Barnaamijka Awoda 5aad :Sidee Madaxweyne Siyaad Bare Xamar looga saaray?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ค. 2024
  • Barnaamijka Awoda 5aad :Sidee Madaxweyne Siyaad Bare Xamar looga saaray?

ความคิดเห็น • 50

  • @Mohamed_A_Alpha
    @Mohamed_A_Alpha 8 วันที่ผ่านมา

    allah unaxariisto prof jawari janatul firdowsal aclaa allah kawaraabiyo waa nin wadanka usoo shaqeeyy

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad Bare manta kadib waxbo kama shegaya haduuba tanaasulay

  • @inayeeyowalaal-nr5tu
    @inayeeyowalaal-nr5tu 21 วันที่ผ่านมา

    Siyaad bare allaha u naxariisto lkn runtii barnaamijkaan waxuu natusay taariikh Naga qaldaneeyd oo kale wax naluugu fasiray waana soo dhaweeyneeynaa wariyahaan qunyar socodkaa Hal.abuurkiisana Mira dhalkaa guuleeyso wariye

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b หลายเดือนก่อน

    Istiaqfurulaah, jawaari alle haka caafiyo

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน +5

    Wax dhama ilaa hada ma hayno alle ha U naxariisto Mohamed siyaad barre soomaali alle ha mideeyo 🇸🇴🇸🇴

    • @nor1056
      @nor1056 หลายเดือนก่อน +3

      Siyaad barre dal mid ah loo dhiibay isaga dalka burburiyey Alle waa cadil oo dadkii uu dulmiyey akhiro ku sugaya

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

      siyaad bare asagaa aaayada ilaah kasoo horjeestay oo 10 wadada u dilay hadana somalia dhibka wuxuu ugu dhacay ilaah aa u carooday oo diintiisa laga hor yimid 10 wadaad na loo dilay lama amaani karo nin ilaah kasoo horjeestay

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

      nin ilaah kasoo horjeestay aa rabtaa inaa qabiil ku amaanto adiga diinta haka bixin siyaad bare wuxuu ahaay waala wada pg yahay diin dhan ma aaminsaneyn sababtoo ah qur'anka kariimka uuka soo horjeestay nin iyo naag wuu simay wadan kaan waxa ilaa hada ka socda asagaa masuul ka ah oo diiday inuu xilka wareejiyo

    • @yow4367
      @yow4367 หลายเดือนก่อน

      @@user-de6lm4wn9c si aad dabuusho qaladki halagi iyo burburki jamhadihi no hor sedeeyn ila iyo maanta ku jirno ba dood kale miisha oolin abuureysa.
      Hadafka wareysiga laga leeyahay mataqana?
      taarikhda wax kabaro walale, ka xarow jahliga iyo qabyaalada.

    • @alltheway2931
      @alltheway2931 หลายเดือนก่อน

      @@user-de6lm4wn9cq 5:16 d❤q🎉

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน

    Waxani waa taariikh! Kacaankii barakaysnaa ugu danbayntii wuu marin habaabay,tanaasulna waa laga waayey, maxaa wacay meesha dhaawacu ka imaaday waxay ahayd ku gafidi diinta iyo toogashadii culimada, maalinkaas ayaa Rabbi soomali garabkooda ka baxay!!. Allaha soomali xaqa tuso,ilayn waxani waa adduunyo aayatiin ma lahee!!.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h หลายเดือนก่อน +1

    Wariye aways maxaad wararakaaga uga dhigilaadahay maalinle waayo waxaa tahay wariye aan jeclahay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad bare wadani buu ahaa dalku u tudhayey mooryaan baa wax kasta diiday

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 หลายเดือนก่อน

      Kaas miyaa dad u turayay hhhh , dadba ma noolaadeen haddii uu sii joogi lahaa,
      Haddii uu dhiigyacbkaas wadani noqdo cali dheere & ina godane wadaniyiin ayey ahaayeen.

  • @faham6920
    @faham6920 หลายเดือนก่อน +1

    Manifesto waa koox gaajeysan oo xukun Doon ah

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk siyaad barre laandheere daarooda ayuu ahaaye wax dhaama miyaa la hayaa?.

  • @AdhanAbdi-hf4gw
    @AdhanAbdi-hf4gw หลายเดือนก่อน

    Mxa lagafaaiday?

