FARAH MACALIN&ARIMAHA BULSHADA: HEESAHA, JACEYLKA TAARIKHDA, DALXIISKA SIYAAD BARE &KAFTANKA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ค. 2024
  • FARAH MACALIN&ARIMAHA BULSHADA: HEESAHA, JACEYLKA TAARIKHDA, DALXIISKA SIYAAD BARE &KAFTANKA.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook and TH-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 145

  • @User7654suy
    @User7654suy 2 หลายเดือนก่อน +10

    AUN Maxamed Siyad Barre.❤🤲💪✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +11

    Mashaa Allaah
    Faarax Macalim waa nin aragti togan aqoon u dheertahay
    Allaha ku xifdiyo

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df หลายเดือนก่อน

      Laakiin waa Abu qabyaalad dadnacayb feedhaha madoobeeyey 😢😢!!!!

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 2 หลายเดือนก่อน +5

    Walaahi waa wadani allow ku xifdi yaa alaah somalida hadii wadani edbinayo waa rabilahaa

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah rabi haku siiyo cimri dher iyo cibaada wanaagsan

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 2 หลายเดือนก่อน +6

    Walaahi anaa marqati ka eh sariirta uu ku jifanjiray markaan ku arkay yutubka walaahi wuxuu ahaa ehelu jano inshalaah siyaadbare allow kuu naxariso yaa allah kuwan hada hesto waa eyo

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa Siyad Bare wuxuu ahaa hoggaamiye daacad ah on dabadilif yo shishiye ahayn

    • @Hassan-zt6dg
      @Hassan-zt6dg 2 หลายเดือนก่อน

      Allow alle, jano qof kasta oo ilah aminsan waa rajeeyaa, ogowse jano shaqo ba ka horeysa waddo loo maro oo qoran beyna ledahay qofkana misan ba la.sara wana la.qiyasi Kara radka qofka walow Allah un og yhy, marka aun siyad Barre , wuxu uu wanag faley & wuxu human u faley ilah ba kala.xisabtami , wana Soo Garey xukunkisi wana la.kulmey ardeynimadeydii mana tagersaneyn oo dhibatadisina wax ba iga so Garey.
      Marka hogaamiye waa kii wax abura dhaxal na umadisa uga taga, wax walbana ka hormariya danta gud danta guarana Mel iska dhiga.
      Ayax teg elna reeb, ee somalia tarikhdas kuwo ka saran bey so martey Tanna hurry ha uga socoto

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah Hon.Farah Maalim ilaahi cimri dheer iyo cibaadu suuban kusii. Waa nin aad uwanagsan oo somaalida jecel ayagana waa cawaan oo maba fahamsano wixi dantooda.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallah Farax macallin I hope one day to meet you

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 หลายเดือนก่อน +5

    I'm the first person watching this well invested video

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน

      So what?

    • @highflyer215
      @highflyer215 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdurrahmanHarbi-cy8hy at least you are now triggered and can't resist commenting on my nonsense comment, what does that make you?

    • @user-kx4us5cb4k
      @user-kx4us5cb4k 2 หลายเดือนก่อน

      Waan ku rumaysanaya inaad Isaaq xasuuq lahayd intuu Afweyne xasuuqay 10 laabkeeda. Laakin Allah ayaan kaa magan galnay

    • @user-kx4us5cb4k
      @user-kx4us5cb4k 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliland waa wadan xor ah Somalia uma talisman. Wada hadal dambe oo namaste dhex maraya ma jira. Hada wixii ka dambeeye waxaanu ka shaqaynayna Sidii aan Somalia u burnurin lahayn haday amaan na siin waydo

    • @user-kx4us5cb4k
      @user-kx4us5cb4k 2 หลายเดือนก่อน

      Rajada keliya in 5 Somaliyeed isu timaado Faarax Maclin iyo noociisa ay burburiye. Dhulka Somalida waxay ugu talo galeen in Kenya iyo itoobiya qaybsadaan

