Barnaamijka Waayo arag Q1aad. Jabintii jeelka Mandheera ee 1983

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Codka Bariga Afrika

ความคิดเห็น • 109

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 4 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha u naxariisto intii ku shahiiday halgankii xalaasha ahaa ee bakhtigii faqashta dhulka lagaga xoreeyay. Illaahay inta ka nool mujaahidiintii SNM SNM caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban ha siiyo. SNM FOREVER!

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +4

    Mujaahid ilaahay cimri gaaga ha dheereyo afweyne

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 5 หลายเดือนก่อน +2

    All of them Garxaajis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @abdirahmanahmed4705
    @abdirahmanahmed4705 4 ปีที่แล้ว +5

    Gashaamo iyo snm! Mujaahid tuulada aan soo marin ma jiro.

  • @awilwarantaag8263
    @awilwarantaag8263 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan odayga ah waxbadanbaa ka qaldan taariikhda rasmiga ah waxa ka warramay muuse nuur amaan saab tv

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +2

    sayiduna nabiuna muxammad
    s n m

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 5 หลายเดือนก่อน +1

    Garxaajis is not easy 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 5 ปีที่แล้ว +3

    wuu halmaamay marku yidhi waxaan ku biira snm 1986 laakiin jeelka waxaa laa jebiyay 1982 haka in weriyahu saxo yay ahayd

    • @yusufaxmed2590
      @yusufaxmed2590 4 ปีที่แล้ว

      Adigaan fahmin 82 yidhi waa ku biiray waa Ragii u horeeyey 86 ayaa la jebiyey sxb

    • @shakurshire7252
      @shakurshire7252 4 ปีที่แล้ว

      waa beenaale odaygani wuu maqlay sheekada.

  • @mustafealanle9896
    @mustafealanle9896 5 ปีที่แล้ว +8

    Afwayne waa geesi reer caynabo ah snm

  • @kaawagoday
    @kaawagoday 5 ปีที่แล้ว +9

    Tariikhada ma naxdo iyadana is sheegto .
    Siyaad la bixiyay ee Somaliland ka waxay u dagalamayeen inaay wadanka kala gooyaan mise in AFWEYNE wadanka laga Xureeyo ?
    Waxaan jeclahay reer Somaliland dhaman waana ku faraxsanahay horumarka aay gareen dhan kasta balse waxa naga dhexeyo dhiig iyo dhalasho mana aminsani in lagu qasbo inaay ka mid ahadaan Somalia 🇸🇴 waayoo qasab AFWEYNE ayaa waxa ku keeni wayay lkn waxan jeclaan lahaa in la wada fariisto si shuruud la’aan ah oo aan u daneyneynin siyaasiyiinta dhiig cabta ah ee calooshod u shaqeysta yaasha ahi .
    Waxaan ku heyahiin karnaa inaan Fedral Xiong leh noqono ama inaan isu fataxeeno si calool fiyoobi ku jirto .

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 ปีที่แล้ว

    Geesiga...BIRTA..Ah
    S N M
    Guuul

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +19

    alla maxa geesiyo naga dhashay ilhow noo daaaa walee waxasa rag lagaa yidhaahda wow dadkan waxa loo soo maray wax yar mahaa ilahay janada iidin wyadiiyay dhaman snm guuusha ifka heshe taa aakhiro ilahay ha idin siiyo walee ilahay baa inala jiray 20muminiin ah oo xaaq ku dagalamaya ilahay maa laaig buu ku xoojiyaa guushana iyaga leh bal kawarama somaliland maydka inta miyiga lagu soo dilo ayaa burco la soo dhigay in la soo dawado markaasa weliba dadka soo dawada ayaa la xidha caruuur iyo dumar markaasa laagu soo furta lacag 500 shilin somali markaas ahayd calashan maydka aan soo dhigay maxad u soo dawatay bal hadanu doonayn in la dawado muxu u so dhigay waxa soo dawaday waa caruuur dhowr iyo toban jira ka ugu wyan waana la xidhay bandowga saaran umada ooo kala xanibaya subxan Allaah wixi maxa u danbeyey in maydkooda duqsiga ka duulo inay silcen badankoodana gaacanta lagu dhigya lakiinse snm weliba maxaabiistii waa sii dayeen sheekadaas halaga sooo waramo qofkii xaqiiqdeeda hayaa manta somaliland calanka towxiidka sudhan lacagta baanaanka taalaa wanaagii aduunka way haystan hadana qaar baa weli yuuusaya war shukriya dhaman ilahay intaa u sujuudan ducaysta ducada lafteeeda waa cibade Allah dulilah ilahii igaa dhaliyay isaaaq ragaasna na siiyay nabadana noo dhaliyeen baaa mahad iska leh geeeeeeeeesiyada dalkaygow noolada dadkeeni kale la inagu dirayna way laa heshiiyeen oo heshiis bay la galeen walaalnimadii nalaga baabiiyay bay noo soo celiyeen ilahow snm dhaman janada geee

