Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 95

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 ปีที่แล้ว +13

    Wale dalkan dhibata loo so maray ragna xamar bay u hanqal tagayan snm ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @eidjama437
    @eidjama437 4 ปีที่แล้ว +27

    Lixle was a such a badass general ,may allah swt rest his soul in peace and make a place in jannah .

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 วันที่ผ่านมา

    snm dhmantod inti dhimatay iyo inta nolba ilahay casawa jala Abalkida janatul fardosa Aclaa haka dhigo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohameddahir9257
    @mohameddahir9257 4 ปีที่แล้ว +17

    Mucjisooyin badan baad nooga sheekaysay adeer ilaahay haku barakeeyo♥️💯💯💯

  • @Twa917
    @Twa917 3 ปีที่แล้ว +10

    Abahay iyo 2 walalaha ah oo 18 iyo 20 jir kala aha
    Ayaa halka nagaga dhintaya
    ❤️❤️❤️☺️❤️👍👍👍👌

    • @cabdalemaxamed7090
      @cabdalemaxamed7090 3 ปีที่แล้ว +2

      Aʟᴇ Jᴀɴᴀᴅᴀ Hᴀᴋᴜɢᴜ Tᴜsᴏ🤲

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle haw naxaristo.

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 ปีที่แล้ว

      Alle haw naxariisto ❤

    • @YaxyEAhmeddaahir
      @YaxyEAhmeddaahir 21 วันที่ผ่านมา

      Allah swt ha u naxaristo lakin bayj walba oo aad ledahay .mgaca aabo ku qoro

  • @fathiibrahim8186
    @fathiibrahim8186 2 ปีที่แล้ว +3

    Martyred lixle may ALLAH have mercy on his soul rest in the heighst jenah alfordose

  • @Twa917
    @Twa917 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alaha alahu akber👍👍😭😭😭❤️❤️💓💓💓

  • @bhbrotherhood6030
    @bhbrotherhood6030 ปีที่แล้ว +3

    Mj Lixle alle Hakuu Naxariisto Adeer ....

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 4 ปีที่แล้ว +11

    Waa waxyaalaha loo baahanyay in ubadka yaryari bartaan taarikhada wadankooda jamuuriyada barkaysan ee somaliland guul iyo gobanimo

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay cimriga iyo caafimaad ka ha kuu siyaadiyo Adeero. Intii dhimateyna Rabiyoow u naxariiso

  • @xamaamomuuse4984
    @xamaamomuuse4984 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy ha unxristo marxuum lixle isaga iyo intii dhimatyba amiin amiin

  • @cartoons2018
    @cartoons2018 4 ปีที่แล้ว +14

    Mujaahid Aadan Ruush runtii taariikh loo baahnaa ayaa laga Weeleeyey, taariikhda sidan oo kale ha loo uruuriyo. Waliba Saab Tv waxaan u soo jeedin lahaa in Aadan Ruush iyo ninka kaleba aay kaxeeyaan oo jeelkii geeyaan iyo illaa tuulooyinkii aay sii mareen oo mid mid uga soo duuba.

    • @mohamoudwarsama5792
      @mohamoudwarsama5792 4 ปีที่แล้ว +2

      Mujahid Abdi Kaydsane Bulbul Madiixi ha raage waa halgam yaash Dalka xorriyay, danbigiisa Allah ha dhaafo.

    • @cartoons2018
      @cartoons2018 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamoudwarsama5792 waa run Keydsane isna waa halgamaa taariikhdu xusi doonto oo dalkiisa iyo dadkiisaba u daggaalamat runtii.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 4 ปีที่แล้ว