  • @baashiqoobeey4402
    @baashiqoobeey4402 2 หลายเดือนก่อน +5

    Cimriga iyo caafimadkaba alle Haku barakeeyo Hogaamiye ayaad tahay

  • @pharah01
    @pharah01 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo

  • @User7654suy
    @User7654suy 2 หลายเดือนก่อน +5

    Free Palestine✌️🇵🇸🇵🇸

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Allah u Naxariisto Janadii Fardowsa Allah ka Waraabiyo Aamiin YAARABI.
    Madaxweyne Moxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa Wadani Somaliyeed oo dalkiisa Jeclaa.
    Madaxweyne Moxamed Siyaad Barre wuxuu na soo baray Afkiu Somali wuxuu gaarsiiyay illa Miyiga in la baro.wuxuu jeclaa Ciidankiisa iyo Shicibkiisa .
    Madaxweyne Moxamed Siyaad Barre wuxuu jela Agoonta wuxuu u dhisay Koleejo Agoonta lagu xanaaneeyo

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah maasha allaah Faarax macalin waa geedi soomaaliyeed cimrigaaga rabi hakuu barakeeyo tawfiiqda iyo kheyrka rabi isha allaah haku waafajiyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farah Macalin baa yaabay wuxuu xukumo Dadka Noocaan Ah ee Hargesa Jooga jiray AUN MD Jaale Siyad

    • @ahmedfarah5848
      @ahmedfarah5848 2 หลายเดือนก่อน

      Qaxooti gumeysi ku korey

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah odayga allaha daayo wariye xildhibaanka ila xariire waxaan ahay arday jecel wax barashada sidaa darteed waxaan jeclahay in aan garab ka helo

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu akbar illlaahaw u naxariiso qiyaamaha miisaan ayaa la staring. Siyaad bare wuxuu xumeeyey iyo wixii jabhadu. Xumeeyeen anigu waan yaraa laakiin taariikhdiisa markaan akhriyay waxay ku eedaynayaan wax ka wayn oo ka xun iyagaa sameeyey masiibo dabadheer ayay dhaxal siiyeen dadkii.

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 2 หลายเดือนก่อน +8

    Isaaqu weli waxay kudhololayaan maxamed siyaad bar illaahay ha u naxariisto

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maya isaqa dulkoda nabad iyo hormar ayee gaarey.... very soon Somaliland will be recognised....viva Somaliland

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df หลายเดือนก่อน

      Wixii uu dad laayey ayaanu beryahaa xisaabtoodii ka dhammaanayn oo uu eedayaa

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 หลายเดือนก่อน

    Faarax macalim Xafidakallaah Cimriga Allah hakuu barakeeyo.SADO CALI WARSAME Allah ha u naxariisto. Sawro xijaaban baa jira kan Ad Soosaartay kaqaad meesha.

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aabe siyad ilahyo unaxariso

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma barik ❤ cimriga caqliga iyo cuudkaba Allaah ha kuu barakeeyo Gobanimo doon nimadaan kugu jeclahay guulayso.

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah farax macalin we love you gedo nagu soo booqo shacab ku jecel baa jooga illaah cimriga hakuu barakeeyo allaha ku xafido amiin yaarabi wadani xalaal ah somalidii hore la arki jiray ee geesiyiinta ahaa baa tahay

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sawaaxili macallin faqash😢😢😢

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan หลายเดือนก่อน

    MaanshA. Allah. Farax wadani. Dhaba. Weye. Alle ha ku dhawro

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel หลายเดือนก่อน

    Mash allah wadaniga dhabtaha wagan❤❤❤❤

  • @momar6822
    @momar6822 2 หลายเดือนก่อน

    Farax Macalin adiga qudhaada wadani ayaad tahay oo jecel wanaaga dalkiisa. Masha Allah

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 2 หลายเดือนก่อน

    Martin Luther king waa nin cadaan ahaa oo diinta krishtaanka dariiqa ka mid ah hogaaminayey,ee yaan lagu qaldin ninkii madawga ahaa ee u dagalamayey xaquuqda dadka madaow magaca ayey wadaaagaan,waana midka uu ka sheekaynayo siyaasi Faarah moalim waa taaariikhdii hore ee yurub,Martin luther king ee africa -amerikaanka ahaa waa hadda ,waxuuna dhintay 1968.