  • @mubaarigmansuur8773
    @mubaarigmansuur8773 4 ปีที่แล้ว

    Rag adag ayaad ahydeen wlhg aalr haydin sharfo mujaahidiinta snm abaalkiina aakhiro inshlh dadbaad ubaxdeen runtii

  • @abwaansamakaab6120
    @abwaansamakaab6120 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla waxu fulay sanaa hanagu taataaban kula muuse biixi oo madax weyne ah ayaa meelaha uu duqeeyay ka sheekaynayay asagoo shacaba ayaa ka xishoonayaa inuu sheegto dagaalkii ithiopia siduu kabcada weeraray kii somalia na wuu Ku faanayaa bilaa acli

  • @saleebaancismaan5998
    @saleebaancismaan5998 2 ปีที่แล้ว

    Weriyow.taariikhda.khaladka.kadaa

  • @mofood3327
    @mofood3327 5 ปีที่แล้ว +2

    Ragi rag ahaaa waakuwaa😭

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 ปีที่แล้ว +9

    Dalka dhibtas loso maray ee mujahidiintii inaga horeyay dhiigoda u horeen yanaynu dayicin dhalin yaro hadii.kle halkii kuwii inaga horeyay lagu qaniina nayla ku qaniini doona inaynu dalkena ilashana ino balana miwadiniin

  • @xuseenmoh9529
    @xuseenmoh9529 3 ปีที่แล้ว

    Kahanayso

  • @saleebaancismaan5998
    @saleebaancismaan5998 2 ปีที่แล้ว

    Garxajis.futada.habar.awal.buuxorayey

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    Halgankii xalaasha ahaa ee faqash lugu qaaday

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 4 ปีที่แล้ว

    Wariye, taariikhda ha qaldin. Hawlgaladii buuraha maad illowday. Dilkii taliyihii NNS ee Hargaysa maad illowday, wariye. Hawlgallada ugu wayne waxay ahaayeen qabsashadii Burco iyo Hargaysa. 3da aad sheegtay waa ka mid hawlgallada, laakiin maaha kuwa ugu muhiimsan.

  • @mubaarikadaan
    @mubaarikadaan 5 ปีที่แล้ว +4

    Thank taariikhdu waa miihiim

  • @mustapheahmedmire8754
    @mustapheahmedmire8754 4 ปีที่แล้ว

    Tarikhdan saab tv ban ka dawday iyado nin kle ka shekynyo isku sii uga shekeyn mayan 🤔 maxa qaldan?

    • @guledtaajir330
      @guledtaajir330 4 ปีที่แล้ว +1

      nio ma aragtay waxyabo badan ba isdaba marsan

    • @mohamedhassanawrdoon6870
      @mohamedhassanawrdoon6870 4 ปีที่แล้ว +2

      Farqi wayni uma dhexeeyo keliya wa hab sheekada
      Qofba sibuu sheekada uga sheekeeyaaa

    • @abdisalanhassan1700
      @abdisalanhassan1700 4 ปีที่แล้ว

      sadex nin oo ka sheekaynayaa ayaan arkay lkn midba si kale ayuu uga hadlayaa taasna waxaa sababay wax record ah ama Documentry ah lagama duubin waagaas

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +10

    AX
    ILMA IGA TIMI WLHI

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 4 ปีที่แล้ว

    Asc. Wariye. Hawlkgalki. Hargeysa. Ee. Lagudiley. Taliyihii. Nns. E. Lagu dilemma. Iyo. Dagmo laqas. Miyaad. Ciid. Ka. Noleyn. Radi de

