Muqdisho: Dilka Safiirki Nabadda 2005 - Cabdulqadir Yahye Cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 90

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 ปีที่แล้ว +13

    Waxa uu ahaa nin aan si fiican u aqiinay nin sharaf badan ixtiraam badan. Allaha u naxariisto. Aamiin

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 ปีที่แล้ว +7

    Waa sheeka xanuun badan runtii,
    Soomaaliduna waa dad kooda wax tarka leh uun ugaarsata,Allow inoo gargaar ,Adinkana qalbiga Allaha idiin qaboojiyo Cali iyo intii lamidaba.

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 ปีที่แล้ว +6

    Cabdiqaadir yaxye allaha u naxariisto, wixii dilaybe Somali ayay indha la,aan dhigeen, weeysa eedaayaan aduun iyo anigaba insha allah.

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto Cabdulqadir Yahye Sheikh Cali iyo dhammaan intii Soomaali lagu dilay xaqdaro.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 ปีที่แล้ว +9

    waxaan kaloo ku talinlahaa Nimankii Ilaalinayey la waraysto lacagna la balan qaado qofkii soo sheega in Abaal gud la siiyo

  • @hani8826
    @hani8826 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha u naxariisto cabdulqadir yaxye yaa rabbi aamin 🤲🏾

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 ปีที่แล้ว +3

    Allaha U Naxariisto C/qaadir Yahye Geeidiisa Xamar ayaan Joogey Waxay ahayd Geeri Argagax lah. Waan Kula Dareemi karaa AUN.

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto halgamaa Cabdulqaadir Yaxye Sheekh Cali Cibaar wuxu aha safiir nabadeed iyo geesi runta ku dhiirada dalkiisana jecel sida iska cad dilkiisa waxa ka danbeeyay wadamo shisheeye iyago adeegsanaya dhagar qabayaal soomaali ah

  • @jeeraar8405
    @jeeraar8405 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxaristo wll malin aysan qqarsomayn ba jirta jadi manta ay qarsoomeen dadkii dilay

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +13

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @muhammedyusuf6424
    @muhammedyusuf6424 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxriisto abtigeey cabduqaadir yaxye shiikh cali cibaar 😢😢😢

  • @mahaddhore2788
    @mahaddhore2788 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha unaxaristo qof qiimo badan ayuu ahaa.

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah! Iaahoo u naxairiso nin wanagsan buy aha!

  • @baqiisCabdi-tn7qn
    @baqiisCabdi-tn7qn 3 หลายเดือนก่อน

    Wllkay cali shikh yaxye shikh cali allaha unaxaristo wllken c/qadrir shiikh yaxye shiikh cali janoyi kisa allaha ku casumo safar bu garowe u so ahaa habenka la dilaya subixisa anagana in aan is aragno Bu xalku ku socday

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuunaxariiso halyeey aan
    Lawada aqoonin ayuu ahaaa

  • @abdihamidhassan1542
    @abdihamidhassan1542 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah sidee walaalkaa baa nin wanagsan u tahay!

  • @mcrmcr2335
    @mcrmcr2335 ปีที่แล้ว

    Ilah ha unaxaristo waxan ka xasuusta asagoo dad lahadlaayo uu yiri. Waqaala rajulun rashiidun. Ma ilaawo qudbadiisa alle ha unaxaristo.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Ayaanle sodaa .warka horeyna usoco wll

  • @olkoomarabdi6765
    @olkoomarabdi6765 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha unaxariisto

  • @MahadMahadcabdi
    @MahadMahadcabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Cabduqadir waxan aheyn walaalo abihiis waxa dhashay ayeeyadey

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan Allaah waa xanuun
    Allaah yaarxma raximiin😭😭💔💔💔🌹🌹🌹💖💖

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Mashaallah allah haunaxaristo

  • @khalidismail9498
    @khalidismail9498 ปีที่แล้ว +2

    2005 😪

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +2

    Waa layaab in maalin walba qofkii geystay hagar daamada la yiraahdo waa mujaahid. Waa xaq u dirir waa geesi.
    Ama la yiraahdo waxaas dowlad baa geysatay ayadoo la yaqaano qofkii waxaas ku kacay ,kii amarka bixiyey.
    Tusaale 84 askari ,mr yaxye iyo qaar badan oo si hagardaamo ah loo diley.