  • @samirr546
    @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax macalin iyo rag kale oo madaxa II saarnaan jiray indhahayga waan ka jeediyaa iminka markii ay derajaday somali oo dhan ku lahaayeen hoos uga degeen dan gaar ah awgeed mooralkii baad naga jabisay oo walaalnimadii Allah dartii aan kuu jeclayn baad naga masaxday oo aad ku bedeshay in qabiil dartii laguu jeclaado waan ka xumahay !!!!!!!!

    • @AbdirahmanMo14
      @AbdirahmanMo14 2 หลายเดือนก่อน

      Adaa isbadalay Faraha 30 sano an arkayay miwqifkisa somalinmo wa hal bal maxad Ku aragtay

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faarax Macalin Dawaarah ilaahay ha ku barakeeyo . Ilaahay xoogaaga iyo caafimaadka iyo ubadkaaga ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 2 หลายเดือนก่อน

    Alaah AUN aamin abo Mohamed Siad Barre halyay geesi ah buu ahaa lkn Somali way Ku abaal dhacdey xaqiiisiina baa haysta😢

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland wey jirtaa waana jiri soontaa
    Maxaa Odeyga daarey 😡

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    maxaad layn jaajuuus kenya gumaysato baa tahee dameeer macalin.

  • @yiriisow
    @yiriisow 2 หลายเดือนก่อน

    Runtii Faarax Macalin waa halyeey qaran. Somali inkaar baa ku dhacday, qofkooda wanaagsan ee garashada leh ma soo dhaweeyaan.

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax macalin waa ruug cadaa siyaasiya oo aan runta ka gaban waa muwaadin u tagan sharafta Somalia 🇸🇴

  • @cumardhaqane1909
    @cumardhaqane1909 2 หลายเดือนก่อน

    ❤farax macalin guul waligaa

  • @maxamed_deeqsi.1
    @maxamed_deeqsi.1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland waligeed soo noqon mayso , adoo cayayana waxba kaa fhagaysanmayso😅

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน +4

    Huwantii gabal baas ayaa udumay wlee meelkastba waa ooyayaan markay arkeen Qaranka Somaliland oo meel kasataba ka ooyaan isaga gafuur culusta Ayaa rararta Somalida xorta ka galay

    • @sahroosman2092
      @sahroosman2092 2 หลายเดือนก่อน

      Maxay idin qabten w aa kaas baahi iyo faqri gaajo iyo dowlad laan ku warteen siyaad bari sharaftinu haye eh qabiil baa ku nacden eyahow u shaqeyo somalidiidka

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

      @@sahroosman2092 farah macalin horta bal.ha xareeyo nfd maxaa ka quseeya arimaha Somaliland isagiba paralamka Kenya Lagu bahdilayee

    • @Mohamed-ww9ml
      @Mohamed-ww9ml 2 หลายเดือนก่อน

      Adeerkaa faysal bootaan goormaad soo salaami
      iidoor fudayd baa aakhira iyo adduun ba idin seejinaya
      Xikmadii dhan way idinka dhamaatay
      Cay kaliya idinka soo hadhay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 วันที่ผ่านมา

      ​@@Mohamed-ww9mldhul 52,000 km² Ayuu Faysal idinka Furtay wixi uu layn karayayna laa.
      Darood ba bila Xikmad ah wllhi Bal odayga inta leegi sidu isu indho tiraayo eeg waa nin da'a Hadana Caqliga caruurtu ku hadashu ku hadlaya

