yeeleyn reer mudugoow.

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani 9 หลายเดือนก่อน +41

    United somalia hanoolato inshallah 🇸🇴

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 9 หลายเดือนก่อน

      Somali land

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@Global.Nature1 it's the land of all somalis south to north east to west✌️🇸🇴

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@yahya-wadani Somali land is a deferent from Somalia it is like Jabuti. So don’t get mad

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani 9 หลายเดือนก่อน

      @@Global.Nature1 ok😅

  • @drsaidadam1026
    @drsaidadam1026 9 หลายเดือนก่อน +28

    It is truly amazing, a very innovative way in developing the agricultural sector and inspiring many people to invest in their country. Kudos bro!

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel 9 หลายเดือนก่อน +20

    Mansha allaah illahayoow dhulkeen barwaaqo iyo nabad nooga dhig umadan ka harnay illahayoow dadkeena caqligooda usoo celi oo dhulkooda jecleysii wadankeena waa hantideena alle wanagsane na siiyey ❤ alxmdulilaah

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 9 หลายเดือนก่อน +17

    Masha Allah ummada Soomaliyeed haddi halka ay dhiigoda dadinayaan oo ay isgu mashqulsanihiin haday dhuulka iyo khayraaddka ku jiira ugu mashquli ahayeen qaxootiba may noqdeen reer galkacayo hore uu socda 🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 9 หลายเดือนก่อน +23

    ❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللّٰهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ

    • @mustafefarah1450
      @mustafefarah1450 9 หลายเดือนก่อน +1

      Jasaakal laahu khayr

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 9 หลายเดือนก่อน

      ilahey ha ubrakeyo Hareri mahdasind sidaad somalida udhiri galisid

  • @Mahdi-yl4dw
    @Mahdi-yl4dw 9 หลายเดือนก่อน +7

    Reer galmudug waxaad oga soo baxdeen meel wayn ❤❤❤

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 9 หลายเดือนก่อน +12

    Waa mashruuca ugo qiimo badan ee xagga isko dhafka beeraha iyo xoolaha ee Soomaaliya, Soomaaliya ALLAHA dhulkeeda nabad ka dhigo.

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 9 หลายเดือนก่อน +15

    He did Agriculture that is why he knows well about farming
    Like him I did agriculture in my secondary level.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 9 หลายเดือนก่อน +3

    Reer mudug
    .dadka ka cilmi badan
    Ka karti badan
    Ka Geesisan
    Ka war badan
    Ka indho Adag
    Ka orod badan
    Guuleysta reer Galmudug iyo mudug.guud.Ahaan
    C salaan hareeri
    Hareeri.
    Shaqo umaddu mahdisay.
    Ayuu noo hayaa
    BBC iyo universal. Ilaah ayaa nooga soo waday
    Al xamdulilaah

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 9 หลายเดือนก่อน +9

    Soomalida in ay wax beertaan cadowgooda oo ay ugu horeeyaan reer galbeedku aad bay u gala dagaalamaan waayo umadii dhanka beeraha iska tiirisa waa umad jirta umadii USAID sugaysana waa umad dulinimada bilad ku qaadatay msha allah waa fikrad wanaagsan dalku wuxu rabaa dad u fakara kaliya dhulkii wax lagu beeri lahaa waan haysanaaye

  • @libanjama8622
    @libanjama8622 9 หลายเดือนก่อน +14

    I’m doing the same thing in galcakyo, never heard of this man and he is doing great things, I’ll follow in his footsteps.

    • @abdulkariimibrahim1075
      @abdulkariimibrahim1075 8 หลายเดือนก่อน +1

      Keep doing bro.

    • @EOPhassanjama
      @EOPhassanjama 4 หลายเดือนก่อน

      Ree baadiye afsoomaali comment ku dhiibo somali kaliya ku arkase... luuqad aqoon maahan..

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allahuma Baarik. Wax walbaa waa isku day iyo in ILAAH la talo saarto.
    CONGRATULATIONS reer GALMUDUG.

