1988 Xabsigii iyo dilkii Maka Durdure Nuur Ismaaciil Xirsi Qaybtii 2aad August 17,20202

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @axmedfaarax5819
    @axmedfaarax5819 4 ปีที่แล้ว +8

    asc nuur ismacil xirsi 100% ayaan kaaga mahad celinayaa taariikhdaa lama ilaawaanka ah ee aad kasoo shekaysay ilahay maskaxda iyo xusuustaba hakuu barakeyo aaaamiiiiin

  • @saleebaanhaybelaambad3730
    @saleebaanhaybelaambad3730 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa taariikh Lama ilaawaana waxa la soo daray wakhti adag,wuxuu goob joog u aha dhibaatadii iyo burburkii ummada ku dhacday

  • @Haamud
    @Haamud 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa taariikh muhiima oo aanan weligayo iloobi doonin. Ninkani waa nin xusuus wanaagsan, waa in sheekadan laga qoraa, si jiilayasha soo koraya u ogaadaan taariikhdooda.

    • @kalihaid4878
      @kalihaid4878 4 ปีที่แล้ว +1

      Walahi waa run waa nin macquula oo wixii dhacay si wacan uga sheekamaya

    • @kalihaid4878
      @kalihaid4878 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa in laga qoraa

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 10 หลายเดือนก่อน

    Nuur.waanku.salaamay.wll.ciyaala.nayuu.hargesa.ana.kama.fogi.xaafadaa.iyo.wakhtigaa.xAsus.aan.lailaabi.karin.1988ilaa.1990

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +3

    sayiduna nabiuna muxammad
    s n m

  • @نعيمةحسن-د9و
    @نعيمةحسن-د9و 4 ปีที่แล้ว +2

    Ale ha idin xafido dhamaantiin intii dhimatayna ale ha unaxaristo

  • @alielml8735
    @alielml8735 2 ปีที่แล้ว

    Nuur ismaaciilow waxaad ka sheekeysey dhacdooyin xanuun badan oo aan joobjoog u ahaa badhkood
    Foolxunadaas iyo xasuuqaas iyo dulmigaas iyo bur burkaas waxaa sababey cadaalad daro
    Hadaba madaxda. Maanta joogtaayi
    Ma yihiin kuwo xasuusan dhacdooyin kaas xanuunka badan
    Oo u madda. Illaahey uuga dhigey hogaankooga ma u cadaalad sameyn karaan ?

  • @Ahmed-s7h8b
    @Ahmed-s7h8b ปีที่แล้ว

    BADHASAABKA KHALIIF AYAA IIGA SHEEKEEYEY SIDA LAGU SII DAAYEY

  • @sagalmoh6537
    @sagalmoh6537 ปีที่แล้ว

    Xumaanta laigu sameeyey
    Xusuusta maxan la.ooyay

  • @mushtaqsaeed8773
    @mushtaqsaeed8773 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa taariikh murugo oo aan la ilaawi karin

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 8 หลายเดือนก่อน

    Umada hadii cuntada lagala dagaalamo waa gunimo dagaalankii udanbeeyay

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 4 ปีที่แล้ว +3

    Kornayl Shirwac ma ahayn reer Awdal . Samaroon ayuu ahaa laakiin nin reer gabiley ah ayuu ahaa Adeerkay ayuu ahaa allah ha u naxariisto. Waana sababtaa sababta uu odayga reer gabiley u bixiyay tolkiina ugu geeyey.
    Waxana ay walaalo ahaayeen wasiirkii qorshaynta ee xukuumada Muuse biixi DR Cawaale Shirwac

    • @kaahiyeqayaad4748
      @kaahiyeqayaad4748 4 ปีที่แล้ว

      Ma ahayn reer awdal iyo samaroon ayuu ahaa maxay kala yihiin hhhhhhh nin ay ku Rogan tahay hhhh kirnayl shirwac anuu adeer ka 3aaad ii yahay markaa beenta naga daa

    • @suugaanyahan2704
      @suugaanyahan2704 4 ปีที่แล้ว

      @@kaahiyeqayaad4748 Samaroon ma waxaad moodaysaa dad qoobad dagan .. Samaroon waxa uu dagan yahay from Djibouti to Qabriga fijaanka oo Hargaysa 10 km u jirta iyo from Djibouti to Diridhaba ..malaha nin hada Magaalo soo galaa tahee

