Barnaamij: Waayo Arag Waayihii halganka ee Suldaan Maxamuud Wadaad Q3aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

ความคิดเห็น • 46

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 2 ปีที่แล้ว +13

    What a poignant story.
    Geesi Geesi dhalay
    Masha Allah
    Guul iyo gobonimo Somaliland Republic
    viva Somaliland viva

    • @AbdulAbdul-zc2or
      @AbdulAbdul-zc2or 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxamud wadaad one of the remaining heroes,, humble person and true gentleman

  • @Haamud
    @Haamud 2 ปีที่แล้ว +3

    What a fascinating story! Muj Mohamoud is a living legend

  • @somalilandwaaqaran5949
    @somalilandwaaqaran5949 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaaalah rabi qalbiga dadkuu dalacdaa snm guuul allow kusin farxad ifka iyo akhiraba

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

      Somaliland waa qaran
      So waxaad Aaminsantahay in Allah Somaliland wax la yiraahdo ummadda kale uu abuuray ka jecel yahay? Xaalku meel xun ayuu marayaa

  • @asmacabdirashiid8151
    @asmacabdirashiid8151 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa.geesi

  • @burco7626
    @burco7626 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar yaa egaya mujahidinta oo dhen, an shaahne.
    Salaam sare, thank you.❤💚💭

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxay isku ciidan ahaayeen aabahay muuse cabdi dable wuu noolyahay imika alle muj dhamn hau naxariisto

  • @engabdurashiid9371
    @engabdurashiid9371 2 ปีที่แล้ว +2

    Sultan mujahid maxuud waddaad Salaan qaaliya Alle Ha ku dhawro

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah isaxaq mashalah habaryonis waan jeclahay isaxaq habaryonis I am habaryonis mashalah

    • @mohamedabdifarah373
      @mohamedabdifarah373 2 ปีที่แล้ว

      Muj maxamuud wadaad waa ciise muuse sxb mujaahidkan waa taliyahii tiknikada ciidankii burco 27 may

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ปีที่แล้ว +2

    Yes. Somaliland army must annex Somalia. I think we will be much better than foreigners for the Somali people. Very good idea. Somalia is a very low-hanging fruit right now. Somaliland must grasp the opportunity and occupy the whole of Somalia or parts of Somalia and call a region of Somaliland.

    • @amiinsaleban7908
      @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว

      .mashalah somaliland mashalah isaaq mashalah habaryonis runtii mashalah somaliland mashalah somaliland mashalah somaliland markasta

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

    SNM guuuuuul SNM guuuuuul SNM

  • @mustafadark3287
    @mustafadark3287 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko qaaaliya wax ku qaata somaliland sxb yaal

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ปีที่แล้ว +5

    When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.

    • @amiinsaleban7908
      @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว

      Waa sidaa runtii mashalah somaliland mashalah isaaq mashalah habaryonis

  • @mohamedupdiqanih5939
    @mohamedupdiqanih5939 2 ปีที่แล้ว

    Awowgay muuse raamaale alleh ha ku naxriisto awoowo

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed-Cali Jibriil Abokorku waxay ku xushmeeyeen inay degaankooda itoobiya meel ka mida ugu magac daraan. Waa meeshii ciidankii ugu horreeyay ee SNM oo jb u badnaa uu deganaa, waxana abaanduule u ahaa Max'd-Cali. Ilaahay jannatul Fardowsa hoy ha uga dhigo dhamaan mujaahidiintii SNM. Aamiin

    • @amiinsaleban7908
      @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa walahi m cali mashalah wuxu ahanin isaqA habaryonis ah libaaxa sifican aya samesen lkn marki danbe waxa sogalay dagalka habaryonis runtii inkasto jibril abokor ay tageren lkn habaryonis mashalah way dagalamen mashalah isaaq mashalah somaliland mashalah isaaq habaryonis jibriil abokor mashalah somaliland

    • @abdikarimabdiibrahim3962
      @abdikarimabdiibrahim3962 2 ปีที่แล้ว

      @@amiinsaleban7908 masha Allah ind. sidaas ayaynu u wada shaqaynaynaa mar walba.

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +2

      Beri aan tagay Area-daas Gabilay, reeraha halkaas degaa aad bay u xushmeeyaan Muj Maxamed Cali, waxay ii sheegeen in geed u dhexeeya Kalabaydh iyo Wajaale, la yidhaahdo Geedkii M.Cali! Waxay igu yidhaahdeen waa halkii uu fadhiisan jiray AHUN. Mase maqal Dugsi ama waddo ama goob caana oo ay ugu magac dareen.

  • @abdihashi8692
    @abdihashi8692 2 ปีที่แล้ว

    Tv ga qaranka waxaa ka codsan lahaa iney mabraamujyada noocani ah ay noo badiyaan

  • @nuurbiniin5105
    @nuurbiniin5105 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkan qaybtiisa 2aad yaa arkay

  • @Prince12318
    @Prince12318 2 ปีที่แล้ว

    SLNTV Qaybtee 2 baan la ahey ee xage ka heel. Waa Tariikh wanagsan oo mudan in la barto

  • @nuuxmaxamud4831
    @nuuxmaxamud4831 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baan ugaxumahay xidhitaanka coldoon

  • @nuur1472
    @nuur1472 ปีที่แล้ว

    ظمخ
    فلم.ابحى.جدىر على ظم٨ظمخ.

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxba ma tarayso waxaad samayseen maxaayeelay waxaad Ku socotaan wixii uu Maxamed Siyaad Bare ka xun dulmiga aad ummadda ku haysaan.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      yaa ummada dhub ku hayey maa been baa laga asoo dhaaciyey Galkii siiyaad barre wax hagaajinayey ee xata a Culamda laayey ee yadhi quraanka waa wax carbata lo osoo dajiyey tariikhda dib loooma qoro Fadumo dhaley waxii dhacey dib looma sameyn karo waa wax la qorey ama dad ogaayeen kolkaa tariikh cudub qor tii afweyne waa la la yaqaana Somali waay ka dhargsantahey nin wlaan oo ruushka wato oo somali dintaa rabey inu uka saaro

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 2 ปีที่แล้ว

      Inanyarbaad tahee taariikhda akhri

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      @@adamyuusuf5097 side education oogaatey infant yare abhaa infant ka weynaa laga yabaa

    • @ubaxiidalkeygow2381
      @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว +1

      Tariikh weeyi, ama ciil qab ama ha qabin.
      Afweyne Bare nin wixii dhacay ogaa ama tariikhda ku hayaa sidaada u hadlo, anagaa dhashii Snm ah ciilkii dadkayaga la badayna waan ka ooyaa markaan sheekooyinkan oo kale maqlo. Markaa sidaa ha u haydlin dulmi maanu arag meel uu ka dhacaye.

    • @axmedcalixasanxasan2235
      @axmedcalixasanxasan2235 2 ปีที่แล้ว

      Asc yaa wax kuyeelay wall bal noosheeg