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 วันที่ผ่านมา

      ​@@sahroosman2092Dowladi somali Republic iyo dadki somaliyeedba wax wacan waa u qabtay lkn nin quraanka illhy beeniyay communism dadki islamka aha u geeyay Bal munafaqnimo halku ka gadhay kuwi la dhashu isku diri jiray dowladi somaliyeed isaga burburiyay,
      Somalidid haday cid u shaqayso waa idinka oo Meel walba ka Leh "Ethiopian ban nahay illhow nagu dil"
      Ader anaga iyo gaajo kala dheer Alx wax kasta illhy waa noo dhameyay Nabad,cafimad,sharaf iyo karamo,horumar
      Halkad manta idinku joogtan Heer aad naga daba niiclaysan

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ogaadenkii xalasha aha weye Xildhibaan farax macalin landhere ❤❤

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Farax Macalin, Allah caafimad iyo cimri dheer oo cibado leh ha ku siiyo, ameen.

  • @user-se7tu9uo7x
    @user-se7tu9uo7x 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haunaxaristo maxamed siyaad bare wuxuu ahaa mada wayne daacada oojecel dalkiisa iyo dadkiisa

  • @DaahirSheekhcumar
    @DaahirSheekhcumar 2 หลายเดือนก่อน +4

    Faqash dhimo inshalaah

    • @user-pz2kj3fq5h
      @user-pz2kj3fq5h 2 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkk😂😂idooland

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 2 หลายเดือนก่อน +2

      Geesiyada daarood way badn yihiin keligi maaha geeridana adigu uma haysid

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 วันที่ผ่านมา

      ​@@amaalabdi7185dulmanaysha somalida maydan noqoten meel walba waad ka oyaysan dhulkinina Waa la boobaya

  • @ahmedyusuf692
    @ahmedyusuf692 2 หลายเดือนก่อน

    Maah maah somaliyeed ayaa tidhahda "nin is faaniyey waa ri is nuugtay"

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii farax macalin waa dadka aminsan inay darood yihiind dadka somaliya leh iyagoo casimad iyo casimad xigeen toona lahayn isaga oo sawaxili gumaystaan ayuu somali ismoodaa waana somali sawaxili

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 หลายเดือนก่อน

    Faarah macalin guulayso Hogaamiyah umada waxa lagu gartaa inuusan bilshada ka dhuuman waa arin fiican inaad dadkaaga ka warqabtid waana kugu bogaadin !!

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    For ever victory somaliland

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax macallin waahalyeey ilahey habarakeeyo

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 2 หลายเดือนก่อน

    Wa runtisa wlhi waxaan wax la laayo istaahilaan

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 2 หลายเดือนก่อน

    Farax maclin siyaasi kamida siyaasiyiinta aan ku dayan doona I.a nolow nolol cafimad iyo cibaado leh

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah ❤❤❤

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani aaaaaaaaad ayuu isaapa u neceb yahay oo wuxuu jecelyahay ina baaba aan oo waxa uu yiri siyaad bare intuu laayay ayaan toban jibaar layn lahaa laakiin isaapu waa geesiyiin iska celiyay af wayne

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaadu layn madhaxalkii hooydabay cuneen yaahuu

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 2 หลายเดือนก่อน

    guuuuul marwalba somaliland haday mar cuntadi ku diday.

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 2 หลายเดือนก่อน

    Adoo kale allah hanoo badiyo adna hanookaadaayo waa nin Aay somali isugu midtahay

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 2 หลายเดือนก่อน

    FARAX .ma waxaad maant Amaanayasa Ninkii Qarankii Somaliyedd Dumiyay,waad ku ceebaysantahay Arinka

  • @Hassan-zt6dg
    @Hassan-zt6dg 2 หลายเดือนก่อน

    Mp farah xogga saar dadka ku soo doortey ee anan haysan waddo,xarun cafimad,iskuul wanagsan, celal ay biyo ka caban,adeeg xolo dhaqato,waxbarasho
    Ogantey north eastren kenya gonolka dhinac walba ugu hoseyan degan ahan & dad ahan degmoyinka kale ee kenyanka.
    Marka siyasiinta nfd natala dad&:degankq xogga sara oo kafekera sidii dadkas ay ula sinan kenyanka kale dhinacbwalba