      Uduceeya intii idinka dhimatay in ilaahey u naxariisto. Laakiin ina Godane oo ISAAQ ah oo 30000 oo hawiye ah diley kama hadalno waayo xisaabtiisii maanta ayuu heystaa waa isaga iyo ilaahey. Laakiin idinku 24 saac siyaad barre ayaa nalaayey ayaad ku heysaan waar xisaabtiisii wuu heystaa ee dembi haka gurina,, hadda sida xaalkiinu yahay waxaa hubaal ah inta aad somaali ka carareysaan inaad Oromo iyo Amxaaro hoostegi doontaan. 5 markab ayaa idinku soo socota ee lasocda.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Yusufxasann adiga oo mahadsan, hadalkaagu dhexdhaxaad ma aha, taariikh kuma salaysna, horta haddii Aad daacad tahay, kama hortimaadeen marka laga hadlayo taariikhda wixiii dhacay, kumay gubteen, kamana xumaateen, waayo taariikhdu waa taariikh, illaa dagaalkii kowaad baa iskuulada lagu dhigtaa, oo maalin walba la xusaa, D DAY oo xeebaha normands laga degay baa la xusaa, Abdilqadir intaas oo film iyo Buuug baa laga qoray, those who cannot learn from history are doomed to repeat it ( George Santayana)
      only a good for nothing is not interested in his past ( Sigmund Freud), Sabab ayaa jirta aad u diidayso, taariikh laga hadlay, Somalidu waa is taqaan, isku dhuuman mayso.
      Tan ninka Aad ku sheegtay inuu 3000 Hawiye dilay, waa beentaa, xarakada waxaa dadkan kaga jira, 1% kama aha, maxaad u sheegi weyday kuwii Zoobe dadka ku laayey, tan kale ninkaasi ma madaxweyne ayuu ahaa, Ina Godane ma cashuurtii dadka ayuu uruursan jiray, ma xil baa ummad u Hayes, miyuu u dhaartay waddanka inuu difaaco iyo dadka, adeer Ina Godane inta Aad ka hadlayso, Hassan Daahir Aweys sowkan Xamar jooga, adigu Hawiye ma tihid, wallaahi inaanad ka naxayn, waadse ku afgobaad sanaysaa.
      Oromada iyo Amxaarada aad sheegayso, Djibouti oo naga dad yar, naga dal yar may qabsato, shalay sowdigii lahaa China ayaa qabsanaya oo Taiwan ka cadhaysan, waligaaba naacs naacdaa wad, Illaahii Afweyne riday iyo wixii la socday baan u mahadnaqaynaa, nagu soo noqon maayo, isaga iyo Guulwada iyo Maxamed Cabdi Yusuf, Allah nakala furay, ama Xabashi hay cunta ama Oromo, its not your business.

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 3 ปีที่แล้ว +13

    Lixle 💪🏾 is all SNM

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilahay cimriga haydiin dheereyo adeeryaal

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +6

    Real history

  • @mukhtaardhako1053
    @mukhtaardhako1053 ปีที่แล้ว +1

    illaahayow naxariistii janno hasiiyo geesiyashi SNM

  • @sakariyesultan5612
    @sakariyesultan5612 3 ปีที่แล้ว +7

    Legend Lixle for Ever🙏

  • @akae5153
    @akae5153 4 ปีที่แล้ว +8

    Kayse Ahmed Digaale waa unprofessional journalist walahi dadka aad waraysanayso ee waqtigooda qaaliga kusoo siisyay si ixtiraam leh ayaa loola dhaqma waaxay ninkan dadka maagaya ee indhaha ku gubayaa

  • @haybeyare3952
    @haybeyare3952 ปีที่แล้ว

    SNM FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdalemaxamed7090
    @cabdalemaxamed7090 3 ปีที่แล้ว +3

    Sɴᴍ 🤞🥰

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa nin uso dhintay dalka iyo nin hawlyari ku dhergey laakiin waa lays kaga daba imanaya

  • @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
    @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah snm geesiyad

  • @idirisabdiyousuf7946
    @idirisabdiyousuf7946 3 ปีที่แล้ว +7

    Taariikh waa lama.huraaan

  • @Subeer-w3n
    @Subeer-w3n ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido Adeer

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikh xusid mudan

  • @AnwarHassan-o8j
    @AnwarHassan-o8j 5 หลายเดือนก่อน

    Old the Good guys Gone documentary cajiib ah bay ahayd iyo huubada ragii kasoo hadhay ee sheeganaya mujahideen subxaanala

  • @Twa917
    @Twa917 3 ปีที่แล้ว +2

    Xooga cidanku wuxuu ah
    Reer miyeee

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +2

    Dagaalkaa SNM xaqbuu ahaa wayo waxad kagaranasaa sida guusha ilaahay usiinayey SNM manta xoriyada iyo nabada ilaahay ayaa ina siiyey laakiin waxa usobob ahaa SNM oo aytaageerayan shacbigoodu miyi iyo magaalaba somaliland guuuuuul SNM guuuuuul

  • @munamaxamed589
    @munamaxamed589 3 ปีที่แล้ว +3

    Ale ayaa mahad leh oo cadowgii naga qabrey

  • @ismailjama5409
    @ismailjama5409 3 ปีที่แล้ว +1

    Huseen Ismacil. In labuuray

  • @zadaammagafe596
    @zadaammagafe596 2 ปีที่แล้ว

    Halgankii xalazha ahaa😍

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว +8

    Mar 2aad bay Somaliland xorayn u baahantahay free Somaliland from The rainbow 🌈

    • @colmlander3447
      @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaarwayne cidlaad ka hadshay

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 7 หลายเดือนก่อน

    Snm waxay ka bilamantayba dilkii abdilahi xaji siciid

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 3 หลายเดือนก่อน

    Anagana kuu shegayne waa logu Tala galay in jeelka la jabiyo kuwa ka sarayay maxabista waxaa ka darnaa sarakisha dowlada oo ogayd in Mar uun iyagana la xiriy waanu u fududaynay ciidankii qaad mashqulin ah baanu siinay

