Maansha Allaaah tabaaraka Allaah. Ilaahay ha u naxariisto Cawke. Nin qiimo badan buu aha. Maansha Allaah Hereri waa aqoonyahan cajiiba. Barnaamijyaddiisu qiimo badan ayey leeyohiin
Cawke muwaadin aan naga go’aynin oo wadani ahaa aadna qaali noogu ahaa! Allow kuu naxariisso wuxuu kamid yahay dadka aan qalbigayga ka go’aynin! Allaha u naxariisto asaga iyo inti dalkeenna waxtarka u lahaa ee sida fudud nooga baxay haddii Alle sabab la’aan oofsaday ama ay wax sababsadeen sida Singub iyo Saado oo aan hubno iney gacan ku baxday
Alle ha ku xafiddo adeer Hereri....adeerkay dr. Maxamed Maxamud Handad (M.Raashi) ayaan ku xasuustaa oo ay sxb ahaan jireen...ahaana wariyihii wariyihii BBC ee jarmanka from 1970s-1993, ahana macalin jamacadihii somalia kuna geeriyoday Berlin 1993kii. AHUN adeer cowke, adeer dr. Maxamed M. Handad (Mxamed-Raashi), Maxamed rashiid sh. Xasan, iyo kuli intii BBC ka dhimatay iyo ummadda somalidaba. Adeer hereri horay u soco waanan kula qaabayn buugtaas aad qorayso inshalah.
Abdisalaan Hereri iyo British labadiinaba aad baan idiin salaamayaa intii waraysiga socday ana waxan xusuus ahaan u daawanayay sawiradii aan ku wada galnay West Belfast cajiib!
Sax waa runtaaa Cabdisalaan yurub meel dib u socod ah USA soomaalida joogta ayaa nagga wax qabad badan taasin waxay ku xidhan tahay kolba wadanka iyo dadka aad la nooshahay inaty leeg yihiin iyo soomaalida ku nool USA wax degan soomaali badan
Cabdisaláan waxaan ku Taageerayaa in uu dayarta iminka saxaafada ku soo biirtay inuu school saxaafadeed u furo waayo waxaad arkaysaa qof wariye sheeganaya oo ay ka maqantahay akhlaaqaadka wariyanamadu iyo Habdhihista weriyenimadu oo aan garanayn Habka uu war u akhriyo ama barnaamikja u daadihiyo Ama codka loo dhihi karo
@@djabdi1830 🤣🤣🤣🤣 haa sidu u egka xitaa ma aqoon codkiisas weyn ayaan ka daba dhacay I guess kkkkkk back in 2000s. I still like men with deep voice…..manly voice😂niiq niiq layaasha iga ilali
mr birithish saaxiib abdisalan talo ka qaado markaad barnaamij dad u sii daynaysid adiga laftirkaagu ixtiraam dadka, waayo waxa jirtay barnaamij aad ka qabatay ka waalan ee martin oo wuxuu doono ku hadlaya marka dambi dhaaf ilaahay iyo ummadiisaba ka dalbo ummada waxaad u tabinaysana ka baandhee. waa iga talo mr brithish ayaan la hadlayaa.
HAAYE-haaye Expert Experience Excellent journalism sir A/salan Hereri thanks
I like that phrases(Haye, Haye) he is cool guy Mashallah 🥰 Allaha daaya
ninkani waa nin ilbaxnimo iyo cod karnimo iyo waayo aragnimo isku darsaday abdisalaam herari ilaahay haku barakeeyo 🙂
Walahi this is teaching moment for those who want to improve or have ambition to be come successful journalist. Thank you sir!
.ki8
Haa walahi
Maansha Allaaah tabaaraka Allaah.
Ilaahay ha u naxariisto Cawke.
Nin qiimo badan buu aha.
Maansha Allaah Hereri waa aqoonyahan cajiiba.
Barnaamijyaddiisu qiimo badan ayey leeyohiin
That's beautiful. That's what brothers do. Much respect. I grew up with Cowke. 👏🏾✊🏾👍🏾
The Legend👍🏾 Abdisalan Hereri🤍 Cawke Alle yaa raxma raximiin🤲
Ebbe ha inoo Xafido Abdisalam Hareeri wan jecelahay wareysiyadiisa❣️❤️✊
Hereri is the best journalist ever after #cawke the goat of journalism
Cabdi salaan hereri hargaysa ayuu nagula ciyaaray basketball 🏀 wlahi wan xasuustaa garoonkuna wuxuu kuyaalay koodbuur waxa la odhan jiray odxa youth organization faadumo siciid ayaa Manger ka ahayd
Abdisalam xareeri runtii waa legend ❤ Allah haku xifdiyo adeer Biritish legend adnah waan ku salaame👋
The best journalists 🇺🇸❤️ thank you sir
Give the man time to respond to your question. You should be talking about 10-20 percent of the time at most.