  • @abshirabdi2242
    @abshirabdi2242 ปีที่แล้ว

    Alaah ha u naxariisto pro Abduqadir yaxye

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Allaah ha naxriista dhamaan
    Meeytada Islaamka

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto Aamiin yaa rabbi

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto

  • @Hasnktal
    @Hasnktal ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 3 หลายเดือนก่อน

    Aĺaha ha unaxaristo Abdukhadir yaxye ilalada kadanbeyay ugu yaran 7 qof

  • @khadijaahmed1504
    @khadijaahmed1504 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxaristo Abdulkadir Yahye waxay ahayd geeri naxdin badan

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxay ilatahay in dilka cabdulqaadir yaxye ay kulug leeyihiin ragii waardiyaha ahaa koleey halkaas halaga amba qaado

  • @arlaadaarlaadey6639
    @arlaadaarlaadey6639 ปีที่แล้ว +1

    Waan xusuustaa geeridaas naxdinta leh weliba sanadkas iyo kii kadambeyeyba waxaa iyagana aad loo laayey saraakiishii somaliyeed

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariistocabdulqaadir,maanta kuwii dilay hadey noolyihiin iyagaa dhib qaba,aduun iyo aaqiraba.
    Maalin aan la dhuuman karin ayaa danbeysa.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxaristo wll

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 ปีที่แล้ว

    alaha u naxariisto

  • @mahadgooni
    @mahadgooni ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto

  • @daljirmedia7284
    @daljirmedia7284 ปีที่แล้ว

    Alle naxariisti jano haka waraabiyo kitabkeedana midigta alle haka siiyo

  • @Cadar49
    @Cadar49 ปีที่แล้ว

    Ilahay haka abaal mariyo wanaagiisa

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Walalka allaah ha u naxariisto walaalo inagana ha inooga dabba naxariisto walaalo balse walalkaa lama allaah.og cidda dishay oonay ka qarsonayn.qiyaamaha allaah la xisaabtami doona qofka inaga laynaya dadkeena

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว +1

    Magacu waa muuq iyo disho ama qaraxdisho waxa Ku nool umad somaliyeed

  • @mustafequdciye6490
    @mustafequdciye6490 ปีที่แล้ว

    *Rahimohullah🤲*

  • @wiilkariyadamohaveche7163
    @wiilkariyadamohaveche7163 6 หลายเดือนก่อน

    Ale hownaxariisto cabdulqaador iyo intii kaloo xaqdaro lagu dilay

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf ปีที่แล้ว +1

    Aun waan xasuusta geeridas xanuunka badan

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 ปีที่แล้ว +1

    😢 😢

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo marka labaad dhalinyarada mel walbo jogtan wadanka dacad u noqda iska daya Qabiilka wadanka. Dulan ayaa lagu yahay

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu ahaa Allah una xaristo waxaa dilay maxaakimta waxaa qorshah dilkiis kadam beyay maxaa kiimta wey cadahay

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha u naxariiso Ninkaas hadaan qiyaaso Dadkii dilay waxaan odhanlahaa waxaa dilay waa shisheeye why? Laptop ka ay waydiiyeen waxay ka rabeen xog taas oo lid Cadowga ku ah iyo Saqda dhexe ee weerarku dhacay waa obvious ama cadaan in gaalo Camalkeedu yahay in Saqbadhka la weeraro, hadana Xalane ayaabay fadhiyaan iyagaana wadanka Qaska ka wada ee hal hal dadka u dhameeyey

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 ปีที่แล้ว

      Abdullah waa runtaa shisheeye aan guul kula rabin oo hadana caloosha kuugu jira iyo ayagoo ka helaya calooshood u shaqaystayaal damiir laawayaal aan dal iyo dadtoona ka naxayn
      Ilaa maantana waxaa nagu soctaa ayadoo ka baxday wax laga sheekeyn karo.
      Allah ayaanbka baryaynaa inuu naga dulqaado musiibadan Xadkeeda dhaftay.