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay jana kumasiinayo waayo xaasid iyo munaafaqbaatahay ilaahay cadow gacantaha kuulaliyo idam alah

    • @sahroosman2092
      @sahroosman2092 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ey jaajus eh oo somaliga bartaa tahay nin karamesan oo wadani eh oo runta shegayaa ayaad caynesaa nacalad kugu dhacday wadani ayaa dhagesto eh adiga ka bax mesha

  • @abdiali319
    @abdiali319 2 หลายเดือนก่อน

    Faaraxaw bal Beenta aad caalamka ugu sheekaynayso eeg. Siyaad Barre ma Single buu ahaa, miyaanu xaas iyo Caruur iyo shaqaale lahayn?. Waxaad ku sheegaysaa inuu ahaa Homeless. Amaan baad isleedahay ee waxaad ceebaysay Xaaskiisa.

  • @user-nh3od7wu2i
    @user-nh3od7wu2i 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku rajayn caafimad qab iyo cimri dherer iyi Cibaado Allah aqbalo

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiil ahaan ayaad ku taageersantahay afwayne laakiin wuxuu lamid ahaa kan yuhuuda maanta jooga

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 2 หลายเดือนก่อน

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul sooooomaaaaliland.

  • @ahmedyusuf692
    @ahmedyusuf692 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan DNA giisa ha la baadho. Diig adoon ayaa ka muuqda

  • @husseinhared
    @husseinhared หลายเดือนก่อน

    Wuxu caqiid nin falusifa aha anay iga duntay dowlada sababta wax bey ibartay weliba madhameysan waxbarashadey waxa dowlada dumaye duli donfaro xaramiyin manta wad hayna fackin wa duli dadka daciif fackinguul caqil❤❤❤guul

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 2 หลายเดือนก่อน

    Kaa dharka pakiskaan xiran.kinyaatiga ah maxuu ka yaqaa Gobonimo iyo calanka somalia ragii taagay Reer sheikh isxaaq: taagayna 1960:

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok หลายเดือนก่อน

      Reer kenyaba ha ahaade waa nin dhul yaqaan ah oo lana socdo siyasada soomaliya marka adgu cyaal kanoqo wxaa oo kadhageyso

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 หลายเดือนก่อน

    Weriyahan qabiilku dardarey farax macalin somali makala jecla

  • @aminabidin813
    @aminabidin813 2 หลายเดือนก่อน

    War odayga hadalka sookoobta Aad ladaba joogto kadaa Ha hadleee

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gumaysiga iska so xorey waji aad ku hadashiid ayaad ledahay bila damir

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaall baan ahay heestii aheeyd nin I sugay mana ad galoo nin isugayna maba jiro.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 หลายเดือนก่อน +1

    Duli igadhe Doqon Ogaadeen

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 2 หลายเดือนก่อน

    AllAHA kuuu AQBALO

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 2 หลายเดือนก่อน

    Wadanikasto waa darood cajiib waxa isaqa iyo hawiyo iyo daroodbadanoo ushaqeyo cadowga ay u nacen kuwa wadaniga eh

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    waligaa somaliland wayka adkayd fadhi ku dirir.

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 2 หลายเดือนก่อน

    Kenya caada ka hay:

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 หลายเดือนก่อน

    Farah waligiis wuxuu ahaa nin adag oo xittaa President Moi oo laga cabsan jiray runtaa u sheegay

  • @w410921
    @w410921 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka ajaanibka ahi edeb ha yeeshaan.
    Intii Jamuuriyada ayuunbaa Somali ah.
    kenyaawi Itoobiyaan iyo Jabuutaawi, haku ekaadaan dalkooda