Waraysi fiican ayuu noqon lahaa hadii wariyaha waraysanaya Abdisalam uu aamusi laha marka hu su’aasha waydiiyo oo aanu markasta hadalka soo dhex gelin oo ka jarin hadalka.
Maansha allaha alle cimrigaga ha dheerayo cabdisalam harari
ALLOW NAXARIISTII JANNO SII WERIYAHENIHII QAALIGA AHAA AUN AXMED XASAN CAWKE
Cawke muwaadin aan naga go’aynin oo wadani ahaa aadna qaali noogu ahaa! Allow kuu naxariisso wuxuu kamid yahay dadka aan qalbigayga ka go’aynin! Allaha u naxariisto asaga iyo inti dalkeenna waxtarka u lahaa ee sida fudud nooga baxay haddii Alle sabab la’aan oofsaday ama ay wax sababsadeen sida Singub iyo Saado oo aan hubno iney gacan ku baxday
Sirad M. Hortey wll hibo nuura iyadu manooshahay imika tolow
Sirad M. Balse wadaniyiinbay ahaayen cawke iyo sangub iyo cawke hibo nuura iyo kuwa kaloo badan mahadsanid adna
@@mohamedyare1917 aad iyo aad, adaa mudan
Alle ha ku xafiddo adeer Hereri....adeerkay dr. Maxamed Maxamud Handad (M.Raashi) ayaan ku xasuustaa oo ay sxb ahaan jireen...ahaana wariyihii wariyihii BBC ee jarmanka from 1970s-1993, ahana macalin jamacadihii somalia kuna geeriyoday Berlin 1993kii. AHUN adeer cowke, adeer dr. Maxamed M. Handad (Mxamed-Raashi), Maxamed rashiid sh. Xasan, iyo kuli intii BBC ka dhimatay iyo ummadda somalidaba. Adeer hereri horay u soco waanan kula qaabayn buugtaas aad qorayso inshalah.
Allaha xifdiyo cabdisalan Hareri waa jeclahay waraysiyadiisa
Hareri familkey yadhan ayaa kuxeyan. Mahad said Hareri we love ❤
Abdisalaan Hereri iyo British labadiinaba aad baan idiin salaamayaa intii waraysiga socday ana waxan xusuus ahaan u daawanayay sawiradii aan ku wada galnay West Belfast cajiib!
Masha Allah Abdisalam hereri
Masha allaah hareeri nin kuwacan wadadiisa
Mansha Allah Hambalyo
Mudane Saxafi
Heraari
Sax waa runtaaa Cabdisalaan yurub meel dib u socod ah USA soomaalida joogta ayaa nagga wax qabad badan
taasin waxay ku xidhan tahay kolba wadanka iyo dadka aad la nooshahay inaty leeg yihiin iyo soomaalida ku nool
USA wax degan soomaali badan
first viewer liketa Ila gaadha
Hareri long life saxib
cabdi markn arko garabkisibn xasuusta alla geeridu dhibdna alle hownxriisto marxuum cawke hloo duceeyo
Kan waraysanayaa sheekadaba wuu dilayaa😬
Maanshaa allaah aadbaanu utaageernaa c salaam hereri
Hereri is a Somali legend
Wuxu ..yidhi ..waa in ad ka xishota dadka ad wax u gudbinayso...esh cala wariye....
Qofkan aan jawaabta sugayn muxu ahaa?
Haya haya haya mashaalah
Asc waan idin salamay Adiga iyo ustaad Harare Markaan arkay waraysiga Ninkaa odayga ayaan ku hakaday oo aan waqtigayga aan qayb idinka siyay waana ku Farax sanahay Aniga Waxaan ahaan farsama yaqanadii Radiyo Muqdisho hadana ku nool London halkaa kasiiwad hawshaas aad wado Alaha kuu fududeeyo wabilaahi Towfiiq
It is true that he doesn't let him finish!