  • @hugdheh
    @hugdheh ปีที่แล้ว

    taalo haloo dhiso ma dhahna staqfurullaah

  • @zuldaanismaaciil9439
    @zuldaanismaaciil9439 ปีที่แล้ว +1

    Channel ka kaliya ee xogaha lo bahan yahay iyo marka tagan thy keena Guulo padan Gaadh wll

  • @drmohamedibrahim9623
    @drmohamedibrahim9623 ปีที่แล้ว +1

    Ascww, Ku Socota Abdulkadir Yahye iyo Dilkiisa???
    Anigoo ah Dr Mohamed Ibrahim
    Dilkiisa Habeenkii la dilay subaxeedii ayaan hormay Jidka layna tilmaamay Gurigiisa Kuma leexanin laakiin waxaa ii soo baxday
    1- Waardiyayaashii xigtadana ahaa mid ka mid ah u istaagin inay difaacaan???
    Hadii Cid wax llaga weydiinaayo Abdulkadir Yahye hala weydiiyo Waardiyayaashii habeenkaa ku sugnaa gurigiisa???
    Waan ka hadlay arinkaas waana ka xumaaday ka hor ma maqlin magaciisa.
    16 sano k dib waxaan ka xumahay inaan meel la saarin gaar ahaan Walaalihiis??.
    Ila soo xiriira ma aha inaan arintiisa wax ka ogahay laakiin waxaan soo dhaweynayaa cidii ka danbeysay sida Waardiyayaashiisa habeenkaa in la gatay ayaan u dhaweynayaa???

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalidu waa dadka aan wixii shaley dhacay wax iska weydiin oo waxey qabaan maah maah oraneysa xalay dhaley ayagoo ula jeeda ha leys cafiyo.arrinkaas waa wax fiican .laakiin maaha in la hilmaamo qofkii geystay danbiyada waa weyn oo ay ka midyihiin dadka oo si tuugeysiya loo dilo ama si sharci darro loogu dilo nidaamka dowligaa.

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว +2

    Cali yaxyoow Skoolka kudarso qorshahiinna. Dugsiyo Qur,aan,MASAAJIDYO iyo in loosoo xajiyo.

    • @camaar4090
      @camaar4090 9 หลายเดือนก่อน

      Iskulka wxa lagu duminaa dugsiyada quraanka feker

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 ปีที่แล้ว

    ALLAH AYAA XAQIIQADA OG LAAKIIN ANIGA TUHUNKAYGU WUXUUKU WAJAHANYAHAY ITOOBIYA IYO SOOMAALI LASOO ADEEGSADAY
    ILLAALADIISANA KHAAYIMIIN BAAKUJITAY ARINTA FUDUDAYSAY
    MARXUUNKAA RABI HOWNAXARIISTO
    WADANIYADIISII AYAA LAGU DILAY

  • @saramire3231
    @saramire3231 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxriisto

  • @abdikarinmukatar4533
    @abdikarinmukatar4533 ปีที่แล้ว

    Kpp or bar ubax

  • @abukarali5564
    @abukarali5564 ปีที่แล้ว

    Ayaanle Xuseen Cabdi, wariye taariikh badan oo qarsoonaan lahayd iftiimiyay, oo daaha ka rogay.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 ปีที่แล้ว

    Ayaanlow anigu xaqiiqdii ma aaminikaro hey'adahaan dalkeena iska dhooban waxaan aaminsanahay ku argagixisadaa iyo hey'adaha iney halmeel kawada socdaan marka hanookala qaadin

  • @shiremohamed6438
    @shiremohamed6438 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo abdulkadir yahye wan xasusta marki la dilay oo ay nogu shekeyen kooxaha khawarijta wax qaldan

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas jaa'juusnimo loo diley ayaa igu maqaalo oo weliba Aadan Xaashi Ceyro dilkiisa ka dambeyey..