  • @abdimohamed4059
    @abdimohamed4059 หลายเดือนก่อน

    Suaal wareysigaan goormaa la qaaday?

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 หลายเดือนก่อน

    Awooda 5 aad maxaad uga jeedaa ?

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน +1

    Anigu wax ba kama ogeen mana feesto lkn iney mucarad indha la aand ah ahaayeen oo shisheyuhu isticmaley odoyasha balayo feesto wax qabad koda ayey kamuqatey

    • @MohamedAli-ku2eo
      @MohamedAli-ku2eo หลายเดือนก่อน

      Markey qabyaladu ku dhago tirto wasidan hada ma wudiiday ba maqashay Misa Wu ogalade subxanalah cawan maxa tahay so dhista xukumad ninka leh ma qofkalaa yasa xabada kubilawe villa somalia marki Dadkii heshiyeen Misa oromo afsomaliga aqoon batahay. Halkesa manta Somali jogtaa?

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 หลายเดือนก่อน

      Masnafeysto xitaa waxaa ku jiray adeerkii aabihii la dhashay waa ragii doonayay in dalka la badbaadiyo laakiin wax walba isagaa diiday, odayaashiina isagaa xiray, waxaa kale oo aad ilowday in gobaladii dalka qaarkood ay mar hore gacantuusa ka bexeen, xitaa xaafadda siinaay ee degmada wardhiigleey diwkadu kama talin jirin wuxii ka danbeeyay 1989 oo hubka ayaa lagu kala gadan jiray booliiskuna ma imaan karin, si qataraha soo socda looga badbaadi atey adoyaashu isu xilqaameen iyagii ayuuna qaar ka dilay wiliba ragii ugu caansanaa muuse galaal & xaashi weheliye.

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 หลายเดือนก่อน +1

    🟥QOF markaa rabtid inaad badashid waa inaa qorshayaal dajisataa
    Balse dadka Jabhaduhu hadaf ma ahayn
    🟦Waliba waxaa u darnaa Raysulwasaarihii ■□Cumar Carte Qaalib Oo yiri :
    Ciidamada waa inaa isku dhiibtaan Jabhadaha !!
    🟥Dowlad Dowlad la'aan dhaantaa manata 9 calan leenahay ka warama

  • @Jamac20
    @Jamac20 หลายเดือนก่อน

    Nin barri hore dhintey bey wali somali ku mashquulsan yihin. Dadkena waa bilaa camal

  • @khadarcawaale4488
    @khadarcawaale4488 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare wuxu ahaa madaxweynahii ugu waxqabad fiicna lkin waxa helay la taliyayaal xun

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 หลายเดือนก่อน +1

    oky hada dilka haduu caadi yhy mxaa ka dhigay sidas in waga wax la dilo maxa ka dhiagay wa aad u adag ma cadahay dadki waga jogay in ay la hayen wada shaqeen xoogan adinkuna hda aa tihiin bisado wax loo tuur tuuro oo awood aysan leehen matalaya
    war illaah ka baqa oo umada wado sax ah ku haga inkaar idinku dhacaday e

  • @HooyoSomali1
    @HooyoSomali1 หลายเดือนก่อน +1

    Madax hore ayeey eedeeyaan lakiin
    Kuwa ilmahoodah xaaraankukoriyah
    Guryo aynalaheen ugu sheekeyah
    Anagaaleh ma eedeeyaan wariyayaashunah waxaadmoodaah
    In aysan aqoon wixii dan u ah dhalinta
    Sookoraysah warsoofariisiya madaxda
    Maxay qabteen madaxdii hore kadib
    Mawaxaan qabyaalad ahayn baad aragtaan?

