Qeybta 9_aad ee sooyaalka doorashooyinka dalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 เม.ย. 2020
  • Yaa mas'uul ka ahaa burburkii dadaalada Guddigii Suluxa ay ku doonayeen in Dalka lagu bad baadiyo.?
    Maxay Jabuuti uga wada hadleen Madaxweyne Adan Cadde , C/qaadir Zobe , Prof Jawaari iyo Xubno kale oo Dalka isaga baxay?
    Qeybta 9-aad ee Barnaamijka Sooyaalka Doorashooyinka dalka

ความคิดเห็น • 13

  • @maxamadcilmi9372
    @maxamadcilmi9372 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan garanay jazaakallaahu khayran sxbyaal sii wada dadka soomaaliyeed wax ha fahmeene

  • @abdillahihassan8935
    @abdillahihassan8935 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa xog naga qarsooned wadku mahadsantihiin dalsan tv iyo prof jawaari

  • @mohamedabukar3476
    @mohamedabukar3476 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah .

  • @hamzamohammed1160
    @hamzamohammed1160 4 ปีที่แล้ว

    Mashllah waa barnaamij fican thanks dalsantv iyo proff jawarey

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooyaalka doorashooyinta daawashadiisa waxaa bilaabay
    Saacada markeey eheed 11:00PM fiidnimo waxaa bagay 5:25Am ee subaxnimo anigoo jooga #sudan khartoum
    Waliba waxaa sii daawaday labadii qeyb ee quseeya doorashada nagu soo food leh 2020/2021

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyad bare siduu ku ansixin karaan mar hadii isagiiba ladiidayo nin qori caradii kuqabsadey sidee lagu aaminikaraa

  • @abdilatiifhassansalad1053
    @abdilatiifhassansalad1053 4 ปีที่แล้ว +2

    Mudana jawaari waan kuxusuus nan doon naa tariiqdana wey kuxusidoontaa

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 3 ปีที่แล้ว

    waa arin lasoo jediyay mar ay wax weliba isku dhamaadeen

  • @xasansudan1779
    @xasansudan1779 4 ปีที่แล้ว +1

    Omar jees Dir iyo Mirifle iyo Cabdi Ediid Hawiye ah labada Khasay wadanka miii

  • @ibrahimhassan8239
    @ibrahimhassan8239 4 ปีที่แล้ว

    Wariyaha English ma yaqaano miyaa, muu transition ka fasiro ileen waa taxane wuxuye, mase jawaari umada u afsoomaaliyeeyo? !