  • @zakariyeomarmohamed1618
    @zakariyeomarmohamed1618 ปีที่แล้ว

    Ninkaa aad ban u maqli jiray xilligaas waana dilkii ugu horeyay anigo yar an xasuusto ilaa imnka noqdana mid an ka sheekeeyo wxaanan xilligaa an ka dhagaysan jiray idaacada laanta afka Somaliga ee BBC da waa xilli an dreemay imnka in somaliya ay waqtigaa mugdi gashay dilkuna u ku bilowday

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 ปีที่แล้ว +6

    Asxaabta Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤

  • @amiirzultan7941
    @amiirzultan7941 ปีที่แล้ว

    Janatul fardows ilaahi hageeyo wuxu aha halyey qaran Cabdul qadir yaxye cali

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 ปีที่แล้ว

    Aad. Iyo. Aad. Baan. U soo dha waynay. Fikirka. Uu sheegay. Wiilkaan. Wax barka. Agoonta. Iyo. Dan yar ta. Iyo. Dadka. Layso. Beenta. Soomaalidu. Iska. Dhaa dhici say. Inay. Ka fii can. Yi hiin. Nabi. Aadam. Buu. Qufkasta. Ka. Soo. Jee daa. Gaal. Iyo. Muslimba. Waad. Mahadsan. Ti hiin. Horay. U socda

  • @user-xo1ex1rf3i
    @user-xo1ex1rf3i 2 หลายเดือนก่อน

    𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐚𝐭𝐨

  • @ca6611
    @ca6611 11 หลายเดือนก่อน

    Runtii walalkaa somaliyed cidii dishay iyo sababta loo dilay ma cada ilahay ha u naxaristo lakin ilaa hada dadka somaliyed waa la laayaa waxaana sii dhimanaya somalinimadii oo bad baadin u baahan ee siden u badbaadinaa

  • @Ahmedabdirisak
    @Ahmedabdirisak ปีที่แล้ว

    Abdiqadir yahye dilkiisa waxa ka danbeyey kooxaha argagaxisada soomaliya waxaana ayaanta soomaliya cayn ka ahayd in dadka wax galka ah la dilo sida sarakiisha,Dr,iyo dadka bulshada qiima ugu fadhiya,aniga oo maalintii la dilay jiray 13sano jiray baa og in abdiqadir ay dilan kooxaha argagaxisada wahaabiyo

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว

    Ilaalada baa far ku mudantahey???????
    Yaa ciyaal ah.Ilaaladii xaaladooda ma daba gasheen sida aygii oo isbedel sida dhoofida dibadaha.Iyo guryo dhisida.
    Ama isbedel guud.

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan sifiican umayaqaano marxuumka Beeraha markuu kabaxay waxuu shaqo ka bilaabay Mashruucii Faaneele aniga islasoo shaqaynay sedexsano Mashruuca Faanoole waxuu ahaa Waraabka Beeraha iyo Korontada Shiinaha ayaadhisay oo biyaha wabiga lagadhalinjiray koronto Nalka isagoojooga Mashruuca ayaan oogaa waalaysoobadelay Xoghaynta Waziirka Beeraha kadib waanka soodhoofay dalka kadib dilkiisii ayaan maqlay majoogin dalka qabtii waan maqalay caruur inuukatagay waxana dilay madaxdii Alqaacida.

  • @qaysdheere
    @qaysdheere ปีที่แล้ว

    C,RD !!