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 9 หลายเดือนก่อน +10

    ❤❤❤ MAANSHALAAH. CABDUSALAAN. HAREERI❤❤❤. TO. GALMUDUG. SATATE ❤❤❤. HABARGIDIR❤❤❤ WE. LOVE YOU. FROM. GERXAJIS ❤❤. ❤ PEACE AND. LOVE. ALL THE. STATE. PEOPLEIS ❤❤❤❤❤❤.

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 9 หลายเดือนก่อน

      Saas oo kale baan idiin jecel nahay

    • @tigerboyhonnest4519
      @tigerboyhonnest4519 9 หลายเดือนก่อน +1

      wa qaybta puntland wll

    • @fnur8929
      @fnur8929 9 หลายเดือนก่อน +2

      waa qeebta Galmudug
      video ga bilaawga uu ku shegay

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 9 หลายเดือนก่อน

      @@tigerboyhonnest4519 Video-ga Daawo saaxiib inta aadan wax qorin. Meeshu waa Galmudug Koofurta Gaalkacyo ee sidaa ula soco.

    • @iamhafsah
      @iamhafsah 9 หลายเดือนก่อน

      Thank you we love garxajis❤️

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 9 หลายเดือนก่อน +4

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw maashaa allaah saxiix waxaan uga mahad celinaa Allaah kadib abtigeey c/salaan maashaa Allaah reer adeerkeey guul wacan saas aa larabaa Hawiyoow xamar isku soo aruurinta waxba nooma tareeyso aan wada dhisano dhulkeena baraana ishaa allaah one love Hawiye weeyne

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq 9 หลายเดือนก่อน +5

    Caliyow please afsomali ahaan nooga sheek qudaarta si aan u fahano English baad beerka nooga garaacdee 😩😆😆

    • @ahmedqasim460
      @ahmedqasim460 9 หลายเดือนก่อน

      Wad ila argty nio😂

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 9 หลายเดือนก่อน +6

    aad baan ugu faraxsanahay guushaad weyn ee gaarteen from puntland

    • @Mahdi-yl4dw
      @Mahdi-yl4dw 9 หลายเดือนก่อน

      Reer mudug waa mid mahad sanid

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 9 หลายเดือนก่อน +10

    Mashallah governa sacad saciid dhulkina wa qurux ilhey ha idin xafido

    • @AbdulahiBashirAbdi
      @AbdulahiBashirAbdi 6 หลายเดือนก่อน

      meshan waa dhul cumar ka taliyo adeer

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AbdulahiBashirAbdi cumarku waa ninma ? Ma awoowgaaba

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 9 หลายเดือนก่อน +10

    Maasha allaah soomaaliyey ku ardayda nimankaan dadaali ee ku barashada mudan qaasatan reer mudug oo dilka dadkiina haldoorkaa joojiya soomaaliya ha guuleysato ❤❤❤❤❤❤❤

  • @upirashid
    @upirashid 9 หลายเดือนก่อน +8

    This is an extraordinary young man who has done a great job. People from Galmudug and entire Somalis are proud of you

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 หลายเดือนก่อน

      What is Galnus copy land 😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 หลายเดือนก่อน +4

    Reer puntland hurdada ka kaca ragan ku day da wanaaga waa layskaga daydaa

  • @cmxdc1436
    @cmxdc1436 9 หลายเดือนก่อน +8

    That is what I call a true progress.😍😍😍
    👏👏👏Well done Mr. Ali-Daacad and his partner Ali for this much-needed transformation in the area of Midig and anywhere in Somalia.
    Congrats and 🙏

  • @Void-69420
    @Void-69420 9 หลายเดือนก่อน +6

    Maxaan farxaa mar kaan arko dad soomaaliyeed oo saan horumar samaynayo 🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein8431 9 หลายเดือนก่อน +3