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 วันที่ผ่านมา

      Caqliga kuwi aan la midownay wale kuwaas uunba idin ilaalinaya oo iminka ma Somali Republic ba jirta
      Caqli yaridina Federal Republic of Somalia Ka dhigteen Nin 5ta somali dafiraya ku leh somaliban ahay tolow ma kenyanka iyo Ethiopia ka ilaaliya ku qasbay 🤦‍♂️

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 หลายเดือนก่อน

    ASC HALDOR HALYEEY SOMADIYED MDNE FAARAX MACALIN DAWAARA XAFIDAHULAH CIMRI DHEER OO CAAFIMAD LEH ALLAHA KU SIIYO ❤❤❤❤❤

  • @XaajiKhadar-gr8pv
    @XaajiKhadar-gr8pv 2 หลายเดือนก่อน

    11 sano ayuu ka weynyahay Mr ruto

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 หลายเดือนก่อน +1

    khayiminta hal maagaalo dowlad ku noqoni maysane waanu guudoonay dagaalka add iclaamiseen Ashir dagaalka waanu kaa gudoonay si xaraga ah bilaa cay iyo ceeb kolay hal tuulo xitaa mamuul goboleed ku goyni wayse jaahinliinti dhulbahante tigidhka qaxoontiga u jar mar labaad !!!!! reer daroodismi anigu wadan iyo calan ayaan ilaashanayaa ee qudhun iyo qabiil kuma jiro !!!!!!!! hadaad issaq donaysaana haydinka muqato oo dhulkinood gubtaan iyo dadkino qaxoontiya mooye bal cadaysto burco qabsada cadeeya warkina inaad issaq radinayssaan lakin haday somaliland tahayna horta maydkayga dhaafa kolkaa hadla !!!!!!!!! from saylac somaliland wadkii daroodismiga iyo isirnacayb garaadkina gala dagaalkana warkayaga waa hayaa kolku noo yimid

  • @maryancateeye2056
    @maryancateeye2056 2 หลายเดือนก่อน

    Obanjibbaarka
    Aad sheegtay inaad dadka
    Dili lahayd
    Alle wuu kaa qoray
    Qabyaaladdii
    Ayaa kaa gasha heeso ilaa gabayo guud ahaan afku dhhiglaha ka toobadkeen
    Adiguna ogow gumaysibaadla socotaaye

  • @yasinmohamed874
    @yasinmohamed874 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4l 2 หลายเดือนก่อน

    Ciil badanaa baad u qabtaa Hawiye waaba cadeysatey adigu laakinse Alle noola ma kaa tashan asagaa na abuurey asagaana og meesha aan ku dhamaaneyno ,Waxaan kuu aqoonsanahey Cadowga Hawiye, waana Alle mahadi hadii aaban ku ogaaney oo Alle banaanka kuu soo saarey naceybakaaga aad u wabto Hawiye. Ee waxaad nala jeceshahey Alle ha kula jecelaado hana ka bilaabo Gurigaada Inshaa Allaaha oo adiga kali ka soo har oo gabanimo ku dhimo Inshaa Allaah.

  • @moomar4185
    @moomar4185 2 หลายเดือนก่อน

    Inna macallin daraawe-ow inader way iska cadahay in aad Isaq iyo Somaliland hoosta ka jeceshay e ,kuwa lacagta ku siiya ee reerkiina iyo xoogaaga qabyaaladda ah uun baa kuugu wacan waxan oo qaylo ah. Allah Daarood muxu hawiyaha wadaniyad hoosta ka qabiilaysan ku harawsaday ,xaata mida USA joogtana ku dhahoo. 😂

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Faarax niicle waxaa laga rabaa haduu raganimo leeyahay inuu afkiisa ka yidhaahdo Kenya waanu ka xoroobaynaa,
    Wixii intaa ka sokeeya wuxuu xisaabsanyahay LAHAYSTE .
    Waligiis lagama maqal isagoo somalida Kenya u doodaya xuquuqdooda.
    Somalia ayay noqotay shaqadiisuba iyo inuu u faano
    Nin is faanshayna waa ri isnuugtay