    • @aidaruskhalif6473
      @aidaruskhalif6473 6 หลายเดือนก่อน

      Alle ha u naxariisto colonel shirwac ciidanka saraakiisshii asluubta ayuu ahaa wuxuu madax ka ahaa xaruntii dhalinta kacaanka.. Qof kastoo wanaag sameeyaa markhaati ayuu Alle u sameeyaa

    • @aidaruskhalif6473
      @aidaruskhalif6473 6 หลายเดือนก่อน

      Maansha Allah. Ninkan waa nin aad u xauus fiican. Caalin Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa isaxaaq saraakaalkii xus ku sheegii 21 October salaa ta boxing jiray ee soo dhaqaajin jiray ciidan iyo shiciba waxa wadada maraya

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 ปีที่แล้ว

    Muxuu ugaliwaayay SNM markii lasidaayay

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 ปีที่แล้ว

    Hora haadlay waxay Aad ugu dhoowdahay magaalada daaaa-salaam,, thanks,

  • @abdirahmandirye5543
    @abdirahmandirye5543 3 ปีที่แล้ว

    nuurow inaader waxaad tahay moving encyclopedia walaahi, waligay maan dhagaysan sheekaddan oo kale.

  • @mayusuf4094
    @mayusuf4094 3 ปีที่แล้ว

    Inankaa reer Hargeisa ee hablaha badani soo dhaweeyeen Tariikh buu ka sheekeenayaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa lama ilaawaan wixii loo soo maray jiritaanka jamuuriyadan somaliland ee maanta lagu NAALOONOYO anigu goobjoonbaan ahaa,laakiin waa inay dhalinyarada maantu aad uga faaidaystaan.wuu ku mahadsanyahay wariyuhu.💚🤍❤️

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 ปีที่แล้ว +2

    Faqash cuqubaday gashaybaa masiibo iyo hoog u dhashay, waxay gaysteenna kamay macaashin oo ilaa maanta waa kuwaa la liita habaarkii, waanan ku faraxsanahay inuu ilaahay reer somaliland guuleeyay reer faqashna meel ay joogaanba wali hoog la jiifaan,,, for ever Somaliland rep,,

    • @taartog
      @taartog 4 ปีที่แล้ว +1

      Ceeb weeye waxaad Ku hadli ! cidna ha caayi hana u cadhoon . Yaad u cadhoon Siyaad Barre 30 ayuu sii mootanyehee ?

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 ปีที่แล้ว

      @@taartog sxb agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha ayaa wali buuxda oo ay cuqubooyinkii daba socdaan,,, thanks, for ever Somaliland rep

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      Wixii siyaad bare iyk maamulkiidu sameeyeen wax fiican mey ahayn cidna ma taageersaneyn wax umad dhan lagu havaarana maaha oo caqli xumaa kaa keenyey, Xataa wali horumar aaf ku faaneysid meydaan gaadhin gaadhina meysaan inta aad caloolxumo iyo xiqdi la nooshihiina meelna ma gaadheysaan, bal hada maxaad haysaa wali nagaca soomali baad ku tuugsi tagtaan deeqda aduunkuna xamar bey kuu soo martaa.

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 4 ปีที่แล้ว +4

    iidoor waa wada waaya arag

  • @abdifatahmogeh2601
    @abdifatahmogeh2601 2 ปีที่แล้ว

    1988
    The date I was born

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว

    Ninkii ina Cumar Jees sidee la yidhi Operation Ciidanka.

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 4 ปีที่แล้ว

    WavKhayr

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 4 ปีที่แล้ว

    Waar reer somaliland aa joga ammar tallow mayna dagaysan wax dadkowdi laa soo haday waa dameer xumayale dofaraa

  • @taartog
    @taartog 4 ปีที่แล้ว

    SNM khalad bey ahayd iyo dambi dagaal in ay magaaalada Ku dhex dagaalameen . Waa in lala xisaabtamo waayo dadka dhintay iyagaa sababay in ay le'daan !!!!!