    Babay canuuni Canbe digir iyo mesego galeey moos inoo beera webi macmal ah sidii kii Qadaafi Allah haunaxariistee uuka sameeyey Libya ayaan ubahanahey insha Allah guuleysta waxaad kafiicantihiin dadyoow farabadan o Bebi iska agfadhiya waxna aan uga faaiideysan dhulkeena waa barwaaqo kuligiis lagasoobilaabo Raas caseyr ilaa Raskabooni🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shukri1395
    @shukri1395 9 หลายเดือนก่อน +6

    Masha alaha 💚 waan ku farxay. Gulesta reer mudug ❤

  • @Mundus_city
    @Mundus_city 9 หลายเดือนก่อน +8

    Mashallah beautiful work, this is what we need in waaqoyi especially sool and saraar region which are the driest regions in waaqoyi

  • @mohamedabrar3781
    @mohamedabrar3781 9 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah ilhay swt ha barakeryo , wa madhruc Wayne marks ku qiyaaso khibrada aan u leeyahay, Rural developing projects planning, ama qorsheynta mashaariicda horumarinta miyiga, Madhruckaska o ruux Somali ku guuleysto meel u joogaba Waa guul umada SOMALIYED wada leeyahay o wada anfacay, ciddii u baahan tallooyin bilasha dhanka mashaariicda waaweyn ha nala xidhiidhan insha Allah

    • @muxumedxasan4974
      @muxumedxasan4974 9 หลายเดือนก่อน

      Wll arimo muhiim ah ayaan kaa rabay xageen kaa soo qabtaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 หลายเดือนก่อน +2

    DIGIRTA WA NAFAQO WEXEY LA MID TAHEY HILIBKA DHAQATIIR AYA BAREY DIGIRTA QUDARTA KOSTADA BADIYA

  • @ilyazzadan816
    @ilyazzadan816 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha allah waa wax lagu farxo markaad aragto dad soomaaliyeed oo deegaankooda horumariyey khayraad dalka ka faa'iidaysana

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ma sha alla hereri media mahadsanid abdisalan inadeero ❤❤❤👍

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 9 หลายเดือนก่อน +9

    habergidir sacad maasha alah indhaha hawiye araga hawiye gobgob dhashey a❤ ilahey ha idin barakeeyo waceyslow ilahey dhul ayuu idin siiyey ee dhulkiina dhisata dhagax waa laga soo saarayo waceyale waa maseeret

    • @Malkon1
      @Malkon1 9 หลายเดือนก่อน +1

      Meshan qabil logma bahna xoolo

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 9 หลายเดือนก่อน

      @@Malkon1 idaga xaa tahey yaad la heysata duf ku baxe maseer maa ku haya dad dhagax wax ka soo saarey wss dad ku dayasho leh duf ku baxa 4.5 soomaali dawlad aa ku dhisan idinka calamo sameyatey ani ma idin sameyeye duf ku baxa dadaka ka dhasha dhiiri galina duf ka baca qabiil.alaha quraankiisa ku sheegey waryaa xaywaan habergodir waa indha hawiye horamar geesinimo dad la dhaqan waary waa u qirey waxa.kansoo hara maseyra oo wax qabaada waa dad ku dayasho mudan eley dhulkooda bareaaqo waa tuugsayaan abgaal dhulkooda waa barwaaqo waa jiingad home waryaa kii xawaafle aha waa faan inaga iyo murasadr waryaa maseyra oo waxqabsada sida habergidir dhuljooda waa dhisteen xamarna kaaga xoolo.badan waliba waliba waceyale.la hadala dhulkiina xoreysta ood hista hawiye ooyaye aromo dhaqankeed iska dhafe

    • @tigerboyhonnest4519
      @tigerboyhonnest4519 9 หลายเดือนก่อน

      meshan qabil logama bahna nefad yahay

    • @heersareheersare723
      @heersareheersare723 9 หลายเดือนก่อน

      no qabiil diin iyo soomaalinnimo

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 9 หลายเดือนก่อน +1

      Qabiilka in la sheego wax dhib ah malaha Hadiiba aan Dad lagu aflagaadaynaynin. Walaa sheen hadal Keeda wax xun ma sheegin ee ka daaya xag xagashada.