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 4 ปีที่แล้ว +3

    Asw waxaan aad u jeclaan lahaa iyagoo madaxa kor u qaada fahmana halka maanta aduun maraayo kana hadha wixii dhex maray reerka somali la yidhaa. I believe if his or their second vision working they wouldn't talk about that staff wake up. Oo daraaseeya aduunka iyo meesha wax marayaan and Allah yahfidkum

    • @nuur3272
      @nuur3272 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyagoo aya ah ayaad la hadlaysaa?
      Maan gaab tahaye reer somali la yidhaa is dilay wuu ka waynaa wixii ka dhacay dhulkan. Dad shicib ah oo dawladoodii iyo calankoodi second class citizen looga dhigay ayaa la ka dagaalamay tacadigii lagu hayay.

  • @ismailjama5409
    @ismailjama5409 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninlabuuray ha ilaabin

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

    Guusha Dhakhaatiirta Somaliland....Dhaktar heer Caalami oo aad loogu farxi karo , Hargeysa , Somaliland Masha ALLAH th-cam.com/video/bFN9tjyt3kk/w-d-xo.html

  • @MohamedAhmed-yd5cw
    @MohamedAhmed-yd5cw 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa ayaandarro ah in meeshii waxaasoo dhibaato ah loo soo maray ay koox magacyo kale wadata laakiin habdhaqankii faqashta leh ay daaqada ka soo galeen oo halkii 80nadii la joogey dalka ku celiyey!

    • @ufsland
      @ufsland 4 ปีที่แล้ว

      Shaqaaale aya tahay wa in laagu hogamiiyo dalka laagu ma amiini kareeyo sxb iska shaqeeyso anaaga ku ilaliin qaraanka am xamaar iska tag siidi siyasintiini kale bubba ka mid ah

    • @liiii736
      @liiii736 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ufsland heego buuqaga batay cid tan shaqlo ka ah waa la ogan doona 4 ta halku ku hadhay dhamayso Wixi ka dambeya ama nabad aya uga dagi ama 94 lolaban maryaaloolow ak47ba shaqayan

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan digaale waraysi garanmayo

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariikha ahaa cajiibka ah ee qarankeenan somaliland losomaray waa in aad dhalinyarada aan bari dhalan aad logu sharaxaa oo looga sheekeeyaa wayo xoreynta dalkeenan somaliland halkan iyo dagaal qadhaadh ayaa losomaray oo Malayalam kalidii taliskii siyad bare oo xasuuqayey gobolada somaliland kamid ahaa yeen hargaysa iyo burco diyaarado ayaa lagu duqeeyey laakiin markii dambe ayaa ciidamadii SNM jabiyeen kalidii taliskii siyad bare dalkan somaliland xoreyntiisii iyo nabada aanu haysano ilaahay ayaa nasiiyey laakiin waxa usobob ahaa SNM guuuuul SNM guuuuul SNM guuuuuul SNM guuuuuuul somaliland

  • @najiibnaajiyo8820
    @najiibnaajiyo8820 2 หลายเดือนก่อน

    Ejbl❤😂yon job search 8😅😮😢

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxay ku tuusasa wadanka loso maray

  • @mohamudnur1575
    @mohamudnur1575 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk Odey Ducaale baa horey ugu daalay Barnaamijkii “Cuqdad-Reeb” Taariikh aan SNM aheyn ma lihidin miyaa? Mujaahid Marqaansan

    • @abucubayr8517
      @abucubayr8517 3 ปีที่แล้ว +3

      Faqash foolxumo aduunyo aamus

    • @ubahmohammed2770
      @ubahmohammed2770 3 ปีที่แล้ว +5

      Adigu hadaanay ku khusayn maxaad u daawanaysaa. Waxani waa history

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 7 หลายเดือนก่อน

    Jeelku waa runtiye waa dheeryahay albaabkiisuna culayska 20 qof haday is yidhadan riixa wale inanay riixi karin meeshu waa cadab

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 4 ปีที่แล้ว +6

    Adan suleyman dhagayso anba iska bax 😂

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 ปีที่แล้ว

    Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?1!@

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 หลายเดือนก่อน

    Sçw scwscw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw

  • @osmanelmi9710
    @osmanelmi9710 3 ปีที่แล้ว

    Bbubh

  • @ciisecabdulahi2574
    @ciisecabdulahi2574 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaa mandheera oo ku yaal badhtamaha somaliland somaliland ma waxa uu u yaqaan hargaysa iyo berbera aqoon la aan baa ka haysa dalka kkkkkķ

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 4 ปีที่แล้ว +2

    odayaashan jeel uun bay ka sheekeetan yab war wax umadu idinka faa ido ka sheekeya