Allah ha,unaxariisto cawke
Laakiin wariyaha abdisalan waraysanaya hadalkiibii wuu ka dhex galaya sababto ah qofkii kama helaysiid xoog badan
abdisalan herari legend soo jabay
British waa macalinkaygii 2012 nairobi
Haye haaye waad naga weyntahay why cowkaad ku gaadhay bbc walow aan kugu soo dhowdhowahay waa haaye haaye thanks
Cawke Alle ha uu naxariisto
Metro school waan dhigan jiray lkn Waan kasoo guuray Minneapolis dibna uma galin school kale 😀
Waa wareysi fiican lakin weriye hadal ka u daa qofka aad wareysaneyso. Laba-gacmoodis ama garab cararka ka daa, haddii aanu qofku wax qaldin/hilmanin.
Abdisalaan cimtigaga alah ha rajiyo
Anigu bbc waxaan nacay markay raga noocana ka tageen.
Foodley ba hada haysta igusawir ah
Kan mardambe yaan loo dhiibin waraysi ruug cadaagiiba jawaab ka sugi maayo maxay tahay?
Cabdisaláan waxaan ku Taageerayaa in uu dayarta iminka saxaafada ku soo biirtay inuu school saxaafadeed u furo waayo waxaad arkaysaa qof wariye sheeganaya oo ay ka maqantahay akhlaaqaadka wariyanamadu iyo Habdhihista weriyenimadu oo aan garanayn Habka uu war u akhriyo ama barnaamikja u daadihiyo
Ama codka loo dhihi karo
Ale hawnaxariisto wariye cawke iyo walidkayba cabdisalan Hereri noolaw wariya qaliya from dagmada katirsan gobolka togdheer ee beer ooburca udhaw idinka soosalamaya labada wariye qaaliga ah noolada intay nololijirto
Dadka in la ixtiraamo mudan ayuu ka mid yahay.
Somali o dhan way inay ixtiraamta ninkanoo kale sheekh mustafe oo kale.
Dadka magaca leh ee waawayn
I love u Adeer ❤️🥰
hareeri waxa ku xusuusta warka marku dhameeyo ayu kuso afmeera waxa ugu yaabka badan ee dunida
C/salan hareri wariyha kaliya ee aan ku dhydoo
MADOONAYSAA BARASHADA QURAANKA KARIIMKA AH PROFILE KAYGA SOO BOOQO HALKAS AYUU YAALLAA WHAT'S UP NUMBERKA AAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTO MAHADSANID
Markan ku arko waxan xasuusta ceebti mustafe martan abdisalam mayi aheen in u ku arko
Cabdisalan weriye sare
hhhh wlhy wuu iga qosliyey .
banking and officer waan jeclaaa
Wariye baro sida Su’aasha loo Soo Koobo?
Waxa isaga ka khaldan comment Iyo Question
Haaye british zxp dhagayso warka oo kolpa ha dhex galin sheekada hadii kale la waraystaha waad gaagixinaysaa sidaana xog badambaa ku lumaysa
hereri waa jeclay waa wariye codkaka waxaanu hal hays uleeyey haaye ye haaye
Wareysiga waxaa nahda ka qaaday wariyahan aan laga hadli karin 🤔
Sax sare noo weeydi Hareri maxoow utagiwa yey Jowhar Janada aduunka?
Haaye haaye haaye
Please tell Mr. Hareer that he was my crush as a little girl🤣🤣 mise Somalidu crush ma qoraan😂
Kkkklkkk .hostad aya ka jecleed
@@djabdi1830 🤣🤣🤣🤣 haa sidu u egka xitaa ma aqoon codkiisas weyn ayaan ka daba dhacay I guess kkkkkk back in 2000s. I still like men with deep voice…..manly voice😂niiq niiq layaasha iga ilali
@@CryMeARiver13 lol waad iska heli insha allah
@@djabdi1830bari hore kkkk
@@CryMeARiver13 🤣🤣🤣same here I don't like niiq niin le
Biritish magac mahee halagaa badalo
32+24= 56
Hareeri waa legan ween
Haaheey hereri
Saaxiibkiina isumagac ayaan nahay
Wallal somali. ama wadani isu bixi
Lkn codka maqli myneee
Hereri waa kusalamaya
Wcs kkkkkkkkkk 👌♥❤m.g
mr birithish saaxiib abdisalan talo ka qaado markaad barnaamij dad u sii daynaysid adiga laftirkaagu ixtiraam dadka, waayo waxa jirtay barnaamij aad ka qabatay ka waalan ee martin oo wuxuu doono ku hadlaya marka dambi dhaaf ilaahay iyo ummadiisaba ka dalbo ummada waxaad u tabinaysana ka baandhee. waa iga talo mr brithish ayaan la hadlayaa.
A
Mr Somali land😂 Xamar ma tagtay waydii taa EnglishManow🎉