    • @abdikariimmaxamuud1025
      @abdikariimmaxamuud1025 หลายเดือนก่อน

      Wixi ow qarribay ayaa wili saxaayaa. Ka billow qaraabo kiilkii, beelihii leysku diray, Dagaalkii diinta lugu qaaday ee abuurtay AS, iyo dowladnimadii oo gacantiisa ku burburriyay keddib markow ka madax adeygay xil wareejin.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน

    Warkaas maanan maqale maxaa dhacay dhibaatada
    Soomaalida ka dhacay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 หลายเดือนก่อน +2

    Mooriyaan aan hadaf iyo jeedo toona aan lahayn oo cadawgii soomaaliya uu gadaal u fadhiyey bey ahaayeen soomaalina 34 sano ka bacd waa ka kici la daahay waxay u geysteen madaxooda rabi ha ka shubo 😂😂😂

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 หลายเดือนก่อน

      Mooryaan aan isga aheynba ma jirin soomaalina isagaa kala geeyay.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน

    Meelaan fadhiba jiran nacas inuu fuqwaynaa fahanayee ma fahanteen

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse หลายเดือนก่อน

    Odaygii la imaaday Somali hal maha iyo kala qaybinta Somali.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan caawa ogaaday in siyaad bare ogolaa inuu tanaasulo

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 หลายเดือนก่อน

    Usc qabiilkow u yaqaanaa maadaama uu dhahay usc kaliya ma aheyn qabiilo badan ayaa dagaalamayay

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waxa uu aqrinaayo see lagu aaminaa

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน

      Runtii warkiisa lama fahmi karo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน +1

    Bal adigabo aqligaga kashee
    Mucarad bey ahayeen mana festo lama oga cida malgashatey isaga oo wasiir ah na wuuba tagyerayey sow ma ahan kan khiyamada isticmalayey oo umada iyo dowlad doda isku direy oo masiibada u hor sedey dalka

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน +1

      fikirka wanaagsan uuku taageeray siyaad bare ilaah uuka soo horjeestay 10 wadaadna wuu dilay yaa saxsan markaa? adigana qabiil aaku difaacee afweyne diinta uuka soo horjeestay iyo 10 wadaad uu dilay agtaada qiima kama laha

    • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
      @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

      @@user-de6lm4wn9c hub siyo halbala sistaa qabiilka aniga iyo jawari 1ban kanahey Somali intaa waxaa isiidheeg jilib ama jifa hoose ban Isla nahey AA dowlad nimo iyo nidaam weyo mida aniga aan rabo manta isaga ayaana idhafiyey
      2Tankele AA wadaada la diley 10ka ah marka la barbardhigo manta meeqee wadaad baa kuhaboon inla dilo mudan oo Laga qabto shartooda umada somaliyeed
      3 daxad waxay tahey dowlad nimada ladumiyey maxay dhashey
      Adunka kaalinteen kaga jirnaa
      Dad ahaan dowlad ahaan diin ahaan
      Dhaqale ahaan qimentaas bal ila wadaa habeen San inan raxaween oo waliba reer buur xakabo ahay oo aan EX gud pr jawaari isku reer nahey jawaab

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 หลายเดือนก่อน

    Lkn muuqaalku waa kucelis ayaan filayaa !

  • @notorious9152
    @notorious9152 หลายเดือนก่อน +2

    Kursiga wuuwa isku dhajiyee maxoo u ceshan waayay maxaa ka raacay orod aan dhamaan ilaa iyo xeryaha qaxootiga kenya dhadhaab iyo dhagaxley kibirka waa lsgu jabaa 😊

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

      qur'anka ilaah uuka soo horjeestay 10 wadaad na wuu u dilay wadanka ilaa hada waxa ka socda asagaa masuul ka ah oo diiday xilka inuu wareejiyo

    • @hayaanpro
      @hayaanpro หลายเดือนก่อน

      mar waxa leedahay siyad bare ka dabiiyey burburki.
      hadoo tanaasulay, hada na waxa leedahay fulay batahay maxa dalka ugu tanaasushay.
      bini aaadam nucee batahay?🤔

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 หลายเดือนก่อน

    Umar arte qaalib uu qiyaane xilke loo diibe

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h หลายเดือนก่อน +1

    Waar waamaxay barnaamjka awooda 5aan balnoomacnee awaysow

  • @saacidugaas1395
    @saacidugaas1395 หลายเดือนก่อน

    Aweys odayga maxaa ka qaldan?waa maxay marin habaabinta, miyuu isku dar dar samay, mise cuqdad buu u qabaa dad gaar ah, waa cajiib magaranayo waxa aad ka faaiidaydo? Oo waad iska dhagaysanaysaa!

    • @saacidugaas1395
      @saacidugaas1395 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay!
      Wax aad u weyn baan ka bartay waraydigan