  • @xaajixuubsireedxaajixubsireed
    @xaajixuubsireedxaajixubsireed 4 ปีที่แล้ว

    Hayeey gaani iskajira

    • @cawilayaanle2440
      @cawilayaanle2440 2 ปีที่แล้ว

      Gaani sowtii casharka loo dhigay...kkk

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 2 ปีที่แล้ว

    Halgankii snm ma waxuu ku dambeeyey abaarso hoyga khaniisiinta

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤SNM❤

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 5 ปีที่แล้ว +2

    Wll qaybta labaad soo dadajiya dee waan sugi kari laayahee

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 5 ปีที่แล้ว +8

    Wll mee qaybtii labaad wali waan sugi kari laanahee dee

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว

      WLHI
      BLHI
      TOLHI
      SAWIRKA KU YAL GACANTYDAN KU SAMEYRY
      FCBK i ugu horeye so dhiga wuxa ku koran KAHAY GADHKO KAJOG GONYAHA

    • @abucubayr8517
      @abucubayr8517 5 ปีที่แล้ว

      @@puresomalilanderberberawi494 nin rageed baa tahay sxp

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 5 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid lixle hogamiyihii jabinta mandheera mujaahid koodbuur hogaamiyihii hawlgalkii birjeex mujaahid cadammi hogaamiyihii hawlgalkii afduubkii diyaaradii somali airlines ya waxas oo taariikh hibo ilahay u siiyay marka ya maali jirayeey ay noqoto markasa lakal bixi doonaa inta kale cid waliba tariikh aanay lahayn ha iska qorqoroto

    • @abdulahiahmed5067
      @abdulahiahmed5067 5 ปีที่แล้ว +1

      ciid ciise maxamed
      anaga waa noo xisaabsan yihiin mujaahidiintii noo soo jihaaday lixle qorshahuu sii dhigayay jebenta jeelka ciidankana /raxmaan mohamed case ayaa watay laakiin kuuma xisaabsana somali airlanetii cadami iyo baashe diig baa afduubay laakiin baashe diig adiga kuuma xisaabsana laakiinanagu cadami waa ognahay inta nala reerka ah ama jifida ah ma xisaabsano

    • @ciidciisemaxamed7222
      @ciidciisemaxamed7222 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulahiahmed5067 been maha wa sida aad sheegtay de mujaahidintu hawlgalada way wada fulin jireen lakin sxb de hogamiyaha hawlgalka aya badana la xisabiya guul iyi guul daraba marka tan ka hadlaya wa taa tiroba seddex hawl gal aya qolidiinan hogaamiyiyeenoo ilahay amarkii sedexdiiba fashil ayay ku dhamadeen dagaalkii buuraha ku dhawad 120 mujaahid aya ku dhintay isku daygii dilkii gaani fashil hawlgalkii ay ku so baxday fucking ya abu riim marka sxb haybad aya lo kala laha dagalka kuna darso de anaga dagalka inta ugu badan wadnay snm 12 fadhiisin ayay lahayd 8garxajis aya laha 2arab 1sacad muuse 1habar jeclo marka sxb de wa iska cadahay wax lakin hada idinka aya sheegta bahasha kii sabayada dubayey iyo kii maalin warqad lo dhiibay wa mujahidiin wa wayn marka tarikhdu been ma sheegto 10 hawl gal e snm ugu waynaa wa halmeeluun ma garatay

    • @Internut1985
      @Internut1985 5 ปีที่แล้ว +2

      Ciid Ciise Maxamed Haragwaafi ninkii Jeelkii Burco jabiyey ee lasoo baxay Sarkaalkii Ethiopianka aha

    • @mohamudawmuse701
      @mohamudawmuse701 5 ปีที่แล้ว +1

      Reer afkala waa hungiri yoonis faan weynaa

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 ปีที่แล้ว

      @@ciidciisemaxamed7222 Garxajis waa qabiilka kaliya ee Isaaq ee aan dagaalka ka qayb gellin. 4 sarkaal oo saaxiibadood ka daba tegay ayaa SNM kaga jiray. 4taa ayay dadka ku wareeriyeen. Faqashtuna iyagay adeegsanaysay, siday imikaba Farmaajo ugu hanqal taagayaan afarta siyaasi ee Garxajis. Hadday qabiil wayn ahaan lahaayeen Somaliland maba jirteen.