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 2 หลายเดือนก่อน

      Kenya waxaa nagu daray dowlad Somalia Dares Salaam 1960s .
      Waxaa gacantiisa in NFD Kenya la siiyo ku saxiixay Prime Minister Cigaal, madaxweyne Sharmake wuu oggolaa iyo xittaa Barlaman kii waagaa.
      Jaahil wax soo baro

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 2 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedkulowabdi821 nagu daray mataagna sheekadu 5 tii somaaliyeed ayay ka midtahee haku dhawaaqaan inay kahoos baxayaan, aqoonyahanow

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha faarax illaahay ha kubarakeyo hiisahaad haday dhagaysan lahayen somalidan dhibs madhaceen ee nimanbaa isbaaro udhigtay sida kuwadawlada

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 หลายเดือนก่อน

    xasbunalaahu nicmal wakiil

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 หลายเดือนก่อน

    Qaar soomaaliya sowdigale waan laynlaha manalayn kartid dhuusana kuma toogankartit

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    Woqooyi galbeed waa in looguyeedhaa

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 วันที่ผ่านมา

      De idinku waxad dontan ugu Yedha Israel ugu yedha Hadad doontan Haday af ku noqonayso

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 วันที่ผ่านมา

      De idinku waxad dontan ugu Yedha Israel ugu yedha Hadad doontan Haday af ku noqonayso

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaan Isaaq lacayayn lama nolan Karo. Waxad ku dhimanaysan idinkoo ohin isla hor fadhiya

  • @user-tu7dq2de4i
    @user-tu7dq2de4i 2 หลายเดือนก่อน

    Garac dabadhilif keniyaan

  • @w410921
    @w410921 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax Macalin miyaanu Kiiniyaawi ahayn, maxaa Somali ka galay.
    Isagaa xorays u baahan

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xayawaan Ogaadeen ahoon abid xoroobaynin
    Xabashaa u aabbe ah amase waa xoolo Kenya ah.

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf 2 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga hagaajiso .

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 หลายเดือนก่อน

    Markaasay ahayd in hargeysa lagugudilo

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k 2 หลายเดือนก่อน

    Faraax Macalin wuxuu ahaa siyaasigii Somaliyeed ee ugu horeeye ee Somaliland aqoonsaday.wuxuu ka dagay Hargeysa aadnu wuu u amaanay. Sababtu beriga Somaliland u aqoonsaday.waa la garanaya.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 หลายเดือนก่อน

    Car shiikh kaalay waalagu dili

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 หลายเดือนก่อน +3

    Baday bixiyen ma abahaba lahamaxaga galay

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 2 หลายเดือนก่อน

    Faarax MM was nine grand banana lahayn meesh uu joogana war u mahayo UNDER is ogow

  • @MaxamedYuusuf-jo7vh
    @MaxamedYuusuf-jo7vh 2 หลายเดือนก่อน

    Tiisaba.daryeelaa.tukale.kudara.kukuuyada.gumaysata.faarax.macalin.miyuu.kagaboxo.isaga.oo.kale.mahadlo

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 หลายเดือนก่อน

    sharma byna ku darso ader dhageyso asna runta buu ka hadlaaye

  • @hassanhirdi1200
    @hassanhirdi1200 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh faarax dhuuso qabyaalad iyo uurxumo baa maskaxduu ku fakari lahaa dabooshay isaga iyo reerkiisu waa soomaaliga kaliya ee wali la gumaysto qarnigii 21aad eithopia iyo Kenya labadaba waxa lagu adoonsadaa waa isaga oo hadana ogol kuna qanacsan wakaa dharkuu sito bal eega waa shaadh washaysigii gafuur culusta waana ogolyahay markaa waxaan la yaabay waxa ka galay somalida xorta ah iyo hawlahooda haday is raacayaan iyo haday kala tagayaan iyo haday is dilayaan

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    Sanku neefle MA oggoli Inuu iga sarreeynkaro..... Soomaali baan ahay

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    somalinad ado noool baa la aqoonsan Insha ALLAH.