Waayo-Arag: Jabintii jeelka madheera Q3aad iyo Maxamed Saleebaan (Badhye'e Cune)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Codka Bariga Afrika

ความคิดเห็น • 29

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 ปีที่แล้ว +4

    Walee libaaxyo ayay ahaayeen rabbi how naxariisto dhamaan mujaahidiintii shahiiday inta noolna gobonimo inshalah

  • @munam.a5179
    @munam.a5179 5 ปีที่แล้ว +6

    Alle cimriga haku dheeereyo mujhid intii dhimatayna alle haunaxariisto 😿😿😿🙀🙀

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 5 ปีที่แล้ว +5

    Mujahid afweyne wuxuu ka mid ahaa ragi ugu horeyay HALGANKA galey

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle cimriga iyo caafimadkaba haku barakeeyo aakhirana halki roon alle hakugu simo adiyo inti xaqa u dirirtayba

  • @cashuurcashuur3317
    @cashuurcashuur3317 16 วันที่ผ่านมา

    Gacan ku dhiiglayaashi ilaaahay xadhigiisa ka furtay eee ku faaana dhigiii muslinka , lma haybtood garanwaaa ,argagaxisadiii amxaarada u adeegi jirtay wixiii Idinka dhintay ilaahay Naarta haku fogeeye Inta Nolna wejigoodaad ka argtaaa dhiiga ,nacaladii ilaahay idinku dhacday.

  • @shayga100
    @shayga100 2 ปีที่แล้ว

    Dagaaladi sokeeye sheekh ka hadlayay so wareysta

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah libaax illahay abaalkiina jana haka dhigo adeero

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 ปีที่แล้ว +1

    2 aad meeday

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 ปีที่แล้ว

    KUWA maanata dhalinyarada ahi qabyaalad mooyee wax kale ma hayaan IYO af IYO CALOOL AAN DHEREGGA AQAOON BEEN QUDHUN CUQDAD NAXLI BUQDI AYAAYUF DUGAAG AAN FAHMASANAYN WAX LA SOO MARAY WAA KAAF IYO KALA DHEERI

  • @nageyebelieday7158
    @nageyebelieday7158 9 หลายเดือนก่อน

    Tolow 13kii nin ee baxsaday ee Gaashaamo loogu tegey maxay ku warrameen markii la weyddiiyey waxa ay u carareen?
    Maaxaase tolow lagu xukumay

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว +2

    Reer Hargeisa Cuqaashoodii iyo Hablahoodi ayuu Xoreynayay. Gaajo iyo Haraad .......waxuu ka mid ahaa GSG9 isuma Ciirsato is dhaarsaday inay Haweenka gabiiley iyo Ganacsatada Hargeisa ama Ardaydii Hargeisa. soo Furtam waaba Ranbo 3.

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 ปีที่แล้ว

      Woxoga ina gumed nima ahba kamuuqata

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 ปีที่แล้ว

      Doqon baad tahaye,magaca reer sh isaxaaq,lama kala reebayn.
      Waxaa diyaaradii gaani laga soo laalaadiyey nin reer miyi ahaa oo ugaadh cumar ahaa,oo ciidanka snm soo ag mareen.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      @@jamaciise9199 Gaani inan gumeed ayuu ahaa taliskii Mareexaan difacay laakiin sixun ayaa loojebiyay

  • @nabiilosman4583
    @nabiilosman4583 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxnii waaba qof walan

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 5 ปีที่แล้ว +1

    Libaax halgamay

  • @abdij4602
    @abdij4602 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walahay tasookale banarkay oo ina Kahin Iyo siciid doob kukala dhacday kkkkkkkk

  • @wizkhalil3515
    @wizkhalil3515 5 ปีที่แล้ว +4

    Lipaax🤣🤣

  • @majedismael6056
    @majedismael6056 2 ปีที่แล้ว

    Kanni waa Ehlu dacaam 😂😂

    • @dacarabdi726
      @dacarabdi726 2 ปีที่แล้ว

      😹

    • @dacarabdi726
      @dacarabdi726 2 ปีที่แล้ว

      Qurbacii dhaylada ahaa miyaa ka yaabtay 😹siduu umacaaneeyay
      Badhye cune ayaaba la yidhaa

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani cunto ayuun buu ka sheekaynayaa maxaa qaldan? kkkkkkk

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 5 ปีที่แล้ว +4

      wuxuu kuu sheegayaa isaaq in ay isuwada heelanaayeen oo shacabku saaciday oo ayna sidiina isu basaasin oo la gumaadin

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว

      Tujaartii iyo Aqnnyahanadii Hargeisa ayaa Ragii Togdheer Hadh cad ka Badbaadiyeen Dilkii. iyo Bahdilkii. .......Danbarkeeda Maandeeq Ragaan Doonin baadham...

    • @onlyme2019
      @onlyme2019 5 ปีที่แล้ว

      Eric Pascal sxb waad iga qoslisay runtii waxbaana ka jira hadalkaagaa lkn marka qosolka iyo kaftankaa laga yimaado halaag iyo hoog ayuu soo maray ninkan iyo dhamaan snm geeri iyo naf ka quusasho,cabsi, naxdin, welwel, silic iyo darxumo ,hadaba bal qiyaas nin xanuun, gaajo, guure iyo socod aan dhamaanayn, cabsi iyo cadow xoog weyn, oo ay hadana ka yartahay dhamaan nafaqooyinka jidhku u baahan yahay dhiga,minerals,protons, energy, calcium iwm maraa ninka diiftaa iyo towstaa faraha badan qabaa haduu hadana gaajo iyo mashaqooyin kale u raacaan cuntadu qiimaha ay inala leedahay iyo tiisu aad bay u kala fogyihiin,bal hada qiimee dagaalka iyo faqashta wuxuu uga hadlayaa sidii wax aanu waxbaba iskaga tirinayn oo la dhirdhirbaaxayo geesinimadiisa

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว +2

      @@onlyme2019 kkk Add ugu Fiirso kuwa Reer Hargeisa waxaa Hadal kooda u baddan Gurigii Hebel baanu ku Qayilaynay...oo u Shaqayn Jirey Unishef.kkkkk. Waa Sheek Dhedig. ... Kanni waa HJ.waxuu ku jirey Ragii lixlle Xushay Inna Mohamed casse LXLe. asna HJ & Kalle waa Muuse Cabdalle. Das ist Wast Wie GSG 9 .... Sagaalka aan isu Nixin ... waa Qaab kii Jermalka uga Furteen Diyaaradii Xamar 1978.

    • @samadoonmediaproduction300
      @samadoonmediaproduction300 5 ปีที่แล้ว

      Qudhac