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aadiyo aad banugu farxay horumarkaas kasòo muuqday gaalkacayo oo wakhtigi iigu dambeysey bilaa qudaar ,bilaa nabad ahaydoo galabtii lakala carrabijirey guuuuul ban leeyahy Mr hereri mahadsanid

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abdisalan Hereri, ilahay xirfada iyo caafimaad ka u barakeeyo, suaalo kasta oo aad maskaxda geliso wuu waydiinayaa ama ay tahay in loo baahan yahay.

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 9 หลายเดือนก่อน +6

    2004 ayaan kalkacayo ku tegey shaqo waxey isku ciid yihiin baydhabo oo qurbo joog ayaa beertay canab iyo pasion si aan caadi aheyn u baxay

    • @ahmedqasim460
      @ahmedqasim460 9 หลายเดือนก่อน +1

      Baydahbo dhoobey mahan miya zxb

  • @Samirsanguul114
    @Samirsanguul114 9 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤❤ Meelo save ah oo canaha lagu cabo oo ilmaha maalin mise habern joogi karaan Ku data Insha Allaah 5 dolar baa Sousa Ayaan Hore u socda Dalinyarada Dhaca iyo boodka isku laynaysa Shaqo haday helan way qabobi lahayen ter galmudug walaha wax Ka gata maal gashi siiya meshu Waa galkacyo noloshedu Waa adagtahay wabi iyo bad malahan wadankaga dhiso CERN Mahan Abahay dhulku dabcay Allaha u naxariisto Rag baa Ku qaliay wali tol kadambeyo 2kilo mitir layaqan hal qol kuma lihi bal waaba lay dharta Illeen waan aqaane Xasuus ayad Igalisen Adoo xamar kayimid walalayal hore u socda qof walba Wuxu bilaabo qayr iyo shar Adinkerke iyo Akhiro wuu leeyahay. Guil iyo gobanimo

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 9 หลายเดือนก่อน +1

      Bishaaroy hadaa dhanka Puntland tahay ma aqaan
      Hadiise dhulka aabahaa tabcay dhanka galmudug sacad ay daganyihin uu ku yaalo waa helee sababtoo ah sacad isma dhaco dadka la dagana ma dhaco oo martida waxay nooga qiima badantahay kuweena .
      Wax badanse kama ogi inay is dhacaan iyo inaysan is dhicin dhanka Puntland cumar maxamud iyo le'elkase daganyihin.

  • @abdirahmanfarah4886
    @abdirahmanfarah4886 9 หลายเดือนก่อน +8

    Great project idea 😮

  • @sadecarured92
    @sadecarured92 9 หลายเดือนก่อน +2

    Faan iyo been badanaa😅😂😂
    Sheekadiiba wuxuu kadhigay dadkaan ujawaabaynaa
    Dharka beer falida ama shaqada muu soo qaato😂😂😂

    • @reddevilssomalifans2718
      @reddevilssomalifans2718 9 หลายเดือนก่อน

      Caruur miyaa tahay mase sidaasaa kaa daacad ah anagaa joogna waxkastana waa intaad aragto ee qosol qosolka iyo isyeelyeelka iska dhaaf

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 9 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid Cabdi Salam 👏🏼

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 หลายเดือนก่อน +2

    MASHA ALLAH DADKEYGI WEXEY U ISTAGEEN SIDA AWOWAYASHOOD O MURUQODA MALI JIREY O WELIGOOD SUGIN BUSKUTT DHIIQ DHACEY O LAGU DUBEY XEYRTA QANSIIRKA IYO HILIB QANSIIR O GASACYO LAGU XIREY

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abdisalan hereri waa suxufi xor ka ah siyaasada iyo arimaha qabiilka waana shakhsi soomali oo dhan isugu mid tahay lkn waxan is weydiiyaa deegaanada khaatumo sababta uu u tegi waayay taleex iyo buuhoodle oo taariikh weyn taalo waxaan filayaa in uu mar dhulkaa tago si weyna waanu ugu soo dhawayn lahayn

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah mudane harari waan ku faraxsanahay so bandhigida horumarka dalkeena

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wadankeenu qurux wayna bari iyo badaba isaga ka qurux badan wadamo badan oo caalamka lakiin dad waalan o qabyalad lagu falaa ku nool, mashruucan Aad bu u qurux badan yahay nin caqli badan ba sameeyey caanaha geela iminka waxay uk iyago powder ah loga keena imarat koton pound ba la siiya iyo in ka badan.