  • @mustapheahmedmire8754
    @mustapheahmedmire8754 4 ปีที่แล้ว +1

    War ninkn in uu ben sheegyo sacdi hawl galki bilowdy marka la weydinyo suasha waa ka dhacaya

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 4 ปีที่แล้ว +1

    odaygan isaga iskugu filan cadayn beenaale waaxid wuxu yidhi 1986kii ayankusoo biiray hadana wuxu ka hadlaya 1983kii waa beenti oo cad odaygan wuu matalaya.

  • @xamseawale74
    @xamseawale74 4 ปีที่แล้ว

    Saw waxaa markay hilib arkaan soo hirmaca Maaha habar yoonis yar iyo wayn lixleey ka sheekaynayaan iyo hilib

    • @hassanxaaji7801
      @hassanxaaji7801 4 ปีที่แล้ว +1

      Waarka xishood reerka sharafta leh ninkan lawaraysanayaa habaryonisba maahee waa nin habarjecla ahe mida labaad lixle habaryonis waa nin ka baladhan oo waa indhihii reer shekh isaxaq waa dhamacdii halganka dhamantaydo waa ku fanaynaa taliyihii garabkii mulatariga ee hubaysnaa ee snm lixle nin ka qiima badnaa snm oo rer shekh isaxaqiba kuma jirin snm lixley ahayd siduu cadeeyay markuu dhintay gudoomiyhii snm madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilanyo siyad barre oo uu xukunkiisi ladagalamayay oo uu kasoo horjestay lixle ayaa geeridiisii ka naxay oo yidhi calanka hos udhiga gesi somaliyedbaa dhintee MARKAA ADER LIXLE HAKU DALIN TARIKHDA XUSTE

    • @hasanmohamed1186
      @hasanmohamed1186 3 ปีที่แล้ว

      Ninka gudcurbuu gudayaa

    • @hasanmohamed1186
      @hasanmohamed1186 3 ปีที่แล้ว

      Ninka maba ah habryoonis waa habarjeclo

  • @mohamedjordan3232
    @mohamedjordan3232 5 ปีที่แล้ว +4

    Codka iska hagajiya tvga

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 4 ปีที่แล้ว

    War isaaqu 30 sanadood ayay
    Barooranayaan waxu rag
    Miyaanu.ahayn siyaad.bare ayaa nalaayay la taagan yihiin
    Iyagoo.basaasiin itobiya ah
    Ahaa nacalad baa hooyadiin ku taal dumar dumar dhalay
    Miyaanay ogayn inuu ina rag
    Dil iyo xadhigba geeyo

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +4

      Isaaq waa geesiyada soomaali.

    • @axmedoogle8076
      @axmedoogle8076 4 ปีที่แล้ว +3

      Haye halkanna miyaad joogtaa si wacan u baro raggii tunka kaa gawracay

    • @axmedjaamac752
      @axmedjaamac752 4 ปีที่แล้ว +1

      Nacas

    • @shaaaficinaasir4657
      @shaaaficinaasir4657 4 ปีที่แล้ว

      qadaad wayn nacas nacas dhalay ah
      Inta dadku intlegenciga kala dhaxlayo
      Idinku nacasnimada ayaad kala dhaxashaan

    • @shaaaficinaasir4657
      @shaaaficinaasir4657 4 ปีที่แล้ว +1

      Raganimo waaragii dawlad power africa ah ka xoreeyay dhulkooda iyagoo ja had ah wali ana

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 5 ปีที่แล้ว +2

    Raganimo.

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab waar ninku miyaanu ilaahay ka baqeyn, waxa uu hadalkiisa ku bilaabay dagaalkii xabashida kama sheekeynayo, balse waxa uu yidhi 1986 ayaan ku biirey snm, 1983kii ayaan xabisiga madheera jabsaney ayuu ka hadlayaa, labadaa taariikhood sidey isku qabanayaan anigu goob joog ayaan ahaa, balse taariikh qofba meel ka sheegto waxba ma kordhiso,

    • @abokorabdidirir
      @abokorabdidirir 5 ปีที่แล้ว +2

      hadaad joogtay ama aad cidanka ka mid ahayd ama aad taariikhda taas ka bedelen hayso nala wadaag masuul ninkani waa sarkaal ciidankii snm ahaa taariikhda intuu hayayna wuu inala wadaagay 1983 1986 midkuu ku biiray annigu ma ogi khaladkuna waa wax dhici kara adoon umada waxaad hayso la wadaagi karin qof umadda dhaxal u reebay ha canjarafayn

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว +3

      1986 muu odhan ee wuxuu yidhi 1982 kii ee wax fahan.