    • @vloggers3045
      @vloggers3045 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxa kaa galay adiga munaafiq yahow

    • @adansuleyman7495
      @adansuleyman7495 4 ปีที่แล้ว

      @@vloggers3045 ha cayin ilma xaaran ya kalb

    • @jibrilmohamed1561
      @jibrilmohamed1561 4 ปีที่แล้ว +1

      Niyow adan saleeban xishood halkan hadal kagama banane dhagayso adigoo edeb leh ama ka tag hadadan donanynin rag baad aderadood cayaysa miyaan cidi ku dhalinoo aanad cid ka dhalan from Utrecht Nederland

    • @mali7297
      @mali7297 4 ปีที่แล้ว +7

      @@jibrilmohamed1561 wll waa reer somalia
      Miyaanad fahansaneyn
      Waxaa dhibeysa halgankiii
      Qaranka loo soo marey
      sababtoo ah nin
      reer sh.izxaaq ah sidaas uma hadleen

    • @jibrilmohamed1561
      @jibrilmohamed1561 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mali7297 wlo kani cidu yhyba waa ku saqajaana dhibaato u gaar ah ayaa haysta ninkii jecel iyo kii xunba alxmadulilah guul baynu joogana m ali😍😍😍😍😍😍😍

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 3 ปีที่แล้ว

    Yaab! Isaaq taariiq dagaal ee aan kii siyaad bare aheen malaha miyaa? Oo ingiriis, Ethiopia iyo talyaani ma raaciy dabajoogtaa ayey ahaayeen?

    • @zechariahjama4803
      @zechariahjama4803 2 ปีที่แล้ว +1

      Ragii Ethiopia dagaalamaay oo cunto iyo maal ba kalikood xagoodu ahayd waa rag isaaq waryaaa... Somali meel ay dagal ka gasho oo anay ugu cadcadaayn wali lama sheegin

    • @ilayscmr1800
      @ilayscmr1800 2 ปีที่แล้ว

      Rag waa kuwii Ethiopia ka saaray Muqdisho iyo Somalia halka Isaaq uu taageeray Ethiopia ee Isaaqland
      Waan ogaan halkaad 3diina xisbi qabyaaladeedku madaxbanaani idingeeyo

    • @zechariahjama4803
      @zechariahjama4803 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ilayscmr1800 kaw Adeer 77 ragi dagalamaaya waa ISAAQ uun ee aamus tariikh na haysid.. Dhulka Somalida ISAAQ baa xoraynaaye

    • @ilayscmr1800
      @ilayscmr1800 2 ปีที่แล้ว

      @@zechariahjama4803 war maxaad soomaali xoreyseen oo xoriyadii isaaqland waxaa idinkaga naxsaday ingiriis idinkoo Howd iyo Reserve area, inaad iga warbixin London u aaday. Maxaadse 77 ka aheyd aan ka ahayn qaaqle qaad walaa oo afweyne basaas u ah oo dagaalgelihii naqshadeeyay Waa General Galaal, kadibna Ciro ayaa tageye. War Isaaq weligaa gumeysi raac calooshii i shaqeystaa yaad aheydeen oo waa idinkii ilaa Burma lla idingeeyay. Beenta joojiya oo inagaa dastuur, calan iyo Dowladnimo idiinkeenay oo Moos iyo baastaba idinbarey, ilaa iyo calooshiis u noolayaan baatihiin Xamar u soo dhuuni yimaada sidii xoolo naqraaca orodoo oromada idinku soo qulquleysa dhulka ha idinkala wareegto.

    • @casuuseahmed979
      @casuuseahmed979 10 หลายเดือนก่อน

      Caruurey xaar cad 77 dagaalki u horeyay ee ethopia lagu qaado ragi 50 gaadhi oo siisa ah iyago Wata oo efan tari iyo hubkoodi iyo
      Gadiidkoodi dagaalka
      Wata dagaalka tagay ayay ahaayen isaaq
      Iyado nin kale oo somalia ah oo
      Dhaqaaqa la waayay
      Marki danbe ayay somalida kale iyo
      Dawladiiba so dhiiratay
      Ma imikad na baranaysa awoow

  • @afendibrochannel9944
    @afendibrochannel9944 4 ปีที่แล้ว +1

    Ujeedada looga sheekeynayo jabhada filinkale ilma XAAR XEJIS😂😂😂😂🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕

    • @mohameddahir9257
      @mohameddahir9257 4 ปีที่แล้ว +3

      Caqligaad Ka wasan tahee hadaladiisa markaad ufiirsato waxa ugu badan gargaarka ilaahay ufidiyay so many times ALXM allahbaa mahadleh usoo gargaaray oo wakaa manta Ka sheekaynaya adna qadhmuun baa tahee ogow in dalkan xaq loogu soo dagaalamay xaquna wuu guuleystaa

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว

      Cuqdad u dhimo