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว

    Qof wang ka shaqaynaya lama arki karo wale somalia wa bahalo galeen ilmha yaryarka ilahya samir iyo iman haka siiyo

  • @abdikarinmukatar4533
    @abdikarinmukatar4533 ปีที่แล้ว

    Dabaqa lagu dilay internet hoos kuyiil an habenki kaso baxay allaha unaxaristo

  • @fagenssorryi6301
    @fagenssorryi6301 ปีที่แล้ว

    Yt

  • @mrnice2665
    @mrnice2665 ปีที่แล้ว

    Jaajuus inuu ahaa baan maqlijiray😅 taas ba laguxamanjiray
    Asagoo naagtiisa lajiifa baa lagasoo kiciyay
    Soomalidu waa musiibo

    • @ahzaabali
      @ahzaabali ปีที่แล้ว

      Hooyadaa iyo axmaqii ku dhalay wasee. Afkaaga kala bax ibnu sina

    • @mrnice2665
      @mrnice2665 ปีที่แล้ว

      @@ahzaabali hooyo hacaynin nacas yahow aniguba hadda hooyada waan caynkaraa lkin hooyo soomaliyeed caydeeda maxaa kafaaidaa
      Midda kale ninkaan igama xigtid aniga qaraabo ayaa nahay waxay dadku sheegijireen baan sheegay wixii qarsan ilaahey ba og.

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv ปีที่แล้ว

      Doqon jaahil ah ayaa tahay!!!!
      Farriintaan aad soo qortay dhibaataday kuu gaysan karto ma,ogtahay ?
      Adiga iyo ciddaada oo aanan waxba geysan!!!!!!!!
      Allah ka xishoo dadkiisana nabad geli !!!!
      👹🤮👿

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 ปีที่แล้ว +1

    ayaan waxaad og bthy iney suuqa ku jirto Mr yahye iney safaarad vshisheeye so kor satey sirqaadka samalia inuu aad ugu dheereyay oo xogta dalka iyo dadka samaliyeed aduunka u gudbin jiray kana ganacsan jiray waa sida suuqa ku jirto maxaad su aashaa u weydiin wayday HADDA KU CELIN KARTO WAREYSIGA TAAS NAGA SHAKI BIXIYA HADDA NAHAY UMADDA SAMALIYEEY SI XALAAL AH OO ILAAHEY LA OG YAHAY HA NOOGA JAWAABO FADLAN WARAR HOOSE WAXEY SHEEGAYAN MR DHUXULOOW IYO MY QANYARE OO DHINTAY INEY SIRDOONKA ITOOBIYA WAKIIL UGA AHAAYEEN HOWSHA MARXUUMKA TAANA SU AAL??????????????????????????????????????????????????????????????????????????

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy ปีที่แล้ว

      Umada somaliyeed dhan ha carabaawinee adiga un isku koob umadda soomaaliyeed waxey indhaheeda ku arkeysay oo ayna ogtahay in c.qaadir yahye wadani dhaba jecel dadkiisa iyo dalkiisaba uu ahaa su.aashaas adiga unbaa qaba hana kugu koobnaato qofkaa tahayba allaa og asc

    • @muminhagar5038
      @muminhagar5038 ปีที่แล้ว

      Waxaaa ceeeb ah in marxuuum dhintey inaad waxaadan hubin uga beeen abuurato Waliba aaad dadkiisa ooo ka gubanaayo ayago garaneynin cidii dishay aad coment ku sii gubto Waliba adigo Umada soomaliyeed ayaa Wada og leedahay Marka Waxaadan ogeyn haku dagdagin qalbiyada xanunka walaalkood haayane ha dhawicin hana u gafin suaasha ada waxay ka xun tahay. Dilaayaasha dilay marxuumkaas waayo Waxaad ku xukumeysaaa waxaadan Hubin.

    • @abdulkadirhajji9646
      @abdulkadirhajji9646 ปีที่แล้ว

      Mxaa somali U qarsan oo shesheye loo gudbinaa ar somalidan dhib badnaa qofbaa ladilay hddana wxaa cudur dar ka dhigena jajus ayu ahaa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +2

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

    • @siraadcali8636
      @siraadcali8636 ปีที่แล้ว

      Yaxye allaah u naxariisto laakiin 2000 oo aqoonyahano iyo hoggaamiyayal 00 wiilal iyo gabdho baa muqdisho lagu dilay wax raadraacna laguma samayn waa ummad dhiigoodu raqiis iska yahay.