  • @TravelerDestination-bz1li
    @TravelerDestination-bz1li 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hi hereri it's look like good place that I very passionate to go one day😮❤

  • @kingaamir3886
    @kingaamir3886 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha aallah wa mashruc aad ugu mahiim mudug ah ama somalida in sida monderan ah wax looberto aadban u bodgadinyaa ragaa dadalaya in ilahay ku guleeyo

  • @kaziiwiilhoog
    @kaziiwiilhoog 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ustad ganacsiyada America 🇺🇸 inoso badi wax badanaa ka faide ee pliz kuso dadaal❤

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hareeriyoow video tixane maahan miyaa kii hore muqdisho kii ka sii horeeye USA, kana gaalkacyo 😂 see cml Video muqdisho ayaan sugeenay oo kan ka horeeye

    • @leylaali-bashi8181
      @leylaali-bashi8181 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂 ma aragtay part 2 sugaaye

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 9 หลายเดือนก่อน

      Muqdisho waa la wada yaqaana wakiil ka soo duubay

    • @abubakarsadiiq6131
      @abubakarsadiiq6131 9 หลายเดือนก่อน

      @@zayaamad3080 may asagaa joogay oo soo duubay

  • @xawom3016
    @xawom3016 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlalo luqada ingriisku ma cilmigii beerahaa? Mise soomalidaa u fahantey in aqoon yahay ? Ceeb iyo yaab. Waa barnaamij ku baxaya afka somaliga laakiin kii isku sheegayey nuu wax qabtey waxaa u maleysaa in ingriisku u yahay aqoontii. Alaha soomaali fahansiiyo in afkooodu yahay hodon aan u maahneyn af ingriisi iyo tu kale.

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 9 หลายเดือนก่อน +4

    Waa barnaamij aad u tayo sareeya oo dhiirigelin badan laga dheefayo.

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashruucan isago caynkisa ah waxa watay horaantii 2022 nin aanu saaxiib nahay oo rabay inuu Burco ka hirgeliyo ku dhawaad hal milyan buu ku kacayey. Mashruucan akhyaarta waan ku bogaadinaya Allena ha barakeeyo.

  • @mahdnova3465
    @mahdnova3465 9 หลายเดือนก่อน +4

    This is amazing Mashallah, my people are doing very well in Somalia. They grow their own food, no importation all natural, creates jobs for youth. I hope all somalia becomes like this

  • @ArooryoSuban
    @ArooryoSuban 9 หลายเดือนก่อน +4

    Waa arin fiican ,wadanka waa in lamaal gashto,wax tacbado aan barwaaqo gaarnee

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah ilahay haaw barakeyo dad wax uu fiican qofki dhulkisa hooyo wax gashta aad iyaan uu jecaley barmamishka beeraha ee cabdi salan hereri ilahay cimraga haku dheereyo adeer

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mareeken $12 dollar waxaa sababay running cost ka ayaa high ah; sababtu waa sidaas

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdisalaanow ninka warka ka sug, isaga oo aan jawaabtii kuu dhamayn ayaad su’aal kale waydiinaysaa.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 9 หลายเดือนก่อน +5

    This is much needed clip. We need the expertise of these men. So encouraging manshallah

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 6 หลายเดือนก่อน

      Saraar ma gobolbaa?

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 3 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa,Alaah Gaalkacyo Beeraha iyo Barwaaqada taala Aadbaan oogufaraxsanahay

  • @Heimatar
    @Heimatar 9 หลายเดือนก่อน +2

    soomaaliya ayaa lab carada lagu ogaado ku taalo la xariir shirkada sagt.