    • @ilyaas3017
      @ilyaas3017 5 ปีที่แล้ว

      Hanagu taaban kulhaa kkkk wuxu jaahilsanaa. halkaas wax ka fiican miyaajira in uu ka sii wado bay Ahayd laba taariikhna way iskeeni lahaayeen lkn wax kale buu ka aamin san yahay somaaliyadii horee. somali somalidilaysa buu ka bilaabay.

    • @muhamoudismail4246
      @muhamoudismail4246 5 ปีที่แล้ว

      Beenaale akbar

    • @ilyaas3017
      @ilyaas3017 5 ปีที่แล้ว

      @@muhamoudismail4246 warkiisu meel loo raaco malahan

  • @xaajixuubsireedxaajixubsireed
    @xaajixuubsireedxaajixubsireed 4 ปีที่แล้ว +1

    Mac nihii farmajo gani kayare

  • @Internut1985
    @Internut1985 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan Garxajis nahay saraakiishii beesha dagaalkii dawladii dhexe lala galay ku dhamaadeen, intii soo hadhayna waxay ku dhintiin kii Beelaha Isaaq
    Alla maxaa geesi naga baxay

    • @wacanmadar7409
      @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +1

      Adeer garxajis iyo laf hoose nama deeqde sland ayaa na deeqda neef ilaahay

    • @abdiwaes2912
      @abdiwaes2912 4 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaa iyo garxajisba was wllhi hadaynu maalin is galno inaanad daroor iyo ramaso kaso sakoonaynayn sidaadii

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiwaes2912 sidii 1994kii 🤣🤣

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r SAWTII OODWAYNE KANEECADU IDINKU MADHISAY

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiwaes2912 GARXAJIS WAA JAARIYADA XAARMAAJO ALLAA KARIIN

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +3

    qaybtii labaad goorman sugnaa tolow ilahay ha idin barakeeye ma sugi karo somaliland ragaas inta nool waa in wax loo qabtaa dadka dalka jecelow wa hero miidhan caawiyaa ragiina idin halgaamay ka dhintayna inankiisa meeshi ku jira ma gubtee oo kale lixle oo hale ina maxamed case ninkan hadlaya iyo kumaan kale

  • @mubaarikadaan
    @mubaarikadaan 5 ปีที่แล้ว +2

    Lkn odaygu cuntunbu kasheekeye

    • @dawladfirdhiye1579
      @dawladfirdhiye1579 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk haa walee ninka maxaa ka siya

    • @mubaarikadaan
      @mubaarikadaan 5 ปีที่แล้ว

      @@dawladfirdhiye1579
      Kkkk

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk wuu ku yara NASANAYAA CUNTADA,, waxaa laga yaabaa in hore loo wareesanba,,,,

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 5 ปีที่แล้ว +2

      Cuntadu saw ma ogid in ay tahay waxa lagu socon karo bal adoo sooman dagaal gal In nolosha lagugu qaban waayo.

    • @sm3237
      @sm3237 5 ปีที่แล้ว

      waad riiyote ruuntu waa maxay tv kkkkkk

  • @abdisalammohamedhussein883
    @abdisalammohamedhussein883 5 ปีที่แล้ว +1

    iidoor cuqdadaysan

    • @wacanmadar7409
      @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +1

      Qhhhhhhhhh faqash la wasay maxaad ku hadli waa ragi ku wasay kuwan hadlaya

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 5 ปีที่แล้ว

    Jeegaan nacaladi idinku dhacday

    • @samsamm5996
      @samsamm5996 5 ปีที่แล้ว +1

      Ma faqash baad tahay kola
      Duriyada ma tihide wejigaa
      Gubay magaratay

    • @wacanmadar7409
      @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +2

      jeegan waad iska maqashay neef adeer sland wlhi inaan cid wax ka qaadeen ina dhilo